HEES CUSUB HANUUNIYE . SOOMALI WAA WALAALO

  Рет қаралды 152,734

Faisal karate

Faisal karate

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Wallee waa halyeey. Allaha ku caafiyo. Walaalo ayaan nahay . Viva Soomaaliya ❤❤❤❤
@yussufmohammed8361
@yussufmohammed8361 2 жыл бұрын
Wanaaga haladoowro xumaanta halawaayo 😭 hadal qiiro leh
@sadiqcarav386
@sadiqcarav386 8 жыл бұрын
waa run soomaali waa walaalo wax isma dheera ways kumid kala ma wsyno wn ognahee wanaaga hala dhowro xumaanta hala waayo big respact guuuul soomaali wayn one love
@jagme2166
@jagme2166 9 жыл бұрын
Hanuuniye aad baad ugu mahadsantahay suugaantaada aad ku mideyneysid soomaalida. Dadka kula fikradaa maanta oo doonaya qaranimo waadha waa badan yihiin. Isha allah soomaaliya mar aan dheereyn dowlad xoogley noqoneysaa
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Walaalayaal Viva somaliya Ku somali Diidkana illaahay Hadeeyo somali One Countrh One People ka Naxoow Naftwaaaaa
@axmedshirdoonwarsame4872
@axmedshirdoonwarsame4872 5 жыл бұрын
cimri dheer oo cibaado leh allaha kusiiyo
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 жыл бұрын
Somali wa walaalo😭😢💙🇸🇴✊ rabiyow quluubta Somali isu so jeedi😢
@kunkaychannel8106
@kunkaychannel8106 8 жыл бұрын
somali waa walalo benta Mahan hanuniye big respect
@abdikaiboss85
@abdikaiboss85 6 жыл бұрын
mansha allah walalhi waa hadal run ah somali waa waallo
@qaliosman1614
@qaliosman1614 9 жыл бұрын
waa ku salamayaa fannaankeena weeyn waad ku mahadsantay waanaddaada kuwii ku waano qaato alaha kadhigo aammiin aammiin waarun soomaali waa walaalo .
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 9 жыл бұрын
cimri dher alah kusiiyo Hanuuniye anoo yar o Galkacyo joga hesahisa dhagaysan jiray
@yareidiris5662
@yareidiris5662 7 жыл бұрын
Soomaaliland xasuqa soomaaliya ee nigeysatay waa idinku macdahay viva soomaaliya
@farduusismaciil2836
@farduusismaciil2836 5 жыл бұрын
Manshalah manshalah waa ruuntasi
@xuseenabdi1786
@xuseenabdi1786 7 жыл бұрын
masha walahi runta kasheegty fanaan qaran
@khaarifarxaani2161
@khaarifarxaani2161 4 жыл бұрын
Soomali waa walaaloo
@kismaayoxagar28
@kismaayoxagar28 6 жыл бұрын
cimri dher alle haku siiyo
@XamuudCali
@XamuudCali 4 ай бұрын
Wanaaga hala dhoowro xumaanta hala waayo
@bashirwalanwal8405
@bashirwalanwal8405 2 жыл бұрын
Mashallah
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 3 жыл бұрын
Xaqiiq weeyan
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 6 жыл бұрын
hanuuniye bilaash uguma bixin waan kujecelahay
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
HEESKAN HANUUNIYE WUXUU SAMEEYAY 1995.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Ma cusba, Heestaan isagoo yar ayuu qaaday, markaan waa ku celis.
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Fanaan qaran
@omeryassinshire5076
@omeryassinshire5076 7 жыл бұрын
Somalia Wa Hal Dad Iyo Hal Dal Namana Qabato Inaan Qayb Qaybsano Aanu U Istaagno Wadankeeni Sidaan Markle Usamayn Lahayn Somaliyadii Waynayd
@axmedshirdoonwarsame4872
@axmedshirdoonwarsame4872 5 жыл бұрын
allaha ku xafido
@cabdulqaadirsaciidciise3429
@cabdulqaadirsaciidciise3429 6 жыл бұрын
wanaaga haladhawro xumanta halawaayo wadada xaqa wax ugu qaysha fanaan lahubo weeye
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Hanuuniye fanaan cod macaan
@abdirahmanshali9309
@abdirahmanshali9309 9 жыл бұрын
wanaga hala dhowro xumanta hala wayo
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 8 жыл бұрын
papa hanuuniye fanaan qaaliya
@hindi18
@hindi18 6 жыл бұрын
Heestan Waa hees qiimo leh mudan ina diib uso qaado
@carabcarab3206
@carabcarab3206 8 жыл бұрын
guul leyso
@siradm
@siradm 7 жыл бұрын
dadka leh Somaliland waxay walaal la tahay itobiya haddii adiga hadaad oromo tahay sheeg laakiin isirka Somaliland waa Somali itobiyana waa cadawga koobaad ee Somaliya wax kasta oo kala gaaray Somali wey ka heshiinayaan insha allaah laakiin meeshan xabashi afsomali baray boos ugama banaana
@najiibsomali1505
@najiibsomali1505 7 жыл бұрын
somali waa wallaalo
@DEEBLE1
@DEEBLE1 10 жыл бұрын
al abdala hanuuniye fanaan qaran runtii aad baan u jeclahay heesahaaga mirahoodana intooda badan waaban xifdisanahay waxaa ii muqato in wali hanuuniye codkiisa uu yahay mid aad u quruxsan lana fahmi karo waxaan ka codsanaynaa hadaan nahay taageerayaashada in aad heeso jacayl noo soo qado
@saladoxusen1752
@saladoxusen1752 8 жыл бұрын
song cadi mahan
@khadarhaji6623
@khadarhaji6623 7 жыл бұрын
Somaliland siiba reer Isaaq waa jiran yihiin cuqdad!!
@siradm
@siradm 7 жыл бұрын
KHADAR Haji adaa jiran haddan ku iraa ma xanaaqeysaa walaal waayo ma garaabe lama noqdo jirrada maxaa keenay horaa loo yiri layeelaa ma illaabo laakiin yeelaa waa illaabaa godobtu cuqdey leedahay walaal gaf iyo godob baa jira isaaq godob baa laga galay ilaahay baa na lehe marka yaan cay loogu darin ee wixii ku dhacay ha laga dhaqo
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 жыл бұрын
@@siradm hadan awoodo aniga kamasixi laha wllhi😭😭🤦‍♀️
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Somalida dhalin yara heeste waayeliki maxabadba dhamaysa mise waayaha dhabananiyay dhulkaanu joogno waayeelka kubadan
@nakrumabintumaxamed3909
@nakrumabintumaxamed3909 6 жыл бұрын
somaali is one
@engsowdasomali2970
@engsowdasomali2970 5 жыл бұрын
hanuuniye noolow
@qadariyecabdala2868
@qadariyecabdala2868 9 жыл бұрын
waar da iyo hees maacan
@MohamedAhmed-pw5bn
@MohamedAhmed-pw5bn 6 жыл бұрын
Mansha Allaah
@samiiraqaaliali3925
@samiiraqaaliali3925 9 жыл бұрын
Masha allah
@moabdi2925
@moabdi2925 9 жыл бұрын
wow lengend hanuuniye
@xuseenabdi1786
@xuseenabdi1786 7 жыл бұрын
runta somali waa wllo midkale putland somaliland jubaland waxba kama jiro
@awlayir2609
@awlayir2609 4 жыл бұрын
Somaliland kadaa burushka xaarka lehe aad daba sido segegeryohow
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 жыл бұрын
Ahmed xasan Doqon ayaa thy Aniga soomaliad ayaa ahy Adiga doqon Maa thy soomali waa walo hadi kale af kale u seya somaliald
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Hadii’aan Walaalka Ahaa Maxaankudhintay Shalay Ee Aadii TirTirtay ???? Ee Ilaa Iyo Iminka Aaduqiran Ladahay Inaadwaxgeysatey💔 Anagu Walaalo Anagaa Isu ah Alle Ayaanuna Hoos Nimaadna Alhamdulillah! Somaliland Hanoolaato ☝🏾
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Cuqdadii SNM abuurtay ayaad la ildaran tahay. Allaha ku caafiyo
@hassanahmedjama321
@hassanahmedjama321 7 жыл бұрын
somali waxba isu maaha. viva somaliland Aqoonsigiina wuu noo iman
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
fikirkaas iska dhaaf sxb somali waa walaalo ama land ahoow ama cir ahoow lkn qoomiyada iyo dhiiga somalinimadu waaa mid aan la dafiri karin
@hassanahmedjama321
@hassanahmedjama321 7 жыл бұрын
Axmed Maxamuud Adeer s. land waa s. land Xamarna waa xamar Markaa isku jinsi iyo isku qoomiyadna ma nihin. dhiigaad Nagu kaa kicinaysaaan reeer xamarooow. waxaad noo gaysateen ayaanu weli xasuusNahay. maantana s. land waa dawlad buuxda oo aan cidna u baahnayn oo Aan Ilaahay ahayn.....
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
Hassan Ahmed sxb fikirkaas allaha kaa soo hanuunsho wllo wax kale oo an ku dhaho ma garanayo igana raali ahow bro ani xamar iyo hargaysa iyo jigjiga iyo jabuti iima kala soocna wa dadkaygi iyo dhulkaygi
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 жыл бұрын
Axmed Maxamuud somaliland waxay la walaal yihiin ethopia faqashay ha isku kaaya dhajinina
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 7 жыл бұрын
Hassan Ahmed ingiriisku tuu idiin gaystay maxaad u ilowdeen oo aad afkoodii wadan uga dhigateen "land" hal abuurka waad ku fiicnaydeen ee halkee khaladka ka jira lol nolaada walaaladayo ayaad tihiine
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
M.farmaajo iyo Rw.khayre shame On you What are Doing
@awlayir2609
@awlayir2609 4 жыл бұрын
Wait, what?!
@Somfox1
@Somfox1 5 жыл бұрын
Somalinimo waa qaali , umada Somaliyed waa umad Qalbi fiican hadii ay hesho madax daacad ah oo Somalinimadu ku weyn tahay walee .. Allow Dalkeena iyo dadkeena Somaliba noo barwaaqee Dhamaan AAAMIIN kzbin.info/www/bejne/faLFe4WFfLami5o
@abrahmanmohamed6114
@abrahmanmohamed6114 7 жыл бұрын
Itoobiya iyo isaaq waa walaalo waa tii na cawisay markay somali na laynaysey 😥😥
@muuqbaahiyesoomaali8269
@muuqbaahiyesoomaali8269 7 жыл бұрын
Abrahman Mohamed cawaantiyey goormee indhaha laguu fiiqi Waxaa ku wey diinaa maraykanka wadamada islaamka deeq buu gaarsiiyaaa marka ma walaalkeenaa
@abrahmanmohamed6114
@abrahmanmohamed6114 7 жыл бұрын
Haaye adna suaal isaaq hdu umada somaliya u yhy mxy somalida kle u odhn weydy wa somaliye mxa loo laynaya ka jawaap taas horta
@muuqbaahiyesoomaali8269
@muuqbaahiyesoomaali8269 7 жыл бұрын
Abrahman Mohamed sxb somaliyoo dhan baa lalaayay dalkana waxaa hayste kale taliye yaa waye ninka siyadbarre xilka ka riday
@muuqbaahiyesoomaali8269
@muuqbaahiyesoomaali8269 7 жыл бұрын
Abrahman Mohamed waa hawiye ninkaas itoopiyan warkee ku dhahan inta iska daysid waxaa ku weydiinaa haddii far adiga gacantada ku taal aad banooni ku ciyartid ayku dhahdo waad ileysay wana ijabisey anna waa kaa go aa farteyda kaligeed ayey meel iska istaagaa anoo qof ku oolin? Maskaxdada maqaadee? Waa may sidas ayey somaliland lamidtahay ma go ayso.
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 7 жыл бұрын
Abrahman Mohamed isaaq maadaama aad adigu sheegtay, inta isaaqa qaata inta kale iska reeba mise mag ahaan baad u qaadanaysaan, mida kale Ethiopia hadaad walaalo noqotaan, jigjiga maku jirtaa walaaladiin, kilil 5?
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 жыл бұрын
somaliland waxay walaal yihiin ethopia somalia waa cadowgeyga
@walaalqaaliah8871
@walaalqaaliah8871 5 жыл бұрын
maanta khayre ayaa kuu saaran
@saacidcumar8485
@saacidcumar8485 3 жыл бұрын
Allow kudaa hanuuniye
DHIRTA YAAN LAJARIN  CABDALE YUSUF HANUUNIYE  HEES CUSUB
5:36
Faisal karate
Рет қаралды 168 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
HANUUNIYE  HEESTA GOBANIMO WADANI SONG Official video HD
5:49
xusuusonline
Рет қаралды 480 М.
Daalo Aragtideeda
6:43
Banaaye
Рет қаралды 1,3 МЛН
Gobanimo Hanuuniye & Mandeeq Hees Cusub HD
5:50
Faisal karate
Рет қаралды 64 М.
HANUUNIYE somali waa gacal
5:26
kabxanley hiiraan
Рет қаралды 23 М.
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 12 МЛН