Ep15| Garaadka caadifada| ‎الذكاء العاطفي | xirfada fahamka naftaada iyo nafaha dadka kugu xeeran.

  Рет қаралды 10,612

Nazreen zallah

Nazreen zallah

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 11 ай бұрын
جزاك الله خيرا ❤ 12:25
@NajmaHassan-u9c
@NajmaHassan-u9c Жыл бұрын
Balaaqadu waa wax ilaahay hibadeeda bixiyo mawduuc kaste qeexin kiisa sida ugu fiican ee wax loo fahmo ayaad noo fahansiisaa waliba intayada aan luuqadaha kale garanynin sida carabi iyo ingriisiga jasakallaah wlalo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Mahadsanid wlaalo 🙏🧡🧡
@AliOsman-p6e
@AliOsman-p6e Жыл бұрын
جزاك الله خيرا 😊
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Wa iyaak wlaalo❤
@Bullale6
@Bullale6 Жыл бұрын
masha'allah waad ku mahadsan tahay wallaalo sida fiican ee aad had iyo jeer noola wadaagto waxyaabaha ugu fiican ee ku saabsan xaga Aqoonta, Wacyiga iyo khibradaada nololeedba.
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Mudnid wlal thank u so much 🙏
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@WiilkaHooyoSowdo
@WiilkaHooyoSowdo Жыл бұрын
Mashallah Abaayo Cilmiga Allaha kuu siyaadiyo Muraadkaada Aakhiro iyo midka Adduun Allaha kuu sahlo
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Allahuma ameen yaarab jasakallah jannah wll🙏
@comment1827
@comment1827 11 ай бұрын
Barnamij ad u qimo badan umada somaliyed ad ugu baahan
@kaafiyadhawrsan
@kaafiyadhawrsan 11 ай бұрын
Qiima badane❤
@user-by4wali
@user-by4wali Жыл бұрын
جزاك الله خير أستاذة نسرين صالح
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Wa iyaak wlaalo mahadsanid.
@rahma-mohamed
@rahma-mohamed Жыл бұрын
Jazzakumallah khayran ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Wa iyaak wlalo xafidaka laah🙏♥️
@deeqawasuge
@deeqawasuge Жыл бұрын
Masha allah jazakalaah
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Wa iyaak wlaalo mahadsanid.
@NuuraMahad-w1v
@NuuraMahad-w1v Жыл бұрын
❤❤❤❤جزاك الله الجنه
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Allahuma ameen yaarab adiguna sidoo kale wlal♥️🙏
@ramloaadan
@ramloaadan Жыл бұрын
Thanks my sister ☺️❤
@abdiwalijama1145
@abdiwalijama1145 Жыл бұрын
Manshallah Jazakallah Khayr wlshy
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Wa iyaak wlaalo mahadsanid 🤍🙏
@NoryooseAbdi
@NoryooseAbdi Жыл бұрын
Shukran sister
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Cafwan wlaalo♥️🙏
@riyaaqahmedmahamed4061
@riyaaqahmedmahamed4061 Жыл бұрын
Thank you sister❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Mudnid wlal gacalo🙏🤍
@anisomahamed4039
@anisomahamed4039 Жыл бұрын
Wax badn kaa faaidey thank your abayo ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Jasakallah jannah wlal mudnid❤🙏
@fathahassen2125
@fathahassen2125 Жыл бұрын
Mahsanid huno Qaali ❤🎉
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Mudnid wlaal gacalo🧡🧡
@barwaaqoabokor4808
@barwaaqoabokor4808 11 ай бұрын
mansha Alllah
@ismohassan2914
@ismohassan2914 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah. Aad ban u jeclaystay. Waxaa igu dhaxda in darteemo dadka igu xeeran marka jawigu buleemaqii uu ka noqdo, ana aan ka waayo farxadii iyo raynraytii kadibna aan waydiiyo oon waliba isticmaalo ma okay baa manta? Qofbaa aanu aad sxb u nahay ayaa dhibsaday. Maxaad talo ii haysaa mana aha qof jecel in gudihiisa la ogaado
@muxubofaysal8970
@muxubofaysal8970 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Mudnid wlal❤🙏
@aliliban45
@aliliban45 Жыл бұрын
Jazakalaah sis 🙏
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Wa iyaak wlaal xafidaka laah🙏♥️
@IqlaasIbraahim-mw8wv
@IqlaasIbraahim-mw8wv 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@faatimomohamed5107
@faatimomohamed5107 Жыл бұрын
Tnks wlshda qalida Adneh sido kle kurajeenenaa❤😊
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Mudnid wlalo jasakallah janah🤍🤍
@faraxmohamud-t1f
@faraxmohamud-t1f 10 ай бұрын
❤❤
@AyanOmar-xv6kw
@AyanOmar-xv6kw 14 күн бұрын
Waxaa itabtay amabo an u abahnaa sidaa ilmahaga xarir fican ula yelatid oo ula shekesatid
@nimcomaxamed8146
@nimcomaxamed8146 Жыл бұрын
❤role model no tahy wllo😊
@foosqorane6570
@foosqorane6570 11 ай бұрын
Byo
@rabsholeoffcial7329
@rabsholeoffcial7329 Жыл бұрын
M.a mahad sanid waxan ka mid ah dadka casharadada kuxern mowducyadan waan jeclaa ,garadka cadifiga waxbadan baan kabartaa waana kufaiiday nolasheyda oo dhan waxbadan beey iiqabatay
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Allahuma barik wlal waan ku hambalyaynayaa mar hadii adigoo dhalinyar ah aad mawaadiicdan ka war hayso ilaahay haku xafido mahadsanid.
@abdihaitham8513
@abdihaitham8513 Жыл бұрын
waxan adapted ku ahay procads kagan wll ustd nasarin wan ku seexada wan ku so too saa laba waqti haben kii waqtiga u dambeyo iyo subax dii salada subax markan tuka do wll mhdsn waxa klle ii thy rodel model an ku dayan doona i,a mhdnst ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Waan appreciate garaynayaa wlaalo waankaaga mahad celinayaa dhagaysigaaga xafidaka laah🤍🙏
@amiinboos7632
@amiinboos7632 Жыл бұрын
Maalintaada ka waran? maxaad soo arakatay? maalintaadu siday ahayd? maxaad ka fikirtay?
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Waa su.aalo muhiim ah mahadsanid wll🙏♥️
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
HODAN WALAASHED OO KA SHEEKEYSAY QISADA HODAN & CABDI KARIIN & AXMED KA SHEEKEYSAY
41:00