Hees jaandheer ah- dhalan-dhool iyo xasan quulle .

  Рет қаралды 38,929

CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL

CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@hamseisse7506
@hamseisse7506 Жыл бұрын
Mansha allaah waa jaandheer cajiib ah rageedii baa is helay
@umomar2743
@umomar2743 Жыл бұрын
markii caano iyo hilib geel lagadhargay ayaa gabdhaha laysku hastaa sidii labo baarqab nin walba wuxuu rabaa inay isaga hobol uqirto digntaa laska dhigyaa fan weeye reer tolkay ale habarkeeyo❤
@user-qm7cw8wm7v
@user-qm7cw8wm7v 8 ай бұрын
Hhhh al ba ta loo dhigay
@umomar2743
@umomar2743 Жыл бұрын
waxaa is helay haboladii dhulbahante ugu waaweenaa mashaa alaah waa rageedii❤❤❤❤
@farahdalmar1099
@farahdalmar1099 Жыл бұрын
Rag culus baa is helay xassan quule iyo dhalan dhool ❤
@CabdiCali-hp8bi
@CabdiCali-hp8bi 11 ай бұрын
Way wacantahay ciyaartu ❤
@garadmohamed
@garadmohamed Жыл бұрын
Sxb abwaan geesod iyo kardhiyee Taas Maad soo dhigtid hadad hysid Taliye
@user-qm2ht3fm1m
@user-qm2ht3fm1m Жыл бұрын
Wa raggu waa nimankii cumar Siciid saleban cawed Iyo walalkii
@mustafecabdi5102
@mustafecabdi5102 Жыл бұрын
Meesha laba qoodh baa ku hardamaya Maxamed apdilaahi jaamac kumagac dheer dhalandhool iyo xasan quule Habeenkaa ragii cayarta kaboodayey Baan kamid ahaa Apwaan dhalandhool curadkii abahay iyo hoyayday Iyo inaderkay marna abtigay xasan Guulaysta Raga looga hadhay jaandheer
@R.R.R.R15
@R.R.R.R15 Жыл бұрын
Inader ciyaartasi Waxay ahayd Soone docmo Sidan maqlay
@user-qm7cw8wm7v
@user-qm7cw8wm7v 8 ай бұрын
Xasan quule yaa weeye sxb
@mustafecabdi5102
@mustafecabdi5102 6 ай бұрын
Jaamac siyaad zxp
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 6 ай бұрын
Thank you a lot
@user-qm2ht3fm1m
@user-qm2ht3fm1m 6 ай бұрын
Alla maxan ku heesay suugaantaas
@afifalizhiek7501
@afifalizhiek7501 Жыл бұрын
Dhalandhalool ninka looga hdhayy jaandheer
@husseinyare2310
@husseinyare2310 Жыл бұрын
Nice one sxb
@Abwaan-Liire
@Abwaan-Liire Жыл бұрын
Dhalan dhool iyo dhib soo dhig sxb
@garadmohamed
@garadmohamed Жыл бұрын
Dhalandhool iyo foodcade Taliye Maad soo qabtid heestas radisid
@SaahoodAli
@SaahoodAli 2 ай бұрын
❤❤❤ ❤❤❤
@farhanxuunshe4414
@farhanxuunshe4414 10 ай бұрын
dhalandhool abdilaahi jamac
@zaxarboy2138
@zaxarboy2138 Жыл бұрын
Raga waa isku ba.baeeen
@user-um3xz6yq9c
@user-um3xz6yq9c Жыл бұрын
Dhalandhool caadi maha sxp heesaha dhalan dhool sogeli midkaad heshaba
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 Ай бұрын
Insha ‘ Allah huuno waan soo galin doonaa.
@farhanxuunshe4414
@farhanxuunshe4414 7 ай бұрын
Abwaan Maxamed abdulahi Jaamac dhalandhool
@mustafecabdi5102
@mustafecabdi5102 Жыл бұрын
Cayaar Bay dhaftay
@IsmahaanCadceed
@IsmahaanCadceed Ай бұрын
Xasan quulle abtigay iyo dhalandhol awowgay
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 Ай бұрын
Afkaaga caana lagu qabay huunno .
@R.R.R.R15
@R.R.R.R15 Жыл бұрын
Habeenka ciyarta Soone docmo bay ahayd Waxadna mooda ninka Xasan quule in jibka laga goynayo marku heesayo
@userAxmedgurey
@userAxmedgurey 9 ай бұрын
dhalandhool io duufaan
@user-tu5do3bg4y
@user-tu5do3bg4y Жыл бұрын
Gadana raacday waxay tahay !!!!
@abdixakiinonkod6896
@abdixakiinonkod6896 10 ай бұрын
🙏🙏🙏
@husseinyare2310
@husseinyare2310 Жыл бұрын
Sxb Nambarkaaga ma isiin kartaa
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 Жыл бұрын
+251944071778. Wakaas Aabo
@cumarmaxamuud5069
@cumarmaxamuud5069 6 ай бұрын
Walee xaqiiqdu waxaytahy dhulbahante waawadamurti lkn abwaanka dhalandhol loogahadh jaandheer iyo luuqwanaag from marqaanwayne
@user-yk1zu4id3q
@user-yk1zu4id3q 6 ай бұрын
Nio jaandheer tan waxbadan baan doonoo caawaan helay Maxay jaandheer tahy ninkii garanayaa garanay👊👊 Dhalandhool (markaan hawd katumi jiray hooyadaaba lama qabin)
@cabdiqaniabdi9967
@cabdiqaniabdi9967 6 ай бұрын
Halkaa ka hay huunno
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 6 ай бұрын
Thank you
@user-tu5do3bg4y
@user-tu5do3bg4y Жыл бұрын
Xasan qulle qabiilkisa???
@axmedbashir
@axmedbashir Жыл бұрын
Js waaye jamacsiyaa
@mustafecabdi5102
@mustafecabdi5102 Жыл бұрын
Waa nin jaamac siyad ah waliba reer kooshin
@mustafecabdi5102
@mustafecabdi5102 Жыл бұрын
Habeenkan habeen baa kasii horeeyey Cayarta waa ladhiliday qabyaalad baa kujirtay Waa habeenka dhalandhool leedahay Wiilyar oo dareemlaayoo duleer kasoodagay Dohdan waan kahelijiray dacay waan kuridijiray Damco waa udhigi jiray
@garadmohamed
@garadmohamed Жыл бұрын
Adigu ma hysa sxb Taa foodcade iyo Adan fooley qabilka isku cayayaan lama dhilidine Mx loo dhiliday nio bahashu markas ayAy xiiso ledahy
@user-zp3pn5dc4g
@user-zp3pn5dc4g 9 ай бұрын
Dhalandhool waa jifadee?
@mustafecabdi5102
@mustafecabdi5102 6 ай бұрын
Qayaad zxp
@mustafecabdi5102
@mustafecabdi5102 Жыл бұрын
Meesha laba qoodh baa ku hardamaya Maxamed apdilaahi jaamac kumagac dheer dhalandhool iyo xasan quule Habeenkaa ragii cayarta kaboodayey Baan kamid ahaa Apwaan dhalandhool curadkii abahay iyo hoyayday Iyo inaderkay marna abtigay xasan Guulaysta Raga looga hadhay jaandheer
Dhegay iyo Saalax-Jaandheer Aroos Deeganka Gooxdheere
45:21
Jaceyl indho male
Рет қаралды 3 М.
Jaandheer Xiiso badan - hal saac
1:00:35
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 62 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 26 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 42 МЛН
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO
30:39
Bartamaha
Рет қаралды 2 МЛН
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 452 М.
WAAYAHA DAANYEERTA| BUUGA OO DHAMESTIRAN.
2:45:08
Diita books
Рет қаралды 2,6 М.
JAANDHEER GOBALKA SOOL by faadhyoon
15:03
Hassan yare
Рет қаралды 476 М.
DEGDEG SHUUTE IYO KIIS NAXDIN LEH, MD XASAN??
26:31
TUBTA WARARKA
Рет қаралды 8 М.
jaandheer foodcade vs aadan folay  fadlan subscribe igu cimamada  #like #subscribe
1:01:17
foodcade iyo fooley - cayaar jaandheer qaybtii labaad  #subscribe_like_comment
47:45
aflahar official channel
Рет қаралды 75 М.