Dhegay iyo Saalax-Jaandheer Aroos Deeganka Gooxdheere

  Рет қаралды 3,088

Jaceyl indho male

Jaceyl indho male

Күн бұрын

Cayaartan waxaa ay dhacday taariikhdu markay ahayd sanadkii 2013 waxaa ay ka dhacday deegaanka #Gooxdheere oo ku yaala inta u dhaxaysa #ceelbuh iyo #Carmale Kuna dhow magaaladda #Laacdheer.
Cayaartan oo nooceedu yahay Jaandheer waxaa ay u dhaxaysaa laba nin oo lagu Kala magacaabo
1-Saalax
2-Dhegay
labadaba waa Warsangeli, saalax waa nuux yuusuf(Muxumud) Dhegayna waa Caamir waxaana laysugu yimi aroos saalax waxaa uu deeganka dawaco ka soo raacay Geenyo halkaas oo uu Geel ku haystay dhegayna waxaa uu gaari ka soo raacay magaaladda Celbuh.
labadaba waxaa hore u ga dhexeeyeey aanooyin hore sidaad heesta ka arkaysid heesta waxana heesta dhexdhexaad ka ah Caaqil Yuusuf Jaamac iyo Siciid Muuse (Gunad)
#Please_Like_and_Subscribe

Пікірлер: 6
@SS-rp1vs
@SS-rp1vs 22 күн бұрын
Dhegay waa miisaaman yahay isagoo aan cidina afla gaadeyn ayuu meel mariyey
@user-wr1vq7oh5w
@user-wr1vq7oh5w Ай бұрын
Dhegey waa inkaaro caadi ah kk
@SS-rp1vs
@SS-rp1vs 22 күн бұрын
Dhegay gardarada ma yaqaan lkn yarkii akhlaaq ayuu baray
@craxmaanmaxamed639
@craxmaanmaxamed639 24 күн бұрын
Saalax nin La luuq ah waLi ma arag
@SurprisedAirplaneWindow-nt9yy
@SurprisedAirplaneWindow-nt9yy 4 ай бұрын
Www
@user-sb9ct3nz6g
@user-sb9ct3nz6g 4 ай бұрын
Belo ku ciyaadhey
Hees jaandheer ah- dhalan-dhool iyo xasan quulle .
1:39:21
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 38 М.
jaandheer xiiso leh nugaal abwaan guray jamac dhere
48:07
Shaafici Dhaanto🇱🇷
Рет қаралды 6 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 59 МЛН
ciyaar kamida ciyaaraya Somalia waaana jaandheerta gobol sool
46:46
abwaan iidle channel
Рет қаралды 6 М.
qayb ka mid ah gabayadii abwaan nuur dhegay
17:15
Nagaansho media
Рет қаралды 24 М.
NASTEEXO INDHO LAHASHO  2017 HD
5:56
Abukar Mahdi
Рет қаралды 2,9 МЛН
foodcade iyo fooley - cayaar jaandheer qaybtii labaad  #subscribe_like_comment
47:45
aflahar official channel
Рет қаралды 75 М.
9 June 2024
5:52
Faamiisha Tube
Рет қаралды 2 М.
Shankaroon Axmed Sagal & Cabdi Tahliil Warsame Ahun | Heestii Abaabul
8:06
HEESIHII UU QALINLE U QAADAY SAADO CALI WARSAME@bulshadacusub
11:31
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 39 М.
Jaandheer Xiiso badan - hal saac
1:00:35
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 62 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН