Halkan Ka Daawo Qayb ka Mid ah inqilaabkii 1961 Cabdilaahi Adan (Koongo)

  Рет қаралды 50,849

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@Adenrayid
@Adenrayid 5 жыл бұрын
c/laahi aden ahmed koongo waakaa ragii taariikhda dadka iyo dalka somaliyeed hayay geesi geesi dhalay taariikhdaa kuxusi adeer cimridher iyo cafid dheer alle kusiii asc
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 2 жыл бұрын
Waliba waa nin Ka soo jeeda Isaaq___Garxaakis_____Habaryoonis
@kamaalahmed9988
@kamaalahmed9988 3 жыл бұрын
Wadankuba 6 biloo buu xor ahaa markaasay qabyaalad iyo qudhun iyo inqilaab bilaabeen in la,laayeey ahayd qudhunka.
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 2 жыл бұрын
Adeer ilbaxa iyo geesiguba Isaaq gaar ahaan habaryonisbay ahaayeene Maxad ahyd adigu Adooon baad ahyde
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
Waa sax in la laayo ayeey aheeyd
@noormoha8575
@noormoha8575 10 жыл бұрын
Mshaa Allah cabdilaahi koongo
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Waa kaa rageenu ka sheekaysatan wixii soo maray Waan Ooyey. ilahay xaqiiq hadin siiyo k sheekee reer somaliwayn
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Жыл бұрын
waxàs wax wanaagsan ma ahayn
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 Жыл бұрын
Adeer wax macquul ah noo sheeg? Anigoo maxbuus ah baan baxdiley saraakiishii ugu sareeyey ee qaranka! Iyo boqoradii ingiriiska baa ii talisey 1961!
@barnpogramtv5328
@barnpogramtv5328 9 жыл бұрын
waa meeshii iyaga talyaanigu ku adoonsanjiray kudaafad kudaafadi dhashay waa wax xayawaanka ka caqliliita
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Barnpogram TV that is true
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
Ingiriska ayad xamaalijirteen 12km barbara ilaa buurta shiikh. Wa cooper adeeradi ayad xamali jirtay Adoon fowqal adoon.
@mohamedadan8896
@mohamedadan8896 8 жыл бұрын
maashaa allaah cllaahi koongo oo ahaa saraakiishii somaliland ee ugu horeeyey
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 3 жыл бұрын
Wallee reerkan iyo boqoradda ingiriiska lakala reebi waa masiibo
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
Oo dil toogasho ah ayeey istaahileene, maxeey tahay ciqaabta yar ee uu ka sheeganayo
@barnpogramtv5328
@barnpogramtv5328 9 жыл бұрын
maxamed siyaad bare waxaan sheeko ku maqlay talyaanigii iyo ingiriiskiiba wuu lasoo shaqeeyay isagoo labadaba askari unoqday xeerkan uu salaakiisha inqilaabku ka fashilmay xadhiga uga debciyay waa xeer ingiriisku lahaa
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Barnpogram TV siyaad wuxuu ahaa nin Aan tacliin lahayn Oo macallinkiisii. buu xiray
@hamseahmed1139
@hamseahmed1139 5 жыл бұрын
@@ramlaomar9585 Aqoon muu la hayn maxay tahay 😂 hadana macalinkiisi ayuu xidhey ku lahaa hadalkaga iswaafaji . Aqoontiisana maamulkiisa ayay ka muuqatey wax lagu murmi karana maha siyaasi dhaamey oo somali soo marey ma jiraan xitaa
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 6 жыл бұрын
shire shaane sxb horta dilka waxba loomala hadhin hadiiba se laa dili lahaa dee isaaq weli waa joogaaye maxaa xal ah? ileen xanuun qabiil uun baa ku haye
@nuurhassannuur4643
@nuurhassannuur4643 3 жыл бұрын
Inqilabki ayu kujiray kongo
@nlminecraft
@nlminecraft 9 жыл бұрын
waxa uu ka sheekaynayaa ma riwaaydbaa ma ayagaa maxkamad la saarayay mise ayagaa wax maxkamaynayay , kanan suaal waydiinay mise wax ma garanyo iska tag baan nidhi kii kale ayaan nidhi qariirad akri markaasuu aqrin waayay markaasan nidhi war iska tag ,xageee wax ku soo baratay baan niri , war kan hadaan suaalah ku badino ,,,,,,,,,,,yaa saatir mid kale qori baan u dhiibnay oo waxaan nidhi furfur , hada waa maxkad dhexdeeda , waa iska rumaynaynaa ,, maxaan samaynaa ayagaa dambi lagu soo oogay ah inqilaab inay isku dayeen ,isagaana maxkamadii majaraha u haya
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
nl minecraft. xayawanka baad ahaydba reer qudhun baad ahaydba Oo idika ayaa la idiin hiliinaya laakiin Waa ayaan Daro in aad Tihiin abaal laawayaal
@hasanhussein5628
@hasanhussein5628 8 жыл бұрын
cabdlahi gongo wa geesi ila dheer dadka ba uka horeya1945 gobanmo udirir aha
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Hasan Hussein Geesi Geesi dhalay ilahay janadii haka waraabiyo cadaabtii idinka iyowaalidkiin ilahay ha idonkailaaliyo
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 5 жыл бұрын
Ninkani waa iska hadle
@abdullahabuukar8846
@abdullahabuukar8846 Жыл бұрын
Wxankayaabanahay nin da,daasa oo been sheegaaya
@hasanhussein5628
@hasanhussein5628 8 жыл бұрын
cabdlahi gongo wale gees ila dheer
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 2 жыл бұрын
Ninkaan muxuu hadda ka sheekaynayaaa maxkamada ayaa la joogaa waxaana maxay tahay hadda ka sheekaynayaa qorigana maxkamada yaa keenay BEEN intaasi ka badan wali ma maqal la igamana sheekayn
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 5 жыл бұрын
Reerkaan C/llahi congo ka soo jeeda ingiriis jecela iyadoo dhan ma aha ee waa intooda badan.
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
Waligoodba way cuqdadsnyen marqanland..
@abwaandiinideymadheere
@abwaandiinideymadheere 8 жыл бұрын
saraa giisha ha ugafin
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Abwaan Diini Deyma Dheere aabahaa was Maxad ka taqaan sarkaal xushayahay xuushafu dhashay
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Жыл бұрын
beenaale weeye
Aadan Cade ee Taariikhi S.N.M
51:58
Hamse Abyan
Рет қаралды 259 М.
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 181 М.
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 37 МЛН
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 63 МЛН
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 102 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 116 МЛН
Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde
50:48
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 11 М.
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Labaad
1:00:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 91 М.
Documentary - Taariikh Nololeedka Cabdilaahi Koongo Qaybtii 12aad
9:58
Dhamays Media Production
Рет қаралды 3,5 М.
XUSUUS REEB PROF XASAN WARFAA QEYBTII LABAAD
51:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 43 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Documentary - Taariikh Nololeedka Cabdilaahi Koongo Qaybtii 7aad
9:53
Dhamays Media Production
Рет қаралды 4,1 М.
Wareysi Jeneral Carab Ducaale Iyo  Gudogalkii Somaliland 1991
1:22:22
Ramaasnews Online Tv
Рет қаралды 83 М.
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 37 МЛН