𝐃𝐔𝐌𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐗𝐈𝐋𝐆𝐀 DHIIGA 𝐂𝐀𝐃𝐀𝐃𝐀😢

  Рет қаралды 1,403

Dr faris Al attas

Dr faris Al attas

Күн бұрын

dumarka dhibaatada

Пікірлер: 17
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 ай бұрын
Xanuunkaas ilaahay dambi dhaaf ha idiinka dhigo gabdho, xadiis ayaa jira sheegaya qofka wax xanuunjiyaa kuma dhacaan haday ku dhacaane danbi ayaa looga dhafaa qodax yar oo durtay xataa ha ahaato, si guud allow dambigeena oo idil naga cafi aamiin.
@aminahashi6250
@aminahashi6250 3 ай бұрын
Ameen yaa rabi 🤲🥺🥲
@Queennaciimo-w5z
@Queennaciimo-w5z 3 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 3 ай бұрын
AMEEN YAA ALLAH 🤲🤲🤲😭
@Queennaciimo-w5z
@Queennaciimo-w5z 3 ай бұрын
Haa dr.
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 3 ай бұрын
Haa imikaan kujirAa xaaladaa wllo madaxaa xoog ixNuunaya walaahi
@munocade
@munocade 3 ай бұрын
dr haa
@AminaMaxamed-ef4wd
@AminaMaxamed-ef4wd 3 ай бұрын
Waad kibbirty waaba laygu dhaha😢😢 family and friends ba😢 cilmiga alhh hana fahansiiyo
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 3 ай бұрын
❤❤❤
@dytffttg6491
@dytffttg6491 3 ай бұрын
Maxanqi lkn niyad jab melu kayimi ana garanen io madaxa omalinta kahoresa wan si darema wayo madaxa io dhabrka ba ixanuna aiyableh
@hamdaalimohammed6746
@hamdaalimohammed6746 3 ай бұрын
Dr pls ijawab 10malin dib iga dhacay dhabar xanuun ayaa daremaa mana leyqabo intaas aad shegto Waan qabaa xitaa carurta Waan dilaaa 😢
@Ahmedcade6324
@Ahmedcade6324 3 ай бұрын
Ax ax
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 3 ай бұрын
Waan oyaa Mar walba
@zaamx1960
@zaamx1960 3 ай бұрын
Qofba siwaaaye alx buuqa iyo qeeylada lee dhibsadaa
@MohamedAbdirashidMohamud-xo9rq
@MohamedAbdirashidMohamud-xo9rq 3 ай бұрын
✅✅✅✅
@AziyAhmed-sn1nz
@AziyAhmed-sn1nz 3 ай бұрын
Wll wax sheegays manuark malha qoom kala ka hadli
@Mohacali-t4x
@Mohacali-t4x 3 ай бұрын
sʜᴀǫᴏ ғɪɪᴄᴀɴ ʙᴜʟ sʜᴀᴅᴀ ᴜʜᴀʏsᴀ ᴀʟᴇ ʜᴀᴋᴀ ᴀʙᴀʟ ᴍᴀʀɪʏᴏ
Conduction System of the Heart
37:48
Puntland State University
Рет қаралды 16 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
WAA MAXAY ERAYGA ARGAGIXISO? YAAYSE SHAQADIISU TAHAY ARGAGAXGELINTA?
36:49
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 800 М.
QALQALKA DHIIGA CAADADA IYO SIDA LOOLA TACAALO.
7:48
Dr faris Al attas
Рет қаралды 2,2 М.
CALAAMADAHA AAD KU GARAN KARTO IN AY FOOL KU HEYSO.
5:46
Dr faris Al attas
Рет қаралды 658
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН