Hasan shq umada Allah ka qabto mid qeyr qabana somali Allaah u keno Allaahuma amiin.
@kadijaali47532 күн бұрын
@@umaamina1885 nayaa afkaga igala bax habaryahay qabil hor irdayo aniga nacimo la hadlayey hasan ma aha madaxweyne wadan hogamin karo e Allah somali ha u keno nin qeyr qabo o umadan dhiban dhibka ka qado tas habar miya shaydamad yahay.
@nimcaaliwaceys84842 күн бұрын
Asc naciimoy imaam ahmed mise daaci ahmed muuqalka uuso dhigay masoo aragty waa tiktok arintas kaso hadal
@f.n.96302 күн бұрын
Innalilaah wainaa ileyhi Raajicuun somalida meel kasto ay joogaan dhibkooda ayaa ka soo sheegayaa Yaa Allah Yaa Allah ❤
@habonsudi33993 күн бұрын
Allah u naxariisto dambigeeda Allah dhaafo, Aamiin 🤲🏽. Dhalinyaradda waa dayacan yihiin diiniyan, dhimbir la, aan iyo muqaadaraad Mel kasta aay joogaan. Allah noo xafido dhamaan, Aamiin 🤲🏽
@hiboosman67052 күн бұрын
Inalillah wa inahi raju'n may Allah forgive her and grant her janatal firduse.
@kadijaali47532 күн бұрын
Nacimo jzk Allah qeyr xabibty❤❤❤
@najibenhodan7598Күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@Kheerto-un5cy2 күн бұрын
Xasan shiiq aaqiro war aa u yaallo asiga kalligiis maahanee in wallbo oo wax xukuntay oo aan umadooda cadaalad kuxukumin oo xadgudubtay dhamaan walla xisaabin doonaa xasan dad masaakiin seyku galleen allaa og dhibad soo Mareen hadoow waacillinaa dhaho allaa masaamaxo amiin yaa rabi
Asc inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun alla rabiyoow xanuun badanaa alla amaa laga soo tuurayllee
@safiyanuura2954Күн бұрын
Asc wrwb shiikhad naciima iyo akhyaarta ♥️🌹♥️ somali inkaar ba haysata waxan maqli jirey dabki munaafaq shido mu'umin ba ku gaubta marka somalia dulmigi ay dadka masakiinta ah ku samayn jireen ama ku sameeyan ila hada ba ina haysta oo dal iyo dibadba dhib ba ina haysta😭😭😭subxanallah meel walba aduunka wan dayacanahay wan isdileyna wa layna dilaya waxna kama barano oo wax kuma qaadano😡😭gabdha illahay swt haw naxariisto. Wax walba oo diinteena ino diidey theres reason.
Subxaanalah foolxumadii addunka ilaahay nagama kuwa naftooda isku dila geeri iyadaaba nasugaysee .ilaahay gafkeena I geerideena hakulmin
@halimjiomohamed26783 күн бұрын
Lab haween ku taagsaday ku lixaadso dumar yidhi legday oo ku jiifsaday lib ka Doonay ba anaa raganimo Maxaa helay gabonimo ayaa dilay aaway geesiyaashii gaarida cisay jiray gaf aduu ku dhoco dumar ama aa lagaasiro ragu waa kagubanjiray gabadh oohinteedana geeribuu ka xigijirey innaalillahi wainnaa ilehiraajucuun
@maimonamohamed82453 күн бұрын
illahey dartii ayaan ku jeclahay xabiibti masha allaah tabaraka llaah
@dhaqaaqaaddhaxashidee2 күн бұрын
Walaal shukran Allaha ku jeclaado!
@umusuyela17922 күн бұрын
Aflagaadada kadaa dadka waliba madaxda
@fadimoabdirahman91253 күн бұрын
Subxana Allah musibo anan yeren aya jirto ilahey hana sama bixiyo gabdhihi wax u sheeg wa lagu daley inte u socodan walahi yaab waye
@SacdiyoMahamed-r6u3 күн бұрын
Laxawla walaaa Quwata ila Bilaahi Ilhay Khatimada Ha Ino hagajiyo Wayoo Musibadii Aya Badatay Xasbunaalaahu wa Nimall wakiiil
@nadifoaliafrah94363 күн бұрын
Walahi gabadhan hada fecebook kasoo arkay gerideda gabar walashed ayaa soo dhigtay nabiha wa gabar an qarabo dhow ehen oo isku guri daganeen hada naxsana oo is dhahayay abayo wac maxa ku dhacay dheh una tacsiyey wlhi hada ayaa kasii naxdin badanahay wlhi waxey ehed gabar dagan oo waliged nin jidka la istagin maxa sababi karo in nin u dirto vedeo wlhi ma amin sani ilahay haw naxaristo walashen 😂😂😂😂😂
@fadumohashi56213 күн бұрын
Mindhaa miskaxda looga jirey waa adag tahay in qof caafimad qabo iska soo tuura
@Imanx6022 күн бұрын
Naciimo Nairobi baa tiri..
@marshalFamily-i7d2 күн бұрын
jarertan folxumada badan wan ku qosla waxay moodaysa in quran lagu rumaysanyaa wa jaahil waxay social media ka arko ama ay ka maqsho bay run moodaya yaabka adun beentan bay run mooday walahi wan ku qosla aqliga jarerta sida nacimo jaahila
@fatumaahmed47182 күн бұрын
You are very wrong.if you hate her speech don't hate how Allah subhana watacallah fishoin her body and face and hair.you are not Allah who disigh her.astafurulaa
@ummsafia48322 күн бұрын
Allah ka baq oo u too bad keen .
@halimaibrahim44712 күн бұрын
Waa ka qararsanthy wey ka aqon badantahy skiing laq
@nimcaaliwaceys84842 күн бұрын
Asc naciimoy imaam ahmed mise daaci ahmed muuqalka uuso dhigay masoo aragty waa tiktok arintas kaso hadal