Nafteeda Been ha u sheegin | Buuga ugu Muhiimsan ee Ogaansho | Black Swan .

  Рет қаралды 139,966

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 264
@cabdiRisaaq-r1b
@cabdiRisaaq-r1b Жыл бұрын
Ilaahayoww heshiisii ummada soomaaliyeed 0:37 0:38 😢😢😢😢😢
@Gambol963
@Gambol963 Жыл бұрын
Aamiin
@Wll__mohanza___ibroz
@Wll__mohanza___ibroz 4 ай бұрын
Amiin
@Sheegey-te4oq
@Sheegey-te4oq Жыл бұрын
Kusali nabiga scw
@CabdisamadIbraahim-dn5nq
@CabdisamadIbraahim-dn5nq Жыл бұрын
Scw
@AyaanCabdi-ie4yl
@AyaanCabdi-ie4yl Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@IfraahHussein-hi7zw
@IfraahHussein-hi7zw Жыл бұрын
Omar inshaar allaha ku barakeeyo runtii wax badan ayaan kaa faaiday 3 sano ayaan bartaadaan ku xiranay waan ku xisaabtamaa podcast - yadaada mahadsanid
@abdirasakaliahmed7528
@abdirasakaliahmed7528 Жыл бұрын
Cumar, tani waxa ay ii abuureysaa kansho nololeed, niyad sami inaan ku wajaho qorshe aan moodaayey inaan quus hadda ka taaganahay. Waa muuqaal waqtigiisii yimid.❤🎉
@SomaliNews699
@SomaliNews699 Жыл бұрын
Wll kusali nabiga Scw ❤
@sihammukhtar9679
@sihammukhtar9679 Жыл бұрын
Buug wax badan an kafaiday. Jazakallah Kheyr walalkey Omar
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 Жыл бұрын
Walal buuga PDF miyaad ku haysaa
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Walaahi waqtigaan hadda lugu jiro istaqarada waa muhiim aniga wehel ayey iitahay meeqo nin ayaan ka istiqaarade sidoo kale ganacsiga aan rabey inaan sameeysto xataa waan ka istiqaaran Rabaa Istiqaarad waa dar daaranka kaliye aabahay iga dar daaramey❤❤
@nadiyazakariye3745
@nadiyazakariye3745 Жыл бұрын
Abaayo istikhaaro maxaa loola jeedaa
@cafiifa241
@cafiifa241 Жыл бұрын
​@@nadiyazakariye3745 abaayo KZbin gali sifican ubaar waa salaad latukado mrka arin cusub kuguso wajahdo waa 2 rakacado oo Alle ayad latashaneysaa hadu arinkasi kheir kuyhy waa hele haduu kheir kuu ehena Alle wuku hareer marinayaa
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
@@nadiyazakariye3745 waa salaad istiqaarada wax kasto aad cabsi ka qabtid inaad ku fashilintid waa laga istiqaarada waxaad tukaneesaa laba rakacadood OO istiqaara ah Tusaale waxaad rabtaa inaad ganacsi sameeso waxaadna kabaqeesaa inaad ku fashilinto waxaadna dhaheesaa adoo sijiudsan allow ganacsigaan aan rabo inaan furto haduu qeyr iiyahay iifududey haduu shar yahay rabiyow wax waliba ciribtooda adaa og rabiyo adaa ku tale saartey Salaatul istaqaaro culees ayey kaasaari ganacsigaan haduu shar kuu yahay Haduu qeyr yahayne Alle wuu kuu fududeen Ducada istiqaaradane xusnul Muslim ayaad ka heleysaa
@ruun14
@ruun14 Жыл бұрын
​@@nadiyazakariye3745 wa salaad aad rabigaga ku weydinaysid in waxa aad sameyneysid inay kheyr kuu tahay ama shar kuu tahay
@RadwanFuiaadBarqad
@RadwanFuiaadBarqad Жыл бұрын
​@@nadiyazakariye3745walalo istikhaaro waa duco iyo salaad labo rakcadood ah oo latukado marka uu arin kulasoo gudbonaado sida guur , ganacsi , dhoof IWM , Fadlan youtube kan ku qor ISTIKHAARADA waxad heli sharaxaad badan oo culimadena ah
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
Team ogaansho asalma calykum😮
@OGSOOR
@OGSOOR Жыл бұрын
Wcs sxp
@maryamamohamed3126
@maryamamohamed3126 Жыл бұрын
Wcs
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Жыл бұрын
Wcs❤
@MUSLIM12342
@MUSLIM12342 Жыл бұрын
ALLAH IS THE GREATEST❤❤❤❤
@iqromaxamed7962
@iqromaxamed7962 Жыл бұрын
Wadku mahadsanthy sida wngsan aad nagu soo gudbinayso qeyrka io wnaaga io sida aad noo wacyi galinyso waxn markle ku leyahy jazakallah 🙏❤
@XaliyeAcademy
@XaliyeAcademy Жыл бұрын
Mahadsanid al ustad omar inshar cilmigaada ALLAHA nagu anfaco
@Hiirpalmia
@Hiirpalmia Жыл бұрын
Cumar please inoo sooceli barnaamijkii Jimcaha❤❤❤😊😊
@updihamiid1283
@updihamiid1283 Жыл бұрын
.macalin dalka qatar 🇶🇦 nolosha dhabta ah na tatus❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always ogaansho another's levels 🌹💯📤👍❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliga Qor
@fuaathmohamEthBoos
@fuaathmohamEthBoos Жыл бұрын
after adan sahan 😁
@MUSLIM12342
@MUSLIM12342 Жыл бұрын
ALLAH IS ALRAXMAAN❤❤❤
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
M.a waad ku mahadsantahay buugan run ahaantii way adkaan lahayd ama muday igu qaadan lahayd helid buugan ❤
@khadaryusuf-gb1ig
@khadaryusuf-gb1ig Жыл бұрын
Mahadsanid wll omer
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Xeeldheere, Xeeldheerayaal Dhab, Dhabta (Afsoomaali) (Carabi ) Khabiir ,Khubaro Xaq, Xaqiiq
@Ahmedbukari-123
@Ahmedbukari-123 Жыл бұрын
Cumar aad baa u mahadsantahy soo gudbintaada waxyaabo waxtar inoo leh🙏🏼
@maida-fk7mi
@maida-fk7mi Жыл бұрын
Nabiga Aman siiya wax Haku raadina 😭
@Amatullaah5559
@Amatullaah5559 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا ❤
@ahmetthosseinbashiir5918
@ahmetthosseinbashiir5918 Жыл бұрын
Asc omar inshar fadlan mowduuc kasoodiyari buuga ladhaho ( nafteydiye gacaloy) ❤
@maryamamohamed3126
@maryamamohamed3126 Жыл бұрын
Aqriso waankusoo diriye
@ahmetthosseinbashiir5918
@ahmetthosseinbashiir5918 Жыл бұрын
@@maryamamohamed3126 shukran waan heesta lkn omar inshar markuu aqrinayo baa fcn
@abshirmacalincali4341
@abshirmacalincali4341 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@mohajacelowchanell4931
@mohajacelowchanell4931 5 ай бұрын
Mahaddanid walalkayga omar ishaar allaaah haku sharfo podcast codka ayaa searching dhahay iima soo baxaayo fandhaal podcast markaan qoro mise KZbin ayuu kashaqeeyaa
@HeroBoy27
@HeroBoy27 Жыл бұрын
soo koobis tii iigu faaido badnayd ebid. mahadsanid omar bro
@Rajaumar_k6
@Rajaumar_k6 Жыл бұрын
Omar legend
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Cumar Halyeey (Afsoomaali)
@drcabdinaasirsoodaal1293
@drcabdinaasirsoodaal1293 Жыл бұрын
Alllah kadib waxan dhihi karaa ogaansho la,aantiis inta jecel hormarka guusha fahamka waxa ka socdo dunida aan ku nool nahay xalkeena waa loo baqi lahaa dhamaan inta ku xiran ogansho ee noloshooda wax weyn uu ka badalay maclumadka tiro beelka ah xambaarsan shidaalkii aan ku dhaqaaqi laheyn aan u mahad celino wllkeen dadaalkiisa
@CabdiraxmaanCumar-e7d
@CabdiraxmaanCumar-e7d 10 ай бұрын
Macalinkeyga nolasha allaah ku xifdiyo
@CumaralqaariIbrhm
@CumaralqaariIbrhm Жыл бұрын
أحببت طريقة جمعك بين الجانب الديني والعملي❤❤❤❤❤
@cumarxakameeye3097
@cumarxakameeye3097 Жыл бұрын
Mahadsanid walalkey Omar inshar❤
@aaminahaseninshaar6580
@aaminahaseninshaar6580 Жыл бұрын
قال الله تعالى( وما أوتيتم من العلم إلا قليلا)
@MohamefAbdullahicumar74
@MohamefAbdullahicumar74 Жыл бұрын
Thank you ustaad
@Maidaxuseen
@Maidaxuseen Жыл бұрын
Omar buuga مكارم الأخلاق so turjum please ❤
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Jazak allhu khayr wlo
@Cr71251
@Cr71251 Жыл бұрын
Jazakallahu khair ustaad😊🎉❤
@maxamedabdi9196
@maxamedabdi9196 Жыл бұрын
Ogaansho waamahadsantahay cilmibadan aakaafaiiystay❤
@jaabirdaauud4746
@jaabirdaauud4746 Жыл бұрын
Inta jaamacad hada bilaabaysa❤
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi Жыл бұрын
Markii ugu horaysay oo aan ugu so hormaro
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid Жыл бұрын
Mash allah mahadsanid Ustaad
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Mundane Salaam aniga oo ixtiraam kuu haya. Balse ma simbiriirixo inay jirto ma mooddaa mar yara muusig marna dumar asturnayn.
@craxmaanmaxamed5607
@craxmaanmaxamed5607 Жыл бұрын
Laascaanood way xorowday dulmigiina way ka baxday alx😊
@AminaAbdi-bf5rh
@AminaAbdi-bf5rh Жыл бұрын
Sababtu wa cilmul qeyb Allah oo kaliya aya og mustaqbalka
@IbraahimKhaliil-rj1ih
@IbraahimKhaliil-rj1ih Жыл бұрын
Mahadsanid zxp good luck
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله يا عمر شكرا لك
@Jackcadnaan2
@Jackcadnaan2 Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🩷💕😊
@khadiijoxuseen5497
@khadiijoxuseen5497 Жыл бұрын
mhdsanid ustaadii🎉❤
@shugrihonestboy7432
@shugrihonestboy7432 Жыл бұрын
Ustaad cumar inshaar hormarka kahadal waligaa
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 Жыл бұрын
Cumar inshaar waa ku wataa sxp sare👍
@ibrahimmaxamuud524
@ibrahimmaxamuud524 Жыл бұрын
Mahadsanid zxb ❤
@ZakariaAbdullahi-g7d
@ZakariaAbdullahi-g7d Жыл бұрын
Hadan fikirkeyga kahadlo aniga ahaan “Hadii ey noqoto inaad xitaa wax qorsheyneysid uqorshee xaqaiqdha muuqata markaas oo ad arkeysid lase wax adhan arkeyn alle utala saaro kaliya qadarka neh aamin inshaallah
@AbdirahinAbdala
@AbdirahinAbdala 6 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@Khurazanyy
@Khurazanyy Жыл бұрын
Asc brother mawaadiicdan buugaagta noosoo badi mawaadiicda shakhsiyada lagu dhiso ❤😊
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 Жыл бұрын
Mahadsanid bro
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
OGAANSHO CHANNEL 👏👏🇸🇴❤️
@qanyaremohamed1397
@qanyaremohamed1397 Жыл бұрын
Buugan run ahaantii aniga waan u bogay ustaad Allah ku amaansado dambigeenanna Allah dhaafo buugaan dhageysigiisa waxaan kadhex arkay daciifnimada Bani aadamka
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
حياكم الله وبياكم وجعل الجنة مثواكم ابو فيصل بيض الله وجهك يا اخونا استاذ عمر محمد انشار
@Miskiinow
@Miskiinow Жыл бұрын
@OGAANSHO asc ustad cumar please nolosha dhabta ah ee Masar kasoo hadal please ❤matahay meel nolosha kufiican 😊😊😊mhadsanid ustad
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Жыл бұрын
Buugaan inaa aqriyo maba ubaahni ileen aniga ayuu iga hadlayaa. Nolosha iyo duruufaha an soo maray ayaa i baray inan waxba rajeyn waxba an sii qiyaasin
@abdirashiidhuseinaxmed8503
@abdirashiidhuseinaxmed8503 Жыл бұрын
Mahadsanid wallal
@ilhaancatuush
@ilhaancatuush Жыл бұрын
Thanks❤❤️🙏
@Aamina-k7b
@Aamina-k7b 8 ай бұрын
Omar inshaar hore usco
@Idiboy32
@Idiboy32 Жыл бұрын
Omar inshaar wan ku salaamey
@Doodo492
@Doodo492 Жыл бұрын
Omar fadlan burjiyada qofka video manooga soo sameyn kartaa adoo sharxaayo aad ugu baahanahey mahadsanid 🫡🫡
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Runti wax bdn bn ka faa'iiday mahadsanid ustaad cumar
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын
Thanks
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
ilaaheey Haku Xafido Bare Cumar iinshaar
@cabdiraxmaancqaadir6127
@cabdiraxmaancqaadir6127 Жыл бұрын
ماشاءالله يازميلي مرحبا بك مليون مبروك وربنا يحفظك ويسعدك ويوفقك ويرزقك من حيث لا يحتسب اللهم امين ❤❤❤
@CabdirizaqYusuf
@CabdirizaqYusuf Жыл бұрын
Waad mahadsantahy ustaad❤❤❤
@Ahmedburco
@Ahmedburco 4 ай бұрын
One million coming soon🎉💯
@laylaabdullahi9911
@laylaabdullahi9911 Жыл бұрын
Waa mowduuc muhiim ah
@MarwoCiise-yr8fc
@MarwoCiise-yr8fc Жыл бұрын
Tnkz wll qaali jasakalah allow no ilaali wllkena sida wanagsan wax nogu so gudbiyo🤲
@ruun14
@ruun14 Жыл бұрын
Allow nolosheyda dhanka guusha i waafaji😊
@MohamedHachi22
@MohamedHachi22 Жыл бұрын
Barnaamijka jimcaha noo soo celi plz wllka 🙏🏼
@n_____7668
@n_____7668 Жыл бұрын
Mashaallah barnamijyda nocan ah inbadn way ianfacen mahdsnid wll
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo Жыл бұрын
Walhi buug muhiima waa mahadaanthy omer inashar
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Жыл бұрын
Legend Macalinka Nolosha ❤❤❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Halyeey Bare (Afsoomaali)
@MubarkAbdi-cb8cz
@MubarkAbdi-cb8cz Жыл бұрын
anaga ka soomaali ahaan ilaahay hana toosiyo
@XasanXaji-s6i
@XasanXaji-s6i Жыл бұрын
Thanks pro
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Mudane Cumar, Taariikhda Hijriga Ku Sheeg Muuqaalladaada Dhexdooda,Dhalinteenii Badankooda Mayaqaanaan Waqtiga Lagu Jiro, Mahadsanid
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Hadal muhiim ah
@sabrinhussein1184
@sabrinhussein1184 Жыл бұрын
Mahadsanid, waxaa u malaysaa xiligii aan u baahnaay in uu imaaday videogaan
@CabdisamadIbraahim-dn5nq
@CabdisamadIbraahim-dn5nq Жыл бұрын
Shp sheer xirfad kama arko video editing iyo web design window 11 pro
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt Жыл бұрын
Omar inshaar Allaha hakubaeakeeyo
@اااتا-و5ي
@اااتا-و5ي Жыл бұрын
وماتدري نفسن ماذا تكسبو غذا اللهم لك الحمد والشكر على نعمة الإسلام
@Silentman896
@Silentman896 Жыл бұрын
Rabbigaa talo saaro horeyna usoco wax dhaama majiraan❤
@anasdayip1454
@anasdayip1454 Жыл бұрын
ما شاءالله
@rudwanyare5826
@rudwanyare5826 Жыл бұрын
Inaa muqaal soo galisay aa wax yar ka hor raadinaaye
@MohamedAhmed-y9v5n
@MohamedAhmed-y9v5n Жыл бұрын
Wll ka so hadal nolosha qadar iyo maceshadeda shaqo maleyahy
@GOAL473
@GOAL473 Жыл бұрын
Omar wxa ruushka ka socda video kasoo diyaari
@caashoaxmed7893
@caashoaxmed7893 10 ай бұрын
Omar enshaar❤
@Abdirahmanmohamedjelanj
@Abdirahmanmohamedjelanj Жыл бұрын
Scw
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 Жыл бұрын
Aad ba umahadsan tahy wll omar🎉❤wx badan waan kaa faaiday😊
@KadidjaAligardeh-r2v
@KadidjaAligardeh-r2v Жыл бұрын
Formidable bravo frere
@KadidjaAligardeh-r2v
@KadidjaAligardeh-r2v Жыл бұрын
Merci mo frere
@mubaarak8025
@mubaarak8025 Жыл бұрын
Wll Somalia maka heli karaa buugaan Mogadishu ban jogahe
@AbdisataarIbraahim
@AbdisataarIbraahim 11 ай бұрын
Alle wll haku sHarpho❤❤❤
@cabdimajiidmohamedxanshi9411
@cabdimajiidmohamedxanshi9411 Жыл бұрын
Waa fikrad cajiib ah Runtii buugta noocaan ah
@CilmihayeUstad-hm6vf
@CilmihayeUstad-hm6vf Жыл бұрын
Alxamdulilah
@abdulkareema041
@abdulkareema041 Жыл бұрын
Cajiib🥰
@rooreaudio
@rooreaudio Жыл бұрын
Aawey website kii
@MohamedAhmed-y9v5n
@MohamedAhmed-y9v5n Жыл бұрын
Wll ka so hadal nolosha qadar iyo maceshaded
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 919 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 29 МЛН
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 255 М.
Maxaa Dhacaayo Hadii aad 30 Maalin Biyo Qabow ku Qabaysato ?
12:48
Che Guivara | Aabaha Kacdoonada | Geesi Mise Shuuci Kaliye .
15:12
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 221 М.
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 229 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН