DHOOLATUSKII DIYAARADAHA:-Diyaarado Dagaal,Gaadiid Dagaal iyo Gaardis Ciidan--MUUQAAL DHAMEYSTIRAN.

  Рет қаралды 46,707

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

DHOOLATUSKII DIYAARADAHA:-Diyaarado Dagaal,Gaadiid Dagaal iyo Gaardis Ciidan--MUUQAAL DHAMEYSTIRAN.

Пікірлер: 164
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 3 ай бұрын
Allow Somalia guul iyo abood iyo barwaaqo usoo celi
@Umahafso
@Umahafso 3 ай бұрын
Inkastoo dunida oo idil eey iskukeena tagtay wali waa noolnahay somaali guulesta my dhiiga
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 3 ай бұрын
Guul Somalia Dalkaygii iyo Dadkaygii🇸🇴❤
@nuraali5514
@nuraali5514 3 ай бұрын
❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴Soomaaliweyn, guul iyo gobanimo❤️
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
When life gives you an enemy lika Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹. Fight like 🇬🇧 Somaliland.
@Fardawsacc
@Fardawsacc 3 ай бұрын
Wado gaar ah oo qurux badan bay ku ficnaayeen ciidanku inay maraan mexay thy meeshu😢
@jamaliban
@jamaliban 3 ай бұрын
Waa malintii ugu horaysay ee Somalia aan arko dabaldag Somaliland si wacan bay idhaha idinku furtay Masha allah
@AbshiroYusuf-qr9fe
@AbshiroYusuf-qr9fe 3 ай бұрын
Guul somalia ilahayow sii masha alaah
@Umahafso
@Umahafso 3 ай бұрын
Waaaw maansha Allaah guul somaali weeyn
@maxamuudcabdi2729
@maxamuudcabdi2729 3 ай бұрын
Maciidnkii Somalia ayaa sidaa ku dabbeeyay ciidan aan Isla haysan gaada kaciyaarka waar is khajila hawiyoow
@cabdulqaadirahmed2565
@cabdulqaadirahmed2565 3 ай бұрын
Diyaaradihii Atmis Ex Amisom miyaa Dhoola Tus lagu sameeyay 😂 Abgaal Caqli Xumaaa Wadanka Waxa Yaalo Ku Faana
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 3 ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk intan kuma filno bakaaraha inay difaacan sxb
@SabaxMire
@SabaxMire 3 ай бұрын
Wale dadkan duriyadu waa balaayo waayo ayaaga baray qaabkan waa umaddhan oo kobii kunool maxay sobanshegeen somaliland ayaa kun jeer kuso liblaamaysa waan qooslay xabada diyaarada ma buriindi aab kaso amaanaysatay mise itoobiya
@SabaxMire
@SabaxMire 3 ай бұрын
Waxay koobi gareeyaan somaliland subhanallah masaakiin kkkkkk
@DjMüllar
@DjMüllar 3 ай бұрын
GUUL SOMALIWEYN IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 3 ай бұрын
Guul cxd somaliyeed ❤❤❤❤❤ 🇸🇴 viva somaliya
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 3 ай бұрын
We been waxan xurnimada aad sheegesid away beenta haliska dhaafo waa nila maamula hooy noolol khiyaali baad kujirtaan
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
ALA INAADEER XALAAL BAAD TAHAY!!!!!!.WALAAHI WAX DOMSLI SHEEGTA OO RUNTA SIDAAS U SHEEGAYSA MA JIRAAN!!!!!!!.
@MuseFarey-g3c
@MuseFarey-g3c 3 ай бұрын
Been baad sheekteen aaway fagaarihi qaranka tiribuuno daljirka maad nagu qancineysaan
@maxamedsaalim9051
@maxamedsaalim9051 3 ай бұрын
Waxano kale ciidan laguma shegi kare Waa ciidan beeled uruurisa Jaantaba Isla helayne Waxa kasi daran gaadiidka probox poliska
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
xaraami cuqdadeysan aa tahay bastar ah fiirso yaaku dhahay nacalad yahee ?
@ifta9136
@ifta9136 3 ай бұрын
@@143-k1dmaxaad ku caayi wiilka hadii uu runta sheegay in la is dhaliilaa ceeb maaha
@sharifasmaramedia4827
@sharifasmaramedia4827 3 ай бұрын
Guull walaalehen somaaliyeed
@HamzeAbdilahi-q3j
@HamzeAbdilahi-q3j 3 ай бұрын
Kkkkkk somaliland ay ka wood badan kana ciidan qurux badan
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 3 ай бұрын
Axmaar halkaan cid ka wacdey maleh only somali bu special u yhy
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 3 ай бұрын
Ciidankii Ethiopia waa loo yaabaa maanta. Ilaahaw labadaa quwadood kala badbaadi kk
@HamzeAbdilahi-q3j
@HamzeAbdilahi-q3j 3 ай бұрын
Kkkkkkk somalia way fashilantay
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 3 ай бұрын
Habad diyaaradii kaneecada buufinay say aa run mooden 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 💪 💪 💪 💪 💪 💪
@mfarah9231
@mfarah9231 3 ай бұрын
​@@TewodrosBethlehem xabashi xun ah baa thy
@nahawi1479
@nahawi1479 3 ай бұрын
​@@TewodrosBethlehemBadda Cas Ee Ber bera iyo Walaashaaba Xabashi isugu dar, Anaguna Soomaali ayaanu ku Faanaynaa oo na Deeqda.
@KowsarXuseen-q9i
@KowsarXuseen-q9i 3 ай бұрын
Maasha allah ❤❤❤❤❤
@abdidarwiish740
@abdidarwiish740 3 ай бұрын
waar waamaxay propox police ahi ma gaadhibaa , meeye qabaali iyo fj cruiserskii
@axmedweyrax6556
@axmedweyrax6556 3 ай бұрын
Waad iga Quzulziizay wlhi😂😅😅
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 3 ай бұрын
Maad qas bidee pro prox laftigaada aa lagu caawiyay alshabaab aa siisay helicopter 🚁 kaneecada lagu buufiyo 😂😂😂 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 calan kaasi muxuu dad ciilay 😂
@MaahirCade-bh8kf
@MaahirCade-bh8kf 3 ай бұрын
waa tacabkii farmaajo tuugan muxuu sookordhiyey nacala dhashey waa gun gun dhashey
@ahmedw5
@ahmedw5 3 ай бұрын
Wallahi this is embarassing... may Allah guide these brothers. Secularism and nationalism isnt the solution.
@YaalowGocor
@YaalowGocor 3 ай бұрын
Baburta qabyalad ciidanka qabyalad music qabyalad somalia wili maxorobin marki xorobo dabal dega waxan idin tali laha somaliyed qabyalada kafogada dalka difaca ithiopian naguso wajahan waxan xalkan fariin dheer udiraya shacabka somaliyed ashabab wawilashina dowlada xala xeshiyo gacan wadajir xanoqotan dhulka naga maqan sida NFD IYO SOMALI GALBED xala soceliyo cadow xala diriro somaliland jiritankisa wadhib weyn iyo cudur an dawo lahen
@abdullagull2943
@abdullagull2943 3 ай бұрын
Wxan aad ugu qoslay marki kamerada ay qabatay HAL helicopter kkkkkkkkk, waxaa fiicneyd inaad noo qarisaan meesha waxba kuma heynee. Waa ceeb waxan. Aaway ciidanki
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 3 ай бұрын
Sonaliya guuul
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s 3 ай бұрын
What's going on, anigu cidaanba ma arkee dhar iyo kabo kala jaada iyo waxan gardin Karin see camal 😮😮😮😮 shame on you xassan sheekh..
@ibraahinhassanhaajiibraahi2735
@ibraahinhassanhaajiibraahi2735 2 ай бұрын
Jamhuuriyadda somaliland ayey ku dayda isbyidhaahdeen, rubucna kagamay dhicin, yeelko waanu idiinku hambalyeynaynaa maalintiina
@sharfmow9277
@sharfmow9277 3 ай бұрын
Ethiopia waxaa carada badan ka keenay markay aragtay in kooxdii Alshabaab laburburiyay oo ay gabagaba marayso waxaay shir hoose la gashay maamulka Somaliland oo ahaa halkii laga soo abaabulijiray loona soo marinjiray dhaqaalaha kooxda Alshabaab markaa waxaa lasoo alifay sida loo abuuri karo oo looga sii jeedin karo Dowladda Federaalka dagaal ka Alshabaab waxaa lagu heshiiyay in heshiis been ah oo lagu siinaayo Bad Ethiopia iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo beenguur ah, Kow waxaad ogtahay in Itoobiya ay san marnaba Somaaliya dagaal lagali karin hase yeeshee ay arintu tahay in Dowladda Soomaaliyeed lawareeriyo si hadafkeedi looga sii jeediyo iyo horumarkan sida xowliga ah ku socda marka arinku waa shax la islaciyaarayo oo ay Dowladdo baddan ku jiraan fadlan dulqaad iyo howshii oo lasii wado. (Hwbtfq) towfiiqda Alla hanawaafajiyo
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 2 ай бұрын
Dumar buu maalin walbo ka oysiinayaa waxani waa maxay ma maamulka banaadir ciidankiisii baa yaraa wuxu balo war dariska ha’isku dirin gargarguurtoow qabri faage dumar iyo caruur qixiye 🤦🏽😊
@danjire7605
@danjire7605 3 ай бұрын
Intanba Somaliya may hayninba. Balse helicopter ta Atmis tirada haku darina
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 3 ай бұрын
Qaraxyey ubaahanthy xamar😮waxaas haawiye wuxuu usoo wataa waa bur burka Puntland aniga hala I tababaro anigaa xamar dhulka lasimaya nacala sinji yadoodad kutaale
@MaynunMaynunxasan
@MaynunMaynunxasan 3 ай бұрын
❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
kkkkkkkk war waxani ciidan maahee .waalalaayay ciidankii waa macawisleey islamaba haaystaan uf xayawaan intuu ciidankii laayay buu macawisleey meesha keenay ceeb udhimo waxani maxishoodaan walaahay
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
MAXAY LA DABAAL DEGAYAAN??????.MUDUG BAA DHIIGU QUBANAYAA, MADAX KU SHEEGANINA KAMA HAFLAANE@@@!.
@SabaxMire
@SabaxMire 3 ай бұрын
Waxaad buriindi iyo itoobiya iyo jabuuti aad iskaga saariwayday hadaad ciidan leeday waa ajaanabkii ku ilaalinaayay car isku filow oo dhuulkaaga kawada saar ciidamada ugu xeeran aanad kamaarmi kariin kkkkk miskiin 😂😂😂😂😂😂
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 3 ай бұрын
KA NAXOW ..... NAFTA WAA ... NACABKOW ....KU SAMIR..... GACALKOW .....KU NAALOO
@alijama6723
@alijama6723 3 ай бұрын
GOONI GOOSIGU WUXUU KA HALIS BADAN YAHAY FEKER KASTOO XUN XATAA KA ARGA GIXISADA WAAYO CADOW BAY DALKA IYO DAKABA KU YIHIIN SHISHEEYE NECEB JIRITAANKA IYO MADAX BANAANIDA DALKA WAA IN XIDIDADA LOO SIIBAA
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
Ishii Bugtaa Ku Bidhaanso
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 ай бұрын
Af Soomaaliga si fiican u baro, af Soomaaliga ma taqaanidee. Sida saxa ah: Ishii bugtaay ku bikaacso
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
weli xornimo ma qaadan inta xalane chapter 7 loona taliyo
@blueline502
@blueline502 3 ай бұрын
Adigu isxoreeyn meese kii kuxoreyn lahaana marabtid
@Liverpooledit-e7y
@Liverpooledit-e7y 3 ай бұрын
We dhamnaayan wxs e man iska dhafna xornimadena xalana kuwa jooga wa kuwa musharadka bixiya iyo khunsulyo wadama kala e bananka lagu amini wayyy wax dad ka dhadhiciyeb ha aminin mar walbo tageee dowldada ilahow tan ugu lidata ha ahate waxan wa afarsano we is badale from gedo sxp ka so Salamaya dowladda Tage jeclow wax wlbo we dhamanaya waxana wa dhira gilin shucubya shacabka lagu dhiri gininaya
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
@@blueline502 waxaad ula jeedaa aslhaab , balse ma ogtahay in xitaa kooxdaasi u shaqeyso CIA mareekanka oo aay yahuudi ka danbeeso ujeedada laga leeyahayna waa in aay Sumacad xumeenyaan Diinta Islaamka iyo in aay ka qayb qaataan burburitaanka umaad Islaamka ee Soomaliyeeed, marka labdas dan laga gaarona marekanka iyo itoobiyta ayaa tirtiraya oo sidaasay ku danbayn... marka iyagaa ugu daran waana halis umada hortaagan
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
@@blueline502 maxaas waxaa mashuru reer falastiin leeyihiin waxayna la dagalamaan gaaloo dhan mana laayaan dadkooda mana qarxiyaan dadkooda mana dilaan haldoorkooda, balse uruurka gaalaadu samesey ee alshabaab iyo daacish waa cadawga islaamka iyo muslimiinta
@blueline502
@blueline502 3 ай бұрын
@@Jaalejaale12 haye hada orad oo xornimo baryo kuhel. Jubada hose” gado “ bakool “ bay iyo hiiraan ilaa maxaas xuduuda galguduud waxaa fadhiya ciidanka Ethiopia 🇪🇹 muda kudhan 14 years. Dad nocee ah baad ugu tagi waaba hadaad baryo kuxoreysato. Naaga ayaa cabaada ama wax kasheega iyada oo wali ninka rabta. Bal isqabadsii dalku xor ma’ahan iyo……… ?
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 3 ай бұрын
Waar way sigteen ee arsenal soday udaysay waxano dada mise waa arsinal oo debal dagaysa😅😅😅😂😂😂😂😂
@SabaxMire
@SabaxMire 3 ай бұрын
Waa buriindi iyo itoobi iyo jabuuti ciidankoodi kkkkkkkk wax kale keen hubka dadka kale haydu qoriin
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 3 ай бұрын
Masha Allah guul somaliweyn
@Caliya7
@Caliya7 3 ай бұрын
Maxaa waaye dameerahaan calanka somaliland qoorta loogu xirey😅
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 3 ай бұрын
Waxaan fahmi waayay ciidanka intaa faraha badan oo As dhulkooda ka xorayn waayay
@moyusaf7435
@moyusaf7435 3 ай бұрын
Laillaaha Illaaha kuwan somaliland ku daba jabay, ciidanku aragnay isku tallaabona maaha isku dhererna maahine Dirayska uun maad isugu eekaysiisaan
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
xaaraami cuqdadeysan aa tahay qabiil aa iska celin weyde markaas aa ciidanka xooga soomalaiyeed ka ahadlee
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 3 ай бұрын
Kuwani gaardis kaa islama helayaan oo way gardis xuun yiihiin
@hawoali120
@hawoali120 3 ай бұрын
Mashaa Allah gayiga yagow guulesta guulesta 🇸🇴 ❤❤❤❤❤
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 3 ай бұрын
Ciidankan bilaa woryaha maxay yihiin hubkoodii mee
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 3 ай бұрын
GUUL....GUUL
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 3 ай бұрын
Diyaarad dagaaal iyo xasan qabuur fakte isma lahan
@nugaal012
@nugaal012 3 ай бұрын
Kkkkkkk. Gardis xumaa ma suuqaa laga soo ururiyay. Kkkkkkkkkkk
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 3 ай бұрын
Gaaaabso cuqdada daa😂
@nugaal012
@nugaal012 3 ай бұрын
@@DrfatimaZahra Kkkkkkkk. Saaxiib waa xaqiiq hortaada taalo. Waa macawisleeydii oo dirays loo soo xiray
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Gaajo la gsrdin layihin
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 3 ай бұрын
Comment buuqa halaga daayo kii cilaaanow cuqdad u dhimo🙌
@ismaniil
@ismaniil 3 ай бұрын
Guuuuuul iyo qarabada dhamman somaliweeyn
@sharifasmaramedia4827
@sharifasmaramedia4827 3 ай бұрын
Sawir qadaha si wanaagsan umuqaadin runti shucaac
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 3 ай бұрын
Tayada ciidanka aad iyo aad bay u hoosaysaa. Laakiin ciidanka musikada ayaa aad u wanaagsan.
@MA-rf6sg
@MA-rf6sg 3 ай бұрын
hassan futo weyne maa lacagtaa cunney hawiye faiido ma leeh wallahi jareer caadi
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 3 ай бұрын
Somaliniman waa waajid xaq ah dhiiga biyomahan
@_faatax
@_faatax 3 ай бұрын
Ciidamada siday u kala daadsan yihiin ayaan aad uga naxay walaahi
@HindaMuhumed
@HindaMuhumed 3 ай бұрын
Mashahah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abuujihaan2466
@abuujihaan2466 3 ай бұрын
War meesha Ciidamo laguma haayo Gaadiidkii Dagaalka ee faraha badnaa Xilligii Farmajo xaggee aadeen waa yaabe
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Xasan dhiqo ba.ibsadey
@JanadAhmed-dn3ut
@JanadAhmed-dn3ut 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 alla yaa ila qosla imika sidani waxy
@mohamedosmail6379
@mohamedosmail6379 3 ай бұрын
They don't have well training
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 3 ай бұрын
Yaa kaga waalay kuwa. Darays isku dhex walaaqan iyo gaardis jilicsan.
@adalmedia4291
@adalmedia4291 3 ай бұрын
Waa boolis kuwani booliska sidaa looma tababaro,ciidanka kale dagaalka ayey ku jiraan
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 3 ай бұрын
keep going somalia
@kaaha1233
@kaaha1233 3 ай бұрын
Acudubillah waxay waxan 😢
@aaminaaadan9808
@aaminaaadan9808 3 ай бұрын
Imisa guto oo amison ah ayailaalilnya wadada aymarayan
@ahmad6967
@ahmad6967 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 3 ай бұрын
Yaku balamiyey shubayahy siiilkada ethopian u abaha ka gadanooyo ka ilaasho
@ahmad6967
@ahmad6967 3 ай бұрын
​​@@DrfatimaZahrafatima waa maxay caydu inantu soaal baay Idin waydeesay ka jawaaba maanad xishonaayn hablahayagu caayda ma yaqanaan midakale Naagtii futaada shalay lulasaay maxaad uu guu so dariwaydeen dhulatusga 😂
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 3 ай бұрын
@@ahmad6967 nagaha hasoo dhex galin hda ta kle video ga la warejinaya e rerkina ah tan lulid un ba ka hdlysaaye too ayda io ninka wxy samenyan wadadi narta ku geyneso maadan arag hora lo yiri daanyer dabdisa ma arkee ta dudoow bu arkaa
@ahmad6967
@ahmad6967 3 ай бұрын
​@@DrfatimaZahrawaligaa waxaa kugu yaalaa hablahaa kale haa ku caayen waa igaa taloo😮😮
@Gyyhir1134
@Gyyhir1134 3 ай бұрын
Dadkaan marastaa maxay ahaayeen
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 3 ай бұрын
GUUL.....GUUL MDW XASAN DAL XUREEYE ..LOO JOOJIN MAAYO DABA DHILIF HA U JOOJIIN DOC KA YEER.. HA DHEGEYSAN DOQON DIIF LEH HA EEGIN .DAMIIR LAAWW
@ismailgifta3352
@ismailgifta3352 3 ай бұрын
Way iska ciyaarayan hhhhhhhhh
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 ай бұрын
Waa talaabo.xumayaal.miyee intii yareydee Farmaajo soo.tababaray
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
xaarmaajo muxuu tababaray asagaa wuxuu waqti ku dhimaye timahiisa faqash bastar ah aa tahay cuqdadeysan farmaajo kohor ee ciidan dhisnaayeen 2bo madaxweyne oo ilma adere ah aaka horeyse weliba kii xilka ka qaaday shariif
@yusufmagan6582
@yusufmagan6582 3 ай бұрын
Guul somaliland
@guushaproduction6592
@guushaproduction6592 3 ай бұрын
Maleshiyo miyaa waar hawiye see wax kuwaadaa
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 3 ай бұрын
Guuuuuuul somalia ❤❤❤❤
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
Xeradii fardooley maxaa uqadateen
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Dameerohoda loqatay
@YUUSUFMuuse-h4f
@YUUSUFMuuse-h4f 3 ай бұрын
Dawlad hawiye kula leeyahay dawlad ayaa dhaanta
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee 3 ай бұрын
Stresska ku heesto hanugu darn wll😂 Waxad meelaha la ,ad
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 3 ай бұрын
Ciidan maaha kuwan
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 Ай бұрын
Guul Soomaaliya
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 3 ай бұрын
لا حَوْلَ وَلا قُوَّةَ إِلا بِالله qurac jabay sidiisii qarankii ma u liicay 😂
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Dhulka meshi utuganimo badneeyd baa kabadbaaday hadi lofirsho tarbunka tiyatarka shecib tarbunka dhistay tiyatarkana ciidan uu dhistay calanka banadiriga
@moja2845
@moja2845 3 ай бұрын
Waw
@AdhanAli-r9f
@AdhanAli-r9f 3 ай бұрын
Mantaa mantaa malinweyn waye
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
MAXAA LOO DABAAL DEGAYAA?????.WAA MAXAY 1 DA LUULYO????.WAA MAXAY 1 DA LUULYO??????.QADAADWAYNEY, CAR KS JAWAABA?????.
@fardosodibad1998
@fardosodibad1998 3 ай бұрын
Gaardiskaan maxaa waaye maba isla helayaan
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 3 ай бұрын
Waa ciyaal weero tuute loo xiray oo usbuuc la gaardisiiyey.
@hassandhiillood
@hassandhiillood 3 ай бұрын
Dirays kala jaad ah, kabo kala jaad ah. waa maxay waxaas
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 3 ай бұрын
Waa muhiim gadiid dagaal iyo agab dagaalo dhan inlasoo iibsado wakhtigan adag agabkan lagaso ergistay xerada turkisom muhiim maaha hurdada halaga kaco dowlad goboleed kusheegyadana yaan hubka lasoo iibiyo gacanta loo galin
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 3 ай бұрын
Hygg
@Qorsho
@Qorsho 3 ай бұрын
😂
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 3 ай бұрын
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!
@abukarali7403
@abukarali7403 3 ай бұрын
1960 64 guuradii dheh ninkan hadlaya waxuu leeyaha 62 guuradii
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 3 ай бұрын
Manta okale dabaal deg geb in ay kadhahan ayay aheyd
@CaliSalaad-m7j
@CaliSalaad-m7j 3 ай бұрын
Benta dhaaf dalamyahow.
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 3 ай бұрын
Aad baan uga naxay Qaabkan aa nahay
@ahmedaliosmaan9274
@ahmedaliosmaan9274 3 ай бұрын
Away ciidankii xiligii farmajo gaardin jiray
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 3 ай бұрын
Congratulations 🥳 soomaali day ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismailgifta3352
@ismailgifta3352 3 ай бұрын
Waa maxy dirayskan kala noocaaa hhhhhhh
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 SUBXAANA ALLAH FAQASH MA SIDAN BAA DIBJIRIIN BAY U EG YIHIIN ALLOW DHAWR JAMHUURIYADDA BARAKAYSAN EE SOMALILAND
@kayhass2510
@kayhass2510 3 ай бұрын
Jabhada argagixisada snm meelna gaari mayso waa cadow amxaaro ushaqeeya
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Kkkkkkkk wa dameeradi gajowbay
@maxamedibraahim374
@maxamedibraahim374 3 ай бұрын
Dayac badan ba muuqda. Weynu ka bixi i.a
@hassanabdimohamedabdi9735
@hassanabdimohamedabdi9735 3 ай бұрын
Mamul goboledka Banadir
Sarkaal  Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis  Argagixisanimo ah.
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 563 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Top 10 East African Countries With the Strongest Air Forces 2024
9:33
African Informant
Рет қаралды 23 М.
ምሪኢት ኮማንዶ ኣርሚ 92  - ብሓዊ ዝተፈተነ ሰራዊት ትግራይ TDF
12:56
Raya Public Media ራያ ህዝባዊ ሚድያ
Рет қаралды 7 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН