DHISMAHA GURIGA CUSUB GURI KASTA OO AAN DHISAYO BILOW ILAA DHAMAAD WAAN IDINLA WADAAGAA

  Рет қаралды 17,422

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

CADOW MA WAAYO WAXSE IGAMA QAADAAN MEEL KASTA DAD BAA IGU QABSADA AAN LAHAYN
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS
IGU CAAWA WAAD NAHADSANTIHIIN

Пікірлер: 108
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
Ma sha alla mama malyun kenyanka wa ada wanagsan alla umada abo iyo hooyo kaga dhigo hooyo cmn ❤❤❤👍
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 Ай бұрын
Asc mammo qurux aduunka sharaf ku nooloow aqirane janatul fardoosa alle kaaga baryey inta xuna alle hakaa xijaabo
@emanbowden1466
@emanbowden1466 Ай бұрын
Wow mum I am so proud of you keep the good work
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 Ай бұрын
Masha allaah allaah kubarakeeyyo gurigaa mamo malyuun
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Ай бұрын
Maanshalaah Alaah qofwalba oo islaama meeshiisa haku xiftiyo Alawataa wehelmadpono
@monafarah4324
@monafarah4324 Ай бұрын
MAASHA ALAAH ILAAHAY HA KU XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sucadoahmed3387
@sucadoahmed3387 Ай бұрын
Masha Allah ilaahay ha Ku fududeyo mamo dhulka becisa noso sheg bal aan Ka gadane anagana
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Illaahay kamagan galay inaan dhul sawaxili galiyo hantidayda waayo haday wax is bedelan oaan dhinto ilmahayga adoomey kaxoogaysa ninkii xasuuso mombasa lagu booby hantidiisi poliska jeebeyen Qofkinwareersan walo caqli celiyaa e lama hor cararo
@hamdiegal889
@hamdiegal889 Ай бұрын
Masha Allah
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 Ай бұрын
Queen MMS Dumarland Queen ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@halimojibril7917
@halimojibril7917 Ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@RejaAden
@RejaAden Ай бұрын
Maansha allaah allaah ha kugu nabad yell insha allaah❤❤❤❤❤❤❤
@haweyofarah753
@haweyofarah753 Ай бұрын
Mansha allah allaha kuu barakeeyo dadaalkaa kujirto mama
@Sara-iu8hs
@Sara-iu8hs Ай бұрын
Asc walaale . Ilaahay guri qayr Ilahay hakaga dhigo. Maqaliba dhulka. InshaAllah kheyr
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Ай бұрын
Insha allah❤❤❤❤❤❤
@ashosiyaar3865
@ashosiyaar3865 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@user-mn2nq6he1z
@user-mn2nq6he1z Ай бұрын
Maa shaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AsliJama-v4n
@AsliJama-v4n Ай бұрын
Maasha Allaah
@waayaarag783
@waayaarag783 Ай бұрын
masha allah gurigaga allaha ku barakeyo mama cimri dher iyo cafimadna allaha ku siiyo
@randomin8390
@randomin8390 Ай бұрын
maasha allaah keep go forward with your life ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abootoabootey8264
@abootoabootey8264 Ай бұрын
Maßha allah mabruuk, farxad barako iyo barwaaqo aan dhamaan Allaha ku siiyo mama❤❤❤❤
@hannaali7299
@hannaali7299 Ай бұрын
Mamo daris fiican Allah Ku siiyo meshan aad dhisanayso dadka deegaanka lehna Allah peace kooda ku soo xijiyo
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 Ай бұрын
Sidaad jeceshay Allaha kuu yeelo.
@user-vj4bf2bj3i
@user-vj4bf2bj3i Ай бұрын
Mom❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Masha Allah keep going ❤😢
@amalcalidiini4976
@amalcalidiini4976 Ай бұрын
M.a allaha kufududyo
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j Ай бұрын
Asallaamu callaykum walaalo. Illaahay khayr badan haku siiyo inshallahu bidmilaahi Kariim.
@ayaanitaabokor4383
@ayaanitaabokor4383 Ай бұрын
Congratulations my lovely mom ❤❤❤❤❤
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Ай бұрын
MMS waa gurigii aad ku nasan lahayd oo ku raaxaysan lahayd. 👍🎉👍
@ZamzammMahamuud
@ZamzammMahamuud Ай бұрын
Maansh Allah tabarkalaah ilahay Haku barkeeyo
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 Ай бұрын
❤❤Oo meel cidla ah ayaad malyuuneey dhisaneysa waana africa maad raadisid meel daris leh abaayo waan kuubaqaya quruxeey qof wanagsan ayad tahay oo naxariis iyo ixtiraam leh runtii soomali insaanimo wey nagu yaratey in aan dadka cayno ama xsidno aya nagu badan ❤horey usoco❤.
@afrahap4406
@afrahap4406 Ай бұрын
Insha allah Guulayso Ameeen
@barkhadfuaad4444
@barkhadfuaad4444 Ай бұрын
Congratulations 🎊 👏 ❤❤
@user-vj4bf2bj3i
@user-vj4bf2bj3i Ай бұрын
@lulhagi4510
@lulhagi4510 Ай бұрын
Mashallah
@user-fp7ol1mo5f
@user-fp7ol1mo5f Ай бұрын
Barakallah ❤❤❤❤
@milgoawad5206
@milgoawad5206 Ай бұрын
Maanshaalaah alle ha kuu barakeeyo.
@abdurahmanhirsi9601
@abdurahmanhirsi9601 Ай бұрын
Ina adeer horay usoco fariid
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Ай бұрын
Masha Allah Mama Malyuun ha ujoginin dadka waxey kudhahayan horay usoco quruxey walake halka ad dhiseyo
@Ruun-finder
@Ruun-finder Ай бұрын
Sharaf iyo gobonimo ❤❤❤❤
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Waa duhur cidlo ah
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
asc masha allaah wllo wacaney allaha ku caafiyo masha allaah kartibadan 🤲🤲❤❤❤❤❤💘💜💖💞💞💞💞💞💞💞💞👍🥰💖💖
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Inadeer imisuuku dhis mataa guriga4 qol iyofadhiga
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok Ай бұрын
Keep going mama malyuun ❤
@user-uv4ut3nj4u
@user-uv4ut3nj4u Ай бұрын
Mama Malyun Rabii haku xafido Mamo Welcome to Kenya Mamo Reer Kenya hada Nahay Habo Respect ❤ Wad Naga heli Gaal iyo islaam Baa GUULEYSO Mamo Macan ❤❤💋💋 intii xun Allaha Naga Qabto kuligeen Ameen Ameen Ameen yaa Rabi
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Mesha ma duurbaaa
@user-sc6ze1bz7b
@user-sc6ze1bz7b Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cismanqanciye
@cismanqanciye Ай бұрын
ok mamo mnsha allaah waanu sooshaqatagi doono
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Ай бұрын
riyadaada allaha kuu fududeyo shar iyo sheydaan allaha kaaqabto mamo
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin Ай бұрын
Guuleyso moma mcn❤❤❤
@user-no6qc2tf6m
@user-no6qc2tf6m Ай бұрын
Allah haku saqiro mamo❤❤❤
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 Ай бұрын
manshaallah mama malyuuney imisa ayuu booska gurigaagu kufadhiyaa oo ka koobanyahay
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Waa Guri qurux badan.
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Ай бұрын
Masha Allah ilaahay guri khayri Qaba ha kaaga dhigo ku liibaanto Sister guulayso oo gadala ha marin❤❤
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Ай бұрын
Gurigii war dheer meeyey ,maiska iibiseey,ilaahy hakula caawiyo
@umusahur2949
@umusahur2949 Ай бұрын
Allaha kuu fududeeyo qaali❤
@fatimamohamed2567
@fatimamohamed2567 Ай бұрын
Masha Allah, good job ❤❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Walaal ilaahey hakuus aqiro Ilaahey
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Ай бұрын
Hadii aad gurii saa u jeceshahay maadka iibsatid usa 🇺🇸 maxaa dhuurkan cidlada ah ku father good luck xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey. Iam worry about you malyun kenyatta hadii aay duurkaa kugu fara xumeeyaan ka waran ilaa waa duur cidla ah miyaadan cabsaneynin waa kuu soo duceyni inuu alaah s.wc sharkooda kaa ilaa liyo good luck cabsi cabsi iga dheh good luck momo thanks for sharing qaaliyeey
@Osob_5
@Osob_5 Ай бұрын
Maamo Malyuun wallee Somalidu Qofkii Fiican ayay ku mash wiil aan keep going
@anabguleid650
@anabguleid650 Ай бұрын
Illaahay ha kuu barakeeyo oo ha ku xafido Amiin
@ZuhuraJama
@ZuhuraJama Ай бұрын
Intee waye aanku so salame
@yasminali5763
@yasminali5763 Ай бұрын
Allaha kula garabgalo my Allaha make easy inshallah
@ciiltiresheikhdahir8062
@ciiltiresheikhdahir8062 Ай бұрын
Guuleyso Edo macan ❤❤❤
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Ай бұрын
Malyuun maxaa ku dajinaya duur cidla ah walaaley subxana alaah adigoo arka magaalo weyn kenyatta xiligaan guri uma baahnid aaway galaadi gurigaa ka dhistay aaway yaan lagu dilin cidladan xabiibtii taah waa iga waano thanks for sharing. Qaaliyeey.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Intaan soo eegay qofkii ugu caqli celinta kowaad kuli dadku masha allaah usoo qorayaan laakiin aniga waan layaabay kenyatta sowtii somalida lagu dhacay lagu layay olagu yiri gaarisa hanoso dhafina lacala Kenyan iyo haday somali isdaga sho maxay ka dheefi teeda kale Puntland yaa ka xiga iyo kismaayo xataa reerkeda DDS degaan yaaaab MMS ALAHA AMAN SADO KOLEY ANIGA WANLA YABANAHAYE HADEYSE KAWADO MUSTAQBALKA MARKU DHULKU QALIYOBO SII IIBSO WAA MACQUL OANAY HANTI ISKA GALINI
@sandarela14shuriye75
@sandarela14shuriye75 Ай бұрын
Allaha kaagaa dhigo meeshaad kudegto
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Ай бұрын
Geesisanaa meeshaan cidlada ah see isugu aamintay
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
keep going madam ❤
@miskudata6428
@miskudata6428 Ай бұрын
Queen MMS balo iyo ilba allaha kaa qabto ❤
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c Ай бұрын
Halkeed dagtay eedo qli waa meelma halkane allh kuu barskeye
@fadumamohammed2296
@fadumamohammed2296 Ай бұрын
Guuleso Eedo qli wale Waxad tahay qof qaali ah❤
@sucadomohamed1393
@sucadomohamed1393 Ай бұрын
Asc mama malyuun wan kusalamay dar ilahay Ayan kujeclahay kuuna taageeraa isku geegan iyo isku luuqadana wan nahay ee xagee guriga kadhisaysaa o joogtan
@Osob_5
@Osob_5 Ай бұрын
Waan kula Socdaa hore u soco mcnt
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 Ай бұрын
WAA WAAN TAAHAY SOOMAALI SHARE IYO LIKR KAA RAABTAA shiinkii aad soomalid share kaarabta laagtan sheeye ayaa siinesa oo alaabta gaagado soomalid keenyaan kuumaa siin like iyo share xiijii shiinka soomali
@Osob_5
@Osob_5 Ай бұрын
Dumaashi meesha waa halkee
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Maama malyuun,,, Salaan sare
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
Mama malyul tel ga no soo qor ❤
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn Ай бұрын
UMADAN MA ISKA XUBSATAY
@barlin1622
@barlin1622 Ай бұрын
✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🥇🌹
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Ай бұрын
Ilahy hakugu xifdiyo eedo qaali please camera ku xiro markaad dhameysid ilaahayna haku badbaadiyo
@maryambishar1913
@maryambishar1913 Ай бұрын
Masha allah guuuuuleyso maamo allaha kukaraameeyo habo ♥️🏃🏃🏃🏃🤲🤲🤲🤲👍👍👍
@Osob_5
@Osob_5 Ай бұрын
Asc Maamo Malyuun keep going Dumaashi Viva mcnt dheh haw dhigin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maryambishar1913
@maryambishar1913 Ай бұрын
wan kugu soo dageena inshalah
@user-uv1rx3vz4i
@user-uv1rx3vz4i Ай бұрын
Guuleyso inshaa aalah
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 Ай бұрын
Masha allaah Maamo Malyuun illaheey meel qeeyr qabto haku dajiyo Marba meel guri ka dhis aaba ku dishaye i halmeel iska dag illaheey ayaa joogee mida kale meeshaan cidlada oo goofka maxaad ku fashay ood udagty
@sagalabdi2332
@sagalabdi2332 Ай бұрын
Mamada amaan siya
@rukiaosman3723
@rukiaosman3723 Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@Osob_5
@Osob_5 Ай бұрын
Somali dadkii la yaqaaney maahan Umadaan dad Agni Fahmo kari maaha
@aminaosman3469
@aminaosman3469 Ай бұрын
Don't you have neighbours? It is a bit scary
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Abaayo fundiyaashu yeeysan kuxadin iska ilaali
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN Ай бұрын
Waxageh meshan
@Osob_5
@Osob_5 Ай бұрын
Maamo Qifkasta waa isfahan
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
maxaa kaa qurux badan mar kaad asturantahay maa ma qurux
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
Mahasanid maamo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Kkkkk Mama malyuuney anigu waan caafimaad qabaa waayo anigoo puntland arkaaya dhul adoomey walhy inaanan galinaynin 01 dolar Haye adoomey ku walaal ha lacala hadaad dhimato o dagaal dhaco hantidaan adoomey leh ku caano cab
@adangudhane336
@adangudhane336 Ай бұрын
Dhilo siilweyn
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Say Masha Allah
@hamdiduu8338
@hamdiduu8338 Ай бұрын
Isha mumda hacynin
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Ай бұрын
Respect your Mama 🎉💙🎉
@fhu621
@fhu621 Ай бұрын
Wasaq edab yeelo
@sacdiyo-u7r
@sacdiyo-u7r Ай бұрын
Masha allah
@fadumamohammed2296
@fadumamohammed2296 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maskonmask9265
@maskonmask9265 Ай бұрын
Mansha Allah
@sagalabdi2332
@sagalabdi2332 Ай бұрын
Masha Allah
DAD BAA MEESHAAN UGA TAGAY WALI JOOGA DUMAROOW GOORMAAD KORAYSAAN
8:50
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 108 М.
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
WAAGII AANAN WAXBA DHAWRAN JIRIN IYO HADA
8:43
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 3,8 М.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Habiba Addow
Рет қаралды 68 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20