Dhaqan ka mid ah dhaqamada ay tahay in aynu la dagaalano, dareemada dadkana aynu ku dhaawici karno.

  Рет қаралды 3,170

Nazreen zallah

Nazreen zallah

Күн бұрын

Hadal cadaantu waa odhashada ama dhihida hadal aan maskaxda la soo marinin laakiin la caadifad yidhaahdo.
Wax-yaalaha inta badana keena waxa ka mida qofka oo mishkiladi haysato garana la. sidii uu uga bixi lahaa iyo sidii uu xal ugu heli lahaa ama sidii uu ula dhaqmi lahaa miduun.
Dhibaatada nafsiyadeeda ee haysata darteed waxa ay adeegsadaan erayo aanay umeel dayin oo aan caqligu si fiican u soo shaandhaynin, waxaanay la raadsadaan dad-yawga ay u arkaan in ay xitaa ku xad-gudubkooda kaga gar helayaan oo ay ku kalsoon yihiin in aanay u jawaabi doonin.
Waxay dad-yawgani nafis ku dareemaan erayada qalooca ee ay dadka kula dhacaan, waana mid kamida wax-yaalaha ay xaqiiqooyinka noloshooda kaga baxsadaan kuna nafisaan.
Qofka hal mar ama dhawr mar wayka dhici kartaa laakiin dadyawga caadaystey ee cudur daarkana bulshada kaga helay ayuu video gani abaarayaa, waana dhaqan xun oo ay tahay inuu qofku hadii uu isku og-yahay sidii uu u joojin lahaa falawgeed qabto.
Dad badan baan arkay oo dhaqamo xun xun leh misana caado xun oo uu leeyahay lagu dadayo inta xun ee uu leeyahay. Ceeb maaha in aad dhaqan xun leedahay laakiin waxa ceebaa in adoo og aanad wali rabin in qaybtaada xun aad wali waxka badasho.

Пікірлер: 10
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed 7 ай бұрын
Waxaan Wllshay Ama Inantan Ku Xidhanahay In Ka Yar 3 Bilood, 3daa Biloodna Noloshaydii Qoyska Ama Xaasku Way Is Badashay, Noloshaydii Ama Habdhaqan kaygii shaqadu wuu is badalay Alxamdulilah Alxamdulilah Walaal Waad Mahadsan Tahay Alle Abaalkaaga Ja o Haka Dhigo🎉❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 7 ай бұрын
Gurigaaga, guurkaaga iyo noloshaadaba ilaahay hakuu barakeeyo aad baad u mahadsantahay wlaalo🙏
@mukhtaarabdirahmanali4205
@mukhtaarabdirahmanali4205 7 ай бұрын
Manta iigu kaa horaysa ee wall keep going
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 7 ай бұрын
❤nasriin thanks wllo ilahy haka abaal mariyo sidad wax noo bartio dadka aan ku daydaaad ka mid tahay
@umalkhayrxuseen4296
@umalkhayrxuseen4296 7 ай бұрын
Manzhallah quruxdeydiih nazreen ❤
@user-sl5cs5gt7z
@user-sl5cs5gt7z 7 ай бұрын
Mashaallah waxa tahay qof aan ku daydo apyo❤😊
@nuurdaalacay8990
@nuurdaalacay8990 7 ай бұрын
Khayr ilaahay haku siiyo waxa aad ka hadasho iyo qaabka aad uga hadasho intuba waa xikmad ilaahay ku siiyay oon wllhi cid kaala midi jirin qaaarbadan baan ka wadaagay videogaagan oo dhaqankaa leh ilaahayna wax haku garadsiiyo Mahadsanid.
@mudanyusuf7923
@mudanyusuf7923 7 ай бұрын
لا اله الا الله
@nazreenzallah
@nazreenzallah 7 ай бұрын
Jasakallah wllo❤
@UbaxmowlidBorrow
@UbaxmowlidBorrow 5 ай бұрын
Abayo intee joogtaa
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 18 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
SIDEE BAAD NOLASHAADI WAX OGA BADALI KARTAA
20:07
Minhaj Shariff
Рет қаралды 3,7 М.
EPO10: Way kuu hagaagaysaa ilaahay idamkiisa| Xasuusin iyo xasiloni.
13:00
Arabic Conversation with Yemeni | Advance
51:20
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 86 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 18 МЛН