Dhismayaasha & guryaha Casriga ah ee Ay waddo Shirkadda Minara homes

  Рет қаралды 102,023

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 236
@Banadir-State
@Banadir-State 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey wadankiina dhista, dal aan dalkaaga aheyn dareen ku joog waaye. Soomaali sal fududeey, haddii aad Kenya dhistaan, mid kale turkiga, mid Tanzania, mid dubai, yaa idin dhisi doona dhulkiina 5ta soomaali ee ah mise Axmaaro iyo Tigree baa ku wareejiseen, ha idin deeqdo:- ● Soomaaliya ● Jabuuti ● Soomaaliland ● DDS ● iyo NFD Bal su'aashaas qof waliba oo soomaali ahoow is weydii, maxaa naga qaldan, xagee naloo wataa, dhulkeena haddii aan dhisan weyno yaan ku wareejinaa???
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
waa dadka ugu doqonsan abid dunida
@inafarooleak3691
@inafarooleak3691 2 жыл бұрын
Lkn Ames Somali kenyan yihiin
@Banadir-State
@Banadir-State 2 жыл бұрын
@@inafarooleak3691 haddii ay yihiin soomaali kenyaati ha dhiseen, wajeer, gaarisa, siyeloo iyo mandheera
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
@@inafarooleak3691 hadday arintu sidaa tahay maxay u dhisan waayeen dhulkooda "NFD" maxay Nairobi ka qabanayaan?
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
@@Banadir-State Ha, was Sida saxda ah👍, Nairobi iyo mombasa dhul somaliyeed maaha
@armes4189
@armes4189 2 жыл бұрын
Masha Allah waa meel qurux bedan. Guryahaan in Somalia laga dhiso soo kuma fiicna. Wadan aan kaaga ahayn dhisashadiisa waa laga fiicanyahay. Waxaa ugu xun in madaxda wadanka ay ka midyahiin kuwa dhaqaalo geshanayaa
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 2 жыл бұрын
Lacaglasoo dhacay wax lagu dhisay intee gaaree
@shahinsimba4178
@shahinsimba4178 2 жыл бұрын
arlada illahay wa wasac meshaad donto ka deg wadan aan amni ka jirin sidee lo maal gashada so ma araktid hotelada malin walbo qaraxyada lagu bur burinayo adeer dunida meshaad amaan ku helasid ka deg
@SAMAALE0
@SAMAALE0 2 жыл бұрын
Alle jeclaan lahaayaa meeshan soomaliya in ay ahaato
@Somali12222
@Somali12222 2 жыл бұрын
Ilahey somalia nabad ha nooga dhigo ❤️❤️🇸🇴❤️❤️
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 2 жыл бұрын
M.allah Somalida waa dad entrepneurs ah Alle ha u siyaadiyo xolohooda Waase fcn laheyd in wadankii hooyo inoogaga dhisaan oo invest gareystaan Somalia nbd alle hanoogaga dhigo.
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 2 жыл бұрын
Mhatzanit weriyeena abdizalan iyo teamkiisa Rwanda 🇷🇼 warbixin faahfaahsan nagazoo ziiya iyo qaraahka kaaga imanshaheeda.
@hodhare961
@hodhare961 2 жыл бұрын
Wadankeena u baahan allow nabad Soomaaliya Aamiin
@mohaa10
@mohaa10 2 жыл бұрын
waxaa leenahay wadan dil dhac bilaa micno asocdo aniga kula hadlaayo ayaan ku dhaawacmay lug iyo gacan waligeena nabad arki meyno
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 2 жыл бұрын
Dhul kenya 🇰🇪ilaahow yaan dagin anoo haysta Indian ocean city muqdisho
@ahmedhaadi9139
@ahmedhaadi9139 2 жыл бұрын
way fiicnaan lahayd lkn waa amni daro
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 2 жыл бұрын
@@ahmedhaadi9139 aduunka ma jirto magaalo kuu damaano qaadayso naftaada. Waad dhiman markii la gaaro saacadaada
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
waa dadka ugu doqonsan abid dunida
@abdirizakrashid6714
@abdirizakrashid6714 2 жыл бұрын
Amni darro iyo qabyaalad qurun eh ayay isku darsadeen
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 жыл бұрын
Salam aleikum! Mashallah my Allah protector the Somalian wherever where they are👏👏👏👏💯
@Zuhayr12t9q
@Zuhayr12t9q 2 жыл бұрын
Walal cabdi zalan sher Out isame youtubka culimadan kuso gudbiya walla ado mahdzan ❤❤❤❤
@osmanmahamudmahamud7469
@osmanmahamudmahamud7469 2 жыл бұрын
Masha allh rabi ha idin fududeyo insha allh
@mohamedjama7231
@mohamedjama7231 2 жыл бұрын
Great projects. Personally ma jeclesan villa da la showcase garenayay interior design keda. Big sliding windows waxa ka qurux badnan laha big sliding doors. Aduunka villas standard ka e hada jogan ina ka dhigno ama uso dhaweno.
@abdulkadirfarahyusuf3375
@abdulkadirfarahyusuf3375 2 жыл бұрын
Mahadsanid Abdisalaan👏👏👏👏
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Masha Allah Good job Abdisalan
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
SOMALILAND HARGAYSAI.BURCO.BARBARA.BOORAMA UMADA SOMALI HA MAAL GASHATO
@Faz-O
@Faz-O Жыл бұрын
😂😂😂
@ibrahimmohamed7537
@ibrahimmohamed7537 2 жыл бұрын
ماشا ءالله اللهم بارك لهم وارزقني مثله
@abdiadennn
@abdiadennn 2 жыл бұрын
Ogaadeen lacagtaas haday Jijiga iyo Dhagaxbuur ku maalgelin lahaayeen wadanku wuu dhismilahaa😆 walee lacag aan qurbo kasoo xamaashay ayaanan wadan jareer ku maal gashanin, wadankayga ayaan shaqa abuur iyo bilic wanaag ugu samayn
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
Rageedii wallhi halyay baad tahay.
@ahmedbadal3795
@ahmedbadal3795 2 жыл бұрын
shirkadu waa shirkad somalyeed ahna shirkad isaaq sxb
@abdiadennn
@abdiadennn 2 жыл бұрын
@@ahmedbadal3795 Waa xaafada sxb i know them 😀 they’re from Wajeer county but i don’t care about qabiil tbh
@abdiadennn
@abdiadennn 2 жыл бұрын
@@basrabasher2278 guryahan waaba qaali xataa waxa ka riqiisan wadamo yurub ku yaala sida Portugal,Spain and Italy 😀 Portugal guri 3 qol ah waa €250K weliba dhaladhada ayaa lagu siin waanad ka shaqaysan kartaa Lkn Nairobi $300K waaba waali cas 😂
@basrabasher2278
@basrabasher2278 2 жыл бұрын
@@ahmedbadal3795 No No wllo aniga qabiil wlhi ma aaminsani just Somali waa iisoomali shirkadana wlhi waanla xiriirey guryahodana wanka heley waana ka gadan doona insha Allah, bal waxan kawadey xoolaha eey shiiqyasha xabishidan dhulkoda eey galiyen maxey deegamada somalida kuwa nabada ah loo galin waayey, wlhi gaarisa iyo wajeer waligey ma arkin hadana hadii laga dhisi lahaa guryahan waan gadan lahaa why not
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 2 жыл бұрын
ILAHOW BARAKEY 🤲🤲🤲
@abdinaasir1125
@abdinaasir1125 2 жыл бұрын
Gurigani wuxukuyala Kenya oo wadan africa kuyala ah waxana dhisaya somali, balhadaba maxaytahay sababta dad CADAANA looguxayaysiinayaa. Waa dad sheikh iyo shiciba midabkoodii iyo dhaqankoodii lanacsiiyay.
@mahirmahiryare1326
@mahirmahiryare1326 Жыл бұрын
Kufaraxsanhy culimada inay ganacsi weyn yeeshan ❤❤❤❤
@ilyaasmohamed5750
@ilyaasmohamed5750 2 жыл бұрын
Markaan Nairobi guri ka gadanayo nolosheyda inta badana aan america daganahay maan america ka iibsado asagaaba iiga jaban
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 2 жыл бұрын
Nimanka dabaqyadaas dhisaayo makula tahay in ay rabaan somaliya iney nabad noqoto walee waalawada yaaci insha allah nabadbaa soodhow
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy Жыл бұрын
m.a waa guryo wanaagsan ganacsiguna waa caalami lkn maahmaahdu waxay leedahay ukumahaaga oo idil hal dambiil hawada galin, separate your investing zones❤
@محمدحمود-ع5س
@محمدحمود-ع5س 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Walaal cabdisalam kheer ban ku rajeena. from Abdi xaafid British somali tv
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Thank you Waa gadanaa InshaAllah
@omarabdi4179
@omarabdi4179 2 жыл бұрын
16 biyane aniga riski ayan u arka waxo Africa dabaq yabadan aya dumay Somalida waxan leyahay filla ha ibsadana
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
dabaq ay african dhisay waligay ma iibsan doono sababtoo ah aad bay khatar u tahay inuu dumo tan kale Nakhshaddooda iyo tayadoodu way xun tahay😂
@abdirizakabdurahman1045
@abdirizakabdurahman1045 2 жыл бұрын
C/salam hereri program yada uu keeno waa kuwo waxtar leh Wuuna ku mahadsanyahay
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Masha allah abdislaan wariye dadka u fa iideeya
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 2 жыл бұрын
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye Hereri& Mas,uulka Minara Homes.
@AH78078
@AH78078 2 жыл бұрын
Central Somalia (Puntland) has a large deficit in high-quality housing, so it will be a good area to invest in, #somali #Puntland #ssc_somali #khaatumo
@ankuwaso6886
@ankuwaso6886 2 жыл бұрын
Don’t lie to yourself 😂😂
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Somali way toosteye horowada Masha Allah
@rashidawad5825
@rashidawad5825 2 жыл бұрын
SHAQAALUHU MA SITAAN QALABKA KA CELINAYA DHIBTA SIDAHAHA IYO KABAHA IYO INDHOGASHIGA
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Kenya waa meesha la galayo lacagta laga xado Shacabka soomaaliyeed wadanka gudihiis
@nimanduale3874
@nimanduale3874 2 жыл бұрын
Wariye harari bal suaashas Magalooyinka somaalidu leedahay inay wax ka dhisaan qorshaha ma ugu jirtaa?
@sufifarah7052
@sufifarah7052 2 жыл бұрын
Runtii anigu waxan Oran Kara waa lacag khasartay idinka oo dhulkiina galin Kara hantidas waayo aadba Somalia ka gadaysan guryaha oon cid kale idin ka gadaneeyn waxaa la qaatay dhul Somalia in aad ka dhistaan oo dalkiina galisan ood qurxisan dalkiina idinka oo Heli Kara muqdisho Hargeisa bosaso jigjiga 👏
@abdirizakrashid6714
@abdirizakrashid6714 2 жыл бұрын
Maahan lacag qasaartey ee waa faa'ido usoo xarootey waayo Somalia amni darro darteed ayan loo maal gashan karin iyo qabyaalad
@a.rahman7679
@a.rahman7679 2 жыл бұрын
Somalia dulmi iyo qabyaalad waxan eheen miya yaalo.
@abdisalamjamal1692
@abdisalamjamal1692 2 жыл бұрын
Soomaalaay Dalkiinii Meeye, Kan Dalkiinii Maahee! Why not you build this in Mogadishu, Hargeysa, or Kismayo ?!
@burco4006
@burco4006 2 жыл бұрын
Masha alah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah..
@mohamouddahir2421
@mohamouddahir2421 Жыл бұрын
Mashallah..good job
@abdirahmansuleman7700
@abdirahmansuleman7700 2 жыл бұрын
😮😮😮 aduunyo aduunyo 😮😮😮
@Abdiqanidg
@Abdiqanidg 2 жыл бұрын
Music Fadlan cabdisalan Nagada Si Aan Muqalada Udawano Ilahay Uga Baqa
@xamralive
@xamralive 2 жыл бұрын
Aniga Qurbe kan ha ii ahaado uma socdo Qurbe nacas kale wadan kaygaan u guurayaa hadaan meel u guurayo ama degayo
@sadambashir4063
@sadambashir4063 Жыл бұрын
Waa runtaa wallal wadanka hooyo wax dhaama ma jiro , ruux dadkisa iyo dalkiisa Inu wakhti laqaato.
@mahammedjama5595
@mahammedjama5595 2 жыл бұрын
Waa yaab somali gormay wadankedi dhisan donta jecela wadan anay la hayin
@mahamedahmed7652
@mahamedahmed7652 10 ай бұрын
wadanki 30 sano jufo jufo lesku cunayo dowlad la aan qabyalad eex mel la malgashado managahorysa ka horeysa 😢
@fanaxsomalicooking8168
@fanaxsomalicooking8168 2 жыл бұрын
Somaliya hala maalgeliyo adinkoo mahadsan
@2daysago_
@2daysago_ 2 жыл бұрын
3 qol oo 100kun ama 1000usd wlhi aad ayuu qaali uyahay zaaid. Walle somalida qurbaha kunool caadi ayaa loo dhacaa.
@hako5005
@hako5005 2 жыл бұрын
Maansha allah tabaraka allah
@khalifburash245
@khalifburash245 2 жыл бұрын
Asc hereriyoow miyuusiga nagadaa aan kuuduceennee
@American_patriot110
@American_patriot110 2 жыл бұрын
Walale inkasto aadan su'asha iweydiin waxaan jecleystay inaan ku iraahdo miyusiga dhawaaqisa caafimad ahaan hadu ku dhibayo markaste oo music i balaabmo iska gaabi!
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@maxamedali992
@maxamedali992 2 жыл бұрын
Diin ahaan umafiicna miyuusigada cilada kaliya ee aan Hareri iskadaa kudhihilahaa ayaa dhahday walal waa mahadsantahay khalif Burash
@omarjama7347
@omarjama7347 2 жыл бұрын
Maashallaah Tabaarakallh
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 2 жыл бұрын
Lacagta waxad ku helin dhalasho hadad maal gashatid lcg intaa le’eg wadamo Europe ah , waana ka shaqaysan kartaa xuquuq muwaadin waad ku yeelan …. Sida St Kitts and Nevis. Spain, Portugal, Malta, Greece, Vanuatu, ...St Lucia. ...Dominica. ...Grenada. ...Antigua..Barbuda And Montenegro. Hadii kale magalada ku dhalatay dhaqaale ku celi 😢😢😢
@AHMEDEGALCOEGAL
@AHMEDEGALCOEGAL 2 жыл бұрын
Wadankeena see Kenya u ogolqanaysaa in Nabad loo helo sababtoo ah waxaas oo investment ah ayaa dhaafaya . Hareri qiimaha maxaad u kala goynaysaa
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 2 жыл бұрын
Meeshaad ku nabad galeysaan daga Somalia Darood iyo Hawiye looga soo cararay
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 жыл бұрын
Masha Allah salansare cabdisalan harari
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 2 жыл бұрын
Kenyan companies maan guri diyaar ka iibsado oo 20% aan bixinayo 80% aan 8 year aan ku bixinyaao. Waliba aan dabaq ah3yne ah state ahaan u dhisan 5 qol 2 car parks
@taqwatube1372
@taqwatube1372 2 жыл бұрын
Nin caqlibadan ayaad tahay
@Nassir980
@Nassir980 2 жыл бұрын
Absolutely
@lifeisallabouthappiness.4808
@lifeisallabouthappiness.4808 2 жыл бұрын
Can I get more information about where to get those? Please
@fathiyadahir7653
@fathiyadahir7653 2 жыл бұрын
Siidan ku halna kuwas
@calimoha_official
@calimoha_official 2 жыл бұрын
Wll nagu Sali nabigeen Mohamed scw scwscwcswcwacwcw please 🙏 subscribers ilaahey dartiis wll
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 2 жыл бұрын
warun siba muqdisho qarax socdaa aan damanayn illahayo sahal
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 2 жыл бұрын
Abdisalan sxb xafada Garawe warbixin ka sooo diyaari
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 2 жыл бұрын
somslia hadeyficnaanlaha waxbaba namaqusenlaha dalki ba lagunoqonlaha lkn amaman laan ayey dadku udege dulalka kale lkn wadanki ba lagaraneyn waxytahay ba mamulxumo marka ilahi unba xalka oog
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
Dhulkaga Dhiso Ama Dalkad Dhalashada ka haysato💳 ."no aamin" Somali ma fakerto🤏 🤕
@cumardinix9463
@cumardinix9463 2 жыл бұрын
Sxb anaga manihin ee waa kuwa madax isku sheega nohayo allah hasoha nuuniyee i.a
@Umuadel06
@Umuadel06 2 жыл бұрын
Somalia nabad ma tahay marka hore mel nabad taala ayaa maal la kalinkaraa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Soomaalidu ha heshiisyo marka hore Ka dibna way horumari oo dalkeeda maal gashan
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
waa dadka ugu doqonsan abid dunida
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 2 жыл бұрын
Meesha hotelada maalin walbo la qarxiyo, dadka lagu laayo yaa lacag Ku qaasaarin
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Wadankiina dhisna
@AhmedMohamed-pl1iy
@AhmedMohamed-pl1iy 2 жыл бұрын
Qarax 🤣🤣
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-pl1iy kuwa qaraxinaya Lee daalaya ma ahanee Somali 🇸🇴 dhisma kama daalaan wax cusub Lee la dhisaa, markuu qaraxa nagu dhaco, intaa is Lee dahay adigu Mx uga dhisee qarax baa ka socoda dalka, waa laga gudbayaa mar uun in sha Allaahu tcl, adiga hadaadan ku raaxeysan xitaa jiilka naga danbeeya ee Somali 🇸🇴 ha noogu raaxeystaan weligaa saas u fikir sxb 🙏 Somalia ❤️🇸🇴💪✊
@somalimom1012
@somalimom1012 2 жыл бұрын
Waa nasiib daro in Wadankeena burburinayno dhisayno dal shisheeye walaalayaalow dhulkiina dhisa at least Garisa Wajeer Dhisa
@reubentv2948
@reubentv2948 Жыл бұрын
He is Kenyan Somali. Makes him Kenyan 100%, hence developing his country.
@kingaweys
@kingaweys 2 жыл бұрын
Siyo kuma 😮😂😂😂 siyokimau weyee😂😂😂
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 2 жыл бұрын
masha allaa masha allaa c / salaan
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 2 жыл бұрын
Guryo ay dhiseen loomaba jeedee wax hore uumay dhisin miyaa
@kaneecgroup
@kaneecgroup 2 жыл бұрын
waa koox maafia ah 120 2qol iyo fadhi waa dhac bareer ah
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 2 жыл бұрын
Somali Aqli badana Ilahow idin barakey
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
Somali Aqli badana?? kk😂Waligey sidaan uma qoslin
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 2 жыл бұрын
@@LexlutherVII 😂😂
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
@@Amin-zs4ve shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
@@Amin-zs4ve aaway caqligii ??🤕
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 2 жыл бұрын
@@LexlutherVII Adun lagama waaya caqabado waan ka baheyna biithniAllah
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 2 жыл бұрын
"Parklands" waa magaca rasmiga ee Parkland maahan. Anyway waa maal gashi wanaagsan.
@odayjama1829
@odayjama1829 2 жыл бұрын
3 qol iyo fadhiga waa imisa qiimaha .
@jeywow
@jeywow 2 жыл бұрын
masha alaah tabaraka laah
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 жыл бұрын
War maxuu yidi? Ati sio kuma? Sxb go easy on the M sheikh manz
@metoo2621
@metoo2621 2 жыл бұрын
Niow heer moqdosho. Dalkoda maxay u dhisan wayen
@Mr_YouJ
@Mr_YouJ 2 жыл бұрын
Projectiyada apartmentiyada waa ok lkn filooyinka syokimau la sheegaayo aad beey u fogyihiin. Arinta uu yiri filooyinka 15 minutes ayeey Nairobi u jiraan run kama sheegin walaalka. Waa almost one hour.
@dr.husseinhagimaow7342
@dr.husseinhagimaow7342 2 жыл бұрын
Waxa la iibinayo ma guri baa mise waa dhul?
@AH78078
@AH78078 2 жыл бұрын
Need them in Puntland Somali
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Жыл бұрын
Tuulada ciise 😂😂😂
@SaidAhmed-lh2ul
@SaidAhmed-lh2ul Жыл бұрын
How come I don’t see things like this happening in Somalia.
@abdirahmanmahamud2833
@abdirahmanmahamud2833 2 жыл бұрын
Maa dhulkiina saas u dhistaan
@abudarda00
@abudarda00 2 жыл бұрын
Ma meel nabad leheyn ba la dhisi karaa. Caqli isticmaal
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
waa dadka ugu doqonsan abid dunida
@ZakAbdul-o1f
@ZakAbdul-o1f Жыл бұрын
Turkiga dhismo kuma ficno guryahooda o dhan wey burburen dhul gariirki
@abdirizakdhere04
@abdirizakdhere04 Жыл бұрын
Cajiib maxaa Mogadishu iney ka dhistaan u diidan walee somali waa waasheen wlh dal aysan laheyn la quruxsanaa kwrn😢
@KhaalidKhaalid-x2o
@KhaalidKhaalid-x2o Ай бұрын
Muqdishadan dhiiga lagu cabo ee qaraxi maalinle uga dhaco ee tuulada qashinka socota ah maxaa kagu falayaa adigu dhiso 😂
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 2 жыл бұрын
Oma baahnin inanu dhisano dal anan inaga lahyn e dalkayaga taga o guryaha inoga dhisa marabno Nairobi gaarisa wajeer mandheera iyo dhulalka soomalida marabno turkiga marabno Nairobi adisaba Lkn dhulkeena xoolaha an ku bixine dhisa runti
@mofarah5689
@mofarah5689 Жыл бұрын
Hareri marar badan baa ku arkey adoo hadalka dadka kadhex galaayo. hada 2ba qol qiima hiisa nooma sheegin ??? dhaqan xumadaa iskaa daa sug dadka intee kadhameynaayaan warka.
@omaregal8543
@omaregal8543 2 жыл бұрын
Why they don’t invest somalia 🇸🇴? There’s alot of opportunities there, Dahab shiil baa xaafad cusub xamar ka dhisaysa
@abdulwahidaden6462
@abdulwahidaden6462 2 жыл бұрын
No peace means no development, if they build in Somalia, Alshabab will bring it down.
@reubentv2948
@reubentv2948 Жыл бұрын
But they are Kenyan SOMALIS.
@kingaweys
@kingaweys 2 жыл бұрын
Siyo kuma hadaad dahdiid macno kale bee yelaan
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Somaliyay dalkiina maal gashada . Koonfur hadad ka cabsatan Somaliland maal gashada sida hargaysai Waar hoy maalkiina kada gesska africa
@Liiloowe
@Liiloowe 2 жыл бұрын
WADANKIINA DHISTA TURKEY AYAAD KU KHASAARTEEN, MASAR, IMAARAAD, WAR UMADDA YAAN LAWAALIN EE DALKIINII DHISTA.. DALKAAGA WAXAAD KA HELI KARTAA GURI FILLO AH OO BARXAD ILMUHU KUUGU CIYAARAAN LEH
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
MAAL GALINTA NOOCANA WAXA WACAN IN DHULKA SOMALIYA LA GALITE SIDA SLND AMA KOONFUR
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 2 жыл бұрын
Waxaana dhisaysaa Amal waaa xafad cusub
@Dhinbils
@Dhinbils 2 жыл бұрын
Somalia maxay?? la dhismi ladahay uun baan dhahaa show maal qabeenadii soomaliyeed wadamo kale ayay dhisayaan yyyyyy
@kynaanful
@kynaanful 2 жыл бұрын
Waxa uu ka shekaynayo waa qaali. Wax loo dhowaan karo maaham 2 qol oo 120k xatada magaaloyinka wawayn ee canada 2 bedroom apartment lama siiyo.
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 2 жыл бұрын
Dadka gadanaayo waa kuwa dowlada somaliya soo dhaco
@adilmalisomofficial6211
@adilmalisomofficial6211 2 жыл бұрын
😅😅😅😅
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 2 жыл бұрын
Lacagta dadkey raabaan inay kudhisaan guriga. 40k baad bixi bixinyesa. Iyo 2.5 lasii wadaayo waad bixinysaa. Adeer hana gaadina
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 2 жыл бұрын
Soomaali yaa sicir barar abuuray
@jimcalecabdi9856
@jimcalecabdi9856 Жыл бұрын
SOO WARAYSO AKTARADA HINDIGA AH
@hassanhusein7210
@hassanhusein7210 2 жыл бұрын
Meel Bay intay god ka qodaan sawir been ah ne ku dhajiyaan ayay umada lacagta kaga shubtaan
@kederhagy3751
@kederhagy3751 2 жыл бұрын
Waar dhista dhulka Somalida hadday Kenya tahay Adeer gobolada Somalida maalgashan oo Nairobi naga daaya tankless maxaa idin diiday inaad maalgashataan 5 Somalida Jabuuti,Somaliland,DDs iyo NFD.weligin ma dhul shisheeyaad dhisaysaan Somalida khasaraha Turkey kasoo gaadhay guryahay ka iibsadeen iyo ganacsiga Ma ogtiin?.
@googleinternet9168
@googleinternet9168 2 жыл бұрын
Fadlan kuwan oo kale jigjiga ka bilaaba
@ikraamqueen3055
@ikraamqueen3055 2 жыл бұрын
Mshllha
@ahmedbadal3795
@ahmedbadal3795 2 жыл бұрын
lacagteyda meel aan layey ban ku maal gelin dhuleykgii oo tulloyin ah sida dhagaxbuur qabridahre goday maxa kenya iga yaal
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 2 жыл бұрын
Maal gasho dhulkaaga aad magcawday ayaguna waa reer waajer iyo Garissa county iyo inta u dhacaysa ayaa dhulkoodii ah Nairobina awood ayay ku leeyihiin ee lasoco!
@ahmedbadal3795
@ahmedbadal3795 2 жыл бұрын
@@mariamyusuf6438 garrisa iyo goday maxey kala yahiin
@astolafisto5660
@astolafisto5660 2 жыл бұрын
@@ahmedbadal3795 adigu isweydi wexey kalayihin ee ninkasto meshu kudashee ayu disana
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
Guryaha garden hauyeelab barxad wen dadka iyo baaburta wada isticmaali maran qoraxda barxad lagu socdo Somali guryaha wa isku dabool garden maleh
@hassandaher3563
@hassandaher3563 2 жыл бұрын
Waxaa ka fiicnalahayd in wadangaka hooyo ka dhistan wadan ajanib bari ayaa laka masafurin. lama huuran waa cas jilan ayay somalidu ku mahmada.walikay ka dhisan mayo guri wadan ajaniba.anigo haysta wadan aan cidi igalahayn.maxaa igu kalifaya wadan ajaanib.in kharash iga kalo..ilahay ayaan ka hoos kalay wadan ajanib in aan guri ka dhisto.
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Adigaa lagaa soo cararay ee ha naga daba imaan!
@mohaa10
@mohaa10 2 жыл бұрын
@@am.b5688 beenta ma aha
@odayjama1829
@odayjama1829 2 жыл бұрын
Kenya somalidu lacag badan bay gelisay.
@abdinasirdahir5398
@abdinasirdahir5398 2 жыл бұрын
Xamze, xasan sheekh, madoobe iyo mahad haloo sheego ayagaa gadaniyee. 2 Qol 120000 kulahaa school international waa kuyalaa. Kkkkkkkk
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 2 жыл бұрын
I don’t understand they building apartments and more but no sewage system it’s garbage
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Noloshii miyiga ee maal-qabeenka ku dambaysay. Dadaalaa uu gaadhaa.
40:40