Dhulbahante iyo Warsangali oo dagaal u diyaar garoobay, Calaacalka Isaaq, Ceerigaabo oo laga qaxayo

  Рет қаралды 33,590

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@HassanAli-ys1bm
@HassanAli-ys1bm Ай бұрын
guuleyso cabdulahi balwanow
@fatumomanshaalahasahro4246
@fatumomanshaalahasahro4246 Ай бұрын
mansha alahaa cabdulaahi sharaf guuleyso Ina adeer hadalkas waa sax hartiga ceerigaabo waa Inay qaatan waanadan waa dantoda insha alahaa guul guul guleysta harti weene ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🐎🐎🐎
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Ай бұрын
IIDOOR WAA CADAW SOOMAALIYEED KU DHEX JIRA HALA ISKA QABTO. VIVA HARTI❤❤❤❤
@libankaramo9337
@libankaramo9337 Ай бұрын
Idoorku waa kuwii awowga dilay ayeydaana wasay
@abdiomar403
@abdiomar403 Ай бұрын
Calaacalka jooji iidoor waa iidoor adigana ana ku leh Alle ka sokow kan ooyayana waa miskiin asal ma doorshe ah
@libankaramo9337
@libankaramo9337 Ай бұрын
@@abdiomar403 weligaa anaa kuu talin jiray ina dhilo ilaa qiyaamaha waa ku talin doona waxa aad u dhiman doonto waa cuqdad idoor wed kale ma lihid adiga iyo aabahaba
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Thanks sharafa baa lleedahaya cabdillaahi balawaan❤❤❤👍
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Ай бұрын
Cadowga SNM idoor markii ay arkeen waxa Ku soo socda waxay bilabeen Nabad Nabad ayey Ku washan wlhi la dayn maayo Nabadu hooyadiin wastaye wad Ka qaxaysan xeerigabo
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Dhulbahante waa qalbi xabxab iidoor asxaani nooma dhaxayso specially garxejis waa kuwa ugu xun
@Koorre
@Koorre Ай бұрын
😂
@abkowabullaahi3655
@abkowabullaahi3655 Ай бұрын
Cabdu llhai walakeya saln saare❤
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Wallee maanta hadaya shacabka iidoor sanaaga ku xasuuqen haday niici dabe ka qaatan harti gabadhood guur mallehe🥹
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Ай бұрын
Salan sare suxufi abdilahi balwan
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 Ай бұрын
Balawaan waxatahaya Qalasa ayakuwanatahy somalinimada ee warabixinada waa xaqiiqo ee guuul iyo gobanimo warata 🥰🥰🥰✅💯👌✅💯👌
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Jabar jeclo maxay qaban kartaa haday usoo gurmadaan meel walba waan kadul joognaa iyagaaba yaabane oo lala wareegayaaye
@yasminomar1209
@yasminomar1209 Ай бұрын
Guul khaatumo inshaallah ♥️ ❤️
@ahmedjama3396
@ahmedjama3396 Ай бұрын
Abdullahi Balwaan you are right my dear bro you so clever masha allah tabarakallah
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Hasheegin waa siyaasada lkn maanta xasuuqaya geyeseten waa inya jawaabatiisa hellaan oo calanka khaatumo sanaaga llaga taaga🤨
@dahirjama8359
@dahirjama8359 Ай бұрын
Darwiish
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Insha allaha guul khaatumo ❤ilma harti ❤❤❤
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Ай бұрын
Balwaan sxb samalia horey eey u tiri shan taadad qof kee kaareebin shar ci kama reebo
@daryeelran8007
@daryeelran8007 Ай бұрын
Guuleyso Cabdilaahi balwaan thanks
@mfayz980
@mfayz980 Ай бұрын
SSC guul iyo Gobanimo ❤
@yusufcaqilka404
@yusufcaqilka404 Ай бұрын
Suxufi balwaan wan kuwata sxb
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Waad mahadsantahay balwaan jasaa kalaahu khayr barakalaah fiika ❤️🇸🇴✅✅✅🌺🙏💯👍
@moulidfara
@moulidfara Ай бұрын
Sax ❤❤❤❤❤❤❤
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Ай бұрын
madhacayso samir ceerigabo waa lagalayaa hadana waalajoogaa waana kala xidhantahay sxb
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 Ай бұрын
Oday Isaaq oo beenaale ah walina snm iyo sland la soo taagan miyaa wax laga dhagaysanayaa waa yaab dhulbahante inta uu wax ka dhagaysanayo caaqil horgala ama siyaasi horgala ciil kama baxayo ,waxanse ku talin lahaa in si dag daga loogu kala baxo ceerigaabo dhulbahante iyo warsangalina aanay u joojin horgalada oo ay sharaftooda iyo cidigooda difaacaan mawqifkoodana cadeeyaan .
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run wa in fadhiga laga gaca majeertan dhulbahande warsangeli an ka xorono cargaabo iidor dabacayun argixso snm shbb dacish sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn majeertan dhulbahande warsangeli iska alaliya hana dhagasani odeyasha iidor dabacayun argixso snm shbb dacish wa beenlo yala
@YusufMohamed-kv9go
@YusufMohamed-kv9go Ай бұрын
Guul
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Ceerigabo waa in lagu kala baxaa
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 Ай бұрын
Khatpuntland oo dadkooda diyaar u ah in ay ilaaliyaan dadkooda si nabad ah
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 Ай бұрын
Dabka Waxaa Shuday Waa Buur Madoow Iyo H.Jeclo
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh Ай бұрын
Waa xaqiiq ilaa ingiriiskiii waanala khayaamay jiray.
@muraad243
@muraad243 Ай бұрын
Lanagaabta Idoor waa in Magalada laga safeeya uu la Cidhib tira 🦾😎🔥
@NuurShariif-u6k
@NuurShariif-u6k Ай бұрын
Beelaha walaalaha eh mxd iskugu diraysaa hooyadaa wase
@classiclit2926
@classiclit2926 Ай бұрын
Hoyada silkediye waa adinki cerigabo kulayay masakinta hada arkeysan
@amedfarah299
@amedfarah299 Ай бұрын
Asc Guuuuuuuuuuuuuuuuu Ninkii caytamayey Waa in ladilaa Guuuuuuuuuuuuuuuuuul
@rizakhaji7498
@rizakhaji7498 Ай бұрын
Somali wali xabad baa ka shaqayso wax sharci raaca ma leh ee xabada ha shaqayso hadii nabada la diido raali galina kama shaqayso somalia.
@abdulahiali896
@abdulahiali896 Ай бұрын
Raganimo guul❤❤❤❤
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Ай бұрын
guuuul SSC guuul 🤲🤲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🔥💪💪🇬🇲🇬🇲💙🤍💙🤍🦁🦁🔥🔥🔥🇬🇲💪💪💙🤍💚🦁🦁🔥🇬🇲🇬🇲💪💪👍👍❤️🤝🙏✌️
@ubahguled5047
@ubahguled5047 Ай бұрын
Waa runtaa odayaa. Harti aad bay miskiin uyihii.
@Gellehboon
@Gellehboon Ай бұрын
Subxaan Allah walhi majecla qofka kashaqeeya fidmada ee faafiya xuumaan iyo hadalo umada walaala ah ee is khilaafsan isku dirkooda kashaqeya Allah aya ku ciqabi malin an ahayn man waar munafaaq umada isku diraya ayad tahay walhi isdaaya wallo Allah kaboqa aduun ninkasta waa katagaya walaahi aduun walaga wada socon e nabada halaga wada shaqeyo qabiil waxba ino tari mayo kana shaqsi fican maha hamaqlina waa iskudire KZbinr bas dandisu kaliya waa in si lodhagaysto o u lacag uga sameyo wax kasta iyo munafaqad ba waa samaynayaa umada iskudhimanaysa hadalkisa dartii dan kama laha. Walahi
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Iidoor oday ma leh oo shiikh ma leh beenaalayaal weeye kulli
@FaadumoCabdi-x9z
@FaadumoCabdi-x9z Ай бұрын
Anaguna waku jecelahay❤ balwaan
@shamsogarad6932
@shamsogarad6932 Ай бұрын
Guuleyso Balwaanow, weligaaba xaq udirir baad tahaye,
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Guuuleyso bal waan ❤❤
@rageosman1726
@rageosman1726 Ай бұрын
Somalidid jazadisu wa iska dhicin
@AliMANur-iw5kr
@AliMANur-iw5kr Ай бұрын
Eey baa tahaye ha isku kaayo dirin
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Wllhey balwan waa runtiis harti waxa ka qalbi jlicsan ma jiro dhulbahnte inu ceergaabo bari hore ku kala baxo buu rabey lakiin warsangeli baa diidana 2damod ceergalbo ha laga dhigo
@museal8154
@museal8154 Ай бұрын
Ceerigaabo isaaqbaaleh
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Balwaan hadii taladiisa harti qaadan lahaa waykufaa idilahayeen walaahay khasatan tanmaanta taagan waninmaskaxbadan oo indhergarad ah 💯
@yusufagaweyne7751
@yusufagaweyne7751 Ай бұрын
Diradiraale Allaha ka cabso dadku waa walaalo
@abdibarri9012
@abdibarri9012 Ай бұрын
ANAA OGADEN TAAGEERA ISKA CELIYA IIDOOR WAA DAD CUQDAD QABA RABA INUU IDIN XASUUQ0
@gmail2925
@gmail2925 Ай бұрын
Afarta qof ee joogta. Ceergaabo. Waxay. Lamid yihiin afarta qof ee joogta. Hargeysa … marti ayey ku yihiiiin.
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Isaaqu. Waa. Gun. Qiyaanalowlayaal
@JamilaFarah-l1t
@JamilaFarah-l1t Ай бұрын
Waa ognahay inan khiyaamayan karno hadan idoor nahay dhulbahante waa ka siyasad badanahay harti maba dhan baan kaga imanayna mar warsangeli mar dhulbahante io hartiga kalaba waa dad madhaan darood
@JamilaFarah-l1t
@JamilaFarah-l1t Ай бұрын
Maqalbi xarneen dhulbahante waa doqomo oo lakhiyameyo oo fulayaal aha
@daryeelran8007
@daryeelran8007 Ай бұрын
Odaygani dawlad iidoor buu aaminsan yahay !! Hartina Uma aamisanaba!! Markaad heshiis iyo wada deganaasho ceerigaabo waa cirkaa!!!
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
👍👍👍👍👍👍
@dekoabdullahi691
@dekoabdullahi691 Ай бұрын
Ha warun
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Ай бұрын
War hadhoow ayeey ku oranayaa kajooga
@FaaraxGurxan23
@FaaraxGurxan23 Ай бұрын
Ey ey dhalay fatal inbound fataal
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Hadii la arko oday dambe oo kahadlaya nabad ceerigabo lugaha iyo gacmaha hala iskuxidho oo xabsigahalageyo intadagalgu dhamanayo
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Kkkk ogow c/ laahi balwaanoow waallaahay daacadnimada lagagama guulaysto markii lajebiyo wacadkaba way jabaan laakiin maanta dhamaatay
@Ibnusacad
@Ibnusacad Ай бұрын
Bilaa caqli gabadhaa rida
@hassandarar
@hassandarar Ай бұрын
Gabadh dhulmahante ah ayaa kuu talisa
@gmail2925
@gmail2925 Ай бұрын
Iney. Dagaalamaan. Waxaa. Ka horeysa. Iney. Gurya. Ku yeeshaan. Ceergaabo. .. dadaan. Guryaba. Ku lahayn waxaad. Ugu hiilin. Garan maayo. Masaakiiinta. Martidaa. Dadka. Haku dirin
@sharmake246
@sharmake246 Ай бұрын
Ok
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Tanmanta ceerigabo sawgacan tiilabad ee ay inooqadan maaha laba isbuc gudahod garxajis oo ayrageniikulayan doqon dhulbahante
@mhaminssiiz3078
@mhaminssiiz3078 Ай бұрын
🔥
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Maanta harti yow kofiyad matal dorkii odayasha maaha halodayo ragaa halgamaya iyo ciidamada iyo shacbiga si ay idoor ukarbaashan
@fathiaali7549
@fathiaali7549 Ай бұрын
Dhulbaante MJ uma sabureen Anigu intaa waa uhiiliyaa Dhulbaante mybe waa isaaq waan yaabay siday ugu cadcad yihiin MJ uguma cadcada isaaq
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Ай бұрын
Dabadana ma ugu dartaa dhulbahante hiilka kkkkkk
@xaqsoorottawa6074
@xaqsoorottawa6074 Ай бұрын
waatan lagugu wasay Ceerigaabo ee wax iska celiya
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Wallaahay haday kuligood usoo gurmadaan inaanay maanta waxba qaadayn daaroodo dhan baa maanta usoo diyaar garoobay waana kala hadhayaan iidoor iyo daarood ama harti iyo isaaq yaan la oran waa nala gaaday
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Waaruntaa. Balwaanow. Dhulbahante. Waa. Dhoylaawayaal
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 Ай бұрын
Waa nili wasayaa Hooyadiin wasee diyaar ahaada Kingdom of Isaaq Hada so faragalisan waliba
@aliismael585
@aliismael585 Ай бұрын
Balwaan Horta ma nin baa mise waa laga roone waayo cabaadhyo dumarka leeyahay ma hartiga qaba?
@JamacBacbacle-r4q
@JamacBacbacle-r4q Ай бұрын
Ani waan kaa qorey
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z Ай бұрын
Balwaanoow,dadka ha isku dirin.
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙈
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 Ай бұрын
Guuleysta geeshkayagow
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 Ай бұрын
Dadkan dadka isku diraya ee social media xagee lagu xisaabaya qiyaamaha
@GodsaveSomalia
@GodsaveSomalia Ай бұрын
Dhulbahante dhabar macaan.
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Ай бұрын
naag naag dhalay kii garaca kaadhigay irir carab yuhuud oromo baqdin aad iga qabto sheegatay keena dhabar macaan ah soomalina waa ogtahay adna waad ogtahay
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Ай бұрын
VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY
@aliismael585
@aliismael585 Ай бұрын
Sanaag ma ahan goojacade waa guri isaaq daarood oodhan iyo xitaa hawiye is wata ayaan wado mariyey faqashtii
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
C/ laahi balwaanoow hirta nooloow intii nololi jirto sir kasta oo ay sameeyaanba waa maalintii ugu dambaysay ee ay dhamaan lahaayeen ilayn waa dad cuqubo ku buuxsantaye iyagaa isgowracaya
@Adamhagler
@Adamhagler Ай бұрын
Majeerten meesha kasaar jaale balawaan dani dibiro wuxu la jiraa maamulka snm doorashadi kadib meesha warsengeli oo kala qaybsamay iyo naaleeye axmad weeye
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Garxajis sawkuwii maaha iyadoo nabad lalaxidhay oo layidhi kursigiina raadsada inasoo weraray ee shanged rageeniikulayey labo isbuckahor
@AnabMohamed-b6k
@AnabMohamed-b6k Ай бұрын
Maxaa kaa galay wayaa😂😂😂😂😂
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Ай бұрын
WAA Shayaadiiiin odoyaashs iiiiiidoor obernya joogta ka wadeyn laascaanod maantana wa Ceerigaab o beritana meelo kale yey iiiiiiiidoor dhagsro kale kaso gali doonaan waan tuug Asn la Rumeyssn karin beenta Iiiidit wa in si deg deg ceerigaabo laga Xoreeya iiiiiiiidoirka kibrey oxasuuqa beesha harti uso duula was in si deg deg ah loogu jawaabo olaga xoreeyaa deegasn SSC khaatumo State odhanba
@kosafare-om5mc
@kosafare-om5mc Ай бұрын
👍👍👍
@qoorc499
@qoorc499 Ай бұрын
Waar. Isaaq. Mahooyadaa. Ayuu. Wasay. Hawiye. Kawaran. Xamar. Kawaran
@abokorahmed9064
@abokorahmed9064 Ай бұрын
Adeer dagaal u diyaar garooba hadalka badan intaa iska dhaaftaan. Adeer sheekadii ahayd Muse biixi ayaan la dagaalansanahay oo Isaaq dagaalka u gali waayay. Maalintii Gojacade aad guulaysatay waxaad u rogtay Isaaq ayaan ka adkaaday. Hadana maanta Isaaq ayaa kula dagaalamaya ee wax iska celi calaacalka joojiyoo.
@ihabdi47
@ihabdi47 Ай бұрын
Assalaama Alaikum IIMAAN BALWAAN Walaal odaygani waa Habar jeclo Biciide Waa saciid Yusuf ducaale axmed yare Waa ninkii keenay Oromada Abugadhaa waa ugu daran Waxba kama jiraan wuxuu ku hadlayo
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Ай бұрын
Belwan runlow🎉 Dhulbahante wxas waa lagala soo daaly waana doqonimo heysata iyaga😮... Mxaa ka dhigy maalin kasta in iyaga uun la dilo inta loo dowladeeyo😂 mxse iyaga uun weerarku ugu socdaa😢... Dad dhulkaga sheeganaya miyaa loo ixsaan falaa😢
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Ай бұрын
Odaygaa lama dhageesto waa caacle
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m Ай бұрын
Balwaan hadalkiisa been ma ahan
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 Ай бұрын
Dad meel Alle meel ku wad aabuuray weligoodv way is dili jiren waanay heshin jireen. Laakiin dadka fidnada ka shaqeeyaa ee ummada isku sii dira waa noocaangan iyo kuwo kaloo kula mid ah. Waar Allahaaga u soo noqo oo ummada ha isku dirin
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 Ай бұрын
Malaha ceergaabo waadan aqoon E in la seexdo in la riyoodo baa ka horaysa Ceergaabo waa magaalo muuse ismaaciil ninkii nabad Ku joogiwaaya hayska guuro wiilka muuse ismaaciil hadii aan amarkiisa la qaadanayn
@Mashroomer54
@Mashroomer54 Ай бұрын
dhulbahante iyo warsangeli ba waa xoolo 😢😢 waxa iidoor heerkaas gaarsiiyey waa sida caruuurta 😂😂 loo sasabto🤮🤮🤮🤧🤧🤧 takale marka mid la cunayo midka kale waa daawade😢😢
@kosafare-om5mc
@kosafare-om5mc Ай бұрын
😂😂😂👍
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Ай бұрын
sxb ceerigaababa waay kadhacday nabad nabad baaydhaheen intaay rag kibir kudileen oo aay dheheen muusaa kadanbeeyay ee aan dorashada galnee hartiyoow naga rali noqda wana laga yeelay laakiin maanta dhicimaayso sxb
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h Ай бұрын
Cajuuskan gafuurka daayeerka leh miyaanu ahayn mujrim munaafaq suldaan mukhbaaro???!!! Miyaanu ahayn mujrimkii weligiiba ku baaqayay habar jecloy dagaalama nabad aqbalaymayno IWM
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Ilaah haku xifdiyo walal balwan geesi qaran amiin yaa allaha 🤲 Snm waa dad aan rabil nabad Xasan oo urusamale eehna waa in uu xasan dhiigyacab eey isku ogaayen? Darood iyo harti weey ku macdahay guul urusamale 😂
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
𝑠𝑜𝑜 𝑑𝑎𝑎𝑦𝑎 𝑤𝑎𝑥𝑎 ℎ𝑎𝑦𝑠𝑎𝑛
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
1:41:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 87 М.