Dhacdooyinkii Ugu Waa Weynaa Ee Ka Dhacay Kullankii Culimada Tabliiqiiyiinta Somaliland

  Рет қаралды 24,445

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 72
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 21 күн бұрын
Masha allaah tabarikalaah illaahay islaamka ha quweeyo coolaada hana qaboojiyo aamiin aamiin yaa allaah 🙏🏼
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 21 күн бұрын
Tabliiqu waxay kaga fiican yihiin Firqooyinka kale dhowr arin... Yaqiintooda oo saraysa, Gudbinta dacwada, kama hadlaan ikhtilaafka Madaahibta Islaamka, Cidba ma dhaliilaan🙏
@SamiiraXuseen-c3y
@SamiiraXuseen-c3y 18 күн бұрын
Wiil ayaa tabliq naga racay mansha allah isbadal wayn ayan ku aragnay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 12 күн бұрын
maansha allaha
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 12 күн бұрын
Alxamdu lilaah
@Layla6793
@Layla6793 13 күн бұрын
Ma Sha Allah. Rabiyoow qof walba muraadkuu lahaa sii ya Allah oo u wada naxariiso
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 17 күн бұрын
الله اكبر❤
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 21 күн бұрын
Soomaali ilaahay ha mideeyo iyo muslimiinta dhamaan
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 21 күн бұрын
Ilaahay. Soomaalilan. Khayrka. Hawsiyaadiyo. Soomaalida. Kalena. De. Ilaahay. Waxba. Noogumadaro. Ilaahayoow. Waa mahadaa. Hadaad. Goor. Wanaagsan. Iga. Bixisay. Kuwaas
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 21 күн бұрын
Yaahuu alle qadaadweyn maangaab nalama mideeyo mardanbe.
@FartuunAbdullahi-o4h
@FartuunAbdullahi-o4h 17 күн бұрын
Maasha Allah Barakalah
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 21 күн бұрын
Culimada Tabliiqa iimaan baa buuxiyay🙏 Abdirahman Ciro haduu iman lahaa kulanka Tabliiqa, Wuxuu kudhihi "iicodeeya culimo"🙏
@AyaanWaano
@AyaanWaano 21 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland i❤❤❤
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 21 күн бұрын
Mnsha allah illahay nabada hayno siyadiyo
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 21 күн бұрын
Somalia-Talyani taga oo Quluubta soo Qooya si ay uga hadhaan Dulmiga Dadka reer Somaliland.
@BushraMaxamud-yi9fq
@BushraMaxamud-yi9fq 21 күн бұрын
😅😅😅😅
@zahromowlid5790
@zahromowlid5790 21 күн бұрын
Manshaallah
@nasiradan8612
@nasiradan8612 21 күн бұрын
Asc
@nasiradan8612
@nasiradan8612 21 күн бұрын
Wllo ma tabliiqad Aadayna
@abdihayd2924
@abdihayd2924 21 күн бұрын
❤❤❤ MAANSHALAAH. ALLE HAKA AQBALO. DACWADA. ALLE HORTII AY ISAGUYIMAADEERN. ALAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ ❤❤❤
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 21 күн бұрын
U soo ducey walal Inay Somalia 🇸🇴 mid noqo
@AF-soomaali
@AF-soomaali 21 күн бұрын
Masha Allah ❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 21 күн бұрын
Dadka reer Somaliland Culimadu how mahad naqdo. Dadka reer Somaliland waxay leeyiin Sharci iyo kala danbayn taasa dadka midanaya oo soo jiidanaysa. Muslin iyo Salaadi jirinayso hadaan nabad iyo Dawlad nimo jirin. Taasaa ka jirta Somaliland. Dadka Somaliland iyo Dawladooda ha lagu faano oo ha la Xoojiyo.
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp 21 күн бұрын
I am very glad that Somaliland is able to bring all Muslims to Hargeisa because only in our beloved country of Somaliland that can grants the security of all Muslim unlike the failed state of Somalia Allah Akbar ! Somaliland forever.
@Layla6793
@Layla6793 13 күн бұрын
You need to be quiet and say Alhamdulilah.
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 17 күн бұрын
Masha Allah, Guul iyo gobanimo reer somaliland Waar wadanka u duceeyey please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abirashiidaadan3496
@abirashiidaadan3496 21 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 21 күн бұрын
Khayr ba ka dhacay weriyaha saab wu mahadsan yahay
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 21 күн бұрын
Reer jabuuti kkkkkkk wadanka hargeysa waan salaamayaa
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 21 күн бұрын
Masha allaaah tabaarakalaah
@musecige
@musecige 21 күн бұрын
Mashalaha mashalaha
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 21 күн бұрын
MASHA'ALLAH ❤❤❤
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 21 күн бұрын
Yaa ka wanaagsan cida kuugu yeedhaysa ilaahay iyo camalka saalixa
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 21 күн бұрын
Waa runtii halka culimada kale ay arkaanuun dad khayrka usoo doonta iyagu dadka halkooday ugu tagaan
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 17 күн бұрын
Manchallah Manchallah ❤❤
@abirashiidaadan3496
@abirashiidaadan3496 21 күн бұрын
Allahu akbar
@nasiradan8612
@nasiradan8612 21 күн бұрын
Gabadh tabliiqa ha la igu soo xidho.
@FoziaCaabi
@FoziaCaabi 21 күн бұрын
00000000 00000000
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 15 күн бұрын
😂😂😂 xaa weeye saan​@@FoziaCaabi
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 21 күн бұрын
Midnimada somaliyeed bal eeg culamada iyo shacabka Somaliland iyo Somalia 🇸🇴 masha Allah
@Userr9595
@Userr9595 21 күн бұрын
Mashallah tabarakallah, Allahu akbar
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 21 күн бұрын
@@Userr9595 u soo ducey Somalia 🇸🇴 is raacaan midnimo
@Sirad47
@Sirad47 21 күн бұрын
​@@HassanAli-xf8qihanoogu ducaynina in soomalia ku noqono Somaliyana ilaahay hasoo hadeeyo oo bani aadminimada Hakusho celiyo anagana horumarkayaga hanoosii wado. Hanu celin dadka sida wuxuushta isu cunaya.
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 21 күн бұрын
@@Sirad47 miyaa ogeen dowlada fedaraalka Somalia 🇸🇴 ciidankeeka joogaan meel u jirta 2 saac burco
@Sirad47
@Sirad47 21 күн бұрын
​@@HassanAli-xf8qihanooga sheekayn halkanu joogno ee orod dabadaada qarso waad qaawantahaye. Talona iga hoo calankan iblayska iska tuur oo Calan tawxiidle qaado iimaanku hakuu soo noqdee.
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 21 күн бұрын
Reer Hargeisa heesha roog hala dhigo oo hala quruxiiyo meesha oo lacago hala uruuryo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 12 күн бұрын
sidan baa qurax badan Roog illhey baa yaala caawskii baa yalaa waay roobanthey maxaaa lgu falyaa wax qof sameeyey
@amaaladem3486
@amaaladem3486 20 күн бұрын
Jabuuti ta duulimaadka ku ah miyaanay ahayen.
@God-p5x
@God-p5x 21 күн бұрын
Hamar.gormalatagi???????
@SacadCabdirashiid-z6u
@SacadCabdirashiid-z6u 21 күн бұрын
Anaa imanayee qaabkee u imaadaa wll?
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 15 күн бұрын
Bisha 2 aad i.a
@fowsiyaliiban7266
@fowsiyaliiban7266 21 күн бұрын
Tabliiqo qabyaalada ma kawacdiyaan dadka
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 15 күн бұрын
Waa kawacdiyaaan
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 14 күн бұрын
Odyaashu waa basasin
@amaaladem3486
@amaaladem3486 20 күн бұрын
Waa maxsy brucda yati magaci waa maxay
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS 21 күн бұрын
Be aware anoon ka xumeyn in culimadan tabliiqiinta ah somaliland paradise lagu soo dhoweeyo hadana waxa halisteeda leh in wakhti xasaasi ah lagu jiro cadawga somaliland batay, in nimankii calanka madoobaa kusoo dhex dhuuman karaan. Shacab iyo dawlad waa in fiiro gaara loo yeesha. Allah mahadleh.
@historynerd7549
@historynerd7549 15 күн бұрын
Mansha Allah ❤
@abirashiidaadan3496
@abirashiidaadan3496 21 күн бұрын
Masha allah
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 21 күн бұрын
Maashaa allaah
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 21 күн бұрын
Masha Allah🤲
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 42 М.
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 70 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 52 МЛН
Sheeg Hilibka Bisil ee Geela laga helo? Barnaamijka Su'aalaha
22:45