gacayte | axmed gacayte heestii orad orad hay iman | axmed gacayte heesta orod orod | axmed gacayte

  Рет қаралды 132,087

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Heesta: Orad Orad
Luuqda: Axmed Gacayte
Laxanka: Axmed Gacayte
Lyrics : Dhugmaal Lyrics
QORAALKA HEESTA
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
Ammuuraha Jacaylkiyo
Eedaadka Caashaqa
Intaan Kula Ag Joogaa
Aynigay I Dhaafee
Waa Waxa Ilaaq Dumar
Arrimaha Danteydiyo
I Ilowsha Tiradee
Ayaamaha Idhaafshee
Ha Ii Iman Orad Orad
Af Macaanna Ha I Odhan
Intii Horaba Eedaye
Intaad Ii Qoslaysee
Hadba I Qaldaysay
Aawadaa Ma Seexdaa
Ninba Meel Astaystee
Waa Waxa Ilaaq Dumar
Arooridan Bannaan Iyo
Igu Ooday Boorkaan
Adduun Iiga Foofinee
Ha Ii Iman Orad Orad
Af Macaanna Ha I Odhan
Intii Horaba Eedaye
Intaad Ii Qoslaysee
Intaan Ku Oggolaadeen
Ilayskaaga Jaahiyo
Eeganaayey Nuurkaa
Adduunyadii I Dhaaftee
Waa Waxa Ilaaq Dumar
Arrimaha Danteydiyo
I Ilowsha Tiradee
Ayaamaha Idhaafshee
Ha Ii Iman Orad Orad
Af Macaanna Ha I Odhan
Intii Horaba Eedaye
Intaad Ii Qoslaysee
gacayte,
gacayte qaraami,
gacayte iyo aamina,
gacayte iyo sahra halgan,
gacayte iyo maandeeq,
gacayte dulmiga caashaqa,
gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte orod orod,
gacayte hees,
gacayte dirirada,
gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte,
axmed gacayte iyo aamina abdullahi,
axmed gacayte iyo sahra halgan,
axmed gacayte dulmiga caashaqa kadaa,
axmed gacayte inaan wali ku jeclahay,
axmed gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte halbowlaha iyo beerka,
axmed gacayte iyo haweeya biixi,
axmed gacayte iyo maandeeq,
axmed gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte balan jaceyl,
axmed gacayte bandidaa,
axmed gacayte bal hadana qalbiga,
axmed gacayte barkhad cas,
axmed gacayte bal dhagaysi,
hotel gacayte bosaso,
axmed gacayte balan jacayl,
axmed gacayte cadho,
axmed gacayte cirka maalin,
axmed gacayte collection,
aamina cabdilaahi gacayte,
cabdi wahaab axmed gacayte,
amina cabdullaahi iyo gacayte,
aamina cabdilaahi iyo gacayte,
tijaabi codkaaga axmed gacayte,
axmed gacayte iyo cadar,
axmed gacayte durdurada,
axmed gacayte duni wada halloween,
axmed gacayte dabaylaha,
axmed gacayte dirirada,
axmed gacayte duggan weheshada,
dilkii axmed gacayte,
heestii dabaylaha axmed gacayte,
axmed gacayte waxay dani,
ina gacayte,
aun axmed gacayte,
axmed gacayte soo fur,
gacayte gocomada,
gacayte galaydh,
axmed gacayte gocomada,
axmed gacayte gugii hore,
axmed gacayte gayaankiyo,
gaasira iyo gacayte,
gacayte hees macaan,
gacayte heeso,
gacayte habshan,
gacayte halacsi,
gacayte hotel,
heestii gacayte,
axmed gacayte habshan,
axmed gacayte heestii sabaalo,
heestii axmed gacayte,
heesaha axmed gacayte,
hees gacayte,
heestii gacayte iyo aamina,
heeso qaraami axmed gacayte,
heesaha gacayte,
heeso qaraami gacayte,
gacayte iyo tiriig xaashi,
gacayte iyo,
axmed gacayte inanyahay jaceylka,
axmed gacayte iyo marwo maxamed,
axmed gacayte isoo lagad,
axmed gacayte milic iyo mahiigaan,
jaabir gacayte,
axmed gacayte jacayl,
umalay jacayl gacayte,
axmed gacayte sixir jaceyl,
gacayte kaban,
axmed gacayte kaban,
axmed gacayte ku harsamay,
axmed gacayte lama kala,
axmed gacayte iyo khadra daahir,
axmed gacayte leeg,
axmed gacayte lyrics,
aamina c/laahi iyo gacayte,
axmed gacayte sida laba,
axmed gacayte iyo aamina abdillahi lyrics,
axmed gacayte sabaalo lyrics,
gacayte midabsan,
maxamed gacayte,
maandeeq iyo gacayte,
marwo maxamed iyo gacayte,
axmed gacayte waan maaganee,
axmed gacayte midabsan,
axmed gacayte iyo magool,
axmed gacayte heeso macaan,
axmed gacayte iyo hibo nuura,
suways gacayte iyo nuur,
axmed gacayte orod,
suways gacayte prank,
gacayte qaaci,
axmed gacayte qaraami,
axmed gacayte qaad hlinka,
axmed gacayte qaad hilinka,
suways gacayte qosol,
qaraami axmed gacayte,
qaraami gacayte,
axmed gacayte qaaci,
gacayte sahra yar,
gacayte sabaalo,
suways gacayte,
sahra halgan iyo axmed gacayte,
sahra siyaad iyo axmed gacayte,
taariikhda axmed gacayte,
tiriig xaashi iyo axmed gacayte,
gacayte umalay,
axmed gacayte o'malley,
axmed gacayte umalay,
gacyte,
axmed gacayte wardheer,
axmed gacayte ahlan wa sahlan,
gacayte xul ah,
xasuustii gacayte,
xasuustii axmed gacayte,
axmed gacayte heeso xul ah,
axmed gacayte yuusuf,
axmed gacayte yaab,
sahra yar iyo gacayte,
ahmed gacyte,
axmed gacayte iyo gaasira #dhugmaallyrics #hees #heestii
#dhugmaal_lyrics #gacayte #axmedgacayte #dhugmaal #heeso #heesta

Пікірлер: 27
@samriyebubaal5366
@samriyebubaal5366 Жыл бұрын
Waa waxa ilaaq dumar Arooridan banaaniyo igu ooday boorkan Aduun iiga foofine Axmed gacayte yusuf ❤
@UmallkhayrUmallkhayr
@UmallkhayrUmallkhayr Жыл бұрын
Hadanaad dhagaysan axmed gacayte heesba mad dhagaysan alle ha u naxaristo ❤❤❤❤❤❤❤❤6/4/2023
@SuperKahin
@SuperKahin 9 ай бұрын
Ereyadii abwanka wayn saleban bidde laxanka iyo ku luuqayntaba waa abwanka wayn allaw unaxariso gacayte..
@Buxx0923
@Buxx0923 Жыл бұрын
This is the best and only channel that one can find the best somali original songs, the real classics with lyrics. Thanks guys ... much appreciations. We love it.👍👍👍👌
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
Thanks
@MOOLIF00
@MOOLIF00 11 ай бұрын
Orod orod waaye ma ahan orad orad somaliga iska saxa kuwa wax soo qoray
@AwcaliXayd
@AwcaliXayd 3 сағат бұрын
Orod orod intii horaba eeday
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 күн бұрын
Amuuraha jacaylkiyo Eedaadka caashaqa Intaan kula ag joogaa Aynigay idhaafee Waa waxa ilaaq dumar Arrimaha dantaydiyo I illawsha tiradee Ayaamaha idhaafshe Intaad ii qoslaysee Ohh darling i Love you Hadba igu qaldaysaa Ninba meel astaystee Waa waxa ilaaq dumar Arooridan bannaan iyo Igu ooday boorkaan Adduun iiga foofine Intaan ku ogolaadeen Ilayskaaga jaahiyo Eeganaayay nuurkaa Aduunyadii i dhaaftee Hay iman orod orod Af macaanna hay odhan Intii horaba eedaye🤦‍♂️✋ Allah yarxam Ahmed GaceyTe yuusuf gaboobe❤ Axyaa Fannaan💯
@Hoodouser-bk9fi1pe4b
@Hoodouser-bk9fi1pe4b 10 ай бұрын
Ha i iman ord orad😢😢
@whatthedawgdoin1068
@whatthedawgdoin1068 Жыл бұрын
My favorite fanaan❤❤❤ allahu raxma raximuun
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 Жыл бұрын
inabtidii oo debeda ka timi ayuu jeclaaday daay Markaasay ku tidhi Nin xayrana oo aan Waxba haysan ma rabo Kadibna marki uu caan Noqday ee u xoogana isla Helay ayay dib kaso jeclaatay markaasay tidhi wannku imanaya oo waynu is guur sanayna Marki danbe ayu isna diiday Wakan leh orod orod ha ii iman Afmacaana ha i odhan Wa sida igu maqaalka ah
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Alle yrxm big legend
@Liibaan-w2g
@Liibaan-w2g Жыл бұрын
😢😢😢
@Liibaan-w2g
@Liibaan-w2g Жыл бұрын
Allaha unaxarito
@XaawaZaleebaan
@XaawaZaleebaan 5 ай бұрын
Waa xaasidin sida nimco siyaato oo kale sgl cali idam
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu 4 ай бұрын
Ilma cumar key board xaga kala uga degay
@CabdiBashiir-je8qc
@CabdiBashiir-je8qc 9 ай бұрын
Cabdiwahaab bashiir
@CabdiBashiir-je8qc
@CabdiBashiir-je8qc 9 ай бұрын
Cabdiwahaab bashiir
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Жыл бұрын
Midhaha waxa leh abwaaan axmed saleebaan bidde
@abdiraxmaanmaxamuud6730
@abdiraxmaanmaxamuud6730 9 ай бұрын
orod orod ha iman 😢😢
@XaawaZaleebaan
@XaawaZaleebaan 5 ай бұрын
Nimco siyaato
@XaawaZaleebaan
@XaawaZaleebaan 5 ай бұрын
Hoos qadhmuun
@CabdiraxmaanMaxamed-fx8ne
@CabdiraxmaanMaxamed-fx8ne 4 ай бұрын
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu 4 ай бұрын
Yaa
@XaawaZaleebaan
@XaawaZaleebaan 5 ай бұрын
Sagl mxmd imad
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 8 ай бұрын
31/1/2024 🔥
@ClrisaaqhamseDayib
@ClrisaaqhamseDayib 9 ай бұрын
Eesh.cala.hees
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 179 М.
Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics
8:33
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 356 М.
Axmed gacayte | dulmiga caashaqa ka daa.
7:40
Mulaax Media
Рет қаралды 133 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 226 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 185 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН