Dhaayaha By Hani UK Official Music Video 2014

  Рет қаралды 548,800

Hani UK

Hani UK

Күн бұрын

Waa Heestii Dhaayaha, Ereyadii Mohamed Deeq Alfa, Laxankii Jinii Ishumi, Musigii Mustafa Qarama, Directed by Ciid Jayte, Videogii Waqal Studio.

Пікірлер: 244
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 10 жыл бұрын
Inaga lafteena ayaa tawbad u baahan heesaha dhagaysanayna Dadwayow ee Allah dhamaanteen ha inaga Masaxo muxubada music iyo waxyaabaha Allah Xagiisa Inaga Fogaynaya.....Aamiin Yaa Allah
@abdiwalihussein3466
@abdiwalihussein3466 10 жыл бұрын
amin sxb ilahy dhamnten hanaga masaxo hesaha
@abdirahmanmohamed3200
@abdirahmanmohamed3200 6 жыл бұрын
SomalillandPure aamin ilahay hanaga aqbalo
@CanabWarsame-u7w
@CanabWarsame-u7w 4 ай бұрын
Amiin wllo
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 5 жыл бұрын
Heestan dhagaysideeda kama daalllo waa heestii ugu wacanayd Abid😍☝ 2020
@jemerdihaniki4596
@jemerdihaniki4596 10 жыл бұрын
hani wlll tobada markasta waa furanatahay waxaa tahay gabar yar qurux badan quruxdada inaa soo bandhigto waa dembi ilahay saan kuu ekayyay utoobad keen
@jemerdihaniki4596
@jemerdihaniki4596 10 жыл бұрын
hani waad shidanatahay laakiin aniga waxaan dhegaystay waraysi lasoo duubay sanadkii hore hani uk oo leh waan toobad keena hada heestan waanba kuyabay waayo waa arin aad kukala fog heestan goonada gaban lagu soo qaday iyo waan toobankeenay waxaan umalaynaa qofbaa kaga baxay arin inannata
@ahmedgio129
@ahmedgio129 10 жыл бұрын
Hani uk heesta waan iska dhaafay iyo saanaa waa yaab ilhy hal mar ayuu niyada kuu furay waaba dhaaftay maxaa kugu soo celiyey wll ilhy haku soo hanuuniyo aamin aamin
@rrabia381
@rrabia381 10 жыл бұрын
Fanka waadigii ka baxee 'soo noqotay hadana ee alle ha ku so hadeeeyo insha allah.
@nimcoqurux9865
@nimcoqurux9865 4 жыл бұрын
Heesta Waxaan dhagayaan Jirey 2014 lixsano Kadib Imika Ayaan Dib Uso Raadiyey Anigoo Dareemayaa Dareenki Wakhtigaa❤️
@CanabWarsame-u7w
@CanabWarsame-u7w 4 ай бұрын
Wlahi Ila mid baa tahay, xasuus macnaha waa wakhtigi farxada an ku jiray saan u milicsado wayahaygi Hore ban u dhegaystaa❤❤❤
@jaamahassan5254
@jaamahassan5254 9 жыл бұрын
dhayahii nafteeydow dhab ahaan dararahan dhigiyo halboowlaha dhimbilaa shidayeee hhhhhhhhhh cadi ma ahani nolow hani uk abaayo wanku heestaa hestan
@Ubah14
@Ubah14 Жыл бұрын
2015 _2017 hesta aan kucelceshan jiraay malinka ma aqoon jacayal ilaa mnta 10/10/2023 Allow qof aan ijeclayan oo aan farxad anan agtisa kahelaynin ayan ka magan galay😢
@rodoabdulahi5243
@rodoabdulahi5243 10 жыл бұрын
subxaanalah away qoftii dhahasay waan is ka dayay hasaha ilahay ha ku hanuuniyo walashay waa bil ramadaan
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 5 жыл бұрын
2019 ka ilaa 2020 qof soo booqda like iigu jiid
@muxyadiinibrahim1326
@muxyadiinibrahim1326 10 жыл бұрын
inantu iskuma ay dhex yaacine waa dareenkeeda ayeey ku muujinaysaa eraydan macanka badan
@fnurani5160
@fnurani5160 10 жыл бұрын
Hani UK waad ka baxsatay heesta very good quality waayo with nice voice .
@mohamedabdille3190
@mohamedabdille3190 9 жыл бұрын
La,aantaa waa,abaar ii noow(long life baby),wakuraxaustaa heest dhsyaha ma,aha ookiya ira heest balse hanaanka iyo actionkaga idilay ina ,adeeray macaanay Hani UK
@abdurizaknaik7732
@abdurizaknaik7732 9 жыл бұрын
wooow maansha allh hani uk cod mcn iyo jas layabay woow nosobadi wll so wllhi ilike it
@qadramohamed6203
@qadramohamed6203 8 жыл бұрын
anii na dhawacaan qabo waxba dhowran maye dhabti wan ku jclahy nice song....
@mohamedaweis671
@mohamedaweis671 10 жыл бұрын
hani uk waa superhit abaabiina waan ku heestaa heesahaaga .......
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 7 жыл бұрын
Hadaaad ogan lahayd jacaylka aan ku qabo waad yaabi lahayd kk alla nasiib badna garaca qoftan helaa xaaax
@abukar20011
@abukar20011 10 жыл бұрын
Soo ma aha naagtaan naagtii tiri hees waan iska dhaafay hadane maxay aheyd kusoo laabashada fanka. Anagaa yaab aragnay, waxaan maqlijiray doofaar ma daahiro.
@Hanad_Daacad
@Hanad_Daacad 9 ай бұрын
Aniguna dhaawacaan qabo waxba dhowran maayee dhabtii waanku jeclhy ax ❤🥺🫂
@sofiahassan469
@sofiahassan469 4 жыл бұрын
Xasus markan london ku cusba ayan dageysan jiray hesaha hani uk
@miredhoodi5135
@miredhoodi5135 10 жыл бұрын
LACAG ANAA KU SII NAYEE ISKA BAX FANKA ,LAS VEGAS IMAW .WEYDII DHOODI.
@gaalow68
@gaalow68 10 жыл бұрын
Beyonceeyda soomaalida qofkii diidoow aqtiyaarkaa..fanka waxaan daawanaayay40:sano lama hayo hani uk.oo kale..thanks hani...keep it.keep it
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 7 жыл бұрын
Suaal naagaha ma gabooban miyaa hani uk wiilasha ay dhashay aan is le egnahay iyadana sidokale wn i le egnahay yaaaab
@cabdiqanikaka6810
@cabdiqanikaka6810 10 жыл бұрын
Hani Inan Shidan Atahay Hadaa Kuwano Yaadawahenaaa Heesta Kuhay Kuhay Luuqa Igu Qaad Kalay
@marwadamiskiloveloveff6057
@marwadamiskiloveloveff6057 10 жыл бұрын
kkkkkkkk nasteexo indho agteeda wllahi ilaa intee lagu haynaa
@kowsarsultan
@kowsarsultan 10 жыл бұрын
Hhh sujuu hes somali yaku barii hh
@abdowali463
@abdowali463 10 жыл бұрын
Qof illahay intuu balan la galay hadana ka baxay hawl yar ma ahan ... Allaw cadaabtaada naga xijaab.
@cumaryuusuf868
@cumaryuusuf868 9 жыл бұрын
hani uk. hees macaan. illaahay ha ku daayo. big respect
@warsamedaacad7394
@warsamedaacad7394 5 жыл бұрын
Waxax xasuustaa waqtigii iigu horeeyay ee aan dhageysto was 2015 05 28 waxan kujiray bishii marabka
@marwadamiskiloveloveff6057
@marwadamiskiloveloveff6057 10 жыл бұрын
aniguna dhawacan qabo waxba dhawrsan maaye dhabti waan kujeceylahay xxxxxx
@HassanMohamed-yy5eq
@HassanMohamed-yy5eq 10 жыл бұрын
Hani waan kaa helaayee hab isoo dheh horaadkaa isoo Saar kabax Qatar as tahay halkaa kasii wad waa kugu heestaa
@hanimoh5053
@hanimoh5053 10 жыл бұрын
haniyeey caleek my fanand heestan adban ulaa dhaceey what a voicee
@muhiimfaaraxmaxamed3831
@muhiimfaaraxmaxamed3831 8 жыл бұрын
Hani UK respect full allow ku daaa wayo wayo dhal Darwiish
@داعيةإلىالله-ش5د
@داعيةإلىالله-ش5د 10 жыл бұрын
na maxishoto heesaha wan ka baxay hada tidhi maxa hadan kugu so celiyay subxanallah
@axmedeyxuseen2103
@axmedeyxuseen2103 2 жыл бұрын
Masha alah 🌹 wlal 🌹 qali 🌹 Hani
@mayleharlem253
@mayleharlem253 9 жыл бұрын
Woow ...heestan waa u bogay hani uk noolow
@buteeri
@buteeri 10 жыл бұрын
hani inaba caadi maahid waad ka wataa abaayo maqal iyo muuqaal intaba
@calijawhar6293
@calijawhar6293 4 жыл бұрын
Habeeen xassus gara 05/2/2021 🇩🇯🇩🇯👋👋💔
@nabadoonkakedis4236
@nabadoonkakedis4236 10 жыл бұрын
hani aqiro dan kama lihid miya ama magac aduunyo baad doonaysa ilahy hakuu danbi dhaafo walal
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 10 жыл бұрын
iidhiibo gacanta caashaqa dhibtiisa aan kala dhamaaneeee waaaaaaaaaaaaaw sidaa uunbuu kudhamaanayaa anaa ku iri xayi UK
@rashiiddahir7100
@rashiiddahir7100 4 жыл бұрын
Hestan xasus goni ayey iledahay 😥😥😥😥
@maxamedxuseen2885
@maxamedxuseen2885 10 жыл бұрын
hani uk waa fanaanada jiliinkeda aa ka helay caadi maaha
@aweizabdi7986
@aweizabdi7986 7 жыл бұрын
heestan kama daalo in aan dhageysto hani i am your fan ....
@ahmedqali7075
@ahmedqali7075 9 жыл бұрын
Wan ki tageera rnt tadeeta viva hani uk nolow zxp haku dheraan lkn balanti ha ilawin wlshy
@mahadiadawe
@mahadiadawe 10 жыл бұрын
qalanjada fanka caadi maahan nice song runtii
@farhiaally8083
@farhiaally8083 7 жыл бұрын
Wow.. I really like this song! Amazing one, I watch it n listen 4times a day
@abdow4104
@abdow4104 10 жыл бұрын
Abaayo heesta fiicaan baa qaatey afkaaga caano kuga qabo axsan 👍✋✌👌💟💗💚💛👍☝
@Daemigrant
@Daemigrant 10 жыл бұрын
fanaanad tip top ah weeye codkuna waa heer sare
@sumayamoh3190
@sumayamoh3190 6 жыл бұрын
Anigu wiil baan jecelhy hadana uma sheegan karo every time waan xasuustaa😙😗😗😗😗😗
@haniyeetaaden7498
@haniyeetaaden7498 6 жыл бұрын
Nimco Mohamed
@somalitubechannel8144
@somalitubechannel8144 5 жыл бұрын
Maxa ugu shegan kari weyday sabab inabti
@CanabWarsame-u7w
@CanabWarsame-u7w 4 ай бұрын
Sabanka awgii u sheego waayo hada wa wax iska caadiya isu shegashada jacaylku,naftadana ku kalsonow❤❤
@ahmeddiriye8854
@ahmeddiriye8854 2 жыл бұрын
WAXAAN AHAY NIN AAD KUU JECEL.FLAN ARAGTIDAADA II SOO DIR
@Hafsahubi
@Hafsahubi 2 жыл бұрын
After 8yrs baan soo raadiyay🥰
@dalmaryare6269
@dalmaryare6269 6 жыл бұрын
hani uk cod iyo qurux waa iskudarsatay masha allah.
@shukriashalle2560
@shukriashalle2560 9 жыл бұрын
saado cali aamin ) hani uk noloow abaayo macto hestaan cadi ma ahan
@jessicatexas6778
@jessicatexas6778 10 жыл бұрын
wow Hani Uk has cod macan runti! I LOVE this song!
@mohaaabdi963
@mohaaabdi963 10 жыл бұрын
Wan idin salamay dhamantiin oo so qoreyso commmentiga waxan idinka codsanaya mashqulka dhaf! Hani Uk waa fana can, ah oo cod macan. Maraka gabdha faraha ka qada oo ka xishoda. Qof waliba asaga ayey dantisa aye tahay waxu sameyo. Hani UK waye ka baxeysa fanak balse soomalida qabyalada ka baxa sharud aya tas ah.hadii ad qabayalada d jojisan hani uk waye ka baxeysa fanaka
@muxiyosaleban3194
@muxiyosaleban3194 10 жыл бұрын
Waa yaab waxa ku soo celiyay fusuqa marki hore iska dhaaftay suubxanalaa
@mukhtarhagar37
@mukhtarhagar37 10 жыл бұрын
viva hani uk qurux iyo codba no more mashquuul inaba heestu caadi maha
@maslah200
@maslah200 10 жыл бұрын
hetaan inaba cadi mahan dhegseged aad ayay uwacnatahay hani qurux iyo hes macaan iyo waliba cod aad umacaan
@HaniUK
@HaniUK 10 жыл бұрын
Mix - Dhaayaha By Hani UK Official Music Video 2014: Dhaayaha By Hani UK Official Music Video 2014
@aliibrahim2272
@aliibrahim2272 10 жыл бұрын
WoOow niCe SoNg sxb ^^
@abdishakuraadan9236
@abdishakuraadan9236 10 жыл бұрын
♡♡♡♡♡♡♡
@mohamedosman3673
@mohamedosman3673 9 жыл бұрын
+Abdikadir Abdirahman kkkkkkkkkk malintay lacag weydo ayey lacag kudonataa fanka wn ka baxay kabacdi wadadada ayaa uduceeya lacagna siya kabacdi ayey hees bilowdaa. Dhilo sidey dhilonimada uga baxda wey adagtahay nooow, Underestand. Markaaa aanu xumanteeda kutagerno si aysan janada noogu iman sxp sare
@marwoahmed9833
@marwoahmed9833 9 жыл бұрын
+Mohamed Osman subxanalah waa gabadh somaliyed sidaa ha ucaayin wll ilaahay u Bari inuu soo hanuuniyo taasa kaaga khayr badan
@marwoahmed9833
@marwoahmed9833 9 жыл бұрын
Maya wll ilama fiicna iyada iyo inta lamidka ahba ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu so hadeeyo insha allah
@mohamedcabdiwali5112
@mohamedcabdiwali5112 10 жыл бұрын
ilaaahay ka baq oo is kadaa waxaaan maxadse ugu labatay
@ibrahimhajjishiinewaxaatah9007
@ibrahimhajjishiinewaxaatah9007 5 жыл бұрын
waaaw abayo heesaha want ka helay
@czalaaanhazzan9749
@czalaaanhazzan9749 8 жыл бұрын
nce song Cadowkaa u nolow Hani uk So beautifull nd phys
@Dagreendemon
@Dagreendemon 2 жыл бұрын
Hestan markan London ku cusbaa ayan dageysan jire xasus gara ayey ee lethahay
@Dagreendemon
@Dagreendemon 2 жыл бұрын
M..mm..9
@amaalxuseen1748
@amaalxuseen1748 10 жыл бұрын
wooooooow beste Song ♥♥ I love you hani uk
@FaraskaCad
@FaraskaCad 10 жыл бұрын
balqntaad ale WT lagashay beeday turtaba maad ilowday wakhti dheeriba kamuusoo wareegin malaha busaarad ayaa een een ...wll aad ayaan kugu sii ducynayaa markale wqxan halkan uga ducaynayaa ooo kale C.ftx yare oo mar hore kqbqxqy isna fanka inaanu ilaahay ku soi celin waxaan layaabay dadkanle hadalkq dhaaf oo ku baashala ........aqiro waa la waydiinayaa iyana
@JamacxasanCawaale
@JamacxasanCawaale Ай бұрын
🎉🎉🎉gabadh
@ruun123ahmed4
@ruun123ahmed4 8 жыл бұрын
cabdi good muxuu qaadaa odaygas afka qomoshka leh yaa warkisa ku jiro
@saidzantoss6068
@saidzantoss6068 10 жыл бұрын
Waaw Well done My Fanandeyda Hani Uk and Keep it:)
@hamaada20
@hamaada20 10 жыл бұрын
Codka iyo musikada kaliya ima qancin ee qaabka labiskaa ka daran waaw Cadawgaa hajabo abaayo macaan fanaaniinta kale iyagana wax kale oo naqanciya hala imaadaan usheeg isku dayashada waa ku daalnay.
@leylacadeeyxusseen2312
@leylacadeeyxusseen2312 10 жыл бұрын
haniyeey walaal runtii waxaad tahay gabadh mansha allah ah waxaaan kugula talin lahaa wiil ku qalma oo ku kool kooliya guurso oo intaad yartahay quruxda ka faaiidayso fankana iskaga bax waayo iima muuqato inaad heer ka gaadhaysid oo cod sidaa u fiican ma haysid walaal bawdyaha oo la soo qaawiyaa qurux maha aduunku waa maalmo ee xaaji kugu faana ka day dayo geyaankaa
@abdulazizmohamoud1945
@abdulazizmohamoud1945 6 жыл бұрын
Leyla cadeey Mahadsanid wallaahi waxaad u, sheegtay runta waana kugu raacsanahay marka laga reebo cod fiican ma heysid, lkn ayadana waa inaan kugu raacaa waayoo waxey noqoneysaa dhiirigelin
@awcabdiabdirahman2919
@awcabdiabdirahman2919 10 жыл бұрын
abayo sowdigii fanka yidhi waan kabaxay maxaa kugu dhacay sowdigii nagala dardaarmayay in aanan dhageysan heesahaga
@Garad7
@Garad7 10 жыл бұрын
Hani waxay u dhalatay gobolada waqoyiga.
@akleemasalah6691
@akleemasalah6691 10 жыл бұрын
bad song iyo style xuun iskudartay mesha waax kuma hesiid iska jiiiiiiiiiiifo
@yuuyu114
@yuuyu114 9 жыл бұрын
aawey somaali reer subxaanalaah iyo istaaqfulah yo Allaah ka baq maalmahan comentigooda waa yaraadeen malaga raaxeysan karo \Diina kuma dhaqmaan mana ka dhaqmaan kuwaas hanalkaga qabto
@Garad7
@Garad7 10 жыл бұрын
Hablaha waqooyi somalia are qurux sida Hani
@lovemanager6568
@lovemanager6568 7 жыл бұрын
Qoftan haladoono wn ku dhaygagaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ducayzane
@ducayzane 10 жыл бұрын
Hani UK maqlay inay fanka mar isaga baxday (wallow aanan cod rasmiya ka maqal). Waxaana fiicnayd inay sidaas ku deyso fanka. Sida muuqata fanka (siiba kan Soomaalida) faa'ido lagama gaaro oo fanaanniintii horeba maanta cidlo ayay ka taagan yihiin. Marka Hani UK kuwaas ka horeeyey ha ku waano qaadato. Qalad mark iyo laba dhacayna waa la sixi karaa.
@mohammedcyc4401
@mohammedcyc4401 10 жыл бұрын
Hani waaba iska daysay mise been lagu fafiyay ayey aheed inaa munkarka iska deysay calshaan hesahaaa
@jibriljamac16
@jibriljamac16 10 жыл бұрын
Tan David Cameron muu alshabab gacanta uu geliyo aragee da iga horyimid every wedding I go I saw her waaa hade every Somalis 🙅wedding in London yaaaab
@ahmedabdi9470
@ahmedabdi9470 10 жыл бұрын
Soo adigabo matagin maxad ogu dideysa.
@reallyg5969
@reallyg5969 9 жыл бұрын
Jibril Jamac Buko iyo maraxnima waalka ficanahay
@muxyadiinibrahim1326
@muxyadiinibrahim1326 10 жыл бұрын
caadimaha heestane koley 2qof oo kalafog ayeey tilmaamaysaa oo aan isku meel ku nooleen wax baa kala hortagan ma inankaa bila basaboor ah garan maayoo anigu waa wax dhici kara
@ifraaxfunny6369
@ifraaxfunny6369 2 жыл бұрын
Hees aan aad ujeclhy an dhageysan jiry 2016 xasus cwa15,11,2022
@Ifrah-r5y
@Ifrah-r5y 5 ай бұрын
💔😭😭🫡
@ayaanitomacanitosulubito1679
@ayaanitomacanitosulubito1679 8 жыл бұрын
dooq qurux lamodyow labadaneyna kala dheer leysku so dhaweyow idhiib gacantada canshaqa dhibtisana an kala dhamane 💋💘💋 Beste song wlhi ❤❤❤💘💘💘✌👌
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 8 жыл бұрын
Sister no dooq it's dhool qurux
@daqaregaming4780
@daqaregaming4780 8 жыл бұрын
Áýâânìtò Mácánìtó Śuĺùbìțò
@daqaregaming4780
@daqaregaming4780 8 жыл бұрын
Áýâânìtò Mácánìtó Śuĺùbìțò
@daqaregaming4780
@daqaregaming4780 8 жыл бұрын
Áýâânìtò Mácánìtó Śuĺùbìțò
@kingcoolali7584
@kingcoolali7584 10 жыл бұрын
hani Uk waad shidan tahay ...lkn waxay ku qurxooned inad fanka iska iska dhaafto inkasto ad dhahday wan ka toobad kenay
@diplomatz4797
@diplomatz4797 10 жыл бұрын
wow niet normaal GEWELDIG!!
@mohamedelmi1777
@mohamedelmi1777 9 жыл бұрын
tani waaba Miss Somalia
@gut7965
@gut7965 4 жыл бұрын
Heestaan maraa kuwaashty
@puntlandforce6504
@puntlandforce6504 10 жыл бұрын
top somali singers all da time Hani Uk Nimco dareen
@cabdiqani1356
@cabdiqani1356 10 жыл бұрын
waa hees aad umacaan lk miyaanaad iskaga fadhiisan heesaha wllo
@ugbaadmaxamuuud9967
@ugbaadmaxamuuud9967 9 жыл бұрын
afgaaga caawa lagu qabey Hani uk
@harragomohed5960
@harragomohed5960 10 жыл бұрын
Walee waan ubogay
@hvvvhhbbb2587
@hvvvhhbbb2587 9 жыл бұрын
kanaxoo.naftawaa.waa.fanaanka.codmacaan.hani.alahakuxafido.
@yassylast9530
@yassylast9530 10 жыл бұрын
really nice song and beautiful woman indeed!
@raageugaas750
@raageugaas750 10 жыл бұрын
woooooooooooooooow caadi ma aha heestaan
@xanunkakadaameshan3844
@xanunkakadaameshan3844 9 жыл бұрын
hani dhukuro xishooodki wabay ilawuday naa mesha cod iyo arag tona kuma hayiside naaso inder qali
@ikranibrahim1952
@ikranibrahim1952 9 жыл бұрын
hees igadheh Dhabtii, wan kujecelahy
@maryanali2606
@maryanali2606 Ай бұрын
Heestaan mar horaa iigu dambbaysay
@jesto12
@jesto12 10 жыл бұрын
Wlc back hani Uk fananad fananad lee waye quruxeey nice songg keep it up
@rawdaabdi3968
@rawdaabdi3968 8 жыл бұрын
nice song habo qaali farax ii gu nool
@abdiwelidaud3083
@abdiwelidaud3083 5 жыл бұрын
Allaha.haniniyo.intaa.hesto.odhani
@abdiaziizmahmed960
@abdiaziizmahmed960 7 жыл бұрын
dhaayaha heeta hani uk nice one
@qamerhussein1566
@qamerhussein1566 10 жыл бұрын
i love this song
@mohammedabdille4295
@mohammedabdille4295 4 жыл бұрын
My favorite star
HEESTII QARDHAAS BY HANI UK (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
5:37
Hani UK
Рет қаралды 299 М.
My Love
10:17
Ahmed Rasta Music
Рет қаралды 27 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 4,2 МЛН
AWALE AADAN IYO HANI UK MACAAN SOW KUUMA OOYO 2016
4:32
Deeyoo Media
Рет қаралды 323 М.
Daryeel by Hani UK Official 2015 Music Video
6:12
Hani UK
Рет қаралды 226 М.
farxiya fiska cabdi ft khaliq ha igu nicin hanti la aan lyrisc   2021
9:54
Raaliya (feat. Cabdi Hani)
5:57
Cabdihani - Topic
Рет қаралды 91 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,9 МЛН
Ilmada Iga Dhacaysa Qabo
7:52
HANI UK - Topic
Рет қаралды 19 М.