Dhexdhexaadintii Villa Somalia & JL oo fashil qarka u saaran,Jadwal iyo habraac doorasho soo saraysa

  Рет қаралды 12,126

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@mohamedomar610
@mohamedomar610 2 сағат бұрын
GAYLAN 1 SAXAFIYIINTA SOOMAALIYEED❤❤
@Nuurcabdii
@Nuurcabdii 2 сағат бұрын
🥺🥺🥺.🥺🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 2 сағат бұрын
AMadoobe wuxuu wax ku fahmaa Dagaal kaliya
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 2 сағат бұрын
Xassan dhiiqo soo tuu hada kahor diiday qof iyo cod
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 2 сағат бұрын
Xassan dhiiqo wuxu ku fashilmay Dawladnimadii wuxu u jabay Daarood
@Deeq_official
@Deeq_official 37 минут бұрын
Sas caqli maku ledahay
@gureybuule187
@gureybuule187 2 сағат бұрын
Yaaah yaaah heshiiskii waaa Bur buray geelwaaq ayaaa ciidan Laga dajiyay hadda Ahmedna waaa ka baxay heshiiskii
@Adanxasan.isxaaq
@Adanxasan.isxaaq 2 сағат бұрын
War filisatiin kisoohadal
@Adanxasan.isxaaq
@Adanxasan.isxaaq 2 сағат бұрын
Mey filisatiin
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Сағат бұрын
JUBALAND HAWIYE MA LAHA😂. SHACABKA IYO ILDHIBAANADII IYO WAXGARADKII, IYAGAA RAACSAN OO DOORANAYA MADAX WEYNAHOODA. JUBALAND WAA MADAX GOBOLEED XOR AX.
@IshwaaqAbdulkadir
@IshwaaqAbdulkadir 2 сағат бұрын
❤❤❤❤ guuuuul axmed madobe
@gdda5923
@gdda5923 2 сағат бұрын
Asc gaylan media
@munamahmed1572
@munamahmed1572 10 минут бұрын
Maxaa ka galey dowlada soomaliyeed. Jubaland iyadaa is xukunta
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 2 сағат бұрын
Dogniin daaroot ku socota gaar ahaan sade mareexaan ko ogaadeen kismaayo kuriri doonan ma jirto axmed madoobe waa iga filan yahay garguurte yaan mareexaanow hawiye iyo doqonkaas abgaal idin soo raran garab istaaga madoobe garhuurte ma buundooyin buu idiin dhisa ma idin rabaa waa cadowga kaliya ee daaroot leeyahay dani iyo madoobe yaa noo loogay cadowgaas xaabqaadka ah iyagaana naga qaban doono dani waa soo noqda axmedna garab istaaga isu daaya iyaga iyo xasan dhiiqo
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 2 сағат бұрын
Asc gaylan media ahmed madoobe waa ka guilaystay hassan iyo hamse wadao uga furan jubaland ma jidho hassan qorshihisii ahaa inuu wadanka ku hogaamiyo waa ku fadgilmay runtii qorshaha hada hor yaala waa in dagaal sokeeye abuuro
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 51 минут бұрын
Axmed madoobe awalba asagaa is dooran jiray hadana ha is doorto doorashadiisana ha qabsado atoore buu ka yahay siyaasada kala guur ah ee soomaliya
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 2 сағат бұрын
Axmad madoobe waa libaax
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 сағат бұрын
Gaylan khain tug tug dhalay ah ayad tahay somaliya way gulaysatay wayna socon guul Dowlada Dan Qaran
@daljireali4783
@daljireali4783 2 сағат бұрын
Ninka ha caayine, guusha lagaaray noo sheeg.
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 2 сағат бұрын
Adeer adoon cidna aflagaadeyn danqaran tankadheere alle utobedkeen
@cabdishukridiiriye8857
@cabdishukridiiriye8857 Сағат бұрын
Aflagaddadu aakhiro iyo adduun midna kuuma ficna haddadan wariyaha wuxu shegayo ku qancin channel kisa uga bax
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 Сағат бұрын
Dowlada Dan qaraabo 😂
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 41 минут бұрын
@shaaciyecadawe4810 danreer inladhoho ma istaahisho waayo shacabka GURYAHA lagadumimayo iyo KUWA qabriyada lagafaagayo waa reerka ee il cadaalada waxku eeg Hassan iyo Hamse godka gula galimaayaan camalka hagaagso
Guddida doorashooyinka oo ku dhawaaqay war cusub
5:51
SAAB TV
Рет қаралды 5 М.
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 131 МЛН
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 3,8 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 44 МЛН
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3,7 МЛН
GUUL: DOORASHOOYINKII SOMALILAND IYO XOG CUSUB ?
10:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
What Makes Great Salespeople Great
24:16
BrooksGroup
Рет қаралды 438 М.
The Problem With Elon Musk
42:46
Johnny Harris
Рет қаралды 5 МЛН
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 131 МЛН