Waraysi Abwaan Yuusuf Maxamed Muumin (Yuusuf Yare) Waxa waraystay Cumar Seerbiya

  Рет қаралды 51,567

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@mahdiyaelmi3693
@mahdiyaelmi3693 Ай бұрын
abwaan yuusuf maxamed mu'min ma ahan nin sahlan dadkuma iskuma yaqaanaan asaga iyo ruwaayadihiisa iyo heesihiisa asagoo aad u da'yar ayuu saaxada fanka ka soo dhalaalay waxaan filayaa hadaanan qaldanayn in uu sweden ku noolaa👍👌
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 жыл бұрын
@ cumaroow,, HEESTA aad Ku duubtay bilawga BARNAAMIJKA,, hidiidiiyow, hidii,,, WAAN KA HELAY WAANA,, DOOKH WANAAGSAN TAHAY RUNTII,, 👍👍👍
@mhassan0163
@mhassan0163 8 ай бұрын
Masha Allah, abwaanka caawa iigu horreysa balse heesihiisa iyo ruwaayadda waan aqaannay, waa nin culus oo miisaan leh, waa dadka dalku ka burburay, cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajeynaya
@maxamuudmaxamad7773
@maxamuudmaxamad7773 Жыл бұрын
Maasha allaah abwaanka iyo wareystaha
@yuuyu114
@yuuyu114 6 жыл бұрын
Yuusuf Maxamed wsxan ku Xasuustaa Ruwaayaddii Yaa u wanqalay Waqtiga
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Жыл бұрын
Asc yuusuf mohamed muumin waxaan ka wada baxnay farjano hoose dhexe kismaayo Yusuf wuxuu ahaa arday weligii jeclaa Suugaanta
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Abwaan aad u caqli badan
@ismailmoalim2159
@ismailmoalim2159 6 жыл бұрын
Cumar seerbiyo waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad barnaamijka u daadihiso
@abdulrahmanmohamed6802
@abdulrahmanmohamed6802 4 жыл бұрын
Abwaanku u cod ekaa CAbdiwali Gaaskii Puntland haystay.
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 4 жыл бұрын
Abdulrahman Mohamed , waxaad tahay nin fiiro dheer. hadii la inaga qaran lahaa muuqiisa oo codkiisa oo kaliya la inawrydiin lahaa, waxa ka wada odhan lahaa waa Cabdiwali gaas.
@mohamudhajjihassan4749
@mohamudhajjihassan4749 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waad sheegtay
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Жыл бұрын
Abwaanku wuxuu ku dhashay u dhashay Degmada hamaamme
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Ай бұрын
Degmada jammaamebwaa nin dir ah
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 6 жыл бұрын
Mahadnsd wll Cumar Seerbiya
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Waxa abwaanku geeraar ku sheegaayo waa jiifto. Riwaayadaha soomaalida weligeed geeraar kuma jiro. Heesaha iyo jilayaasha maansadoodu mar kasta waa jiifto.
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 3 ай бұрын
Anaa kugu raacsan taas geerarka ma fahansan dadku hab dhiciisa
@mulkiabdulle1568
@mulkiabdulle1568 7 ай бұрын
Yusuf waxaan ku awaa ey kismYo qooqani
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Waa abwaan fiican ruwayada yaa u wal qalay wakhtiga waa lala dhisay oo aad looga caawiyay maadaama uu yaraa aadna u jeclaa waxa uu qabanaayo nasiib daro se wakaa murtidii iyo suugaantii umada ee gabaygu ugu sareeyay ka dhigay wax basiida dunidanana dhamaan murtidooda gabay ayaa ugu sareeya ruwaayadu ma dhib yara laakiin waa wax lagula qaybsado lagaa caawiyo inta badan xasan xaji cabdilahi xasan ganay ayaa laga caawiyaa dhismaha laxanka isku duba ridka qurxinta qoslinta iyo marmar heesaha maskiin
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Жыл бұрын
Dadka comments soo qorayo Qaar baa reer Baadiyo Ah. War luqada Waa soomaali Lahjada waa wax La Baran Karo.hadaad dhegeeysatid fanaanka Saalax Qaasin Heesaha Uu Qaado waa heeso Qaraami Oo lahjad Adag Asagana Waa Carab. Marka Maxaad Oran Lahaydeen?
@kaban1245
@kaban1245 6 жыл бұрын
wariye ma ii tilmaami kartaa cid aan ka barto kabanka ama cuudka
@zackariyaahmed124
@zackariyaahmed124 6 жыл бұрын
Kaban 12 aniga ayaa ku barayo
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
@@zackariyaahmed124 Xageed kubaraysa malagayaaba inaan anigu kaaga macalinsanahay aaladaas
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@sahalcali4196 Kabanka ayaan ubaahanahay aniga
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 6 жыл бұрын
YUUSUF YARE WAA MARKII IIGU HORREYSAY EE AN ARKO WAANSE MAQLAY WAREYSI UU BBC SIIYAY YAA U WAN QALAY WAQTIGA,,,, SU'AAL LA WEYDIIYAY WAQTIGAS WAXAY AHEYD SIDEY KUUGU SUURTO GASHAY ADOO KU DHASHAY JAMAAME INAD ADEGSATO EREYO SOMALI AH OO AAD U ADAG OO AN LAGU ISTICMAALIN GOBOLLADA AD KU BARBAARTAY,, CUMAR SEERBIYA MAHAD SANID
@kaban1245
@kaban1245 6 жыл бұрын
zxp sakariye markaa halkeed joogtaa
@suldanmuuse9370
@suldanmuuse9370 Жыл бұрын
Abwaan qiima badan oo si hufan u sharaxay sida riwaayadaha loo sama yn jirey iyo cumar serbiya waraysi farshaxamaysan
@sirkaysarhassan1008
@sirkaysarhassan1008 3 жыл бұрын
Ninkani abwaan ma aha mala madax weeynaha ilahay ha uu naxariiste ayay isu cid ahayeen af somaliga aya ku dirqiya
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 2 жыл бұрын
Doqon ba tahay adi Abwaan riwaayahiisa aya caan yihin ayaad u gafeysaa
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Жыл бұрын
Abwaan Yusuf Ruwaayad yaa u wan qalay waqtiga waxaa maqley waxaa la dhisey Nin La Oran jirey Faaraxw godey Oo Reer Jamaame Ahaa
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Nin jamaame ku dhashay iyo abwaanimo kala dheer seerbiya naga daa ciyaarta
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 3 жыл бұрын
CUNSURI AAN BIYO IS MARIN AYAA TAHAY Lkn Waa cudur kuu gaar ah
@abdisalaan1457
@abdisalaan1457 3 жыл бұрын
Saaxiib cunsuriyad ma ahan, ee dhugo lahjadda uu ku hadlaayo kan abwaanka sheeganaayaa oo barbar dhig lahjadda ay ruwaayaddu ku samaysantahey, iyo kalmadaha (vocabulary-ga ku dhex jira) Waxa kuu soo bixi karta xittaa in aanu fikrad kaba heeysan suugaantan uu dhaqaalaha ka raadinaayo
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 2 жыл бұрын
@@abdisalaan1457 . Adeeer allaah haku caafiyo, xaasidnimo iyo naxli ayaa laabtaada jiifee. Suugaanta iyo lahjada qofku meeshuu ku dhashay maxa iska galay. Hibada Suugaanta meel walba wa laga helaa. Ma qabiiil gaar ah baa leh Suugaanta Waxa aduuunka soomaali ooga hartay waa wada xaasidnimadaas iyo qurun iyo bakhti
@khaderawalehabdi8334
@khaderawalehabdi8334 12 күн бұрын
Warya af-soomaaliga ma adiga aya lee dadka soomaalida oo dhan aya ka dheexeya soomaali standard aya laa dhaha marka suugaanta, qoraalka iyo warbaahinta laa joogo.
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
Ninkan maxamed cadow kii aljezeera u shaqayn jiray u ekaa
@fadumoboru5557
@fadumoboru5557 5 жыл бұрын
Xasan yare you are are the best old memory waa abwaanada ugu caansan geyiga soomaaliya yaa inaader salaan qaaliya waa cabdi burco
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
😂😂😂 Waa runtaa. Wuu u eg yahay.
@yaaskashaati3957
@yaaskashaati3957 5 жыл бұрын
ruwayadahan xage laga hela
@cabdiraxmanyasin8115
@cabdiraxmanyasin8115 4 жыл бұрын
ASC SIDA RUNTA AH WAXAAN NASIIB U YEESHAY INAAN DAAWADO RIWAAYADDA YAA U WAN QALEY WAKHTIGA HABEENKII U HOREYSEY OO LA DHIGO RIWAAYADAN AYAAN NASIIB U YEESHEY INAAN DAAWADO TIGIDKA LAGU GALAYEY WAXAAN GOOSTEY SUBAXNIMADII HORE WAXAAN KU XUSUUSTAA RIWAAYADAN 1987 LA DHIGEY WAXAA ILA DAAWATEY JACEYLKEYGA OO MANSHA ALLAH H OO HADEER AH XAASKEYGA CARUURTA II DHASHEY OO IMINKA MEEL AANU KU WADA NOOLNAHAY MASHA ALLAH CATUURTEEN WAA KOREEN OO HADEER WAXAAN NOQONEY AWOOWE IYO AYEEYO SI GAADH AH WAXAAN U SALAAMAYAA ABWAANKA RIWAAYADDA SAMEEYEY MR YUUSUF CABDI MUUMIN IUO WARIYAHA BARNAAMIJKAN DAADIHINAYA MR CUMAR ZERBIA IYO DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED NABAADIINO
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 4 жыл бұрын
@@cabdiraxmanyasin8115 ma sha Allah xasuus meel dheer taabanayso so xasuustay
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 73 М.
Waraysi Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento)
42:48
Goobjoog
Рет қаралды 162 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 5 МЛН
Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf
21:30
Mattaanaha
Рет қаралды 64 М.
Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Cumar Seerbiya
48:28
Waraysi Mullaxan Xasan Gareyt  By  Cumar Seerbiya
26:25
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 24 М.
Wareysi Abwaan sameeyay heesaha ugu caansan Barre Fidow Leento
56:54
Journalist Alasow Tube Videos
Рет қаралды 30 М.
Barnaamijka Sawrac | Yuusuf Shaacir | Astaan | 2021
48:34
Astaan
Рет қаралды 21 М.
BARNAAMIJKA WAAYO ARAG GENERAL GALAAL QEBTA 3AAD
42:50
Goobjoog
Рет қаралды 61 М.
Sooyaalka fanka Soomaaliyeed Abwaan Yuusuf ShaacirI Qaybta 1AAD
27:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 17 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН