Dhaxal Mise Kasbasho ! | Caqliga iyo caqli badnida |

  Рет қаралды 124,699

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

Caqli badnida mala iska dhaxlaa mise waa mid la kasbado , hadii aabahay yahay qof dhex dhexaad ah caqli ahaan ama uu yahay mid caqli badan ma noqon karaa aniga qof aad u caqli badan mise arrinku dhaxal shaqo kumalahan
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 575
@AxmedGaraadka
@AxmedGaraadka 2 жыл бұрын
سبحان الله و بحمده و سبحان الله العظيم.
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 жыл бұрын
Mahadsanid xasuusintaada Qurxoon walaal❤🌼 جزاك الله خيرا.
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 2 жыл бұрын
Magaca omar inshaar haduu qiima weyn agtada kaleeyahy is muuji oo like saar 😛😛
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Жыл бұрын
😂😂
@salmanahmed4261
@salmanahmed4261 2 жыл бұрын
سيد الإستغفار. اللهم انت ربي لااله إلا انت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك مااستطعت اعوذبك من شر ماصنعت ابوءلك بنعمتك علي وابوء بذنبي فاغفرلي فإنه لايغفر الذنوب الاانت.
@mustafhusseinmohamed-karim2702
@mustafhusseinmohamed-karim2702 2 жыл бұрын
La iskama indha tiri karo in caqli badnida qar hibo Ilaahay tahay oo lala dhasho hadana sodoo kale Ilaahay awood wuxuu noo siiyey in aan kasban karno caqli badnida. Thank you Ustaad Inehar.
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 2 жыл бұрын
Caqligu waa Cajib 👑❤
@liipaanamin3725
@liipaanamin3725 2 жыл бұрын
Wlhi ANIGA WAAN ISKU ARKEY WAX BARASHO HEER SARE KAMA GAARIN SO THAT WLHI WAXAAN XALIYAA MUSHKILADO BADAN WAX WALIPANA WAA CABIRI KARAA SIDEE U SOCDAAN الحمد لله🤲🏻🤲🏻❤️🖤
@koorakayse4975
@koorakayse4975 2 жыл бұрын
Kkkk maxa cadaynaya
@liipaanamin3725
@liipaanamin3725 2 жыл бұрын
@@koorakayse4975 😊 inaa doqon thy DADKA KALE ARIMAHODA KU MASHQULA aan garanaya tada garo niow !
@mohammedalihashi2626
@mohammedalihashi2626 2 жыл бұрын
Haddaba doqon aya tahy
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 2 жыл бұрын
@@koorakayse4975 😂😂😂😂😂😂Bum.
@abwaangaraneofficial2393
@abwaangaraneofficial2393 2 жыл бұрын
Kkkk. Waa macquul sxb Alle haku barakeyo
@abdikaafiabdullahi7198
@abdikaafiabdullahi7198 2 жыл бұрын
Ustad mhdanid💜🤞
@Maxamed849
@Maxamed849 2 жыл бұрын
Aadbaan u taageera dhiiri galinta IYo sidaad wax noogu soo gudbisid ilaahay hakaa abaal mariyo ❤️
@abdiasisjey7309
@abdiasisjey7309 2 жыл бұрын
Waxaan ku faanaya shaqsiga muqaalkan sameyay soona gudbiyey OMAR INSHAAR inuu somali yahay Guuleyso wlle ✊
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 2 жыл бұрын
I agree Gardner's theory of multiple intelligences
@ismaaciilcabdi6341
@ismaaciilcabdi6341 2 жыл бұрын
Mashaa Allah wlshy buug uuqoray ma iitilmaami kartaa
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 2 жыл бұрын
@@ismaaciilcabdi6341 Frames of Mind buugaas ka aqri
@wll__________kumar_____4682
@wll__________kumar_____4682 2 жыл бұрын
This Why Are you Not Student 🤣
@abdijibarmabdilahi4795
@abdijibarmabdilahi4795 2 жыл бұрын
Possible great idea 🏆
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Illaahay qof walba waxa uu siiyay wax u gaar ah, ✅❤️🙏
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 2 жыл бұрын
Mid kamida dhibaatooyinka haysta aduunka gaar ahaan soomaalida ayaa waxay tahay Rumeesashada waxyaabaha laga arko Social media oo nooc wlba noqon karo qof wngsn qof fanan ah mid caan ah sheekh wariye qof walba waxa uu isku dayaa, the best version of him inuu iska dhigo inta uu social media joogo ama sawir muuqaal io wixii lamida ha gaalyo'ee kadib qofkii miskiinka ahaana wuxuu moodi run waxaana ku dhici niyad jab waxana qasab ah in ugu yaraan qof walba uu ku dhacay dhawr jeer hadaysan aheen maalin wlbo. Mana arag cid si wcn hga hadadhay marka kaga reebo Aadan sahan.
@mokhtar1258
@mokhtar1258 2 жыл бұрын
Sida aan aniga qabo caqliga waa dhowr nuuc lkn intaas oo dhan kahor waxaa sahlayo u dhalasho+ waxbarasho+ adeegsiga maskaxda = caaqil Waayo joog + dhib iyo dheef lakulan + fiiro + fahan = caaqil , xitaa bilaa waxbarasho iyo aqrin buugaag kale iyo qaabab kale ee uu qofka ku noqon karo caaqil sida lasoo barbaaridda ruux caqli bdn ama waayeel wax bdn og Qofka maskaxda fadhido oo aan u dhalan ma noqon karo caaqil xitaa kun sano hadii uu waxbarto
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Mowduuc qiimo sare leh weeyan, MashaAllah, kuwo caqli badan oo barakeysan ilaahy hanagayeelo dhamaanteen
@husseinabdillahi2473
@husseinabdillahi2473 2 жыл бұрын
qofka caqliga leh waa qofka garta ama rumeeya khaaliqii abuuray(sw)...ustaad mahadsanid runtii waxaad ku howlantahy inaan noqono umad horaysa akhiro iyo aduunba.
@kaaba8249
@kaaba8249 2 жыл бұрын
Mawduucyadan jeclaa ayaad soo celisay! shukran walaal qali hore usoco.🥰
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 2 жыл бұрын
Caqligu waa maskaxdan kugu jirta weeya oo aad sida wngsn aad uga shaqayiisoh😍🤐!!!
@mahadmoon2825
@mahadmoon2825 2 жыл бұрын
Mansh allah Cumar inshaar Allah haku xifdiyo Allah haku barakeeyo Akhiro iyo aadunba Waxbadan baad umada somaliyeed 🇸🇴 U fai,deysaye ama aad noo fai,deysaye
@muxsinosman5934
@muxsinosman5934 2 жыл бұрын
duul kaliya aya ugu caqli badan kuwaana nabiga scw aya qeexay ee radi wixii nabigu ku qeexay
@ubeymohamed6119
@ubeymohamed6119 2 жыл бұрын
بارك الله فيك أخي أبو فيصل 🥰
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah Alxamdulilah illaahay Ayaa mahadsan mudan oo wanaagsan shukran cumar
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 2 жыл бұрын
Mowduuc kaloo xiisa leh, muhiimna ah. Mahadsanid walaal Cumar Inshaar
@ahmedipraahim8344
@ahmedipraahim8344 Жыл бұрын
Ustaad allah hakukaraameyo muqaal walba aad soo dhigto waxbadan ayuu igabadalaa
@samiyacumar3575
@samiyacumar3575 2 жыл бұрын
Caruurteena waxan ku dhahnaa doqonyahaw iyo doqnyahay marka hadii caqliga uu san ahayan mid la iska dhaxlo ama caaql hebel uun ugaara maxaa diiday in aan caruurteena asxaabteena is dhiri galino oon usku niraahno mashaa allah hebel aad baad u caqli badantahay si aan unoqono bulsho miirta caqligeeda
@barkhadabdillahi560
@barkhadabdillahi560 2 жыл бұрын
Omar inshar sxb meelaha qaar kuguma raacsani! Tusaale; Waxan aaminsanahay in qofba qofka uu ka aqoonbadanyahay uu kaga haboonyahay Mansabka Siyaasadda, Sababta oo ah; 1. Cilmiguba waa Caqli la biirshay. 2. Qofka Aqoonta leh ee aad u fahamsan Shaqadiisa wuxuu si fudud oo cilmiyaysan uga dhaadhicin karaa dadka ay Shaqo-wadaagta yihiin, Halka Qofka aan Cilmi badan lahayni uu isku dayo in Fakarkiisa iyo Aragtidiisa uu Xoog ku socod siiyo, Waana Sababta inta badan keenta Kelitaliyayaasha. 3. Qofka Shaqadiisa aqoon deeraad ah u lihi wuxuu samayn karaa Qorshe wanaagsan oo uu fahamsiin karaa cidda ay khusayso.
@wacanalas3029
@wacanalas3029 2 жыл бұрын
Msha alllaah mhdsnd ustaad cumar inshaar maalmahaan muuqaaladaadii way naga yar daaheen. Ku mahadsanid saad mar walba noo dhiiri galiso.
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 2 жыл бұрын
Channelkan waa midka iigu fiican ee shaqsiyan aan dhiiri gelin kahelo Shukran wll omar inzhaar
@daawoshow3541
@daawoshow3541 2 жыл бұрын
Waa runtaa sxb marwalba ineeysan wax isbaridaada joogsan waa mit muhiim ah. Mahadsanid sxb omar
@yahyemahamed7766
@yahyemahamed7766 2 жыл бұрын
Half Million Subs coming soon insha allah✌
@parqadshibrahim9799
@parqadshibrahim9799 2 жыл бұрын
Masha allah walaal jira wax mafacalleh noo soo gudbisaa mar walba jasaaka allahu qeyr allah haku xifdiyo
@cabaasshcabdi1864
@cabaasshcabdi1864 2 жыл бұрын
Waxaan la iisheegay in beledweyne ka dhacday in la isku guuriyay laba qof oo waalan waxay dhelwwn labo wiil oo xaafidul quraan ah kaalinta koowaadna ka galay imtixaanka guuud Waxaa ii sheegay qof goob jooge ahaa
@sharmaakemaxamed2026
@sharmaakemaxamed2026 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 2 жыл бұрын
Maashaa alaah waa mawduuc qiima badan جزاك الله خيرا
@mmc1238
@mmc1238 2 жыл бұрын
Maasha allah , mahadsanid ustad, sida noogu faa iideysay, sii wad dhiira galinta dadkaaga .
@ayanlesamaale
@ayanlesamaale 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro aad iyo aad. KZbin-rada ka kaliya ee wax laga faa'iidi karo ayaad ka mid tahay,horay u soco Akhii
@rashediting6172
@rashediting6172 2 жыл бұрын
Masha Allah Omar Hambalyo 500 Coming Soon❤❤❤
@zekeriaabdi5133
@zekeriaabdi5133 2 жыл бұрын
497k coming soon 500k guul ustaad omer
@abdiwahidmohomed1441
@abdiwahidmohomed1441 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا أخي
@queenzalma8989
@queenzalma8989 2 жыл бұрын
Wll aad baa ugu mahadsanthy mawduucyda quruxda badan ee aad noso gudbiso waan kga mahdcelinynaa🙏🙏😘
@hhhhh-ro6bs
@hhhhh-ro6bs 2 жыл бұрын
Shiiq omar allah haku xafido dar alle ayan ku jclhy❤
@farhanabdi7
@farhanabdi7 2 жыл бұрын
Video xisihisa wata wLhi❤️
@karaamo3960
@karaamo3960 2 жыл бұрын
500k coming soon insha allah omer inshar
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 2 жыл бұрын
الهدوء والوحدة اسلوب راقي لا يعلمه اغلب البشر
@hakiim2323
@hakiim2323 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall cumar allh haku barakeeyo Guuleyso abid♥️
@abdulhakinahmedmuktar8362
@abdulhakinahmedmuktar8362 2 жыл бұрын
Allaha Ku Barakeeyo Omar inshar
@cabdifitaaxfitaax4791
@cabdifitaaxfitaax4791 2 жыл бұрын
Masha Allah legend Omar
@hamseabdi2184
@hamseabdi2184 2 жыл бұрын
Mawduuc aad u wanaagsan Masha'Allah, Mahadsanid sxb.
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 2 жыл бұрын
Nolow wll Omar oo Allah ku dhowra addun iyo akhiraba allah haku barakeeyo maskaxdadu cimriga na alle swt haku barakeeyo
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 2 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin barnamijkan aad soo diyaarisey oo aad kaga hadashey caqliga waa isoo jiitey aniga Mahadsanid.
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo omarow Eebe haku xifdiyo
@muuseyare7879
@muuseyare7879 2 жыл бұрын
Omar inshaar keep going ✅💗
@haambeahmed6109
@haambeahmed6109 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran akhii
@CODKADAHSOON9554
@CODKADAHSOON9554 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ustaad, arintaan u danbeeso ee ah, in sharaxaadu cilmiga iyo fahanku uu ku balaarto waan kugu raacsanahay, in badane waan aragnay waxyaabo aan sharaxnay misne sharxaadaas aan isla anagii wax badan ku fahanay. Mahadsanid ustaad.
@DeeqsiFunny
@DeeqsiFunny 2 жыл бұрын
Waqti wacan✌hore usoco guuleyso goor walba❤🙆😇
@weyraxshow4066
@weyraxshow4066 2 жыл бұрын
Allahu Akbar Walhi waa mowduuc aan waxbdan ka fa’iday ilaaahy haku sharfo walal Omar inshaar 🙏
@husseinmohamed5651
@husseinmohamed5651 2 жыл бұрын
Hanadnimada ( intelegence ) wax badan ma taro marka la barbar dhigo Hawlkarka ( hard working ) Dunida koobaad cid caqli badni ku faanta ma jirto e taas badalkeed hardworkernimay ku faanaan Inaad iga caqli badanthy wax badan ma sameyso hadaan kaa hawlkarsanahay Dhalinyarooy hala barto hawlkarnimada / caajis tuurka / iska idha tirka daalka iyo shaqada faraha badan waxbana yaan lagu mashquulon caqli iyo garaad Thanks
@maxamuudaadan8659
@maxamuudaadan8659 2 жыл бұрын
masha Allaah shikh ale haku xiftiyo
@abdirahmanbashar4824
@abdirahmanbashar4824 2 жыл бұрын
cajiib waaye runtii mashallah wall CUMAR INSHAAR
@Tallaab0
@Tallaab0 2 жыл бұрын
Aad ayan ula dhacay mawducan. Wxn ku dari laha tijaabadayda oo ah: waxan fahmi kari waayay waxan fahma marka aan qofkale usharaxo ama qof kale wada falanqaynayno(Discussion).👍🏽👍🏽👍🏽
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 2 жыл бұрын
Fadlan Hadii uu dhiig somalinimo kugu jiro fadlan waxa aan ka codsanyaa in aad chanalkyga so boqato mhsnid❣❣❣
@abdulraxmanmuxumed1501
@abdulraxmanmuxumed1501 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar.
@sahalyassin322
@sahalyassin322 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal Cumar.
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Sida qofkasta oo bani Adam ah uu ugaga duwanyahay, farta sawirka ,fingerprinter ka, ama sawirka isha ,ayuu waxkasta oo kale ugaga duwanyahay💯✅🙏
@kiimoojr3527
@kiimoojr3527 2 жыл бұрын
mahadsanid Ustad Cumar Inshar👏🙏
@obayd4617
@obayd4617 2 жыл бұрын
Kiiimoo lipax waku salamy waa shekhii
@hassannur7269
@hassannur7269 2 жыл бұрын
جزاك الله خير ❤
@abdalle7191
@abdalle7191 2 жыл бұрын
4:50 Ismuujiya ardayda safka dambe Ku hyasto✋🏿😂😂😂
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
Waarya 😂😂😂😂🙆
@nimcosaciid5526
@nimcosaciid5526 2 жыл бұрын
Waa ikan wlhi
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 2 жыл бұрын
Dooni meyno macalinka xisaabta🤣🤣
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 2 жыл бұрын
OMAR FUA,AD JAZAKALLAH USTAAD
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
MashaAllah jazaka Allahu kheyr wlle
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 2 жыл бұрын
Ustaad omar shukran🥰🥰
@Acmk_
@Acmk_ 2 жыл бұрын
You are the best Legend is Always Legend
@canababdi4734
@canababdi4734 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaalo. Omar
@masutparzani6496
@masutparzani6496 2 жыл бұрын
Half million subcribes waxan u maleya in an chanelka leyahay sida an ugu farxsnhy ♥️ Love u pro omar oinshar♥️♥️
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 2 жыл бұрын
Wlhi masha Allah waa muhiim mowduucaan..
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 2 жыл бұрын
Muuqalkan taydiisu 100% wy dhaafty Waxa ka hely cumr sida eray biximaha u adeegsanysid iyo qabaka hadalka iskugu xidh xidhay ilahy caaqliga haku barakeeyo wllky So kle asxaapta inshlh iso booqda wx xumn ah maso gudbiye
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 2 жыл бұрын
Mahadsanid Wll Omar
@weedh-samechannel3609
@weedh-samechannel3609 2 жыл бұрын
Thank u ustaad an ku daree imaamkii waynaa ee Abii xaniifa rabi haka rali noqdee ayaa yiri Akhrinta Taarikhdu waxay gordhisaa garaadka qofka taasi waxay cadeyn u tahay in caqliga la siyaadin karo
@jacksonpro484
@jacksonpro484 2 жыл бұрын
Congroution 500k ustad er
@abdullahiqoslaye7715
@abdullahiqoslaye7715 2 жыл бұрын
Masha alha ustadid alha ku barakeyo bulshada somaliyed wax waxtarleh aya had ijer usojedisa
@kaadheeri33
@kaadheeri33 2 жыл бұрын
Keep going my bro Omar ishar🧡
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 2 жыл бұрын
Mahadsanid. HADRAAWI, wuxuu yidhi Nin sitaba badh baa saaran, Nin ka sii sitaa jooga, Raganimada sooceeda Adigoo Sagaal buuxshey Hal ku seegay baa yaala.
@ridwaan____moha9240
@ridwaan____moha9240 2 жыл бұрын
i can't wait 500k😍🇸🇴❤
@maxamedcusman6100
@maxamedcusman6100 Жыл бұрын
Waa run Wlhi Omar
@Suhayb344
@Suhayb344 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
Waa mowduuc wacan waligey maan arag caqli wax ka waramaya balse haatan helay in iga maqneyd👍👍👍👍mahadsanid inbadan 🥰👍
@fargax2410
@fargax2410 2 жыл бұрын
500k coming soon i.a 💯❤ insha allah ka bdn ku rajeyneyna
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي
@mahamedsalah2620
@mahamedsalah2620 2 жыл бұрын
Alxmd lilah lama aan soo korin hooyo iyo aabo midna lkn 70% nolasha ayaa ibartay wax bdn
@kadernur6861
@kadernur6861 2 жыл бұрын
M.allah runtii ilaahay caqliga iyo maskaxda waa kala duway caqligana inaad wax ku garato ayaa lagu siyay maskaxdana inaad maasho oo wixii wanaagsan aad ku keento ee hirgalaya guulayso omar
@shaadiyahariir7337
@shaadiyahariir7337 2 жыл бұрын
Wall hore u soco Keep going Ayaan ku lewyahay bro🙊🙉🙈
@deepfurniturework7216
@deepfurniturework7216 2 жыл бұрын
Caalin qoraa mufakar islaamiya dr ibraahim alfiqi hadii aad aqriso buugaagtiisan wax aan noqoneysa qof garaad iyo garasho xoogan asxaabta qaaliga ah alle how maxariist drka
@mrhanad6655
@mrhanad6655 2 жыл бұрын
Runtii caqliga dadka waxyaabo Kala duwan soo arkey oo dhib soo marey caqli badan ...dhaxalna wey noqan kartaa ..caqlida badnida waa in aad qiyaaso karto waxyaabo inta aysan dhicin kahor ..iyo in mararka qaar been isku badbaadin xiliyada adag ..Alha
@mohamedabdi5181
@mohamedabdi5181 2 жыл бұрын
Haa cumarow banamijyadaa jeclaa soo bilaawday thanks 💗💗
@mohamed25250
@mohamed25250 2 жыл бұрын
شكرا يا استاذ
@mohameddeck4282
@mohameddeck4282 2 жыл бұрын
Alxmdullilahi wll macan mantaa hormar walipa aan garaay adigaa dhartada ayaa ku garaay qasataan sidaa sharafta leh aad ino dhiri geeliso marwalba alle haku daaye wxaa tahy bashar alle inoo sodiray wll qali🙏🙏🙏🙏
@Had240
@Had240 2 жыл бұрын
Masha allah brother Omar inshar
@dhuuxyuusuf856
@dhuuxyuusuf856 2 жыл бұрын
Shugrn omar inashar
@khadaryare3142
@khadaryare3142 2 жыл бұрын
M.i sxiibkey qaali ah ale haku xafido adoo kale somali alaha ku badsho
@mrnobody3714
@mrnobody3714 2 жыл бұрын
Mansha Allah walal half million ankugu hambalyena as advance
@ElonElon-wq4lc
@ElonElon-wq4lc 2 жыл бұрын
Hadaad kanaa ladan ku xiran tahay Ogaansho iyo ogaalka dunida iyo dadweynaha. Ku xiran thy like
@raageyare681
@raageyare681 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid wllky
@farhan_taffo
@farhan_taffo 2 жыл бұрын
Ustaad wad mahadsanthy
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 81 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 50 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,5 МЛН
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Maxay dadka Caqliga badan u leeyihiin Saaxiibo yar
4:46
HOYLAMP
Рет қаралды 28 М.
Isla Hadalka  | Caqli iyo xikmad mise waali ? |
11:05
OGAANSHO
Рет қаралды 142 М.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 229 М.
WAX KA OGOW DADKA MASKAXDA BADAN SİRTA KA DAMBEYSA
17:02
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 78 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
MY FIRST MECCA 🕋
13:39
Daud Kim
Рет қаралды 4,8 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 81 МЛН