waxaan uurka kaa jirin | C/Khadar Xasan Laari | Isku maan ogeyn | Istareexday maantoo, bal aan eegno

  Рет қаралды 71,497

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Heesta : Iskumaan Ogeyn
Erayada: Axmed Ileeye Samatar
Luuqda: C/qadar Xasan Laari
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Waxaan uurka kaa jirin
Afka lagama sheegoo
Afeef kuu horreysiyo
Adkeysimo dambeetaa
Mid uun lagu itaalaa
Af-gobaadsi hadal iyo
Arar wuu ka weynaa
Jacaylkaan abuurniyo
Axdigaanu dhigannee
Meeyey olalaheennii?
Isku maan ogeyn
Inaad oofin weydaa
Isku maan ogeyn
Inaad bi'iso aayaha
Isku manaan ogeyn
Inaad adhax i goysaa
Iilkii xabaashana
Inaad ii horseedaa
Asaagey iga reebtaa
Haaa aa haa
Istareexday maantoo
Adey kuu ahaatee
Waadigaan aroosee
Bal aan eegno aayaha
**********************
ulashada nafteydaa
Ogolaatey ruuxaan
Asxaan ii galeynoo
Uumiyaha dhammaantii
Uga soo go’doonmee
Inkastood abaal iyo
Ixtiraam ku leedahay
Sida aar libaax bay
Isha kugu gubaanoo
Aayo malaha duulkuye
Iskumaan ogeyn
Cilmi oogtii loo qodey
Iskumaan ogeyn
Inaad igu af-goysaa
Iskumaan ogeyn
Inaan kala irdhownaa
Iilkii xabaashana
Inaad ii horseeddaa.
Asaagey iga reebtaa
Haaa haa aaa
Istareexday maantoo
Adey kuu ahaatee
Waadigaan aroosee
Bal aan eegno aayaha
***********************
Ammaantaada guud iyo
Quruxdaada Aadkaa
Ma asteeyn karaayee
Sida ubaxii nuuraay
Wadnahaad Abbaartoo
Idilkood haweenkanaa
Adaan kaa Hibaystoo
Qof la aaminaayoo
Xajin kara Ammaanoo
Caqli Lahaan ku moodee
Iskumaan ogeyn
Inaad oofin weydaa
Iskumaan ogeyn
Inaad bi'iso aayaha
Iskumanaan ogeyn
Inaad adhax igoysaa
Iilkii xabaashana
Inaad ii horseedaa
Asaagey iga reebtaa
Haaa haa aa
Istareexday maantoo
Adey kuu ahaatee
Waadigaan aroosee
Bal aan eegno aayaha
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics

Пікірлер: 32
@HanadApdinazir
@HanadApdinazir Ай бұрын
Heesdan waxaan dhageesaniyaa anoo jogaa magalada lascaanood sacadu 139pm /12/30/2024/ malin isniin ah 😊
@saidmohamed745
@saidmohamed745 Ай бұрын
Xasuus anoo burtinle joogo bartay heestaan
@apdikadiralidagel1373
@apdikadiralidagel1373 2 жыл бұрын
Heestan waxay qisadeed codhaday fanaanka heesta qaaday oo maciis la dhaho Abdikhadar Xasan laari
@ibrahimmohamed6102
@ibrahimmohamed6102 Жыл бұрын
Heeso waa Heesihii hore Qaraami
@saadaqladane1390
@saadaqladane1390 Жыл бұрын
2023 yaa ila dhageysanaayo hadday itaagantahay
@adansamanyare4906
@adansamanyare4906 4 ай бұрын
29/01/2024- ayay aheeed xiligan dareeeme.
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 2 жыл бұрын
Heesti kale Amar alle uurka ku taala soo Xul Walal iyaado lyrics ah Haddi aad awooddo Qoraalkeeda
@Mmwm991
@Mmwm991 2 ай бұрын
Until 2024
@MohamudAhmed-w6i
@MohamudAhmed-w6i 3 ай бұрын
Isha allah we talk
@rahmaali7625
@rahmaali7625 11 ай бұрын
I'm feeling pain yaa Rabbi 😢😢😢😢
@user-kp5jb9hkjr
@user-kp5jb9hkjr 11 ай бұрын
Styl 2024 best song ❤
@MohamudAhmed-w6i
@MohamudAhmed-w6i 3 ай бұрын
Thankd 6:11
@MohamudAhmed-w6i
@MohamudAhmed-w6i 3 ай бұрын
I love
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 11 ай бұрын
10/3/2024
@SAidTG
@SAidTG 3 ай бұрын
Saacadu waa 1:38pm Hurdo Waa Iga Soo dhici la,day 😊🎉❤ Heestaan xasuusbay bay igalisay 03/11/2024 Illahow Cimriga Noo Barakeee❤❤
@AminaJaamac-v1b
@AminaJaamac-v1b 11 ай бұрын
Waa beelo
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 2 жыл бұрын
Haddan la kowsaday Channel-kaaga
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 жыл бұрын
@ismaaciilarbache5244 MAHADSANID SXB
@ifrahismail7345
@ifrahismail7345 11 ай бұрын
5/3/2024 😢
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 11 ай бұрын
😢😢
@cabdimaalikcabdi5915
@cabdimaalikcabdi5915 Жыл бұрын
31 Jan 2024😢😢
@Hanuuuniye4024
@Hanuuuniye4024 9 ай бұрын
2/5/2024 still dhagaysan
@Kornail5s
@Kornail5s 8 ай бұрын
24/5/2024 🤗❤
@rahmaali7625
@rahmaali7625 11 ай бұрын
26/2/2024 😢😢😢😢😢
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 11 ай бұрын
8/3/2024😢
@cabdicawaaleAwcabdi
@cabdicawaaleAwcabdi Жыл бұрын
Srgh❤❤
@AminaJaamac-v1b
@AminaJaamac-v1b 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@akramcaadil4308
@akramcaadil4308 8 ай бұрын
26/5/2024
@MaxamudShekhcilmi-uu9qf
@MaxamudShekhcilmi-uu9qf 6 ай бұрын
ķi
@RudwaanMuxumed-c8d
@RudwaanMuxumed-c8d Жыл бұрын
😂
Heesta iskuman ogeyn
5:29
Daa'us Media
Рет қаралды 109 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 168 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 594 М.
degdeg huwantii oo istidhi gaadhi ka af duubo sanaag maxaa ku dhacay
10:41
Cabdikhadar Xasan Laari Iyo Faadumo Cabdilaahi Maandeeq 🔥 Iyo Heesta "WACAD"
11:57
Waxaan uurka kaa jirin| bilaa music jamaal onkod
3:53
Jamaal Onkod
Рет қаралды 55 М.
Iskumaan ogeyn -- Boqol « Fasiixcom
8:03
Awad Abdi
Рет қаралды 346 М.
Aun C/ Khadar Xasan Laari & Heesta iskumaan ogeyn With Lyrics
12:03
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 348 М.