Dhaqan iyo Dhigaal | Taaariikh Faneedka Cabdiqaadir Xuseen Mayaw "Buunis"

  Рет қаралды 109,314

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Barnaaamijka Dhaqan iyo Dhigaal waxa marti noogu ah Cabdiqaadir Xuseen Buunis anagoo ka waraysan doona Taaariikh Faneedkiisa.

Пікірлер: 227
@Nastexoahmed20
@Nastexoahmed20 2 жыл бұрын
Abdulkadir Hussein.. Mayow Buunis Adeer Aabo Cumar Nuur cabdulle Sida u Jecleyd adneh Alle Haku Jeclado aamin yarabi ADUN iyo Akhiro Alle Haku Dembi dhaafo👑👑👋waku Salamaya Ader Cimriga Alle Haku dheereyo
@Nastexoahmed20
@Nastexoahmed20 2 жыл бұрын
Omar Serbiya Brother adiga neh waad Ku mahadsan Tahay sida Uxasuusisay Ader sxbkisa👋👋👑👑wana Ku Salamay
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 Жыл бұрын
ilyaaz cumar nuur cabdule wan ku salamaya shp qali anigaba wan jeclan laha inan arko cumar nuure alle ayaan qorine sorry
@hayatgemini2915
@hayatgemini2915 2 жыл бұрын
This interview completed the knowledge I needed from this legend, Miste Buunis. Which I found him a month ago in this same channel. The man has a swag, style and plus a voice. I would definitely attend a concert is anywhere in North America,if he ever holds one. Even though I never attended any Somali concert before.
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
Indeed. He is legend
@hayatgemini2915
@hayatgemini2915 2 жыл бұрын
Somewhat😊, But the important thing is I find him now and I am so in love his music....
@Ahmedsaid-lg9op
@Ahmedsaid-lg9op 2 жыл бұрын
@@hayatgemini2915 thank you for sharing your feeling, he is legend, attractive , sweet voice and I like his golden voice
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
Totally, I love all his songs . Glad he is back
@zilloverhapep1163
@zilloverhapep1163 2 жыл бұрын
QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 2 жыл бұрын
Meesha maxaa diin keenay ma masjid baa wth?
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Scw scw Scw Scw Scw Scw Scw ♥️♥️♥️♥️
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على ســيدنا محمّد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 ай бұрын
Scw scw scw
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 2 жыл бұрын
Buunis waa fanaan wayn oo indhowayd la waayay legend❤
@kingofhero4072
@kingofhero4072 2 жыл бұрын
Fanaanka Xero qoxiti aya iskula nooleyn in bdn waa argi jiray Codkisa waa darondoori aad ba halkan ugu slama fanaanka codka mcn
@barkhadmuuse-rc6fc
@barkhadmuuse-rc6fc Жыл бұрын
الفنان عبدالقادر حسين مايو، فنان معروف غنية عن تعريف، He is definitely talented singer, he is my neighbors in new hargeisa
@deeqoowdalnuurshe879
@deeqoowdalnuurshe879 2 жыл бұрын
GURI GAAJO WAA LAGA GUURAA, GACAL BEENA, WAA LAGA GOOSTAA... WELCOME HOME USTAAD BUUNIS, XASUUS HORE IYO NATIONAL THEATER.
@suadali303
@suadali303 2 жыл бұрын
He is very legend was back 1999 when he was performing my sister’s wedding in Hargeysa along with my legend casein AUN Faysal Cumer Mushteg. At that night I remembered very well Bunis like yesterday. I am hoping for him long life insha Allah. And well come back to Hargeysa Somaliland.
@idil2431
@idil2431 2 жыл бұрын
Astaan tv wuxuu uqalmaa tv ka qaranka somaliyeed haday noqoto barnaamujyada , musasalada keep going 👍👍👍👍👍
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 2 жыл бұрын
xaqiiiq
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 2 жыл бұрын
Qaranka soomaaliyeed xaguu joogaa ma qaran soomaaliyeed baa jira
@taliyeseewa36
@taliyeseewa36 2 жыл бұрын
@aragsan marka ma TV qaran baa musasal laga so deynaa 🤣🤣🤣🤣 war kuwan sax ku haya iyagane ma caruurbaa
@mohamedhusseen8427
@mohamedhusseen8427 Жыл бұрын
Heesta Gariiree, Alla, Alla Gariiree, Marka Cadey ku baashaali jiray, Xasuus aa galay caawo
@adengims3501
@adengims3501 2 жыл бұрын
Tout mes respects Abdoulkader Houssein Buunis un chanteur vraiment qui à un voix magnifique Allah Yahfidak Abdoulkader à nous aussi Amine
@adengims3501
@adengims3501 2 жыл бұрын
Abdoulkader Houssein Buunis j'espère que tu viendras à Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 on va t'accueillir de tout cœur Buunis ✌️✌️✌️
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Axdi iyo Arrin aan La ogeyn-Riwaayad ❤️. Nood (musical node): Libaaxyada Maaweeliska Banaadir: Guri gaajo ah waa laga guuraa, gacal beena waa la gooyaa: Ibni Aadan is waayey, arrin baa kala geysey: Cabdisalaam Jiimi(2)-musician; Laxameyste: Kooxdii Dur-Dur: Ciise Daahir Qaasim (Head); Yuusuf (Aleeli)-guitarist & accordionist. Sahra Dawo (band musician). Durdur band (Abako band). Mashaqaan galaye, muslimow sideen uga moodaaye? -Maxamed Jumucow (Abwaan). Sharaxii la tumayey, sheekaa ka danbeysey (Riwaayad); Runaa reerka u roon (Riwaayad). Godobtii Boosniya 2002❤️ Anunbaa samaha wadey (Abwaan Xasan Qowdhan) 2000😢 Afmareer😍 Baakad Sigaara gidaarrada ku dhammee 🔥 🚬 Yaa u wanqaley waqtiga?🔥❤️ Muqdishooy ayaan daran (hees)😢 Abaal daran (CabdiTahliil & Buunis) Halow (hees): waxaan hibanayaa weli halkii aan ku kalaniyo habeenkii Isniintii-Haloow Halooooow🔥❤️ Anigu kaa aarsan maayee Ilaah baan talada saartey❤️ Qalinkaan kudhufashadii meelaha xiisaha i geliyey❤️😍
@abdishakuurnour1419
@abdishakuurnour1419 2 жыл бұрын
Masha. Allh walal alle hku deesto❤
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
@@abdishakuurnour1419 aamiin walaale❤️
@sid-omarmohamed616
@sid-omarmohamed616 2 жыл бұрын
@@GalowGobiye sxb heesta guri gaajo iyo riwaayada ibni aadam iswaayey abwaankeeda iyo mu'alifkeeda waa 1qof waana Abwaan Mohamed Ahmed zoo Allah caafiyo wuu yara xanuunsan yahay
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
@@sid-omarmohamed616 mahadcelin saaxiib❤️
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme 2 жыл бұрын
Omar Serbia, a prolific collector of Qaraami songs. He did a tremendous job and sacrificed his life for the collection of gold aged Somali Songs. Hats off bro. Bunis, a talented singer who has combined both Benadiri and other Somali artists which brings together most Somalis. Art is laughter and joy, keep us smile.😆 Qaraami Lover.
@somnews6954
@somnews6954 2 жыл бұрын
Seerbiya aad ayaan kuugu mahad celinayaaa qaabka taariikhiga ah ee aad dadka waraysiga uga qaadid very old time ayaad maskaxdeena kusoo celisaa by color ayaad u waraysataa…iyo dada aad jirto iyo waliba qarniga aad ka waraysanayso oo aad u kala fog…niyow thank you noolow 🙏
@muniitaofficial5101
@muniitaofficial5101 2 жыл бұрын
Al afanan Buunis Idobiyan Wada Joogney jaarban Ahayn Waa Qof Aad Uwanagsan Illhy Amarkisa Xamar Baan Imi Xafada Bondheerena waan Deganahay
@enzoamore1201
@enzoamore1201 2 жыл бұрын
Marka hore aad ban ugu farxay heerka uu garay iyo aragtidiisaba inan dib u arko mudo aad u dher kadib in kasto aanan kulmin waligeena balse waxan aad ugu xumaaday ino inkiray eheladiisa mida ugu daran ayaa ah in uu aabihi ku tilmaamay ino dhintay ba isagoo wali xanun la tacalaya magalada muqdisho😰 sub xanallah🙆🏽‍♂️.
@somnews6954
@somnews6954 2 жыл бұрын
Goobe miyuu dhintey oh ilaahay ha u naxariisto ….nin aad u jeclaa ayuu ahaa oo Musica cajiib ku ahaa rabi ha u naxariisto aamiin
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Astaan Tv Waad Da'daasheen Walee Masha-allah
@mxaajiabaabina1089
@mxaajiabaabina1089 2 жыл бұрын
Alfanaanul kabiir cabdiqaadir mayoow buunis cimri dheer iyo caafimaad alle ha ku siiyo Much love from USA 🙏🙏🙏
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Rabi Cimriga caafimad ha ugu Daro ustaad buunis ❤️❤️❤️
@hayatomar5763
@hayatomar5763 2 жыл бұрын
Bunise Waxaan ku Xasuusta Tiyatarak heesti Gariree ooh Waywaayo 😍
@suadali303
@suadali303 2 жыл бұрын
Cumer Sebiya you did great job with this interview as always. Thank you about it!
@abdikarindhibis158
@abdikarindhibis158 2 жыл бұрын
Masha allaah Very sweet voice buunis
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 2 жыл бұрын
Buunis is one of my favorite singer a live
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 Жыл бұрын
Muu indha beelay. Fananka❤❤❤❤
@abdirahmanhazazi7677
@abdirahmanhazazi7677 2 жыл бұрын
Buunis shaqsi Tariikh leh waaye fankana muda ku dhex jiray🥰
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Mansha allaah , buuniz waa fanaan cajiib ah , oo hibo u leh fanka.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Buunis fanaan jira,
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Caweyska dalmar yes waa fanaan jira mafahantay
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
MR ABDULKHADIIR HISEEN MAYOW BUUNIS WA LEGEND XASUUS HEESTII GARIIRI ALE GARIIRE GULOOW ILAHOOW
@Abasmohamud
@Abasmohamud 2 жыл бұрын
C/qaadir mayoow buunis waa Fanaan qiimo badan
@macab6141
@macab6141 2 жыл бұрын
He is very funny. Like how he is keeping his privacy. Love Buunis
@mohamohamed5692
@mohamohamed5692 2 жыл бұрын
CUMAR SERBIA ALLE HAKU SHARFO. Aqoonta aad Fanka u leedahay iyo da’daada isku dhawa. Waa ku mahadsan tahay Soo noolaynta Fanka iyo Taarikhdiisaba. Ma jiro qof wariye ah oo Fanka sidaa u yaqaan marka laga reebo AUN Axmed xasan Cowke iyo Idiris Cigaal.
@saidhalane9567
@saidhalane9567 2 жыл бұрын
Thank you omar Serbia barnaamijka fanka iyo suganta
@farxanmuse653
@farxanmuse653 2 жыл бұрын
The legendary somali singer Bunis
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Wallaahey kolleyba-halhays😍❤️
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Masha allah Cumar Seerbiya🙏🙏🙏♥️♥️♥️
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 жыл бұрын
Fanaano waa fanadii hore heeso qiima leh ayaa lahaayeen
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 5 ай бұрын
Ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u daayo. Ninkani waana laxamiiste wayn dadku aad uma yaqaane. Heesta abaabul qabiil baan unjecelahay heesihiisa.
@roblehkadarabdi8435
@roblehkadarabdi8435 2 жыл бұрын
Astaaan thanks wlh aad baad u mahadsantihiin ❤️❤️❤️ Jupaa i hadhey pleas 🥺🥺
@zupermax3710
@zupermax3710 2 жыл бұрын
Cabdiqadir xuseen mayaw legend
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
1992 qaxii laga soo qaxay muqdisho ayaan ku arkay dirrdhabe oo aan marar badan wada fadhiisanay anigoo markaa qurbaha ka imid wakhtigaasaa iigu dambeesay
@hamzaaideed9950
@hamzaaideed9950 4 ай бұрын
Ninku muu indho layhay?
@hamzegaraadali135
@hamzegaraadali135 2 жыл бұрын
Ilaahay haku soo hadeeyo inta cimrigaaga kadhiman, khatar baad kusugantahay. Nolosha fankuna qiimo maleh
@mohamohamed5692
@mohamohamed5692 2 жыл бұрын
Walaal Somalida Gaalada ayaa Heeshaha Somaliga ah dhagaysta oo Afkooda ku faanaya marka Sucuudiga u guur oo Nashiidooyin Xalaasha ah laga dhagaysto😁 ama Isqarxi aad janada hore ka gashide,maadama Carabtu idinku soo shubtay Heesaha Soomalida wa lagu gaaloobaa. Laakiin meeshaan Fanka Soomalida lagu falanqaynaayo maxa kasoo doontay ma Munaafaq baa tahay? Kkkkk Cawaano Af aan Suugaan lahayn Af maahan Afsomaliguna Afafka Ilaahay ayuu ka mid yahay qofkii Dhaqankiisa iyo Afkiisa hormariyaa Hanuuun uma baahna Diina kama bixin Gaalna maaha.
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 2 жыл бұрын
Munaafaqada iska daa adigu orod halka aad isaga ugu baaqayso ku eekaw ninka fankiisii iyo suugaan tiisii ayuu horumariyee
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 ай бұрын
Fanku dhib ma qabo waa wax fiican oo banaan,been baa laguugu sheekeeyay.
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
Maasha Allah hobol ixtiraam mudan
@Dr.Wiseman
@Dr.Wiseman 2 жыл бұрын
Oh my goodness, Abdikadir Hussien Mayow deserved to be resettled either to the USA, Canada or UK where he would have his career blossom. Unfortunately, he was denied that opportunity by the host countries or perhaps people around the UNHCR office. I am sure had he been in Kenya all those years he wasted in Eritrea and Ethiopia Abdikadir Bunis would now have been resettled either Australia, the USA, Canada or the United Kingdom only because he is a genuine vocalist and legend of Somali musician. He is a skilled migrant who did not worth living in a refugee camp for such an indefinite period. Certainly, I am moved by watching this program. May Allah SW give him better than he merits.
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
He deserves the best
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
He deserves to be resettled His home with respect and Financial support and peace. Wishing to him and his family All the best he is Legend.
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 2 жыл бұрын
Maansha Allah Alfanaan Cabdiqadir Buunis Iyo Wariye Aan Jaclahay Xafidukalah Runtii Waa Wareesi Qiimo Iyo Dhigaal Leh
@hanamahamed4622
@hanamahamed4622 2 жыл бұрын
Waan taageeraa buunis heesta rubada godan iyo wadnaha ayaan jecelay eed barmijkii hargeysa aad dhawaan aad ku qabatay aad ku qaaday waa ax yaa fanaan
@abdalla165
@abdalla165 2 жыл бұрын
Buunis waa fanaaan weyn
@user-rp8kg9xo7j
@user-rp8kg9xo7j 17 күн бұрын
Waw fananka waa reer bondheere
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
. mashallah c qadir mayow bonis lafa hore
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 жыл бұрын
Legend Abdulkadir Hessen Mayow Bunis Codkiisa Caadi maahan
@abdulkadirmohamed8614
@abdulkadirmohamed8614 2 жыл бұрын
Cabdirisaaq Akhiro waxuu joogaa muqdisho.
@Za07Editz
@Za07Editz 2 жыл бұрын
Abdiqaadir Xuseen mayow buunis oo mudo dheer kadib ka soo muuqday masraxyadda suugaanta Abdiqaadir xuseen mayow buunis Waa madaalihii hore ee kooxdii Dur-Dur ee ka dhisnayd Dalka jabuuti Markii dambana Addis Ababa Ethiopia
@seanlion2580
@seanlion2580 2 жыл бұрын
Reer boondheere is muujiya!
@Burco.
@Burco. 2 жыл бұрын
Waan Sugaayay Taarikhda Fanaanka
@aminayassinehussein8123
@aminayassinehussein8123 2 жыл бұрын
Waxaan ka codsanayaa Abdi qadir Hussein Buunis inuu markale nooga sheekeeyo jacaylka dhabta ah ii ku Saab Adan heesta Boosniya iyo heesta Anigaa samaha waday inshalah waana codsi haduu awoodo, waad mahadsan tahay.
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Amina owlad jacayl ayaa tahay tariikhda waa haysa isoo qabo marka uu ka sheekaynaayo
@shukriali7215
@shukriali7215 2 жыл бұрын
Buunis fanaan sare thanks
@Xamarbile1
@Xamarbile1 2 жыл бұрын
1969 dhashey 1970 meeyadii kirishbooy aan ahaaa. 1983 full fanaan. Ahaaaaaa. Isku Shoow duub 50 jir ayaa ahay 2022 😇😇😇😇
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
52 jir miya?
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@halimoa4348 haa wllo waa 52jir imiko
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 8 ай бұрын
Maxim qalbigeyga ku jirey baad qortey ,raga ayaaba gabdhaha kaga daran da,dannes centure
@zupermax3710
@zupermax3710 2 жыл бұрын
Wooow woow waxaasa cod
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 2 жыл бұрын
Ustaad Cumar Ali Xassan Seerbiya mahad sanid io al fanaan Buunis✋
@suadali303
@suadali303 2 жыл бұрын
Buunis well come back to Somaliland. Is your second home
@idirizfaracade534
@idirizfaracade534 2 жыл бұрын
Al Fanaan Abdiqaadir Buunis
@guleedfarah806
@guleedfarah806 2 жыл бұрын
Agasimaha wabarahada was iloobay
@asharif5506
@asharif5506 2 жыл бұрын
Boqorka Banaadiriga🌺😇🌹👏💐🥰
@abdiqanimohamedyusuf8490
@abdiqanimohamedyusuf8490 2 жыл бұрын
Waaw edeb iyo xiishodee
@abdirahmancolhaye1710
@abdirahmancolhaye1710 2 жыл бұрын
Waan taageeraa lkin wxan ilaabey UGA baryayaa inuu alle Soo hadeeyo
@kalilrage8873
@kalilrage8873 2 жыл бұрын
Abdirazaq aakhiro was perfoming that time maşallah Haa haa haa
@sehamshafi8397
@sehamshafi8397 2 жыл бұрын
Masha Allah al fanaan Xussen mayo buunis lakiin rawydii Inna Adam iswaayay Arina kal geeysay abwaanka laahaa waa abwaan muumimyoow
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 жыл бұрын
Seham shafi qatar ayaa tahay hadaad ba soo xasuustay abwaan MUUMIN YOO allah u naxariisto iyo riwaayadii FAL XAASID IYO FAQIIR WAX HELAY,, dadkii hore ayaa tahay waan ku salaamayaa
@sehamshafi8397
@sehamshafi8397 2 жыл бұрын
ahmed sagaaf qater ayaa tahay hadaba soo xasuusatay FAL XASID iyo Faqiir wax HELAY dadkii hore tahay .Lakiin waliga riwayad magalin sideey,ila Tahay🤣🤣
@sid-omarmohamed616
@sid-omarmohamed616 2 жыл бұрын
Heesta gariiray iyo riwaayada ibna aadam iswaayey waxaa leh abawaan Mohamed Ahmed zoo
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💓💗
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Fanaan qaliya respect
@gulsanosman4570
@gulsanosman4570 2 жыл бұрын
Sifacan ayey umuuqata Astaan TV. Bunnisna Masoo heshey horta.
@sahalade4245
@sahalade4245 2 жыл бұрын
Legend bunis
@axmed3975
@axmed3975 2 жыл бұрын
Asc sxb maxaa isu dhibee boondheere daasad iyo weeye la oran jiray
@yuusufzoo143yuusufzoo7
@yuusufzoo143yuusufzoo7 2 жыл бұрын
Abbe maxamed ahmed soo
@Tube_Hadid
@Tube_Hadid 2 жыл бұрын
The year 2000 we used to live in New Hargeisa and buunis was our neighbor he used to married a women called October.
@garaskampala8674
@garaskampala8674 2 жыл бұрын
Alle ha ku dayo waxa tageeri jiraay ninkaas ila anigo yar aadna wan u xiseeyn jiraay
@alcabqari5713
@alcabqari5713 2 жыл бұрын
Legend.
@sumayocabdi
@sumayocabdi 2 жыл бұрын
Wow
@duudaxshaam2109
@duudaxshaam2109 2 жыл бұрын
masha allaha
@Amalyasin
@Amalyasin 2 жыл бұрын
Goobta fanaa ka weyn laguwareysanayo ma studio suuqa xolaha kuyalaa???? Wamaxey sawaxanka iyo hoonka? Soundproof sameya
@lungedulug7302
@lungedulug7302 2 жыл бұрын
Fanaan dhameystiran buunis fanka soomaalida baal dahab buu ku leeyahay.
@cabdulfataxofficial2937
@cabdulfataxofficial2937 2 жыл бұрын
Legend
@haddimaxamad3061
@haddimaxamad3061 2 жыл бұрын
codsi astaan tv fadlan 6 hesood oo kale oo kuwi adka qabateen ahayn amaba hesaha kale ee uu qaday mar labaad ka qabta waa codsi bulshadana waydiiya siday u rabaan buunis alaha cafimadka ku siyaadsho
@umushayma58
@umushayma58 2 жыл бұрын
Aniguna wan rabaa
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 2 жыл бұрын
Ninkan aniga camoolo ayaan u aqaanay alle ha soo hadeeyo
@ahmedmire5074
@ahmedmire5074 Жыл бұрын
Asc.Sabriye, Wan kuugu mahadnaqayaa sidda aad isugu xilqaantay dib U xasuusinta fanka iyo fanaaniinta, Waana barnaamij dhaxal gala, Ku dadaal siddaad u soo ban dhigi laheeyd markastaba, Mahadsanid
@mahamedismail1037
@mahamedismail1037 2 жыл бұрын
Wariyaha waan saluugay doqonka
@user-cl7xs9gv8m
@user-cl7xs9gv8m 2 ай бұрын
Cumar nuur Abdallah Diinsoor
@NourAhmed-17
@NourAhmed-17 2 жыл бұрын
Bunis Muqdisho Ha Imaado Heesihii banaadiriga ahaa hanosoo cusbooneysiiyo
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 2 жыл бұрын
Buunis Fanaan Codka Dahabiga leh Guuleyso
@vizasoman
@vizasoman 2 жыл бұрын
Indoraab badan ayaa ku jira taariikhda Bunis kow waxa uu yiri waxaan dhashay 1969kii 70tameeyadiinaa fan kayga ayaan bilaabay shineemo hooyooyinka ma jirto. 1983 waa ruwayadiisii koowaad asagoo 14 jir ah marka mala dhihi karnaa da'diisa waxbaa ka qaldan
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 2 жыл бұрын
Maya Wlalal intaa Waa Laga Soo Galay fanka Wax ka Qaldan Malaha Sxb
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Ubixii kacaanka fanka waxay ku soo geli jireen da’ aad u yar, qaar baa xitaa Waaberi la jiibin jiray. 53 sano ayaa 1969kii laga joogaa maanta oo ah 5/2/2022.
@abdibasirmohamed9650
@abdibasirmohamed9650 2 жыл бұрын
Shineemo Macalin Jaamac ayaa la oran jirey yacni dhismaha ayaa la yiraahdaa Guriga hooyooyinka.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@abdibasirmohamed9650 Waan aqaan. Kama fogeyn Farmashiye Seddex Xiddigood.
@suhaybinacabdi9821
@suhaybinacabdi9821 2 жыл бұрын
woow
@halimaomer625
@halimaomer625 Жыл бұрын
Wariye wareysiga xiisahiisa waxa xumeynaya borogaramkaku furan inaad ka xirtey aheyd heeso iyo buuq ba gadaal uga furan plz ka xir...
@abdilaahiahmed1887
@abdilaahiahmed1887 2 жыл бұрын
Jacaylkiisa uu laga guursaday ayuu ugu heesay godobta boosniya
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 2 жыл бұрын
Waaaaaaw
@blackqueen204
@blackqueen204 2 жыл бұрын
Abti qaxootigi sheedh-dheer Ado jooga Aniga soo dhoofay Wali meesha joogtay ku maleenyey
@mohamedali2132
@mohamedali2132 2 жыл бұрын
Ree sheed-dheer Waxan ka dhex radinayay comment ga qof camp kii sheed dheer ka imid oo ila aqoon sada fanan ka Mashallah.
@maryan1282
@maryan1282 2 жыл бұрын
Wa la yaqanaaa sheeddheer camp
@mxm273
@mxm273 2 жыл бұрын
Ma run baa inuu ahaa mu'adin eedaama, oo jacayl dartii fanka ugu soo biiray. Arinkaa yaa maqalay sidayda
@yusufdiriye3918
@yusufdiriye3918 Жыл бұрын
Waaaw
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 жыл бұрын
alfanaan buunis waawenka waaye abdulqadir mayow buunis masha allah wuxuu ahaa beri samaadkii sharmo boy ga muqdiisho nooso baxay berizamaadkii
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Chiha🔥❤️
@sulekhanuur3035
@sulekhanuur3035 2 жыл бұрын
2008 aya igu danbaysay adis Ababa
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 12 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee,  Leyla Cabdullaahi
31:37
Dhaqan iyo Dhigaal, Taariikho Faneed- Nagiib Axmed Xaashi
1:01:57
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 32 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 12 МЛН