Tesla , Ninkii Dulmanaa ee Wax walba soo Hindisay ! | Caqligii la hilmaamay | Qiso Dheer

  Рет қаралды 208,131

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 348
@fivemin555
@fivemin555 2 жыл бұрын
COD MACAAN + QORSHE + BEST VIDEO EDITTING + DEDAAL = BEST VIDEO QUALITY. OMER INSHAR HAMBALYO
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 2 жыл бұрын
maashaa allaah dheh
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
masha Allah dheh 😍
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
Naag miyaa tahay waaxay cod macaan
@abdiqaniali9225
@abdiqaniali9225 2 жыл бұрын
@@bukharimohamed3828 kkkkkkkk
@thanks.404
@thanks.404 2 жыл бұрын
Macalin keena waxaad mudan tahay in Lagu gudoon siiyo bilado, maashaa allaaah waxaad tahay qof Ku dayasho mudan 😍😘
@tamimi1546
@tamimi1546 2 жыл бұрын
Aqligaga iyo aqoontada allaha ku barakeeyo mahadsanid 👍👍
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 2 жыл бұрын
Insha Allah sanadkan 2022 Muhaajir baan noqon doonaa, hamigayguna waa in aan Europe gaadhay, waddankaygana waan jeclahay, laakiin waan u shaqo tagayaa, cilmi, waayo aragnimo, dhaqaale. Intaas ba waan raadinayaa. I soo duceeya walaalayaal
@Yeyooli1
@Yeyooli1 2 жыл бұрын
Mansha allah sxb isku hami baan nahy allah hakula garap galo Mustqbal wanaagsn iyo guul ban ku rajeynyah
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
Wadankee federal Somalia mise repoblic of Somaliland?
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 2 жыл бұрын
@@Yeyooli1 Insha Allah saaxiib Ilaahey Swt ha inoo fudaydiyo hamigeena
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 2 жыл бұрын
@@bukharimohamed3828 Jamhuuriyada barkaysan baan ka huleelayaa awoowe
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
@@aragwaafi5886 hadaba aan kusiiyo talo 30 jir ah dunidu ma ixtiraamto dadka qaxotiga kusigala schoolka abaarso gal note fiican keen jamacad USA ah helaysaa markaa aqoonta sooguro soono noqo lkn qof tahriibaya ixtiraam badan loomahayo
@maxamedomarabdi9450
@maxamedomarabdi9450 2 жыл бұрын
Anigo mar hore ninkan qisadiisa dhagestay lkn hadana Aan iska jeclahay video Aad soo gudbiso iyo sidaa ufaah faahineso barnamijkaga quruxda badan good teacher
@Hassan-oh4sz
@Hassan-oh4sz 2 жыл бұрын
Aad baad u mahdsantahay beriyahan oo dhan ayaan niyada kugu haayey ustadka muxu taariikhdii iyo juqraafigii u joojiydy ugu danbeyn wad so dhacdey shurkan ❤❤🥰
@mohammedsaiid8553
@mohammedsaiid8553 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@aerof7435
@aerof7435 2 жыл бұрын
Waa mid murugo leh in dadku thomas edison Wada yaqaanaan laakiin ayna aqoon Nicola tesla. Tesla wuxuu ahaa hindisaa wayn Lakin thomas edison wuxuu ahaa tuug wuxuuna xaday waxyaalo badan uu tesla soo saaray si uu udhaho anaa soosaaray. Nicola tesla the legend of invention
@hadalkuanfaca1817
@hadalkuanfaca1817 2 жыл бұрын
Maa Shaa Allah ninka kaliya ee intabadan bulshada dhanka maskaxda ka dhisa ayaa tahay intaan arkay, Maa Shaa Allah.
@saxaneyare3759
@saxaneyare3759 2 жыл бұрын
warqadii ugu dambeysay ee uu u qoray NICOLA TESLA hooyadiis “Tolow aan hadda ku garab joogo hooyo, si aan koob biyo ah kuugu keeno, sannadahan oo dhan oo aan u adeegayey bini’aadmiga waxba iimay keenin cay iyo bahdil mooyaane”.
@mahametabdi975
@mahametabdi975 2 жыл бұрын
Omar inshar my teacher
@daahirabdi4182
@daahirabdi4182 2 жыл бұрын
Masha Allah Jazaakallaahu khayrn Ustaad Omar ku soco waa barnaamij xiiso badan
@ummeshahab
@ummeshahab 2 жыл бұрын
Masha allah alle ha xafida inta KZbin somali an wah ka faido misna wax wanagsan sodayo hora u soco wll mcn الله يحفظك ويحميك يارب
@BARROOFFICIAL
@BARROOFFICIAL 2 жыл бұрын
Asc dhammaan asxaabta kusaliya rasuulkeenna scw🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@ahmadbarafmedi8432
@ahmadbarafmedi8432 2 жыл бұрын
masha allah cumar inshar wankugu xernahay
@abdirisaaqciyow9974
@abdirisaaqciyow9974 2 жыл бұрын
Asc wll cumar iyo dhamaan saxibada ogaansho 🤚🤚
@MohamedAli-pl4jj
@MohamedAli-pl4jj 2 жыл бұрын
Ustaad Omar my Big teacher 🥰🥰
@sahalabdinur902
@sahalabdinur902 2 жыл бұрын
Wnkufrx sanahy walaalo cumar inshaar waa nin inbadan maclumaadkiisa aan radinayay tesla wrbixintana wdku mahdsan tahy it's me sahal from bua'ale
@hooyomcn458
@hooyomcn458 2 жыл бұрын
alle haku barakeeyo
@drfooddentistry3067
@drfooddentistry3067 2 ай бұрын
Cad ceeda,dayaxa iyo hilaca midna qof dhalashadisa iskuma badalan wll alla ino shegay taa 👁️👁️
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 2 жыл бұрын
I love history but I never heard this guy before, thanks for sharing this with us 👍
@orpheus1662
@orpheus1662 2 жыл бұрын
What dud they teach u then
@iskahubi3264
@iskahubi3264 2 жыл бұрын
@@orpheus1662 what did they teach u then? 😂😂😂 Sxb Nikola Tesla qof aan aqoonin miyaad la yaabtay? Aniga qudhayda waan la yaabay lkn waxaa igala sii yaab badnaa naag Masaari ah oo aan daawaday hada kahor oo la weydiiyey Nabiga Islaamka magaciisa sheeg waxay tiri sayidinaa Muusaa Calayhi Salaam waxay aheyd naag reer baadiye ah sxb dadka isku mid ma ahan!
@orpheus1662
@orpheus1662 2 жыл бұрын
@@iskahubi3264 😂😂😂 Haa Wlh sxb qof aan ninkaan aqoon weli ma arkin Subxanallah sxb carabta qaarkood waa dad aad la yaabeysid mararka qaar
@iskahubi3264
@iskahubi3264 2 жыл бұрын
@@orpheus1662 Sxb aduunka intaad joogto waxaad la yaabto waad arkaysaa Aniga waxaa iga soo dhow ereyga yaab la dhaho in uu iga dhamaado 😂😂😂😂
@iskahubi3264
@iskahubi3264 2 жыл бұрын
@@orpheus1662 qof kale inaan la yaabo iska daa ee Aniga ayaa layaab iskugu kay filan casharo badan ayaan nolosha ka bartay wax badan oo aan u haystay inaan ogahay ayaan ogaaday inaan waxba ka ogeyn nolosha dhan ayaa la yaab socda ah waxa aan ugu jeclahay waxa weeye marka aan Aniga isla yaabo!
@blueboy536
@blueboy536 2 жыл бұрын
Ustaad omar guuleyso , greetings from Germany
@maryanmaclin9975
@maryanmaclin9975 2 жыл бұрын
Xariirka dhabta ah waa mida ka dexeyso allah iyo adonkiisa
@AdamIbrahim-zj1dx
@AdamIbrahim-zj1dx 2 жыл бұрын
Ogaalka waa in aad arinka illahay u celisaan oo aad tidhaahdaan ninkan ayaa illah inoogu soo dhiibey tecnoligan
@saedyousf2782
@saedyousf2782 2 жыл бұрын
mahadsanid zhp Omar inshar❤
@abdikadirmohamed7826
@abdikadirmohamed7826 2 жыл бұрын
Macalin cumar✊🏻😍
@kadarmahmud9910
@kadarmahmud9910 2 жыл бұрын
OMAR INSHAAL OUR TEACHER 💪💯
@meaj2750
@meaj2750 2 жыл бұрын
Tesla xirfadle cajiib ah Mhdsanid ustaad👍🏾
@odhaahsamehassen6964
@odhaahsamehassen6964 2 жыл бұрын
OGAANSHO QOFKA KALIYA EE CASHIRO IYO AQOON BADAN AAN KA FAADNEY ALLE HA NOOKA DAAYO BROTHER 🥰❣
@suleekhamohamed2455
@suleekhamohamed2455 2 жыл бұрын
Omar inshaar hore u soco
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 жыл бұрын
إستاد شكرا
@xamsecsalam3666
@xamsecsalam3666 2 жыл бұрын
Mansha allah waan jecelahay barnaamijyada taariikhiga ah .. hore u soco Omar
@cabdidhere
@cabdidhere 2 жыл бұрын
Salama brother Omar inshaar waxbadan ayaad u heeysa bulshada
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 2 жыл бұрын
Machaallah
@saadoali4444
@saadoali4444 2 жыл бұрын
Masha allah wllkey wax badan ayaa ka barty
@beyourself4996
@beyourself4996 2 жыл бұрын
Great fact, thank you for sharing this source!!👏👏👏😎
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 2 жыл бұрын
Ninkaan waa ninka lagu magac daray shirkada TESLA ee so sarta gawarida korontada ku shaqysa iyo dayac gacmeedka uu hogaamiyo (Elon Mask) Hadaladii nikola waxan ka xasusta "Dadka kale taaganta ha lahaadan, se tilmaaTadada aniga iska leh darteedna ayan u halgamay." waxa cajiyb ah ninkan waligi ma guursan >
@dadahobujiss
@dadahobujiss 2 жыл бұрын
“Hadaladii Nikola wxn ka xasuustaa🤔?” Ilama aha inaad nooleed xiligaa si aad u xasuusato wxu yidhi mise wxn “ka maqlay” ayaad jeedaa”?
@xiinfiniin6289
@xiinfiniin6289 2 жыл бұрын
DC iyo AC ayaa loo qaybiyaa waa run ardayda Electrical engineering (EEE) ayaa sfcn u yaqana arimahaan
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Alternative current Iyo direct current physics form three ayaa ku soo qaatay somaliland syllabus
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad.
@shaficiismail2880
@shaficiismail2880 2 жыл бұрын
Macalinkey alle haku xafido
@omargutale3519
@omargutale3519 2 жыл бұрын
Best chanel
@Qisas154
@Qisas154 2 жыл бұрын
Omar our teacher ❤️🙏🏻
@ilyaashassan6735
@ilyaashassan6735 2 жыл бұрын
Masha.allh mahadsanid wll qaali
@aaminasalah806
@aaminasalah806 2 жыл бұрын
Thank you Omar❤💯
@ahmethbithixo391
@ahmethbithixo391 2 жыл бұрын
Keep going ustaad ❤❤❤
@frankdejong6813
@frankdejong6813 2 жыл бұрын
Waa qof ku dayasho mudan inkasta oo aan kaxumahay inuusan dunida wax taran ah ku sameynin yacni wax caruur ah inusan katagin
@cumarxarifka7367
@cumarxarifka7367 2 жыл бұрын
MACALINKEY QAASKA AH MACLIN CUMAR INSHAAR(SAMIGEYGA)
@AMA-qt9jz
@AMA-qt9jz 2 жыл бұрын
Ustadd, I like your history reading.. Khaasatan Islamic history
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Omar jasaa kalaha keep up brother next level 👍 ❤ legend in the building 👍 ❤ 🙏
@waabaricadde
@waabaricadde 2 жыл бұрын
Khayr allaha ku siyo Cumar al inshaar
@AQOONSAAD
@AQOONSAAD 2 жыл бұрын
Msllh waa Muuqaal Waqti badan La galiyey waa kuu mahadcelinaynaa Ustaad Cumar Inshaar
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka walka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@susneko
@susneko 2 жыл бұрын
Ogaansho keep going
@bossbaas6543
@bossbaas6543 2 жыл бұрын
Bogaan ogaansho waxyaabo badan ayaan ka faaiiday wuxuuna igu hagay inaan baaris ku sameeyo waxyaabo badan. Ogaansho❤
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad channel kaagu wuxu kamidyahay kanaaallada aan waxkabarto oo aan ka ahay arday adi iyo kuwa waxyabaha fa'idada leh soo gudbiya aan aaminsanahay inad macalimintayda tihiin aadban kugu mahadcelinaya inoso badi taariikhaha waxlaga qaadankaro noloshadenana waxkaga bedellikaro mustaqbalka
@mustafejamal4975
@mustafejamal4975 2 жыл бұрын
Omar inshaar🌴🌍
@saeedofficial
@saeedofficial 2 жыл бұрын
Cumar inshaar wax badan ayn kaa faaiidny
@hoyga_dunida
@hoyga_dunida 2 жыл бұрын
Mashallah. Omar inshaar
@sadiiqcali1195
@sadiiqcali1195 2 жыл бұрын
Salan sare wa malibanahi lagu libanay thanks bro
@bulshada876
@bulshada876 2 жыл бұрын
Mhadsanid omer Guulayso 💪
@hamseyusuf4635
@hamseyusuf4635 2 жыл бұрын
Asc cumar barnaamijka waxaad noogu dartaa feedhka aduunka
@geeleisse4406
@geeleisse4406 2 жыл бұрын
mahadsanid wll macluumadka qaaliga noo soo gudbisay
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 2 жыл бұрын
Nikola tesla waxa uu ahaa qof wax akriskiisa badanyahay waxaa lasheegaa mararaka qaarkood seddax maalin oo xiriir ah ma seexanjirin. Waxaa lawaydiiyay weight wax majeclaati? Wuxuu kujawaabay may lkn hal shimbir ayaa jecel uqaaday.
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah💯💯❤❤keep going pro😍
@sadiq07
@sadiq07 2 жыл бұрын
m.a mhdsanid macalin
@ismailshorts9600
@ismailshorts9600 2 жыл бұрын
Bishii hore ayaan ka fikiray magacaas , anigoo oga inuu jiray nikola tesla . Thanks omer
@xaajicaamir9703
@xaajicaamir9703 2 жыл бұрын
Waaaaw mowdooc aad u macaan badan
@abdikariimcadib1340
@abdikariimcadib1340 2 жыл бұрын
0:18 raadiyaha uu abaha dhagaysto Alle ha unaxariisto aabo waxaan xasuustay rikoodhkisi
@sackali1464
@sackali1464 2 жыл бұрын
inta jecel ustad omer inshar like ha il dhinac marina ❤💙
@mursaladan7025
@mursaladan7025 2 жыл бұрын
Masha alah mawdhuucan ka hor waxan modi jirey in company gan Taslar uu yahey wax un casrigan cusubi so baxey. In uu magac qof yaheyna haba sheegin, thanks walaal Cumar inshar.
@hanadahmedmohamed1201
@hanadahmedmohamed1201 2 жыл бұрын
Waa kuuxisnay Al ustaadi🙈👌😀
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad🖤
@xaajilacag9776
@xaajilacag9776 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@i_amgool_gooliye4573
@i_amgool_gooliye4573 2 жыл бұрын
Ustaad cumar horta dhulkaas amerika iyo ustareeliya lama soo helin ee horay bay u jireen. Midda kle dadka la leeyahay dhulkaasay soo iktishaafeen oo umaddu u taaqaan hindisayaal wax hindisay aniga agtayda dambiilayaal bay ka yihiin tuugu ah oo ummad dhacay , dilay , boobay. Taariikhdu ma xishooto
@Sahmiye_1
@Sahmiye_1 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay Wll omar
@saidabdulahiabshir6769
@saidabdulahiabshir6769 2 жыл бұрын
M.a ustaad Omar
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Omar ishaar mahadsanid. Warbixin aduunka ah xog miihiima weeye
@abdalleali354
@abdalleali354 2 жыл бұрын
"Dadka kale taaganta ha lahaadaan se timaadada aniga ayaa iskaleh." Nikola Tesla
@hodanjaamac7780
@hodanjaamac7780 2 жыл бұрын
Hadal miisan culus qofki caqli usaaxiba fahmi♥✌
@abdullahiaadam9932
@abdullahiaadam9932 2 жыл бұрын
Hada ayaa niyada kugu haayay 🥰❤
@bestyoungercr7
@bestyoungercr7 2 жыл бұрын
Keep going omar 💙💓
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 2 жыл бұрын
wa nin caqli badnaaa ooo fikradiusi uu hindisay la xaday caqliga waa udhalasho
@synthiawerner8442
@synthiawerner8442 2 жыл бұрын
Masha allah bro wad noofaaidesay allah kufaaideyo
@cabdiqanihassanabdullahi6392
@cabdiqanihassanabdullahi6392 2 жыл бұрын
Masha Allah
@libanabdi5337
@libanabdi5337 2 жыл бұрын
nice topic masha allh
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 2 жыл бұрын
Mashallh ogaansho warbixin faa iido leh baad noo soo gudbisay allaha kaa abaal mariyo
@hawaabdiwarsame851
@hawaabdiwarsame851 2 жыл бұрын
Masha Allah'.
@eusom5405
@eusom5405 2 жыл бұрын
Haduu qof kasta oo somali ah dhexda xidho kana baxo saaxiib isku dhajinta iskuna dayo,fulinta hamigiisa iyo riyadiisa dhabta ah waxa soo bixi lahaa 1000 kumanaan muhandisiine hala,dedaalo
@Misaanka_Culus
@Misaanka_Culus 2 жыл бұрын
You r the best🙏
@hanimahad293
@hanimahad293 2 жыл бұрын
Aduunka kugu jeclahy 3 years wlhi bilahi tàlhi
@abdisalaamhassannor878
@abdisalaamhassannor878 2 жыл бұрын
Dadka wax soo saarka iyo dadaalka badan qisooyinkooda kama daalo wllhi mahadsanid wll Cumar
@sudaysimedia
@sudaysimedia 2 жыл бұрын
Omar inshaar suxufi soodaahay
@Poqorfahad
@Poqorfahad 2 жыл бұрын
Inta nabga jecel is mujiya like igu dhafa ZCW
@xamdiyusuf2178
@xamdiyusuf2178 2 жыл бұрын
السلام عليكم يا أخي عمر انشار حفظه الله
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 2 жыл бұрын
I'm from Ireland and keep going ogaansho
@Hacker2023-lc5hs
@Hacker2023-lc5hs Жыл бұрын
Masha allah walal cumar ishaar soo gudbi qisada nin muslin ah oo meel gaa dhay ❤❤❤❤
@hasandaahir309
@hasandaahir309 2 жыл бұрын
Talo muhiim walaal ka page ka maamula .!! Marka aad ka hadlayso taarikhaha noocan oo kale ah ka reeb wax yaabaha khuraafad ka ah iyo wixii diimaha kale la xidhiidha
@ubex6002
@ubex6002 2 жыл бұрын
Ogaansho😘😘😘
@Easy_way1
@Easy_way1 2 жыл бұрын
Afka Germany Röntgen (Rönjin) bay ugu dhawaaqan X Ray da Ninki Alifay bay ugu magac dareen
@ahmadbarafmedi8432
@ahmadbarafmedi8432 2 жыл бұрын
asc walalaha Somali yed
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 25 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 8 МЛН
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 203 М.
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 25 МЛН