DHIRTA YAAN LAJARIN CABDALE YUSUF HANUUNIYE HEES CUSUB

  Рет қаралды 165,181

Faisal karate

Faisal karate

9 жыл бұрын

Пікірлер: 79
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Cajiib! Abwaan & fanaan hadaad maqasho waa kaa, Kaligii duul, cabdala y hanuuniye.
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 жыл бұрын
Wiilkii loo diiday inuu kaheeso masraxa tiyaatar inuu kaqeygalo tartankii heesaha da,diisa yaraanteeda aawgeed lkn ugu dambeyn ey qaadatay iney isbuucii kaamila gurgiisa eyraadiyaan saraakiil iyo agaa simayaashi tiyaatarka kadib markii heeso iyo music kabam iyo laxamo aan laholin karin magaaladi kusoo yaacshay rag ayagu kuguuleystay iney kusoo baxaam tartankii asiga loo diiday ayaa waxa uu lahaa hesihi ey kusoo baxeen mirahooda iyo laxankooda mucjisadii iyo madaalihii waa bari alla maxaad heeso qado wada mcn waxa kamida daalo aamino astaahil shimbir hasha labada geel jecel yaaba tiri karo somalidu waa mid gobanimo alla axyaaa fanaan c.laahi yuusuf warsame (hanuuniyo)
@ramloruuxi859
@ramloruuxi859 4 жыл бұрын
Fanan fanan dhafy waye m,a
@hamdiabdi6045
@hamdiabdi6045 10 ай бұрын
Dhirta yaan lashidin dhaha qofkastow shangeed beer dhulka wow shacniyo qurux Wana shay la.antis noloshuba shaqaynen🙏
@haaablee2940
@haaablee2940 9 жыл бұрын
Wlhi baryo ayey iguqadatay inaan radiyo heestaan.. I finally get it
@saladoxusen1752
@saladoxusen1752 8 жыл бұрын
woow waa fanan ku qaliya umada somaliyeed
@wuliusemk-4484
@wuliusemk-4484 9 жыл бұрын
cabdalla yuusuf hanuuniye illah hakula jiro
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
Reer waqooyiyoow waxaad ku faantaan FANKA, bal keena fanaan , intuu alifto, laxanka saarto, muusika garaacdo, misana ku luqeeya sida Hanuuniye
@triplea5808
@triplea5808 7 жыл бұрын
Hanuuniye waxa tahay wadani kuwi wax ka fahma erayadada alaha naga dhigo
@abdullahiolowaynte7155
@abdullahiolowaynte7155 8 ай бұрын
Al fanaan cabdale yuusuf warsame hanuuniye yaslaam waa fanaan runta sheego hees wacyi galin ah
@abwaanraaxuul
@abwaanraaxuul 8 ай бұрын
😢😢😢warun dhirta hadan lagdaayni nabadguur badhacaayo😢😢😢😢😢
@aaronalmaghribi4572
@aaronalmaghribi4572 4 жыл бұрын
Waa aron o idin leh dhirta yan jarin nolow abwan fanan hanuniye
@aaronalmghribi5323
@aaronalmghribi5323 2 жыл бұрын
Aaron almghrib big man
@abshirabdullahiosman922
@abshirabdullahiosman922 5 жыл бұрын
Heestaan Axmed madobe ayay ku socotaa
@fatmaitman3103
@fatmaitman3103 8 жыл бұрын
mnshalaaaaaa hees qiiiro leh waaye difrostration plants ay kahadlee
@wuliusemk-4484
@wuliusemk-4484 9 жыл бұрын
waa hes aad u ah qiiro galin umada soomaaliyeed wax ku qaata
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Жыл бұрын
Waa hees qalbiga taabanaysa wlh cajiib dardaarankaan aan qaadano 😢😢
@abdirizakdahir349
@abdirizakdahir349 7 жыл бұрын
Hanuuniye fanaan weyn. Allaha ku deysto
@Mursalshire8400
@Mursalshire8400 6 ай бұрын
Markasta oo aad dhageysato ama daawato heesaha qaranka ee bulshada lahadlaya waxaa kuusiyaaday wadaninimo hor leh😢 Allayahow dadkeyga dantooda fahansii🤲.
@muxamad8022
@muxamad8022 3 жыл бұрын
Fariin muhiim ah ustaad hanuuniye
@saamiyayuusuf9108
@saamiyayuusuf9108 5 жыл бұрын
Odayga kismaayo haysto haloo sheego
@hajiali5480
@hajiali5480 9 жыл бұрын
Mashallah Real talk 👍
@alisamatarChannel
@alisamatarChannel 6 жыл бұрын
Hanuuniye wadani wadani dhalay ilaahow ku xafid axsan wadani
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 жыл бұрын
Hadii reeer argantin kufaanaan messi & maradona anagu hanuuniye iyo dhuule nagu filan
@abdirahman2225
@abdirahman2225 4 жыл бұрын
Saas waaye bro
@qubqac9913
@qubqac9913 7 жыл бұрын
Hanuuniye, heesaha looma Alifo, isagaa ah mu'alif, mulaxan, iyo muusikiiste
@wallysudi100
@wallysudi100 4 жыл бұрын
Istaahilhanuuniye
@najiibmose5581
@najiibmose5581 6 жыл бұрын
Ustaad hanuuniye alh haku xafido Umadda somaliyeydna alh haka dhigi kuwii qaato waanadaaada
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 3 жыл бұрын
🥦Geedbaan shalay kusoo baxay. Shanqashiisa qaylada Shibdheh aamusbaan iri Wixii dhacayna ii sheeg.... Dawladaay shuruudiyo Sharci adag ka soo saar Dhirta yaan la jarin dhaha🥦🍀
@mukhtarawad4512
@mukhtarawad4512 5 жыл бұрын
Xasuuso Walaal meeshii our Roots of Somalian
@yaxyemumin8354
@yaxyemumin8354 8 жыл бұрын
Ustaad hanuuniye waa hadlay hadii la qaadanayo hadalkiisa
@abdulismail1844
@abdulismail1844 9 жыл бұрын
Haduu fanaan heeso jiro hanuniye waa 1 heestan iyo heeso badan oo wadani ah walahi qiiro ay leedahay abaar iyo roob la'aan dhirta lajaro ayaa u sabab u ah fanaanka dadka wax wuu usheegay war dhirta hala dhaafo qaar cusubna hala beero danta xawayaanka iyo dadka dhaqda halaga shaqeeyo ganacsiga dhirta waa xaaran hadiiba dhibaato ay ka dhalaneyso ilaahow dadkeyna wax fahansii dalkoodana jecleysii
@fouzeyahyousef9034
@fouzeyahyousef9034 5 жыл бұрын
MASHALLAH NICE SONG
@rahmahassanali8686
@rahmahassanali8686 6 жыл бұрын
Mansha allah ader allah cafimadka kusiyafiyo wa hes qiro leh
@niyadsame5380
@niyadsame5380 7 жыл бұрын
wlalayal dhurta halaga dayo jarista o hala dhiso somali greening organization
@aaronalmghrib7658
@aaronalmghrib7658 4 жыл бұрын
احبو هدا
@aliabdi2886
@aliabdi2886 9 жыл бұрын
Dhirta marki lajaray abaar iyo nabaad guur baakadhacday wadanki ilaahow nagaqabo cadaowgaas noolashi halaagay fanaanka hanuuniye mahadsanid haday wax maqlayaan waad lahadashay
@ikraanmohamedhuseim2897
@ikraanmohamedhuseim2897 9 жыл бұрын
Waa heees aad umacaan oonataban karta dhirta wadankeeha sida loolaqadh mayo
@bilefaarax4021
@bilefaarax4021 8 жыл бұрын
dadka waxaan u sheegeynaa ineysan jarin dhirta caqligooduna uusan guurin hadii kale nabaad guur ka lasheegayaa dhici doona dad badanna wey arkeen meelo badan oo geeda badnaa oo hada meel laharsada xataa aan laheyn oo siigadu indhaha kagaleyso
@abdiazizahmed5464
@abdiazizahmed5464 8 жыл бұрын
dardaaran wanaagsan mashaallah
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
ABSAMOOW AXMED DHUXUL WAX U SHEEG, ayaa ka dhiman
@maxkisamyo9752
@maxkisamyo9752 8 жыл бұрын
wa fanan kaliya tabta qalbiga allow ku dhowr
@samiiraqaaliali3925
@samiiraqaaliali3925 9 жыл бұрын
Masha allah waa ruutaa hanuuiye
@isseelmi1433
@isseelmi1433 9 ай бұрын
Heestu xanuun badanaa waa qofkii garanayee
@khaliifabdillahi1696
@khaliifabdillahi1696 4 жыл бұрын
tani heesmaaha waa xadiis cidii laxiriiri kartaa hanuuniye usheega in uu soobiiriyo waanadaab
@asmatuumi7688
@asmatuumi7688 6 жыл бұрын
My awoowe long life
@abdimualim3443
@abdimualim3443 9 жыл бұрын
Masha allaah hanuuniye wafanaan
@ladanq5197
@ladanq5197 9 жыл бұрын
hanuuniye waa fanaan qaali ah laakiin heesta iyo sawirkeeda isma laha abaa maxaa jaraaneh yaa soo alifi heestaan.
@triplea5808
@triplea5808 7 жыл бұрын
Nasra Ali
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 9 жыл бұрын
somaliye heesta ku waan qata allwo umada waxa fahasi hëesta cadi mahan
@Last_King2023
@Last_King2023 7 жыл бұрын
*_Top classic song_*
@mali2727
@mali2727 6 жыл бұрын
kuwa qaato waato waanada abwaanka soomaalaay ale ha naga dhigo
@libanmohamed6713
@libanmohamed6713 4 жыл бұрын
Waa arin wanaagsan mahadsanid
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliyey Dalka Dalkiina Dhimasha Ka Hor
@faadumojamac2930
@faadumojamac2930 2 жыл бұрын
Ma.llha waa diyar midaas
@hassanabdullahiali9365
@hassanabdullahiali9365 8 жыл бұрын
waa xaqiiq!!!
@mohamedelmi8424
@mohamedelmi8424 4 жыл бұрын
Hees dahabi ah fariin dahabi ah xambaarsan
@murshidgeyfane4908
@murshidgeyfane4908 Жыл бұрын
4/1/2023 dardaaran wanagsan
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Viva all somaliya
@claahicabdalla2147
@claahicabdalla2147 7 жыл бұрын
war wadanka haloo turo somaalaaaaaaaaaaaaaaay hadii kale waa la ogaan waxa kadhaca
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
Hanuuniye ❤❤❤❤❤❤
@abdiwelijama9277
@abdiwelijama9277 2 жыл бұрын
Heestii dadkaag wax usheeg
@maryanmacalim6786
@maryanmacalim6786 8 жыл бұрын
wadani dhab ah allow nodeyso
@mascuudqalif3599
@mascuudqalif3599 6 жыл бұрын
Waaaaw
@ahmedyare5909
@ahmedyare5909 9 жыл бұрын
hanuuniye waa Abwaan murti badan alaayacizak
@awiltahliil
@awiltahliil 8 жыл бұрын
masha allah aabe hanuuniye
@naimaahamd4272
@naimaahamd4272 7 жыл бұрын
waa wadani jira
@allihabbad6336
@allihabbad6336 4 жыл бұрын
shini baan sameyn malab iri maad shaqeyninine murti iga dheh
@mahamedxasan7444
@mahamedxasan7444 4 жыл бұрын
😭😭😭
@abdallasalad9854
@abdallasalad9854 3 жыл бұрын
Asc
@abdallasalad9854
@abdallasalad9854 3 жыл бұрын
Lasoco soomaalida cadawbaa utashaday hadaaydna Kardashian shubaad dhihin
@aarlion8718
@aarlion8718 6 жыл бұрын
Dowlad yaheey sharuud iyo sharci adag ka soo saar!!! Allow dowlad awood leh na sii
@feisalabdi6593
@feisalabdi6593 5 жыл бұрын
Been maahan
@libaanyare3300
@libaanyare3300 7 жыл бұрын
somali saax
@saynababdi9923
@saynababdi9923 4 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪😪
@cabdirahimhassan1168
@cabdirahimhassan1168 4 жыл бұрын
M
Dalkii idinkaa qaribay
8:16
Abdikarin Mohamed Ahmed
Рет қаралды 138 М.
HEES CUSUB HANUUNIYE . SOOMALI WAA WALAALO
4:14
Faisal karate
Рет қаралды 151 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Gobanimo Hanuuniye & Mandeeq Hees Cusub HD
5:50
Faisal karate
Рет қаралды 63 М.
Cabdalla Yusuf Hanuuniye | Shinbiryahow
5:09
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,6 МЛН
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Qalbigaagu yuu jabin lyrics
7:04
Rageedii™
Рет қаралды 337 М.
Hanuuniye heesti ubax iyo daruur iyo dabayl caafimad Eli
11:23
Saafi somali Music
Рет қаралды 9 М.
Abdallah Yusuf Hanuuniye
6:24
Mohamed Najeb
Рет қаралды 170 М.
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 830 М.
Когда встаёшь первым после посадки самолёта
0:34
Время горячей озвучки
Рет қаралды 2,9 МЛН
The child is quiet but mom is ・・・😇
0:21
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 11 МЛН
Counter The Ki11er #spongebobexe #shorts
0:14
ANA Craft
Рет қаралды 5 МЛН
у Петрова сын родился
0:53
RusRoflTime
Рет қаралды 3,6 МЛН