*اللهم في صباح يومنا هذا اجعل لنا من كل ضيق فرجا، ومن كل همٍ مخرجا,اللهم ما بشرنا بما يسُرنا وكف عنا ما يضرنا وابعد عنا كل شيء يؤذينا,اللهم افتح لنا فتحا مبينًا، واهدنا صراطًا مستقيمًا، وانصرنا
Ruusha dacad uma ahan iraan haduu run shegayo ha u difaco siduu mareekan u garab taganyahay yukreen
@jamamohamoud46712 ай бұрын
Bangladesh ka so hadal Sxb sare hassan Osman haji
@omerhassan30412 ай бұрын
Adduunkiiba booto iyo baalaxoofto ayeey ku khalkhal galiyeen! Armaa iiran iyada lagaga hormaraa oo la weeraara?
@AliHassan-hb1bn2 ай бұрын
Yuhuuda waa lamayd garaacay .
@DrGaadaa2 ай бұрын
❤wcs❤
@moudankhaireh40152 ай бұрын
❤🇮🇷❤🇷🇺❤🇮🇷❤🇷🇺❤🇵🇸❤🇮🇷❤🇷🇺❤🇵🇸❤
@ridwanahm2 ай бұрын
Hhhhh iran huuhaadeeda dadku wali ma aminsanyihiin😂
@moudankhaireh40152 ай бұрын
Alloow guusha si Iraan ! ❤🇮🇷❤🇮🇷❤🇮🇷❤
@yasinaddow412 ай бұрын
Yaa laydiin khaarijin adinkana
@Warsanmedia02 ай бұрын
Free Falastiin 🇵🇸 free gaza
@Heba-mm2nf2 ай бұрын
❤❤
@mohamudhilowle86502 ай бұрын
Ruushka, waxay u tahay fursad wayn oo qaali ah oouu Maraykanka iyo reer galbeedka kaga aar gudan karo dagaal hadduu ka qarxo bariga dhexe. Hadduu Ruushka u muujiyo isbar bartaag IIRAAN, siiyana gantaalada lagu burburiyo maraakiibta dagaalka iyo diyaaradahooda.
@Rays_Dualeh2 ай бұрын
Iran wa above 80 millions dad ah halka yuhudu tahay ilaa 7 million waxayna yuhudu u carari karaa usa iyo europe
@TufaaxMarket2 ай бұрын
Sxp tiradu waxba ma sheegto'e aduunka Taya lagu kala adagyahahy
@Rays_Dualeh2 ай бұрын
@@TufaaxMarket war waxaan ka wadaa chances ka ah in yuhuudu u baxsan karaan Europe iyo usa dhamaantood o magaalooyinkodaba faaruqiyaan si aan duqaynta uga imanaysa Iran iyo wadamada xaamaas
@ak444ahmed52 ай бұрын
Kuwaan faanka kala yabay waxba ma taran 😂
@Itsyoboishuaib2 ай бұрын
WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey
@MohamedHassan-wu9ij2 ай бұрын
Fadlan wararka ku saabsan Iran ama Xisbullaah saad mooday ma ahan, ee iska hubi. Sida reer Galbeedku sheegaan sax ma ahan. Iran, Israel, USA & reer Galbeedka waa isku saf. Tusaale waxaa kuugu fillan Ciraaq, Siiriya, Yemen iwm. Wax walba oo la sheego sax ma ahan.
@TufaaxMarket2 ай бұрын
Waxaasi wa dacaayada Sucuudiga, safka maraykanka & Israel waxa ah boqortooyooyinka Carabta