Keydmedia History Clips - Beeneey Waa Run! Sangub, Faynuus, Tubeec, Naaji [Full Movie]

  Рет қаралды 242,153

KEYDMEDIA

KEYDMEDIA

12 жыл бұрын

// www.keydmedia.net // Keydmedia //
Riwaayadaan waxaa la sameyay Sideetamayadii. Waa Taariikh ee ka faa'ideyso. Waxaa Riwaayada idiin jilaya Abwaaniin caan ah oo aad wada taqaaniin sida Maxamuud Cabdullahi Sangub, Axmed Mooge Liibaan, Sahra Axmed Jaamac, Faynuus "Sheikh" Sheekh Daahir iyo Shaqsiyaad kale oo badan.
Copyright Keydmedia Inc & Somali Media Agency
// Tags: Somali National TV 1980, Radio Muqdisho 1980, Riwaayad, Soomaali, Maxamuud Cabdullahi Sangub, Mahamud, Axmed Mooge Liibaan, Sahra Axmed Jaamac, Khadra Daahir, Faynuus "Sheikh" Sheekh Daahir, Binti Cumar Gacal, Maxamed Adan Dacar, Maxamed Saleebaan Tubeec, Somali Hees, Aamino Abdullahi Xirsi, Saalax Qaasim Naaji, Khadiijo Daahir Boqran, Siciido Cali Caddow, Abdullahi Axmed Daqe, Caasho Xussein Guux, Meecaad Miigane "Waa Macaleesh", Maxamed Yuusuf Cabdi, Aaden Ibrahim Buraale, Maxamed Cumar Hurye, Ismaaciil Cabdi Basbees, Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, History Somalia 1980 1970 1960 Somali Comedy Documentary, illo Qosol, Xamar, Somaliland, Heeso, Majaajilo "Somali People" "History (TV Channel)", Somali Movie

Пікірлер: 63
@cinderallamuse3173
@cinderallamuse3173 8 жыл бұрын
kalay xasan adan riwayada kuma jirin mooge miyaa ninka hesta qaada nice ilahay somali hayskusooceliyo aaamin all somali one riwayada so macaaaaan
@nimco84
@nimco84 11 жыл бұрын
axya what a talent abwaanki abwaande allah cimriga haa ku dheeryo walaahi this riwaayda i love it i watch million times and i love still now the songs wonderful walaahi laa iskama dhige waa loo dhasha fananiinti dhigayse waa very pure talent wooooooooow long life Dacar
@cabdiqanni
@cabdiqanni 10 жыл бұрын
Riwaayadan malaa boqol jeer waan daawaday hadanna wala kama xiisedhicin. Ilaahay abwaanada iyo fanaaniintaa intii dhimatayna Ilaahay u naxariiso inta noolna ifka ha ku sharfo.
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 4 жыл бұрын
Dad badan oo riwaayadan kujira ayaa dhintay, waxa ka mid ah AUN Maxamuud Singub, Ismaciil Basbaas, Sahra Axmed, Axmed Mooge, Miicaad Miigane iyo Maxamed Cumar Huryo. waa inta aan geeridooda malqay. Allah ah unaxariisto intii dhimatay iyo inta noolba
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Jubba is still young in 2020
@Adban3
@Adban3 11 жыл бұрын
waaaw fanaantii hore inba caadi maha viva qaaraami
@dhalintasomalidassouthafri6239
@dhalintasomalidassouthafri6239 2 жыл бұрын
2020
@zaammohamed8743
@zaammohamed8743 10 жыл бұрын
Massha allaH abwaankii abwaanada best ruwaayad viva dacar
@JamaMahamed
@JamaMahamed 11 жыл бұрын
nice mansaha allah
@abdiomarimohamed6626
@abdiomarimohamed6626 4 жыл бұрын
The best of the best!!!! This kill me!!
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 4 жыл бұрын
Ragi wakhtigaz ba zifcn u bzhly
@bulcad444
@bulcad444 12 жыл бұрын
WAA RIWAAYADII RIWAAYADAHA
@khaliilmohamed2667
@khaliilmohamed2667 11 жыл бұрын
Axyaa fanaaniin kama daalo riwaayadihii hore aax
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Alle how naxariisto, Axmed Mooge, Mii dhimatay ee Fanaanin ahba
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
Dogoble Bancade aameen
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Waa markay Somaalidu caafimaad Qabeen waagaasi wacadallah
@qeysyare1839
@qeysyare1839 8 жыл бұрын
hacayumina juba waa wiil yar markan hada waaa wiil yar allaha nodayo ishana allaha kahayo
@ilyaasmahamed7248
@ilyaasmahamed7248 6 жыл бұрын
Qeys Yare majeerteenkiibaa hhhh wn fahny kaasbaa ku jiro iyo sangub dadka kle waa wadaa reerka fahan nio
@aamiinhassan
@aamiinhassan 12 жыл бұрын
Ninkii dhamaa ee Riwaayada Sameeyay ee Mualifka ahaa kuna jirey uguna ruugcadaasanaa maaad sheegin waayo xaasid ilaa xaasid Sangub baad iska macaaneynaysaa meyay aabihiii DACAR
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
aamiinhassan gaw iyo dacar war dadja dhinty hasoo kicinin kumaba jiree
@saacidiabdullahi2177
@saacidiabdullahi2177 9 жыл бұрын
waxbaa kadhacay
@rashidomar518
@rashidomar518 7 жыл бұрын
riwaayad xasuus leh
@dahirbedel9041
@dahirbedel9041 8 жыл бұрын
tubeec kulaa kan wax soo qoray.
@cabdicasiiscumar4740
@cabdicasiiscumar4740 9 жыл бұрын
maxamed adan dacar aya is kale o xishodyo jacel iska leh dacar
@casoowe100
@casoowe100 12 жыл бұрын
waaaaaaw wakhtigiinii qadate dadkii wakhtigaa jiray runtii. qolada aan calfan baan ka mid ahaa runtii.
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
Caadi iska dhig and
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
Caadi iska dhig and the other day that it
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
.mm I have
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 10 жыл бұрын
wa ruwayad beloooooooooos ah
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 10 жыл бұрын
Bal Inkaartan Eega Oo Halkuu Tubeec Iyo Naaji Ruwaayada Kaga Jiraan? Reer Xamar Bahashii Oo Sideedii Ah Oon Badhax Lahayn Bay Kuu Dhiibayaan .
@najuabdul9780
@najuabdul9780 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkķ OMG 😃😃😃😃😂😂😂😂
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 6 жыл бұрын
SomalillandPure Hhhh Sxb anba waan la yaabay Lkn sxbow adaaba majaajilayste ahbeeee
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
@SC Ali saalax Qaasim Naaji Riwiyadaan wuu ku jiraa
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Maxamed Cumar Huryo alle how ramado, basbji baraka alle weligood way is daba socdeen , Naa Miyaan Abidka lagu waabin
@shukrihashi3959
@shukrihashi3959 7 жыл бұрын
asal
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
Shukri Hashi is
@qeysyare1839
@qeysyare1839 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk qatar waaa wlh
@mohamedbile9125
@mohamedbile9125 9 жыл бұрын
Inte bra
@Saeed-jalabi
@Saeed-jalabi 9 жыл бұрын
waa dakii hore dadkii danbana waa la haya tacabkooda
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Way sheegtay, Maxmed adaam dacar , Mualifka ruwayada , bay tiri
@nimco84
@nimco84 11 жыл бұрын
u sheeg walalo inku qofna xaqiire mayno sanguub xagu ka soo baxe waa sheegay iyo dadki soo gacan qabte baa wane abwaan ficaan lkn somalida kale waxba uma ogoola dadkeen yaab
@bulcad444
@bulcad444 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma aragatey maba goboobaya waa nooci la odhan jirey '''' sar yar '' isaga iyo axmed xasan cawke waa laga yaaban yahay .. kixkxxikxi qiqxiqx
@bulcad444
@bulcad444 12 жыл бұрын
KK NARAGATEY HORTEY WALAHY BAANU GABOOBAYAN
@sm3237
@sm3237 10 жыл бұрын
Tubee kulahaa waa tubee xaguu kaga jiraa ruwaayadan malah inuu sangub sameeyaad u heysataa mooryaan waaxid meesha lagu dhigeyna waa jabuuti
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 4 жыл бұрын
Maha meezhu was moqadisho
@ilyaasmahamed7248
@ilyaasmahamed7248 6 жыл бұрын
been badanaa riwayada dad aan kuba jirin aya ku leeyihii wy ku jiraan
@maakhiri3886
@maakhiri3886 8 жыл бұрын
riwaayad kuma jiro uu tubeec tan kale ani reer waqooyi ban ahay waxan leeyahay wllahay reer waqooyi aynu iska deyno cuqadada iyo qurunka riwaayad baad leedihin boos nalakama siin sxbayaal is deji mooge iyo sahro ahmed iyo amino abdullahi iyo dacar iyo huryo iyo meecaad dhamaan waa reer waqooyi markaasaad u hadlaysaan sidii dad xanunsan please caadi iska dhiga Tan kale Abwaanadu iyagaa iska keen jecel
@najuabdul9780
@najuabdul9780 8 жыл бұрын
Wlhi beentaa maaha 4tan fanaan juba mooyee 3da kale waa reer waqooyi.....wiilwaal yare
@maakhiri3886
@maakhiri3886 8 жыл бұрын
+amina mohamud thanks aamina wll Caqligu inuu shaqeeyaa fiican
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
ya yidhi waxas nacasyohow mida kale sow iyagu may sameyn yaaab kkkkk
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
Hantiwadaag hhh waa qaraami waxaniye ufiirso
@casoowe100
@casoowe100 12 жыл бұрын
niyow lakiin walahay anigu waxaan layabanahay nin kan jubba walibiiga isma badalin sidaa uun baa ukeaa cajiib. ninka hala waydiiyo waxa uu cunay
@shakraelmi2906
@shakraelmi2906 7 жыл бұрын
reer waqooyi dad wanagsan we kujran lkn dad xun aya kabuxa o qashin ah o uqdad caloshoda kabuxado
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 7 жыл бұрын
may kufureen. ina adeer hhhhhh
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
Shakra Elmi waligiina ma gaadhaysaan reer waqooyiga ee hanagu walalina aflagaadadana naga daasta😂
@qeysyare1839
@qeysyare1839 8 жыл бұрын
hacayumina juba waa wiil yar markan hada waaa wiil yar allaha nodayo ishana allaha kahayo
Riwayaddi Beenay Waa Run | Re Upload
1:53:16
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 8 М.
SOMALI MOVIE "DIIMOW" XAAJI ILKA DHEERE
1:06:38
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 362 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 34 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 108 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 79 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 114 МЛН
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 2,6 МЛН
MASIBADA ADUNYADAA
1:52:30
QAANSO
Рет қаралды 293 М.
QABYO 2 FULL AH
2:03:43
ABDUL ILAMOS HD
Рет қаралды 511 М.
ABOOTO KUTUBEY
2:25:09
QAANSO
Рет қаралды 115 М.
RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA OK
1:58:57
Ila Meerayso News
Рет қаралды 334 М.
70 JIR IYO TUMASHO
2:46:58
Universal Somali TV
Рет қаралды 89 М.
Riwaayadii Qabyo 1 Full 1998 Abwaan Sangub
1:32:06
Ik Hajji
Рет қаралды 105 М.
Кто понял тот понял
0:24
Katya Klon
Рет қаралды 868 М.
Dad wants her to win 🥰🎁LeoNata family#shorts Tik Tok
0:16
itzSuman
Рет қаралды 3,1 МЛН
Khóa ly biệt
0:27
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 9 МЛН