7 dhaqan oo maskaxda dhib u geysta

  Рет қаралды 147,192

Caafimaad News

Caafimaad News

Күн бұрын

#CaafimaadNews

Пікірлер: 201
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 Жыл бұрын
1 Quraac La,aanta 2 Dhafarka Badan 3 Sokorta Badan 4 Hurdada Subixii 5 Cunista Ado Daawan Talefon Ama Tv 6 Inaad Busto Hubisato 7 Isku Celinta Kaadida
@Ikramisouba
@Ikramisouba 4 ай бұрын
برك الله فيك وجزاك الله خير يا اخي ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@charkosharif7068
@charkosharif7068 3 жыл бұрын
Manchallah Shukran
@nimcanii2713
@nimcanii2713 Жыл бұрын
Thanks
@AbdrahamSalat
@AbdrahamSalat 23 күн бұрын
0k
@cabdulaahiaxmed8347
@cabdulaahiaxmed8347 2 жыл бұрын
Aniga maskaxda way ijaresa mararka qaar waliba waxaan umaleyaa in wax laigu dhuftay
@mustafecaska3269
@mustafecaska3269 2 жыл бұрын
Waad waalantahay sxb Si dhakhso ah dakhaatiirta utag
@aminamaxamuud6344
@aminamaxamuud6344 Жыл бұрын
1 curaac la anta 2. Dhafarka 3.sonkorta 4. Hurdada badan ee aroortii 5. Cuntada la cuno adoo daa wanaya telefishin 6. Busto huwo 7. Markiiba kaadi
@xasanmaxamed9881
@xasanmaxamed9881 4 жыл бұрын
Waaad ku mahadsantihiin sidaad wax noo fahansiiseen
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid
@mahamedabdiduale4581
@mahamedabdiduale4581 2 жыл бұрын
Anigu awal maseexan jirin ilaa aan buste isisaaro Lkn waan katanaasuli
@fartuunxajibaalle2934
@fartuunxajibaalle2934 3 жыл бұрын
Asc wad mahadsanthy Dr aad & aad lkn maxaa iska khuseeya kadiida iyobmaskaxda ???
@shaficiabdullahi744
@shaficiabdullahi744 2 жыл бұрын
Intaasba waasac because inta aan daaway waa wax sax ah thank you
@Siraajeproduction
@Siraajeproduction Жыл бұрын
Sida ugu fud ee wax lo aqristo
@mohamedmuktar7544
@mohamedmuktar7544 Жыл бұрын
😢 All this it's mi can you imagine 😢 mathax xanun lablaba😢 12 Ayan quracdi hawenki 2 Ayan sexda 😮
@maaidaaxmed9569
@maaidaaxmed9569 Жыл бұрын
Waxa walibo kusaabsan waa ka helaaaa
@dhamo3194
@dhamo3194 2 жыл бұрын
Inta jamacada ii fasaxanthy ilaa 3 weak maalin walpa duhurkii paa kaca haprnkiina 8saax paa seexdaa omg
@CabdicasiisCumar-o9o
@CabdicasiisCumar-o9o 29 күн бұрын
Xaqiiqabdii waxay tahaya sonkortu mafiicno
@xuseencabdiraaan4739
@xuseencabdiraaan4739 2 жыл бұрын
These are very good points, thank you
@SadamyusufBulale
@SadamyusufBulale Ай бұрын
Xasusda iya madaxuwa wayadan cadi imaahe is dares wakha di igudhacsyi
@HaweeyoAli-w9c
@HaweeyoAli-w9c 6 күн бұрын
Waa ilmo dadisu dhaxdhaxaad ah markasta wuu dhidhaa
@apdirahmanenjoy4569
@apdirahmanenjoy4569 2 жыл бұрын
جزاك اللهُ خیرا‎😍😍😍😍
@abdimajidabdullahi5689
@abdimajidabdullahi5689 8 ай бұрын
Qufka xaduu wax hilmami hata xadii as Mel wax digaa ad xasusani Karin
@abwaandhiidhiye
@abwaandhiidhiye Жыл бұрын
Asc saaxiibkena qaaliga 6:30 ayan baxaa wana quraacda
@drmaahir4864
@drmaahir4864 2 жыл бұрын
ما شاء الله 🖤🖐
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Been abuur bay u badan tahay marka laga tago 3 qodob ee ugu horeeya iyo qodobka 7 aad inta kle waa huuuuu haaaa
@baroamabar7312
@baroamabar7312 3 жыл бұрын
Masha allah noogu soo Xiji faidoyin kale
@roodacadey-w8q
@roodacadey-w8q Жыл бұрын
Shukraan abowe
@rahmodeer6621
@rahmodeer6621 2 жыл бұрын
Mahad sanid Dr
@ConfusedPenguin-kg8wt
@ConfusedPenguin-kg8wt 9 ай бұрын
Alla hadaan madaxa maro saarin maba seex😮
@MaxmedcaliCabdulaahi
@MaxmedcaliCabdulaahi Ай бұрын
Arimihiinawaabeeladii beelo
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid
@sumayomuhamed7515
@sumayomuhamed7515 Жыл бұрын
I should teach you science you are a kid 😒
@safiyomumin423
@safiyomumin423 2 жыл бұрын
d.r.s ani intas ma sameyo hadane xaga markaxda mar mar waxa darema ina miir beeli rabo xasusna ma jirto o hada waxa sameye wa iloba buqna iguma furno uurna ma lahi maxa sabab ah plz plz plz plz plz iso jwb ado mahadsn
@shuutiidarma
@shuutiidarma Жыл бұрын
waxaadba moodaa in aad aniga iga hadleyso runtii waan quracdaa lkn biyo ma cabo ilaa oon daran I qabto mobile ayaan dawadaa markii aan cuntada cunaayo markii aan seexanaayo madaxa waan daboolaa iyo mararka kleba busto la.aan ma seexan karo kaadidane waan isku celiyaa waayo suuliga ma jecli kiliyaha dhabar iyo lafaha intaba wey I xanuunayan kaadidana wey I gubtaa waliba xanuun
@alial-sharif156
@alial-sharif156 4 жыл бұрын
Aadbad u mahadsantahay wallo
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid i
@مصعبمحمد-ت1ع
@مصعبمحمد-ت1ع 4 жыл бұрын
Sokorta wa jeclhy 😰biyo badan má Cabo 😰wna dhafra hwnkii 😰lkn skorta Wan iska dhafa😍biyo bdn ayaan caba 🙏🤦🏼‍♂️😁
@updehrahmanmadridistepoi6047
@updehrahmanmadridistepoi6047 2 жыл бұрын
Dhafarkana iska dhaaf😂
@xaawoxassan8058
@xaawoxassan8058 2 жыл бұрын
Maasha aallaah shukran lakum
@dalmarmanchester7613
@dalmarmanchester7613 2 жыл бұрын
Wlhi marka wx cunayo aad ayan ujeclahay ina isticmalo mobile AMA dawashada filimada Walahi 7 qeybod ani beyba iga hadlayan
@nuurabashiir
@nuurabashiir Жыл бұрын
Masha allh ❤❤
@Sahra-f1x
@Sahra-f1x 20 күн бұрын
Thanks ustaad❤
@mushtaaqxasan6646
@mushtaaqxasan6646 13 күн бұрын
Insha allah❤
@FardowsaMaxamud-j9c
@FardowsaMaxamud-j9c 12 күн бұрын
Mansh Allah
@abdirisackabdullahi1022
@abdirisackabdullahi1022 3 жыл бұрын
Waadmahad santihiin
@cabdiraxmaan.aalley
@cabdiraxmaan.aalley 4 жыл бұрын
Aniga hada madaxa maro iska saaro maba hurdaayo
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid i
@barodiintada9551
@barodiintada9551 2 жыл бұрын
Wll waxan raba tobinka ee halke ka heela
@CawilCali-nt9gg
@CawilCali-nt9gg 6 ай бұрын
Zx. Noosoo. Badi
@hadaayaxasan3499
@hadaayaxasan3499 Жыл бұрын
Masha alaah wll mcn
@SoumyAbdi
@SoumyAbdi 2 ай бұрын
Mash allah
@abdirahmanahmed8465
@abdirahmanahmed8465 2 жыл бұрын
Shukran
@anisaibraahim400
@anisaibraahim400 4 жыл бұрын
Wlhi anigoo madaxa Maro saaraan masexan karo lkn waan isku dhibaa inaan Isla daayo.
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid j
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Mahad sanid
@hamdi.
@hamdi. 4 жыл бұрын
Anigu markan cuntada cunaaa telka dawadaa 🤔 haben iyo malin marka sexanayo busta hugsadaaa😂
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid
@XaliimoAxmed-m3f
@XaliimoAxmed-m3f 27 күн бұрын
Mashallh😮😮😮😂😂
@deeqocooking1233
@deeqocooking1233 2 жыл бұрын
Thanks alot I appreciate 🙏😌☺
@farhioosmanahmed8713
@farhioosmanahmed8713 2 жыл бұрын
Wll sidee ku noqo karaa qof aqoon yahan ah oo bar walba iskoolka kalimah 1: aad ugala pse please igu soowarcali sidoo kale waxan ku xumahay barshada xisaabta iyo xasoosta wll igu caawi sidaan ku fahmaa please please please my Wllkayga
@abdirashid34keynan27
@abdirashid34keynan27 2 жыл бұрын
Marshallh jazaklahuqeyran
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable 2 жыл бұрын
Thanks Dr mahadsaid maanta waxbaan Faaiday waayo qureecdu waata iga dhiman wllo subaxdii markay 11 gaadho jidhkayga waxaanka dareemaa gariir anigoo shaqaynaya waan yaaba xataa hadalkaygu wuu is dhaafdhaafaa dr awooda jidhkayguna ilaaxad hoos xataa some time maba istaagi karo wllhi
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Qatoyo haben hadey kugasho aba cuno qash kucasheyso hilb iyo cano biyo kucabsiyan cuna cuna aba baad cuna biyo cabo dhafarka hadi dhisanyahay jirkaga wax kumadhimayo qorax kadhelitirantahay hadi fadhigaga badan yahay waxculus maqadi kartid wayo socodka misankaga uu dhelitira
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 2 жыл бұрын
Kow aniga subx Hore ma quraacdo quracda dhanba waxn cunaa subx afar saac ilaa Shan saac Labo biyo badan ma Cabo ilaa Ona iga qabta markan Ona daremo unbaa cabaa biyaha Sadax. Hben wlbo wan dhafraa internet ka haduu idaran yahay hbenkii 2:00 ilaa 3:00 hbenimo Ayan sexdaa biloyin badan SAS udhafraa. Bustaha markan wajiga saarto naqaska ayaa igu Dhago ma jeceli inan wajiga iska saaro Kadidi wan isku celiyaa waliba wax badan xanun farbadan Ayan daremaa markan isku celiyo kadida kiliyo xanun daremaa kaniniyaal qaliyo markan qaato wan ficnadaa Sokorta badan ma jeceli Intaa waxaa isii dheer murugo badan walwal waxyaabo hore. Iso maray Ayan dib uxasustaa nolsheyda Dhan waxan Ku so kobay dhwacyadii hore uso maray inan dib uxasusto kalinimo Ayan daremaaa carir badan daremaaa guriga Dhan ima deeqo qof culeysa weyna Ku habsday Ayan ahay Allow danbi dhaaf iga dhig. Wixii tagay aan xasusanaayo maskaxdeyda ka masax yaa Rabin 😭🥺🤲
@nalkainnahassan378
@nalkainnahassan378 2 жыл бұрын
Allah ku caafiyo abyo caafimaadkaga ku dadaal iska ilaw wixi hore
@xuriyo8532
@xuriyo8532 2 жыл бұрын
RABI Qalbiga hakuu qabojiyo walal ALLAH mar walba bari wel welka iyo kurbada badan waa dhib waxad sameysa astaqfaarta badi in sha Allah xasilooni deganansho ayaad ka hele
@aishamohamedabdullaahi
@aishamohamedabdullaahi 2 жыл бұрын
Aniga kula Mida xappti Waxyaabo horay igu dhacay aya So xasuusta si kasta an ula dagalo an is dhaho maskaxdada ka masax way isuro gali waysa Walwalka aya aad igu badan Wixi iso dhafay iyo Wax so socda ayan ka walwalaya😔😔 ilahay haynaga saaro dhibka wllshy Anagah io inta la dhiban
@yonischoueib1482
@yonischoueib1482 7 ай бұрын
Oh Masha allah Waxbaan ka faaiday walal qali, but I have on condition so please help me , my dear doctor I have had Headache for 5 year how I can do 😢
@keybaa298
@keybaa298 2 жыл бұрын
Mashallh
@aminomar7478
@aminomar7478 Жыл бұрын
Umada Beenta ka daa masxkaxda miyaaa cunto laga Cunaa mise Caloosha waa maxay Farqiga isku keenay maskaxda iyo caloosha waaba labo xubin oo Kala dheer ama Kala duwan
@dr.ayaanabdi9642
@dr.ayaanabdi9642 Жыл бұрын
Dr aad u mahadsanthy waayoo subaxdii school anoo quraacan aadi jiray markaan imaado cuntda ma cuni karro Wan ku labo laboohaa
@yasiincabdullahi2260
@yasiincabdullahi2260 4 жыл бұрын
Waaa talo fcn lkn halka ka siwaadaah waanah faiido fcn
@caafimaadnews8639
@caafimaadnews8639 4 жыл бұрын
Mahadsanid Yasiin, waan wadayaa IA
@yasiincabdullahi2260
@yasiincabdullahi2260 4 жыл бұрын
@@caafimaadnews8639 adiga mdun wll
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
@@yasiincabdullahi2260 sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid
@RaxmaXuseen-lg8dy
@RaxmaXuseen-lg8dy 3 ай бұрын
😊😊😊😊😊
@Abdirashiidsh-zv8vu
@Abdirashiidsh-zv8vu 10 ай бұрын
Mo,alimow ka soo sheekee maxay taxay jirka oo sidaran ushiiraayo waqti walbo oo aan isbadeleyninn ok thanks wllkei ❤ka soo xadal
@aminamaxamuud6344
@aminamaxamuud6344 Жыл бұрын
Dhafarka hurdada badan 3.sonkorta cunista cuntada marka ad daawanayso 6. Custe huwo 7. markiiba kaadi
@NuuraCismaan-d4y
@NuuraCismaan-d4y 3 ай бұрын
❤❤
@LaylaCabdi-nn6cx
@LaylaCabdi-nn6cx 3 ай бұрын
❤❤❤
@RaxmaXuseen-lg8dy
@RaxmaXuseen-lg8dy 3 ай бұрын
😊😊
@RaxmaXuseen-lg8dy
@RaxmaXuseen-lg8dy 3 ай бұрын
😊😊
@MaryanMaryanmuxudiin
@MaryanMaryanmuxudiin 7 ай бұрын
❤😂😂
@queenmuno2653
@queenmuno2653 Жыл бұрын
مشاء الله
@mahdiyareofficial6237
@mahdiyareofficial6237 5 ай бұрын
😢
@MaxamudCabdiraximjama
@MaxamudCabdiraximjama 6 ай бұрын
@YuusufCusmaan-s6r
@YuusufCusmaan-s6r 9 ай бұрын
@abdirahmanhadow4229
@abdirahmanhadow4229 Жыл бұрын
P8
@samiiranalka9304
@samiiranalka9304 2 жыл бұрын
Thanks wll
@najmoabdalla5269
@najmoabdalla5269 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@aminaahmed9339
@aminaahmed9339 Жыл бұрын
Bustaha iskama saaro madaxa lkn inta kale waa sameeya wlhi mahadsanid dr waxbadan baa ka faa'iday🥺❤
@xuseencabdiraaan4739
@xuseencabdiraaan4739 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@axmedcali3478
@axmedcali3478 4 жыл бұрын
Runta sax mahadsanid wllo
@caafimaadnews8639
@caafimaadnews8639 4 жыл бұрын
adigaa mudan walaal
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid i
@shamsocalas9926
@shamsocalas9926 3 ай бұрын
Walal aniga hilman badan qaba waxan xifdiyo wayga dhumayan
@horseedmediapro7476
@horseedmediapro7476 Жыл бұрын
Runtii waxan ku noolaaa nolol dhayal ah i am start everthing now insha allah
@cabdicasiscabdicasis2350
@cabdicasiscabdicasis2350 Жыл бұрын
Mxa iskaga badale
@asmaclahi3299
@asmaclahi3299 Жыл бұрын
Absolutely 💯
@abdifatah8838
@abdifatah8838 Жыл бұрын
Bustaha lahuwado cilmi baaruha kamaqaadan inta kale waa qaatay
@cumerxalane2043
@cumerxalane2043 Жыл бұрын
Adoo raaliya biyaha shahwada markay kudhacaan xaaska maxaa dareen ah oo ay kaheshaa
@امبسامانشاءالله
@امبسامانشاءالله 4 жыл бұрын
anoo is duudubin mawa seexan waligeey tin iyo cirib mara isku jiida wallhi😂😂
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid i
@DalmarJikarta
@DalmarJikarta Жыл бұрын
Thanks you wall
@ShààficiShààficifaarax
@ShààficiShààficifaarax Жыл бұрын
Thanks proves
@Rashkaugaas7479
@Rashkaugaas7479 Жыл бұрын
Wll mar aan seexanay waxaan isku daboolaa go ,a wana mahad san fekerada
@hoodomaxamedJaamac-tg6ko
@hoodomaxamedJaamac-tg6ko 10 ай бұрын
masha allh
@caalinrestcafeteria1605
@caalinrestcafeteria1605 2 жыл бұрын
thank you wllo
@shawyaan
@shawyaan Жыл бұрын
mahadsanid wallo
@nasrahusen6385
@nasrahusen6385 3 жыл бұрын
Mahdsinid
@dhamo3194
@dhamo3194 2 жыл бұрын
Lkn aniga maro korka iskama saari karo hurdadaa iga tagaysa maxaa sameenayaa
@Happi-d8v
@Happi-d8v 3 ай бұрын
Thanks wax badan kaa faaidnaa ❤❤
@SamiiroAlly
@SamiiroAlly Жыл бұрын
TNX wllkyy❤
@warsameabdirizaq721
@warsameabdirizaq721 4 жыл бұрын
Waxan ahay wiil dhalin yaro ah shaqadaydu waa waar diye sida dar ted wansojed banayay maxasameya
@m.sharif382
@m.sharif382 4 жыл бұрын
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid
@KhadraAbdii
@KhadraAbdii 2 ай бұрын
Absolutely 💯 💯 💯 💯
@MAHAMUDXAAJI
@MAHAMUDXAAJI 2 ай бұрын
Mash allh ❤
@xareedfariid251
@xareedfariid251 3 ай бұрын
mahad sanid dr
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 40 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
10 Talo oo Kaa Dhigi Karto Qof Goobta Shaqada ka Tilmaaman!
18:04
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 50 М.
Ma Tahay Qof Xishood Badan oo aan Dadka Dhexgeli karin?
8:03
Maxaa Keena Daalka Maskaxda | Sheekh  Mustafe Xaaji  Ismaciil
10:12
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 52 М.
sidee dib ugu dhisay maskaxdayda  ?
12:39
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 124 М.
7 Wax oo ay sameynin Dadka Caqliga badan
6:48
HOYLAMP
Рет қаралды 64 М.
Dr.Yacquub oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
34:50
Neerfaha Dr.Maxamed Cabdi Gaboose
49:34
True Cable Tv
Рет қаралды 144 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН