Dr Maxamed adan sheekh .haduu ka dhashay mareexan. isaaq ahaan waan cafiney mareexan. Allah ha unaxariisto amin
@sadamalidr62Ай бұрын
Waa nin marexan oo celi
@TheFunProfessor4 жыл бұрын
Alaha unaxaristo dhaqtarka, wuxuu ahaa dhaqtarkii uweyna Africa sidokalana waa africanki ugu horeyay ee qalin wadne sameya Alle haunaxaristo
@somaliwaye14 жыл бұрын
Masha'allah waa Documentry oo sida al jazeera ama BBC. Dadka ka shaqeeyay waa das cilmi leh.
@yusufwarsame42193 жыл бұрын
Mudadui uu golaha wasiirada ku jirayna Wuxuu ahaa nin dadku aad u jecelyihiin oo humble ah oo dadku isugu midyihiin Runtiina ka dhiidhiya waxkastoo xumaana Marwalba aanlagaban afkaartiisa Sida waqtigii la xasuuqayey Gobolada dhexe iyo Mudug Isagoo ay aad.isu.xigeen madaxweynihii hore ee siyaadbarre Halka maanta ninkastoo xun oo dambiile ah lagutaageerayo Qabiilnimo iyo wax aad u liita Ilaahay ha u naxariisto
@yusufwarsame42193 жыл бұрын
Asc alla ha unaxiirsto dr mohamed adan sheekh nin hadafle aan qabiil aqoon Waayii keentay inlala xiro Ismaciil cali abokor Cumar carte Jeelle Gen cumar haji Iyo raglamida Waa ninkii kudardaarmay in dhakhtar carruurta ah inlaga hirgaluyo Magaalada hargeisa oo aad wada ogtihiin Taasana.marag u ah inuu ahaa shaqsi nadiif ah.alla ha u naxariisto Wuxuu ahaa dhakhtarweyn oo taakhasus ku leh dhinaca wadnaha Ilaahay hau naxariisto
@khadarmaxamuud8823 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto digtoorka abaal wayn ayuu soomaalida ku leeyahay. Hargaysa wuxuu ka dhisay cisbitaal caruurta u gaar ah oo weliba bilaash ah. Caruur aan dhalay ayaa la iigu daweeyay halkaas walaahi si niyad ah ayaan ugu duceeyay waanan u ducayn doonaa markasta.
@mahadmaxamedcumar85733 жыл бұрын
Lkn ogow waxay ilma adeer yihiin maxamed siyaad barre AUN
@sahil-hadi6 жыл бұрын
xaqiiqdi waxa naqaribay waa tagtada khaladkii shalay nagadhacay oo aan ku indho adagnahay wali gulufki shalay nagabaxay oo aan wali damin la'naha maxaan timaado kugaarna.