No video

DHAWAC

  Рет қаралды 25,901

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

6 ай бұрын

#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso

Пікірлер: 93
@XusniCabdulaahi-iz7vb
@XusniCabdulaahi-iz7vb 6 ай бұрын
abawe ilaahey talalo saaro in allaah mid wanaagsan waad helindoontaa oo qalbigaaga qawoojiso mid kale fursad sii abawo waan kuu soo duceeneenaa unsha allaah
@RuwedaMaxamad
@RuwedaMaxamad 6 ай бұрын
Wn kgu xiranahy abwe runtii marka dhageysto qisoyiinkga wlhi jirka idubaxinaayo wan iska ilmeyaa somalida iyaga is xanuunjiyo allaw qalpiyadooda isku fur wanaaga tus qof walba maanta qalpigu ka gubanayaa ya allah abwe adna wad mahsan tahy 🥺🥰
@user-oi6oz4fs5w
@user-oi6oz4fs5w 6 ай бұрын
Walaal is bedel khayt qaba ilaahay haku siiyo si deg deg ah
@fahiimacrisaaq9799
@fahiimacrisaaq9799 6 ай бұрын
ilaahay aabahaa ha u naxariisto aamiin yaarabi 🤲🥺
@NaimaKenyati
@NaimaKenyati 5 ай бұрын
Alle hawnaxaristo aapo iyo aapahypa adinah Alle qalpiga haku adkeeyo wixi wanaag ah ee niyadada kujirana rapi hku fududeeyo ❤❤😢🤲🤲
@maryanruun9716
@maryanruun9716 6 ай бұрын
Masha Allah abowe ❤
@user-nq7vs6qz2t
@user-nq7vs6qz2t 6 ай бұрын
Illaahy wax khyr haku siiyo 😢 kaas oo kale maxan Illaahy waydiiste wlle taladaydu waa ha raja dhigin waayo illaahy dadkiisa kuwo wanaagsan way ku jiraan lkn dad hasiinin qalbiga ilaa aad illaahy u sheegto mahee
@Ibnuahmed678
@Ibnuahmed678 6 ай бұрын
Wllkey go'aan adaG qaadatay wakugu hambelyayna wxa ku arka nin geesi eh oo go'aankisa qaaTey❤insha allah badel khyr qaba inu alle ku keeni doono insha allah
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 6 ай бұрын
Ax wllo waa dhibaato wllo samiir ilahay haku siiyo qof wangsan oo ku jecel wll haa quusan wan dareemaya xanuunka ku hayaayo wllo mustaqbal samyso wllo wax tagay maso noqonayaan eee wllo horee uso dumarow Idina iska daaya rag aaad ku ciyaarysan oo waqtigaa ka lumiinysaan wllo waqtigu waaa qali 😢😢😢😢😢 qof ku jecel hadii haysatoo ilaasho wlo horee usoco haaa quusan piz horee usoco wllo 😢😢😢😢😢
@user-kf3ll8qb4s
@user-kf3ll8qb4s 6 ай бұрын
Masha llah abowe❤❤
@Narurobella
@Narurobella 6 ай бұрын
Ax 😢alle hagu naxaresto 😢😢abe 😢mcn 😢qalbika alle ha gobsiyo 😢powe insha Allah ☝️wan gu so ducenaya powe ❤
@user-jm1ll3hy8g
@user-jm1ll3hy8g 6 ай бұрын
Allah qalbiga hakuu qaboo jiyo gabadhii wanaag san Allah hakuu sahlo dhibaatada aad soo martay iyo xanuunka dheef kugu badasho aamiin 😢
@Xabiibaabuubakar61
@Xabiibaabuubakar61 6 ай бұрын
Allah ha uqaboojo qalbigiisa Waayo sida aan kadareemay Waa shaqsi qalbi wngsn
@fadumocali8883
@fadumocali8883 6 ай бұрын
Jeceyl ilaah ha badsado bini adam jeceylkisa wax tar ma alahan ilaah haka quusan wll mar walbo xasuuso naxarista alle mid wangsan ku ilowdo ku rajeyna wll
@user-cp1lg4jw5s
@user-cp1lg4jw5s 6 ай бұрын
Walhi qiiso xaun badn Abayo ilahayi tala saaro in Allha mid wangsn waad heli doonta oo qalbikaga haku qawojiyo mod kale fursd sii isku day inad sii sid furado kaoe abawo wax laga yba mid kheer ah wangsn inuu ilahayi kugu soo Aadiyo abawo furad sii si slad waalbo ku dceeyso ilaahyi haku saahlo mid xaunka soo martay Aad kaga daweyso mid vaari ilamhga hoyadoda ah diin isku fiicntin ilahhi haku sallo midks abawowe mcn😢😢
@FerrSuhaan-jy1py
@FerrSuhaan-jy1py 6 ай бұрын
Wllky mid wanagsan alle hakusiyo
@Asmamaxamed6453
@Asmamaxamed6453 6 ай бұрын
Alle QaLbiga haku adkeeyo WLl saliga Nabiga badi alle qof wngsan haku siiyo insha allh wad heLi doonta 😢 Qisadu waa mid ah in Lagu wano qaato
@salaxcalimaxamad8190
@salaxcalimaxamad8190 6 ай бұрын
Wll allaha ugu bedelo waxa ka qeer badan 😂😂insha allaha
@Nastexoali9
@Nastexoali9 6 ай бұрын
Ilhey qalbiga haku qaboojiyo Ina hooyo mcn 😢😢😢😢😢😢😢
@user-yg3hk7tc8k
@user-yg3hk7tc8k 5 ай бұрын
Alle.haunaxaristo.abe.mcn.wll.mustaqbal.wnagsana.allaha.kusubiyo..insha.allh.wll.wad.helaysa.hakaqusan..insha.allah.wn.kuso.ducayna
@user-tg2jm4dz4d
@user-tg2jm4dz4d 6 ай бұрын
Allleh ha ku siiyo qof fcn oo ku dawaysa wll xanuun weeyi anpa wn maray lkn alx illahy isku xidh ducadana badi ❤
@ladanyusuf5211
@ladanyusuf5211 6 ай бұрын
Wllkey mid wanaagsan allaha ku siiyo 😢😢😢
@user-ww2fj3nd1v
@user-ww2fj3nd1v 5 ай бұрын
Horey usoci aboowe m❤❤❤❤❤❤❤mansha allah
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 5 ай бұрын
Ax ax ax 😢😢😢😢😢😢 walhi xanun waaaaaaaye subxana allah wll samr ayaad soomujisey walhi alle badal kaqer qabo hakusiiyo iney qer ku ehena waalaga yaba eee ha ujoojin alle waxan kaaga baryaaaaaa midqer badan i.n wll 😊😊😊😊😊💯💯
@user-xx6gi2yn2v
@user-xx6gi2yn2v 6 ай бұрын
Mash Allah may Allah bless you
@Mohamedsalad-jh8vj
@Mohamedsalad-jh8vj 5 ай бұрын
Alow naxaristo walshen luul abid cazis
@sabarinshafici
@sabarinshafici 6 ай бұрын
Aboowe sawarka siwirwaaye eesawar oo mitkale jaanissii❤❤❤
@user-hu2wc7qh3s
@user-hu2wc7qh3s 6 ай бұрын
Keep going Allha tala saaro waad guulysanysaah
@user-hu2wc7qh3s
@user-hu2wc7qh3s 6 ай бұрын
Insh
@user-pu9mj5me4o
@user-pu9mj5me4o 6 ай бұрын
🎉ducada baddi
@shukrishukri7751
@shukrishukri7751 6 ай бұрын
Anigaba 7sano ayaan sugaayay jaceelkeyga marka walba waxaan rabi ka baryaa in aan ilaawo❤❤❤
@user-wf7tm9kt4d
@user-wf7tm9kt4d 6 ай бұрын
Walal ducada badi rabigana talo saro inow ilahey mid qeyr badan kugu badalo ood qof qalbi wanagsan hesho adoomada alle kuwo wanagsana kabuuxo
@Khaduujlbrahim
@Khaduujlbrahim 6 ай бұрын
Alloow toowxidka nawafuji😢
@user-hk1on5xy1t
@user-hk1on5xy1t 6 ай бұрын
M.a allha dhuuro qalbigeesa
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 6 ай бұрын
Ax wlhi waa qiso xanuun badan I.a samirkaga ma qasaari doono wn xubaa Mid ku dhayda ayaad heli bowe wn ku soo ducoynaynaa I.a inuu ilahaye sidaa rabto kuu yeelo Allah aduunkan maxa lawada jooga dadna ayàgoo ku ducaysta habeen io maalin ani kow ka ahay wiil adigoo kale ah ayay helaynin Kuwana intay nasiib u yeeshaan ayay ku ciyaarayaan yaarabi wd uwada jeeda adoomahaga😢😢 Allow ninwalbo siduu rabo uyeeel🤲🤲🥺
@user-ke6vr9lh5g
@user-ke6vr9lh5g 5 ай бұрын
Maskiin illahy ha unaxriisto aabo mcn 😢🤲
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 6 ай бұрын
Music 🎶 Background Ka Daa Walaalo
@maryanosman4076
@maryanosman4076 6 ай бұрын
I know is hard to to trust people but never give u u don’t love her now but try to move on I feel the same but I’m trying one day to move on😢 never give up😢
@iqroAhmed-mx8ky
@iqroAhmed-mx8ky 6 ай бұрын
Walhi waaa wil karti lehhh goankaaa qadty hamblyo abowe hor usoco
@Xilkiis
@Xilkiis 6 ай бұрын
Wll alha ku qalbi dhayo nolaa ficana sameso qof biladama haa u istajina ina kasto adagataya waxa laga yaba mida kaa wanagsan ina hesho
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 6 ай бұрын
M.a gawar wanaagsan ilaahey swt ha kuu sahlo I.a
@user-lx7zn3vh5l
@user-lx7zn3vh5l 6 ай бұрын
Illahiyow mugdiga kabixi oo nur kugubadal wax kheir qabo kusi wlhi wankanaxy wilkan
@fahiimacrisaaq9799
@fahiimacrisaaq9799 6 ай бұрын
ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo wlll 😢
@rinaalabdallaali5064
@rinaalabdallaali5064 6 ай бұрын
iih sido jaceshahy illh ha siiyo wllkey
@user-dt4ny8uf8u
@user-dt4ny8uf8u 6 ай бұрын
Wa marki saddexad oo la i dhaawacayo 1 qof le waaye 3da jeerba ma ana doqon ah ma iyada i fahmi la' waxey ahaataba ugu danbeyn go'aan adag ban ka qaatay anigo jecel hawen dhaman ban ka howl yareestay waxan la daala dhacaya mustaqbalkeyga saan ku dhisi laha 😊
@user-cm5we1lq9e
@user-cm5we1lq9e 6 ай бұрын
Srry wll qalbiga allaha ku qabojiyo kula mid ban ahayd
@user-dt4ny8uf8u
@user-dt4ny8uf8u 6 ай бұрын
@@user-cm5we1lq9e thanks adna sido kle qalbiga allaha ku qabojiyo abyo
@Maria-manka19Manka19
@Maria-manka19Manka19 6 ай бұрын
Walaa qallabiga wanasa allaha kuxifidiyo laki waxaa kushega gadho wanaasa ina ay jiran hakaqusan nolosha wll
@hassanidow9332
@hassanidow9332 6 ай бұрын
❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰
@user-rw3gv4nt4b
@user-rw3gv4nt4b 26 күн бұрын
Badal qerleh ale haku siiyo abwe
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 2 ай бұрын
Talo kusiina saliga nabiga salalahu calayhi wasalam iyo istiqfaarta iyo quraanki aa dhameeneso runtii wee kuu hagaagee wll
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 2 ай бұрын
Illaaheey gbr wngsn oo ku ilaaliso rabi hagu siiyo walaalkeey qaali ah marka hore gbr kafiiri mid ahlu diin ah walaal Illaaheey qalbigaada haga buuxiyo farxad walaalkeey iskaneh guurso kudhihilahaa
@user-oi6oz4fs5w
@user-oi6oz4fs5w 6 ай бұрын
Walaa l ilaahay haka quusan
@calixasan9183
@calixasan9183 5 ай бұрын
Alle ha u naxariisto aapo anigan aapohy waa iga dhintay alle ha unaxarist0
@user-kq9zn6un6c
@user-kq9zn6un6c 6 ай бұрын
Soory wllkey mcn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢💔💔❤️‍🔥❤️‍🔥💔❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💔💔❤️‍🔥❤️‍🔥💔💔💔❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💔❤️‍🔥❤️‍🔥
@user-lt8nk5dq9i
@user-lt8nk5dq9i 6 ай бұрын
Ale qalbiga ha uqawojiyo walahi wa wil dacd ale no sah kas cml😢
@nimcoibraahim2208
@nimcoibraahim2208 6 ай бұрын
Runti wa qiso Xanuun badan , lkn chapter noloshad ka mida ayay ahayd tasi oo hadi dhinaca positive ad ka firiso ad karti iyo sidad noloshad reerkina u hormarin lahayd ka qadatay. Waxad khayr ad umalaysan yaa shar noqon Waxad sharad umalaysan yaa khayr noqon . Be positive through Ask Allah for guidance
@MohamettRastaofficial
@MohamettRastaofficial 6 ай бұрын
Hiigsi keep going sxp❤🎉
@fahiimacrisaaq9799
@fahiimacrisaaq9799 6 ай бұрын
Wll gabdhaha isku mid ma aha ilaahay mid wanaagsan ha kugu hagaajiyo wll😢
@user-xt9vu2jk2y
@user-xt9vu2jk2y 6 ай бұрын
Waan ku tager abowe❤🎉
@user-kf3ll8qb4s
@user-kf3ll8qb4s 6 ай бұрын
Aamiin abowe😢😢😢
@user-ek9go4pp7i
@user-ek9go4pp7i 6 ай бұрын
aamiinyaa rabbi😢😢😢😢😢
@fartumsicid2079
@fartumsicid2079 6 ай бұрын
badal qeyrqaba Allaha kusiiyo Walal key Insha allah
@user-el4vy1ty2n
@user-el4vy1ty2n 5 ай бұрын
❤❤
@user-dj7ci2zt7q
@user-dj7ci2zt7q 2 ай бұрын
Waa hubaaal waxa ah inaad helayso gabdhaha tan ugu wanaagsan ee adigu ialaahay talo saaro wllo❤
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 6 ай бұрын
Waa bilaa cod video wllo😢
@kiinhaji9102
@kiinhaji9102 6 ай бұрын
Allow niyada kuqawoji Omid qer qawo kusahlo wala
@user-lc7rb2rc5s
@user-lc7rb2rc5s 6 ай бұрын
Aamiin
@shukrishukri7751
@shukrishukri7751 6 ай бұрын
Aniga waxaa sameeeyaa in aan aado cimro oo isku xiro alllaha I abuuray
@MaamAlma20
@MaamAlma20 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@HamdiAhmed-ty3od
@HamdiAhmed-ty3od 6 ай бұрын
Apowe please background music naga daay si aan si fcn u fahano qisada
@user-gj6og4ci6h
@user-gj6og4ci6h 6 ай бұрын
Abowe music naga daa
@asmaelmi8401
@asmaelmi8401 6 ай бұрын
Qisoyinkago dhan waa dhaadher yihiin lama dhamaysan karo so gaagabi plz
@abdikadirJamaame
@abdikadirJamaame 6 ай бұрын
😂
@user-gj6og4ci6h
@user-gj6og4ci6h 6 ай бұрын
Wll dadka dhan mawada xumo hdu hal qof kugu xumada wxn tala ahn ku siin laha isku daay mar labad inad jecl sumeysa gbdhad jecelka lasumeyneysana ha ahata gbr xaga diinta add ogu dheer oo diinta baraty wayo qof diinta brty inu ku qayanaya ilma aha wll wxn wa aduun iska sbr
@ahmedmaxamuud9714
@ahmedmaxamuud9714 6 ай бұрын
M,a
@FartuunMaxamed-xp6ri
@FartuunMaxamed-xp6ri 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedMaryam-xq2sk
@AhmedMaryam-xq2sk Ай бұрын
@muhuboabubakr-jg1kz
@muhuboabubakr-jg1kz 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-dj8oi5ec2g
@user-dj8oi5ec2g 6 ай бұрын
Wll music background kasaar
@xamdiamiin8051
@xamdiamiin8051 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@warsanguuled2592
@warsanguuled2592 6 ай бұрын
Habaryar qisadu adiga miyaa mase waa qofkale
@nimcoiftiin8571
@nimcoiftiin8571 3 ай бұрын
Aniga igu aadi walal
@user-ek9go4pp7i
@user-ek9go4pp7i 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@faysaabdirahman296
@faysaabdirahman296 6 ай бұрын
Asc Hooyo waa is laan wayn oo qisoo yinkaaga dawaty ee lambarkaga ma ila wadaagi kartaa
@user-mf4qj7bi7r
@user-mf4qj7bi7r 6 ай бұрын
Sorry😢😢
@nimcoiftiin8571
@nimcoiftiin8571 3 ай бұрын
😢
@user-pb3lo8we3s
@user-pb3lo8we3s 3 ай бұрын
Sorry yaqey wllo qali illahey naxaristisa xakusiyo insha'Allah wad kabogsani donta
@user-qe2rw5dw8n
@user-qe2rw5dw8n 6 ай бұрын
Sorry pwe😢
@warsanguuled2592
@warsanguuled2592 6 ай бұрын
Habaryar waxaa Alle Wayne kanga baryaa in Alle ku siiyo mid ka qeyr badan tii ku rafaadisay mid ku ilowsiiday tii hore
@user-zi1hk5wk2q
@user-zi1hk5wk2q 6 ай бұрын
Sorry aboowe
@BAHAJO
@BAHAJO 6 ай бұрын
Mash allah abowe ❤
@ZakiXamari
@ZakiXamari 4 ай бұрын
Mash Allah above 😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
HABAAR  WAALID #qiso
35:27
HIGSI NO.1
Рет қаралды 19 М.
GUURKII (GEERIDA)  FULL VIDEO
40:05
HIGSI NO.1
Рет қаралды 37 М.
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 27 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 32 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 26 МЛН
QASAARO #qiso
51:25
HIGSI NO.1
Рет қаралды 22 М.
MASEER #qiso
51:06
HIGSI NO.1
Рет қаралды 30 М.
23 July 2024
8:09
Aisha Sayid
Рет қаралды 200
Xaaskii Guusha #qiso
47:27
HIGSI NO.1
Рет қаралды 30 М.
Dumaal  #qiso
56:38
HIGSI NO.1
Рет қаралды 20 М.
JACEYLKII NOLASHEYDA BADALEY
29:45
HIGSI NO.1
Рет қаралды 20 М.
QISADII ( XAAS )
42:50
HIGSI NO.1
Рет қаралды 58 М.
GABAR IYO HAWARYARTEEDA OO HAL NIN ISLA MEHERSADEY #qiso
46:12
HIGSI NO.1
Рет қаралды 18 М.
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 27 МЛН