QASAARO

  Рет қаралды 23,209

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso

Пікірлер: 91
@NaimaKenyati
@NaimaKenyati 6 ай бұрын
Sabra sadkisa hela😢😢lkn zxptinimada iyo gurigaga kala fogee inti karaankaga😢gabar wlpna waa sharafta ninkeeda ee Alle hanaga dhigo kuwi ilaaliya😢😢 insha allaah ❤
@user-ez4ug7ng2u
@user-ez4ug7ng2u 6 ай бұрын
Ax wll illahay haku siiyo gabadh wangsan iyi caruur bariya❤❤❤❤
@user-pq4ot2oz3l
@user-pq4ot2oz3l 6 ай бұрын
Aniga qiso❤Ayanraba ee nankusago❤Lanbarkaaga E sodir❤❤❤
@Qalidibrahin
@Qalidibrahin 5 ай бұрын
Profeylkisa uu ku.qoran.yahy lambarkiisa xaga kala.xariir
@rnoor9763
@rnoor9763 4 ай бұрын
Dhaqaatiirta waa bani'adan jawaabtoodana amawaa sax ama waa qalad laakin ilaahey raxmadiisa lagamaquusto, waxaan kula talinayaa in uu astaqfaarta badiyo marwalba iyo saliga nabiga iyo salaatuleyka inshaa'allaah waa kuliibaanee ee haquusan .Baryada ilaahey muraadkasta ayaa lagu helaa ee adiga dadaal inshaa'allaah guul
@nasrixaaji1592
@nasrixaaji1592 6 ай бұрын
Aboowe Qalbiga ilahy Haku Qaboojiyo Iska sabar ilhy Kuwa sabra wu jeclyhy sabarkodana kuma qasaran wa iska xaal aduuunyo abowe 🥺😢
@leylawarsame-yv3tc
@leylawarsame-yv3tc 6 ай бұрын
Wll waa qiso xanuun badan wallakay Alle qalbiga hakuu qaboojiyo wax ka kheyr badan alle hakugu badalo awlaad saalix ah illaaay hakusooyo😊
@salaxcalimaxamad8190
@salaxcalimaxamad8190 6 ай бұрын
Allaha u Qabojiyo qalbiga walaalkeyega soomaliyede allaha igu bedelo waxa ka qeer badan insha allaha
@rinaalabdallaali5064
@rinaalabdallaali5064 6 ай бұрын
illh ha u qawojeyo qalbegesa illh haku siiyo wax walba oh qalbigaga ku kuro aad ku farireso aad jaceshahy illh haku siiyo wllkey hana ku qawojiyo qalbigaga
@user-xf1ke1ly1f
@user-xf1ke1ly1f 6 ай бұрын
Qofkeeygi mustaqbalkoo nolol caafi maad kuurajeynaa❤
@fadumaali8105
@fadumaali8105 5 ай бұрын
SALUMCALKUM my daer habo ilaahahah aku qaboojiyo qalibigagah 🙏🙏🥰🥰
@Narurobella
@Narurobella 6 ай бұрын
Ax 😢powe sorry 😢 wil wangsan baa thy alle waxan kaa bariya inu bedil kher qawo alle inu gu siyo hadu alle idmo insha Allah ❤alle waxan kabariye xanunka manta daremeset alle inu ga dul qawo powe ❤
@user-xx6gi2yn2v
@user-xx6gi2yn2v 6 ай бұрын
Sister you always remember Allah
@user-xx6gi2yn2v
@user-xx6gi2yn2v 6 ай бұрын
Thanks my brother
@Xabiibaabuubakar61
@Xabiibaabuubakar61 6 ай бұрын
Allow jeceyl dhab ah nawada sii
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 6 ай бұрын
aamiin yaa rabi
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
Qaain buu ahaa xad gudbay iyaduna waa qaaimad weyn
@fadimadahir
@fadimadahir 6 ай бұрын
Abowe illaahey ha ku siiyo gabar wngsn oo saalixad ah io caruur baari ah
@muuseaxmedriirmagaal
@muuseaxmedriirmagaal 6 ай бұрын
Ninkii sabraa Sadkiisa Hela😢😢😢
@user-fr4pw3ep6p
@user-fr4pw3ep6p 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭 Wlhi waa qiso xanun badan,aduunkan wax walba waad ku arki wax walbana wey ka dhacaan 😢ale qof wangsn wiilkas hasiiyo
@Sahrocalinur1243
@Sahrocalinur1243 4 ай бұрын
Ax qisa ku cibru qadasho eh wllhi wiiĺkane ilahey badel qer qaba rabi uku baryayaa😒🥲
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 6 ай бұрын
RunTi waa Qiiso xanuun badan balse wiilkan eey ku dhacaday Qiisadan ilhee waaxan oo Baryaya inn u qalibiga saa u qaboojiyo allaahuma ameen ameen ameen yaa RaBbi
@Zahra-in5jj2qt7d
@Zahra-in5jj2qt7d 6 ай бұрын
Runtii wiilka qisada ku dhacdey waa wiil wanaagsan hadii lacala wiilka sxbkiisa xun hadii asi dhaleenin usheegi lahaa mar hore ayaa gabadha usheegi lahaa waana uureyn lahaa inuu qarsado ayuu ahaa gabadhana waa qaa,imad runtii alla baryi guurso allaah ilmo ku siiyo
@sahraismailyusufismaaciil4428
@sahraismailyusufismaaciil4428 6 ай бұрын
Allaah ayaa bixiya awlaada
@Nittamohamett
@Nittamohamett 2 ай бұрын
Wllahi zxpida qaar waa Cadow lamana sooo dhwaysto❤😢
@FatxicaliXeydar
@FatxicaliXeydar 6 ай бұрын
Runtii waa qiso cajiib ah illahy qalbiyda bin aadmka hakuu beero jecl daacad ah
@hudahumble-hy4ez
@hudahumble-hy4ez 6 ай бұрын
Amien Amien yaa rapi 🤲
@QueenNadia-wg9ki
@QueenNadia-wg9ki 5 ай бұрын
Ax waa qiso aad uxanuunbadan wll ilhy wxan kga baryaa xaas wngsan iyo caruur baariya🤲
@SabrinnHussein-jx5vh
@SabrinnHussein-jx5vh Күн бұрын
Axx😢Sorry Apweh.Allah QalpigaGa haku qabojiyo i.a Badal qeyr qapo allah kusiNa i.a ❤😢
@user-ut2xz7cx6n
@user-ut2xz7cx6n 6 ай бұрын
Runtii waa qiso xanunbtan illahy qalbiydeena haku beero jecl dhab ah
@user-he4jf3oq9z
@user-he4jf3oq9z 5 ай бұрын
Wlhi waa qiso aad uxanuun badan
@sawayoali9907
@sawayoali9907 Ай бұрын
Subhana Allah Nowadays people dont fear Almighty Allah. May Almighty Allah grant us the right path. May Almighty Allah grant your sabir and forgive and forget about a friend byour have did wonderful thing to support that guy but walahi he will pay back thro this life he will never get happy married
@SaacidYare-gq5ry
@SaacidYare-gq5ry 6 ай бұрын
Legends Supper carab
@user-kq9zn6un6c
@user-kq9zn6un6c 6 ай бұрын
Ninkii sabra sadkiisa helo wallhi waruna 🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺😭😭
@fatimaisse4644
@fatimaisse4644 6 ай бұрын
Xaqiiq 😮
@user-he6uz5em3s
@user-he6uz5em3s 6 ай бұрын
Waa wiil fiican m.a
@salaxcalimaxamad8190
@salaxcalimaxamad8190 6 ай бұрын
Subxanalaah
@user-yz6ui1qp8c
@user-yz6ui1qp8c Ай бұрын
Wllo kuwasi wakuwa dhagaxa kudula layidhi inantasina sasay kumacanay sikastaba aad udhaliwaydan inay xalasha io sunada rasulka scwm ixtiramto ninkana wuarki waxa uu kugu sameyay lkn wllo marnaba ilahay hakarajo dhigin gurso oo ilahay talosaro sadcebtoda uasturtay ilahay adna cebo badan ayu kuasturi insha allah sadcebtoda uasturtay ilahay gabadh kujcl oo sharaftada asturtana io carur bariya hakusiyo insha allah
@xamdifffusman5536
@xamdifffusman5536 Ай бұрын
Allaahu akabr
@farhiaarte9409
@farhiaarte9409 6 ай бұрын
Subhanallh😮
@farxiyoMaxamedIbraahim
@farxiyoMaxamedIbraahim 4 ай бұрын
M.a
@farxiyoMaxamedIbraahim
@farxiyoMaxamedIbraahim 4 ай бұрын
Asc
@user-gb7ou1rr7r
@user-gb7ou1rr7r 14 сағат бұрын
Abwe walhi ag dir u ah. In nolsh la wadag wiilka😢
@user-ht6eu2oz1n
@user-ht6eu2oz1n 6 ай бұрын
QISDAAN aniga ayey cashr ii noqoty aduunyo wax aan la.arkenin mlhn waxaad arkesaa qofka dadka kugu dhwaa ayaa gdaal katognyan Wllkey qaali samir io iiimn Alha kusiiyo xaqda wuu soo dilaa cidoona wlhi nasab nsab dhlaathy Guuleyso❤❤
@user-oz5wv5cy9l
@user-oz5wv5cy9l 6 ай бұрын
Wd ku mahdsnthy wll sida aad qisada noga shekeyso cashar bey no thy wll wlikana qalbigisa al laahu uqabojiyo❤❤❤😢😢😢
@user-fr4pw3ep6p
@user-fr4pw3ep6p 5 ай бұрын
Haa wll sxbtimadu wey jirtaa dad wangsn oo badan weyjiraan balse si walba ha uwangsandee inaad kala saarto nololahaada
@iqroaliibrahim5464
@iqroaliibrahim5464 5 ай бұрын
😢😢
@BadraMaxamed-ru7cl
@BadraMaxamed-ru7cl 6 ай бұрын
😌😌😌😌😌😌😌😭😭😭😭😭😭
@SaacidYare-gq5ry
@SaacidYare-gq5ry 6 ай бұрын
Under full 😢😢😢😢qiso
@hasnahaji6991
@hasnahaji6991 6 ай бұрын
Asc Mashallah aad baad ugu mahadsan tahay soo gudbinta qisadaan waad mid cajiib ah oo mudan ku waano qaadasho isla markaasina aad u macaan oo sida aad u sheekaysay qalbiga taabanaysa kuuns sheegaysa in ay yartahay qof la aaminaa. Allaha ku daayo walaalo hore I soco.
@nafiiso.cabdulqdir505
@nafiiso.cabdulqdir505 6 ай бұрын
Subxanalaah😢😢
@nashaatabdirahmaan4404
@nashaatabdirahmaan4404 6 ай бұрын
🥰❤
@SalaadoCali-yg1yy
@SalaadoCali-yg1yy 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢soryyy
@user-lt8nk5dq9i
@user-lt8nk5dq9i 6 ай бұрын
Ax ale sabarka haku siyadiyo gawar wanagsan iyo owlat bari ale haku siyo😢
@fatimaisse4644
@fatimaisse4644 6 ай бұрын
Aaamin yarabii 🤲
@QadiijoCadi
@QadiijoCadi 12 күн бұрын
Wukashalen dona tas 😢😢 abowe
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 6 ай бұрын
Wll muslimka godka 2meed lakama qaniino culeeys fudeeyd aya ka dambeeyo Marka dhalmo allaah haayo guurso ha quusan
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 6 ай бұрын
Waaa xaqii😢😢😢😢😢😢
@user-cz3sr3jx1e
@user-cz3sr3jx1e 6 ай бұрын
😢😢😢abowe ha dareemin wa murugaaa .ee ku qanac wax walbo ilahay ayaa kula jiro brother 😢😢😢raali naga noqo hadaa nahay dumarka somaliyed 😢abowe 100%100 naga raali noqo walkey😢
@CabdulaahiYacquub-yx9wl
@CabdulaahiYacquub-yx9wl 4 ай бұрын
Sxb kalaso hiriirane waxan haayya qiso xanuun badan😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@riyanmohamed5614
@riyanmohamed5614 6 ай бұрын
Subhan Allah 😢 so painful 😢
@CaashoCaasho-qc2zq
@CaashoCaasho-qc2zq 2 ай бұрын
Wll ilhy dartiisa qiso Ayan ku haya iisoo qabo sxb qisooyinkada waa la sacado😢😢😢😊
@Higsino.1
@Higsino.1 2 ай бұрын
Walal whatsapp igala soxiriir
@fadumocali8883
@fadumocali8883 6 ай бұрын
Ax wlhi waa xanun wllkey sorry ilaahayow nafteyna danbiga ka ilaali 😢
@FartuunMaxamed-xp6ri
@FartuunMaxamed-xp6ri 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ti3wz5fr9h
@user-ti3wz5fr9h 6 ай бұрын
😢
@hodanmohamed3720
@hodanmohamed3720 6 ай бұрын
Inalilah wa qiso maxdin iyo murugo wayn ilahow umursaha sahal😢
@shamsakhadar9039
@shamsakhadar9039 6 ай бұрын
Subxanalah ilhy kamagan galnay lkn why qisooyinka somalida dhan iskugu wda egyihiin
@sahraismailyusufismaaciil4428
@sahraismailyusufismaaciil4428 6 ай бұрын
Dhaqtar waa biniaadam
@user-uw5eo8tw3d
@user-uw5eo8tw3d 6 ай бұрын
😢😭😭😭😭
@mriya4601
@mriya4601 6 ай бұрын
😢😢😢
@NasriinCali-gi8yz
@NasriinCali-gi8yz 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@nasteexoxaanshi1145
@nasteexoxaanshi1145 6 ай бұрын
Nagaha qaaar iman malaha nacalada 😢
@AntiZandiya
@AntiZandiya 4 ай бұрын
Sxpada qaar sxp la'anaa dhaanto wllhi😢
@user-pu3zm9dh3g
@user-pu3zm9dh3g 6 ай бұрын
Ilahow qalbigeda uqboji😢😢😢
@user-ht6eu2oz1n
@user-ht6eu2oz1n 6 ай бұрын
Amiiiin yaarpiii🤲
@cabdifitaaxnuurxasan9884
@cabdifitaaxnuurxasan9884 6 ай бұрын
Second person AA noqday hore usoco pro
@Dowzoh
@Dowzoh 6 ай бұрын
Waligaa Saxiib Ha Aaaminin Wlhi Anaa Saxib ku Qasaaray😢
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 6 ай бұрын
Qofka xumaanta kugula jira hadhowna uu Kaga baxya😢
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 6 ай бұрын
Absolutely 💯 😢
@hinahinda2285
@hinahinda2285 6 ай бұрын
Wlhi arintan o kle aniga kasigty weliba ninkyga o maqan alxmdulilah dhagar qabe ilahy iga hiiliyy🤲🤲
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 6 ай бұрын
Haddii aad ka badbaaday waa alx
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 6 ай бұрын
Ganadhii halky ku danbysay tolow😢
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 6 ай бұрын
Subxaanallah iska sabar wllkeygiyow waa xaal iska aduunyo badal qeery qawo ilaahey swt hakuu sahlo marna raxmada ilaahey swt haka quusan guurso waxaa laga yaabaa in ilaahey swt wanaagii aad u sameysay badalkeeda oowlaad kugu siiyo I.a waa duceysantahay wllkeygiyow weynaa guul aan kuu rajeynaa I.a
@MaryanxasancumarMaryanxa-pl4xq
@MaryanxasancumarMaryanxa-pl4xq 4 ай бұрын
Sorr
@user-ks3ol1uh8y
@user-ks3ol1uh8y 5 ай бұрын
Sorry 💔 😞 😔 wll😢
@AxmadXuseenxasan
@AxmadXuseenxasan 5 ай бұрын
Abal rux galo pa padan palze rux guda yar
@nimcoabdirahman9973
@nimcoabdirahman9973 6 ай бұрын
Sorry
@hoodoqaali2429
@hoodoqaali2429 6 ай бұрын
Ax wa qiso xanun badan sorry wllkay 😢
@user-zf8jp3sr7b
@user-zf8jp3sr7b 6 ай бұрын
😢😢
@user-fx9mx3ok6d
@user-fx9mx3ok6d 6 ай бұрын
😢
HOOYO XAAS KEEGA MAXAAN KU FURAA #qiso
46:44
HIGSI NO.1
Рет қаралды 19 М.
Garo Qiimaha Xaas Kaaga 2/2 #qiso
40:01
HIGSI NO.1
Рет қаралды 5 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 47 МЛН
Adigo Ari‘ jira ah sided ku gursan karta gabar reer Sheekh Qisa xanun badan
34:00
Hoyga dhacdoyinka dunida
Рет қаралды 3,2 М.
Nin Uwad kiisa Diley sidee nolasha ugu aminaa #qiso
58:38
HIGSI NO.1
Рет қаралды 19 М.
3 Xiriirada 💔 iney burburaan soo dadajisa 《 Filanwaaga》
4:25
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 6 М.
Guurkeygi aan ku Taajirey? || Qiso cajiib ah
45:08
ILEYS
Рет қаралды 30 М.
QOFKA MAANTA KU JECEYL WAA QOFKA BARI AAD RADIN DOONTO #qiso
26:08
HUP SIIMO #qiso
36:33
HIGSI NO.1
Рет қаралды 20 М.
NINKAYGA OO NAAG ILA AROOSAY NIMCA HAYBE IYO SHUKRI
13:30
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 10 М.
NAFTEYDA AYAAN  KA JECLAA PART full
52:38
HIGSI NO.1
Рет қаралды 26 М.
Garo Qiimaha Xaas Kaaga 1/2 #qiso
24:06
HIGSI NO.1
Рет қаралды 7 М.