Dhibta Garaacista I ~ Mubarak Hadi

  Рет қаралды 11,261

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

SIDEE Ilmaha loo Edbiyaa? I ~ Mubarak Hadi

Пікірлер: 50
@Binthlm
@Binthlm 9 ай бұрын
Alx hooyadeyda mcn imay dilin ilaa ankasoo gaaro 18 jir Allah haunaxaristo anna kuweyga madilidono i.a mhdsnd ustaad
@peacefulmind7745
@peacefulmind7745 9 ай бұрын
We need influence film with good behaviour. JazakAllah khaire for explaining the consequences of not good habits of lots of parents
@MacalinMustafe
@MacalinMustafe 9 ай бұрын
Aad iyo aad idhagayso wll waa arin muhiim ah hakadaalin saaxiib soggudbinteeda ❤ mahadsanid walal mubaarak
@MohamedAliJama-pu2ib
@MohamedAliJama-pu2ib 9 ай бұрын
Hadduu gurigu hagaago ummaddu way hagaagtaa جزاك الله
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 8 ай бұрын
@fardowomohamed8176
@fardowomohamed8176 8 ай бұрын
Masha allah ustaad ajar allaha kasoiyo wanadada
@Marimamoussa-ek8pc
@Marimamoussa-ek8pc 8 ай бұрын
Masha Allah Mubarak
@hoodo9260
@hoodo9260 9 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Allah kheyr baddan haku siiyo
@nimojama621
@nimojama621 9 ай бұрын
Asc wllo waad mahadsantahay sidaad dadka u baraarujinayso arin muhiima ayaad soo gudbisaa allaha ha ku xafido ❤
@AminMouse
@AminMouse 9 ай бұрын
mahadsanid mubarak. barakow walaal🤝
@AsmaBashir-ws3rx
@AsmaBashir-ws3rx 9 ай бұрын
jazakalaah kher ❤❤❤❤❤❤❤
@layloyaasinnuur6596
@layloyaasinnuur6596 9 ай бұрын
Maansha Allah ❤❤
@nasteehohusein
@nasteehohusein 9 ай бұрын
Allahuma baarik wll ilaahey ajir hakaa siiyo insha Allah ❤
@همتيعالية-د5غ
@همتيعالية-د5غ 9 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء ❤😊
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 9 ай бұрын
Jazakaallah sxb mcn
@umrimuseh6797
@umrimuseh6797 9 ай бұрын
Thanks my teacher
@muhsinbazarce
@muhsinbazarce 9 ай бұрын
بارك الله شيخنا ❤❤❤
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 8 ай бұрын
Waa run walaahi waan Aragnay
@LeilaMohamed-t6q
@LeilaMohamed-t6q 9 ай бұрын
JizakaAllah khairan habo my kids are grown can you talk about the relationship between the grown kids and the parents
@AsmamuhumedAsmamuhumed
@AsmamuhumedAsmamuhumed 9 ай бұрын
waa qadob muhiima special umadena somalida arintaasi wayku badanthy
@adoonkialle3600
@adoonkialle3600 8 ай бұрын
Shugran ustaad
@ismailali3501
@ismailali3501 9 ай бұрын
Waan ku salamay teacher
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 9 ай бұрын
Thanks will 🥰
@FaysalMaxamed-z9k
@FaysalMaxamed-z9k Ай бұрын
M.a
@CaashaMuuna
@CaashaMuuna 9 ай бұрын
Allah yacisak ustaad
@drdaahaacade7847
@drdaahaacade7847 9 ай бұрын
Masha alah wa qodob aad muhiim u ah lkn qaabki lagu debi lahaa vedio kaso sameey
@UsaameHassan-ng8jv
@UsaameHassan-ng8jv 9 ай бұрын
Ustadka khasan waxkabarty hore usoco ustad
@khadijoyussuf9871
@khadijoyussuf9871 9 ай бұрын
Masha Allah ilaah hana fahnsiyo
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 9 ай бұрын
Thanks
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 9 ай бұрын
M a hormar wacan
@Waa_yaab
@Waa_yaab 9 ай бұрын
Aniga ilma ima dhalan lakin xaaskeyga ayaa ku apply gareenaya, ruhanti qalafsanidu waxa ka dhashaahi waa qalafsani iyo kala fogaansho.
@sadiamohamud5223
@sadiamohamud5223 8 ай бұрын
Asc walal intee kala so xiriraa
@AxmedSh.XuseenCumar
@AxmedSh.XuseenCumar 9 ай бұрын
❤❤❤
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 9 ай бұрын
Waa muqal add iyo add muhim uaahh
@hawoadow2324
@hawoadow2324 9 ай бұрын
Ustata kuwee kudhaqma Alaha nagadhego
@xiyock2419
@xiyock2419 9 ай бұрын
ALLE HA KAA ABAAL MARIYO SAHIB SIDA QURUXDA BADAN EE AAD WAKHTIGAAGA NOOGU HURTAY.
@leylaladan864
@leylaladan864 9 ай бұрын
@farhan_taffo
@farhan_taffo 9 ай бұрын
Mahadsnid ustaad
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 9 ай бұрын
Runti wa muuqal muhiim uah waalid walbo , waxa sidokale muuqalkan ka faideysan karayo , macalimiinta oo iyagana kamid ah Dadka wax barbaariyo!.
@Alhakiimimohamed
@Alhakiimimohamed 8 ай бұрын
wlahi aniga jug Lee wax la igu fahan siin jiray😢😢
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 8 ай бұрын
👍👍👍🫡🫡🫡👍👍👍 Caruurta lamagaraaco
@umxababa3545
@umxababa3545 9 ай бұрын
Dilku naceyb iyo madax adeyg bey keentaa
@maxamedcismaan6714
@maxamedcismaan6714 9 ай бұрын
cashar loo baahanyahay
@abdigaiye715
@abdigaiye715 9 ай бұрын
Ilmaha hala qaraaco oo bugta ka geliya
@Binthlm
@Binthlm 9 ай бұрын
Businka😂
@abdishugri6930
@abdishugri6930 9 ай бұрын
Buugaagii barbaarintu xaguu ku danbeeyay
@muxsincabdulaahimaxamad8226
@muxsincabdulaahimaxamad8226 9 ай бұрын
Waxaan maanta oo dhan ka sugayay wax altarntiv ka ah garacista inuu ustad mubarak hal iyo labo ii sheego mase dhicin 15daqiiqo waxaw ku tiiq tiiqsaday inuusan fiicneen dilka ilmaha walid raba majiri dil iyo ciqaab ilmihiisa dan baa qasabtay gaaladu ilmo lasii daayay waaye bay soomli dhihi jirtay
@umxababa3545
@umxababa3545 9 ай бұрын
La hadal, waani, tusaale fiican u noqo, wax badan bey fahmayaan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 9 ай бұрын
Wuu sheegay wll. 1. Waalidku isku si ha u arkaan ilmaha edbintiisa mid yuu dhihin waxaas sameey kan kalena u diidin 2. In gurigu leeyahay xeerarka lagu dhaqmo waqti la seexdo; wax la akhriyo; la sheekaysto iwm 3. In shuruucda la dejiyey la hirgeliyo ee aysan noqon afka baarkiisa 4. In hadii qof khalad sameeyo uu jiro ganaax aan aheyn garaacid; sida halkaas istaag hana dhaqaaqin 10 daqiiqo; ha ila hadlin 1 saac ; wax hobby uu u leeyahay sida game u diidis inuu cayaaro iwm. 5. Guriga in dhib ka jiro waaba sida loo baahan yahay oo dad nool oo nafi ku jirtaaba joogee isku day inaad wax badan dulqaad sameysid oodan horay ficil ka sameynin; u sabir ilmahaaga sannadaha hore ee ay u baahan yihiin inaad jihada iyo waayaha nolosha macalin uga ahaatid. Dhawrkaas qodobba hadalka ustaadka waa laga soo dhex bixi karaa walaal. Mahadsanid
哲學與人生 03. 人性的真相
1:42:02
臺大開放式課程 NTU OCW
Рет қаралды 689 М.
C++ | STLs
1:13:33
Mohamed Khaled
Рет қаралды 799
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
7 Haddiyadood sii Carruurtaada I - Mubarak Hadi
14:14
Mubarak Hadi
Рет қаралды 24 М.
Fahamka Naftaadu waa Furaha Noloshaada
17:47
Mubarak Hadi
Рет қаралды 21 М.
Sidee Qaylada Isaga Daayaa? I - Dhibta Qaylada
18:26
Mubarak Hadi
Рет қаралды 18 М.
fagaare ka hadalka quman||Buugg||by ||cramine gallo||.
9:23
QULAASADA BUUGTA
Рет қаралды 543
李承鹏:2024年年度总结
25:56
欧洲13点
Рет қаралды 140 М.