HEESTII QARDHAAS BY HANI UK (OFFICIAL MUSIC VIDEO)

  Рет қаралды 298,427

Hani UK

Hani UK

Күн бұрын

Пікірлер: 131
@HaniUK
@HaniUK 11 жыл бұрын
HEESTII QARDHAAS IYO MUSIGII JIMMY EREYADII ABWAAN MATAAN LAXANKII NAJAX IYO VIDEOGII WAQAL PRODUCTION.
@TheMrShibane
@TheMrShibane 11 жыл бұрын
hani ilaah baa cod kusiiyay lkn hadaan xoogaa kula kaftamo muuqa waxaad kashaabahdaa kaltuuun baccado aadbaa isugu egtihiin codkana waxaa kamid tihiinbirimo
@saamiyadagan7133
@saamiyadagan7133 11 жыл бұрын
#shibane #Abdullahi Uma eko Mana Ucod Eko Kada Caayarta Walal kkkk
@mohamedahmed-wv9of
@mohamedahmed-wv9of 10 жыл бұрын
quruxbadaneey aad ayaa unuureeysaa walaahi waan kaahelayba you are look like cool best walahi ee ciwankaada ma'isin kartaa adiga waxaa laguugu talagay aniga quruxeeeeeeey nooloow cimri dheer iyo camal suuban
@mohamedomer3959
@mohamedomer3959 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naf damaciyo rasasta darenka beenta qaybinaysa i maqal duni hadad is ku washid ada qayrka ka hadhiye naag naag mahan wax la is raciyo calol jileciyo waxkale la tuse raganimada ha igana cebayn sxb
@mohanourali1195
@mohanourali1195 6 жыл бұрын
Hani UK waan ka helaa heesahaa
@caashobashiir648
@caashobashiir648 5 ай бұрын
kabax ye ye te❤❤❤❤hanidayda xasuusuhu macaana ii noolow hana
@calicucunaaye7003
@calicucunaaye7003 Жыл бұрын
2023 wixii iga dambeya like isaara
@caashobashiir648
@caashobashiir648 6 ай бұрын
yaa soo boqday 2024❤❤❤❤❤
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 жыл бұрын
Qurux Huno Runtii wad kawadataa fanka Iyo quruxdaba
@bmw3909
@bmw3909 11 жыл бұрын
Waah waah inaba caadi maaha GO HANI UK waad mareysaa walee
@mataanakhayaar5114
@mataanakhayaar5114 11 жыл бұрын
Walaahi Waa Yaab Marba marka ka dambeeso.... Qaawanaanta ayaa Ilbaxnimo laga raadinaa........Alow gabdhaheena Soo Hanuuni.....
@SandhereAxmed-pz7mv
@SandhereAxmed-pz7mv 9 күн бұрын
Ad iyo ad boqortooyo ❤
@wiilwaal1234
@wiilwaal1234 11 жыл бұрын
woooow Nice song hani caadi mahan heestan ereyada musicka laxanka iyo codkuba way isku fadhiyan dab yar shidi maysid hani
@diinari
@diinari 11 жыл бұрын
Hani UK waaaw fananada qaaliga ah Ee codka dahabiga a leh aad ayaan kuu tageeraa noolow Hani UK
@kaahakiinqalbisaafi4402
@kaahakiinqalbisaafi4402 9 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaw maash allaah caadi ma ahan heestu thanks Hani cadeey mcnto
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz Ай бұрын
Hani hartigii guulaysay baaye
@hanadcali4747
@hanadcali4747 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaw sweet song viva Hani Uk qurux iyo codba waad heysaa illaaah ba kugu deeqey maasha,allaah koley waxan filaa in aad dabeycad wanagsan tahay oo aad la dhaqmi kartid bulshada maasha,allaah nolow Hani Uk I am taageerahaga cml viva Hani
@mahadfaracade5653
@mahadfaracade5653 11 жыл бұрын
Waaaaaaaw esha cala hes hani uk afkada cano lagu qabay i like it this song
@hanadkasoomaali9529
@hanadkasoomaali9529 11 жыл бұрын
Taariikh baa qormeeysee, intaanan qabriga gelin, iga reebin qeeyreey i quraama saaroo, iidira qardhaas qore markaan aan ku quustee - War gabadha u dira xirsi xire si ay uga bogsato caashaqa..waaw nice lyrics I gave U 5 stars.
@mariyocalihindicabdulaahi2160
@mariyocalihindicabdulaahi2160 7 жыл бұрын
Adiga lagu sura xirsi waa Ku bogsenee non hanad
@ninobrown8770
@ninobrown8770 11 жыл бұрын
Wah Wah Hani UK waban iska ka caashaqay ana qabkan ahay qudhaydan uu baqaya ;)
@ayannicewllhicdy1453
@ayannicewllhicdy1453 9 жыл бұрын
Habaryar haniyeey waa gabadadhee hestan baaa icajibisay dee
@princemohaa5678
@princemohaa5678 11 жыл бұрын
hani uk caadi mahan hestaan waaka baxsatay siduu qees ugalayoo uqisaasay boodhari ana qaabka aan ahay qudheydan ubaqayaa nice song qardhaas
@maankadeeq2283
@maankadeeq2283 11 жыл бұрын
Isiiii hobbala taariikh baa qr meeseee haaaaaa haaaa intaas aad ikudishey my sxb sare hani uk from mandeeq xamari well done
@HanadyareBarre
@HanadyareBarre 2 ай бұрын
Wll manooshahay qoraalkaadan baan arkay 2024 baan arkay 11 sano.kahor aad qortay hadad iaragto Rply😢
@abassabuudir6694
@abassabuudir6694 11 жыл бұрын
Nice songs hani waka baxsatay heestaan qatar iyo waliba maku daraa shib iska dheh
@Ikraaminos
@Ikraaminos 11 жыл бұрын
Well done Hani... Heesahaaga markasta murti aan laga xiiso dhaceen waaye.. Noolow!!
@ahmed086
@ahmed086 11 жыл бұрын
Inadeer Hani your indeed beautiful . Manshallah Manshalakh quruxdi duriyaada Darood
@abshirmohamed7126
@abshirmohamed7126 11 жыл бұрын
waw heestaan wan ka hely iyo fananada codka macan han iuk
@rodaofficial8107
@rodaofficial8107 7 жыл бұрын
dadka qaar baad layaabaysa bal gabadha quruxdu iyo cod illahay siiyay ee aan loo qudhayn illahay isha xasiidka haka qabto
@mrmaguurefarizi9960
@mrmaguurefarizi9960 11 жыл бұрын
WOOOOOOOOOOOOOOOA XIDIGTA SANADKA HANI UK NOOOOOOOOOLOOOOOOW
@hanandegan6299
@hanandegan6299 11 жыл бұрын
caaadi ma ah hani uk nice song
@faadumo90
@faadumo90 11 жыл бұрын
ilaaheey ha soo hanuunsho wax kale ma dhihi kari
@sakariyecabdiraxmaan9454
@sakariyecabdiraxmaan9454 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaw hani uk maanta fanaaniinta joogtaaa adaa ugu haystaa oo dhab ah waxaan dhuuxay heesta waxaa ku jirta xoogaa jacayl ah heestan hadaan fiiriyo hani waxaan filaya arin jacayl ayaa kugu kaliftay wll hani
@AbdellaAbuHaniifaHD
@AbdellaAbuHaniifaHD 11 жыл бұрын
nic hani waa hees aad u macaan
@SOMALINEWSTAR
@SOMALINEWSTAR 11 жыл бұрын
Hani waa ka baxsatey nice song.
@bashirdiis4229
@bashirdiis4229 11 жыл бұрын
caadi maha fanaanadayna qaaliga qarniga waa digaa oradka ku dhaafay hablaha qeerkaada hani uk waxaa dhoornaa waa adigoo hal heesoo wadnia noo qaado qalan jaay
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 11 жыл бұрын
yaasalaaaaaaaaaaaam hani Uk nice song
@Liibaanc
@Liibaanc 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaw waa hees macaan keep going sis
@ramlacishqi6828
@ramlacishqi6828 11 жыл бұрын
Waa cod cajaaiba iyo midho macna kufadhiya keep going sis
@ibrofilms__1
@ibrofilms__1 Жыл бұрын
WaaaaaaaaaaW 2023🎉
@Cartan7
@Cartan7 9 жыл бұрын
Gobolada Waqooyi Somalia gabdho qurxoon sida Hani
@aidarousduco4040
@aidarousduco4040 11 жыл бұрын
welcome fanka dalka waad fiicantay
@nimcooniqaali8086
@nimcooniqaali8086 2 жыл бұрын
Heestaan maalin uun baasoobooqandoonaa cawada ootaariqda tahay 4/12/ 2022 saacadaneh tahay 22:41
@abdulwahabkhalifa3053
@abdulwahabkhalifa3053 2 жыл бұрын
Hani UK Wan kujecelahy
@said114ful
@said114ful 11 жыл бұрын
hän on kaunis ja hyvä ääni.
@ladaneloyaan5273
@ladaneloyaan5273 11 жыл бұрын
wah wah inama cadi maaha
@shaakirshaak2034
@shaakirshaak2034 11 жыл бұрын
woow inaabti Manshalah. Codkaagu inaba caadi maaha.
@mustafahaji6378
@mustafahaji6378 11 жыл бұрын
Nice Song , Hani Waad ka Baxsatay , Xoogaa Dhaq-dhaqaaqa Faraha Baadan iyo Gamca Aaad taag-taagaysid Iyar Ka Dhin....Sida kale 100% Waad Ficantahay ....Heestan Meraheedana Caadi Maahan....Halkaas ka wad .
@maxamedcilmi8560
@maxamedcilmi8560 6 жыл бұрын
Ma hubtaa inaad jcshahay wiilka isaga ah ilayn dhib looma yeedhoo dhabtay joogtaa dhulkana kuu diide anba dhambaalka caashaqu waaa isoo gaadhee cadawbaase lala dagaalamayaaye yara sug allaa n talada udhiibtee dhinacaad ijirtaabaan wali soo jaleecaa Hani IG dhabe dhuux waanaddab guri dhiskeenana dhan haddaan ka nahay I love you Hani UK by qof kugu dhiiran dhab kuu jcl huuno
@shabooy1980
@shabooy1980 10 жыл бұрын
Caadi ma ahan Hani uk cagaarka idilay
@qaalib3622
@qaalib3622 11 жыл бұрын
Waa hees isu dhacaya, woow
@najmaabdi9765
@najmaabdi9765 11 жыл бұрын
nice song waka hele go hani :D
@mohamedalisalad7387
@mohamedalisalad7387 11 жыл бұрын
waaaaay hani salaan sare
@libaahlibaah9956
@libaahlibaah9956 11 жыл бұрын
waaw hani uk waa qatar
@amuse6760
@amuse6760 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkk hani this is a top song I like it you getting younger,waa abdi ilford
@abdikadirahmed6181
@abdikadirahmed6181 2 жыл бұрын
Very nice song
@mjaama84
@mjaama84 11 жыл бұрын
niceeeeeeeeee song ollaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax
@abdowali463
@abdowali463 11 жыл бұрын
Hani we love u heestuna wa macaantahay halkaas ka wad .
@caduuregvo6748
@caduuregvo6748 11 жыл бұрын
qarow iyo dhibaatada maxaa qoorta ii sudhay aad bay u fiican tahay hani uk
@hashimsayid1727
@hashimsayid1727 11 ай бұрын
Waayo waayo
@majalarsson240
@majalarsson240 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw nice song hani
@ahlaamcadey3187
@ahlaamcadey3187 11 жыл бұрын
nice song hani
@abdiswag
@abdiswag 11 жыл бұрын
waaawo qadar hani uk
@bilecabdul
@bilecabdul 11 жыл бұрын
Nice Song Hani Uk Sis@
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 3 жыл бұрын
Heestan waxan dawaday 7 years ago anoo wata mobil yaro dorando la dhihi jiray dib uma arag qofkaan waydiyana ma aqaan ayuu idhi jiray balse caawa dar allaan ugu baxay Ka dib xasuuus baan gallay aan kaso noqosho lahayn
@fardowzafarxasan2672
@fardowzafarxasan2672 2 жыл бұрын
😭tariiiq baaa qormeyseee😭
@ahmednasir3080
@ahmednasir3080 11 жыл бұрын
Woooow wonderful
@zamiribrahim9676
@zamiribrahim9676 11 жыл бұрын
oooowf xabadan yari waaaba dahaba anaaaba qudhayda u baqay markaaan ku dhugatay subageeeey
@khadrox
@khadrox 11 жыл бұрын
wwww cadi ma ahan heestan
@farxaddaqoyska1985
@farxaddaqoyska1985 6 жыл бұрын
Hani Uk gabar yar ma leedahay horta asxbey😂 naagtaan aad ayaan u jeclahaye koleey ayada waanba waayee gabadheeda ayaan doonayaahe 😂
@Cartan7
@Cartan7 11 жыл бұрын
'siduu Qays u galayoo, u qisaasay Boodhari, ana qaabka aan ahay, qudhaydaan u baqayaa...'
@adowabdimohamed8776
@adowabdimohamed8776 5 ай бұрын
@ahmedmohamedomer5783
@ahmedmohamedomer5783 11 жыл бұрын
waxaana hees lagaaa dhahaa hana kusoo dhawaw saaxada fanka se waxa iga dardaarana ku dadaal inaad halkaa ksii wadidi inaad qaadid waxaad leedahay
@qaaliluula7894
@qaaliluula7894 11 жыл бұрын
Wwwwww Hanii
@ladaneloyaan5273
@ladaneloyaan5273 11 жыл бұрын
mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm hani uk inama cadi maaha
@rahoynur5169
@rahoynur5169 5 жыл бұрын
2020 who is still listening ❤
@Dhanaan114
@Dhanaan114 11 жыл бұрын
bow bow caadi mahan
@muhanadibrahim5142
@muhanadibrahim5142 11 жыл бұрын
I luv the song luv yu hani uk
@mrmaguurefarizi9960
@mrmaguurefarizi9960 11 жыл бұрын
hani hani Fanaanada sanadka 2013_________________hani uk Noloow
@alizinashukulatiinasomalis5410
@alizinashukulatiinasomalis5410 11 жыл бұрын
nice song hani uk nice voice ..
@suldnaskr9007
@suldnaskr9007 5 жыл бұрын
Habluhuba yaraantay kuqurxoonyihiin
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 9 жыл бұрын
long live Hani UK.
@CIGE179
@CIGE179 11 жыл бұрын
Qaawanaashada Somalida Caadi ayeey lanoqotay...
@buteeri
@buteeri 11 жыл бұрын
I like how u say aan ku quuste LOL ish calaaa hees subax kasto waa dhageesta
@mohammedabdille4295
@mohammedabdille4295 4 жыл бұрын
💚💘✌
@dirshadgelle602
@dirshadgelle602 11 жыл бұрын
woow l like it this song
@nuurahmed3581
@nuurahmed3581 11 жыл бұрын
tan yar cadi baan u jecelahay wale
@aterremkor8062
@aterremkor8062 11 жыл бұрын
Luv da song
@abassabuudir6694
@abassabuudir6694 11 жыл бұрын
dadka badanaa heesahaga marka ey kahelaan waxa usii dheer adi ahaantada in ey kahelaan balse dad badan weykaa heleen weyna kugu heystaan lakiinse ani ahaanteeyda dooqeeyga matihid waloow gabar somaliyeedtahay dabcan igama aha xumaan waa quruxbadantahay balse ani kaama helin lakiine tagerayashada wan ahay oo heesahaaga waan dhageystaa haa hanni farxad ku waar
@aragti6060
@aragti6060 9 жыл бұрын
great singer,love baby..
@GIZA212
@GIZA212 11 жыл бұрын
Good
@ducaysanem463
@ducaysanem463 11 жыл бұрын
Masha Allah, Hani caadi ma ahee,waxaa kelia oo ka dhiman in ay daawato, "SEXY HIJAB TUTORIAL". Google ama youtube ku raadi sexy xijab tutorial. Xijaabku Quruxdeeda, dhaqankeeda, iyo diinteeda buu u ilaalinayaa.
@qadarhuseen8606
@qadarhuseen8606 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaw
@Naturefilms75
@Naturefilms75 6 жыл бұрын
Ixidha qardhaas kale markan aanku quuste
@qalinlecadde.5543
@qalinlecadde.5543 11 жыл бұрын
kuhaay ahaa inaba caadi maaha waa shidantahay fadlan xagee kaala soo xariiraa aan kaa helo jb mahadsanid
@abdirahmanahmed2654
@abdirahmanahmed2654 6 жыл бұрын
Anon dawan ban like saray Ku kalsonhy hani Uk hesteda aan igu soconeyn ma jirtoh 😚😚😚😚
@faisaljuma1251
@faisaljuma1251 11 жыл бұрын
hani uk ilove you
@maxamedxuseen6009
@maxamedxuseen6009 4 жыл бұрын
hani
@yasminyasmina9994
@yasminyasmina9994 3 ай бұрын
Qorowga iyo dhibaatada maxaa qoorta iisuray
@mohammedrahoy3064
@mohammedrahoy3064 11 жыл бұрын
mansha alah walahi waan la dhacay lakinse editor manka dadka wuu wareeri heestaa isbadalo badan aya ka buuxo waa lagu wareeraa lakinse hani caadi ma tihid fanaanta qaranka
@cirrowpsquare4806
@cirrowpsquare4806 11 жыл бұрын
nice videoa
@MahamedibrahimIsaaq-l4j
@MahamedibrahimIsaaq-l4j 3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉😂😂🎉🎉🎉😢😢
@shimalion
@shimalion 11 жыл бұрын
hani waa kugu heestaa qofyaheey, heesahaaga iyo adigaba intee kaa helaa............
@Garad7
@Garad7 11 жыл бұрын
northern Somalis are attractive
@samiranaji8374
@samiranaji8374 9 жыл бұрын
law law waxasa heesa ala ma iska oyaa jacwylku xuma o xanuun badana horta yaa ila arkay hesaha jaceylka marku qofku dhageysto jaceyl xanuna ma dareentan anigu koleyba wan iska oya mid an 3 sano kohor kala harnan iska so xasuustaa
@saladiinamohamed4175
@saladiinamohamed4175 7 жыл бұрын
samira ns srry quruxey 😘😘😘
@abdirahmanbigays8116
@abdirahmanbigays8116 11 жыл бұрын
heesta waxaa qurxiya video iyo qofka jirkiisa am dheeshiisa intiiba waa iska saxday
@puntlandforce6504
@puntlandforce6504 11 жыл бұрын
Hani Uk you're beautiful talent...waxad u egtahey gabar bolywoodka ka jirta oo la dhaho Tanushree Dutta
Dhaayaha By Hani UK Official Music Video 2014
5:57
Hani UK
Рет қаралды 548 М.
KIIS LALA OOYAY CAAWA 😭 LAMA ARAG TAN OO KALE MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:43
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 9 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
HEES CUSUB MATAAN ABDIFATAH YARE IYO HANI UK
5:19
Hani UK
Рет қаралды 997 М.
Sadriddin - Gole Man (Official Video)
39:01
SadriddinVEVO
Рет қаралды 563 М.
HANI UK GOB IYO GACAL Official Video 2018
6:25
Kornel Abdi
Рет қаралды 1,2 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 700 М.
Hani
9:24
Eid Jama Batalaale - Topic
Рет қаралды 45 М.
OOMAAR 2017 iDHEH OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN
5:28
Ilmada Iga Dhacaysa Qabo
7:52
HANI UK - Topic
Рет қаралды 19 М.
Fatima Haryan CALOLYOW Official Music Video | HD
5:24
Abdirahman Somali
Рет қаралды 4,1 МЛН