Masha Allah. Sheikh Allah haku xafido. Jazakaallahu Kheyr. Inta lunsan Allah xaqa ha tuso
@Yusufliban-ty2tl23 сағат бұрын
Maasha allaah shiikhu si wacan oo dhex ah ayuu u hadlay Wadaada kale ee reer shiikh isxaaq sidaa uma hadli karaan Waa fulay waxay ka baqaan wadaadada kale ee dhigooda ah
@samuuladsicid8821Күн бұрын
AFKA KAADIDU KAATIMI ISAA SOO AMRIJIREY IN LOOSOO DUUBTO DADKA REER LAASCAANOOD AFKA. MARBA CAD KUSOODHAC WELIMANOOLAA DAALINKII WEYNAA
@nuradinali4156Күн бұрын
War Ninyahowni Reer SNM Land maha hartii dawladma umayqaanin😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!
@sahrawarsame725Күн бұрын
Oo shiikh ma burcaad ugu aarteen laascaanod yaab
@halimadirie5301Күн бұрын
Huwan waxan ay samaynayaan waa fitankii aakhiru samanka wayna soo barteen sida loo sameeyo waa kii askarigii ererteraya inoo sheegay khubaro buugaa ka akhriyaysa ayaa dejinaya markay meel ka bakhtidaba meel kalay ka olololinayaan markay qabowdoba intay shiraan bay cusboonaysiinayaan waa wakiilo ibliis waa wakiilo iblays u wakiishay fitanka waa hor dhacii masiixu dijaal waa dadkaa waxay iyagu sameeyeen ee cadaanka ah dad kale saaraya waa samankii beenta iyo khiyaanada iyo mu'aamarada intaba iyagaa samaynaya waa dadkii nebigu sheegay scw
@batulasmail826123 сағат бұрын
Dadkii iyo Magaaladi aad Madaafiicda Ku xasuuqateen kuwaad Madaxa u soo duubateen iyo Argagixisada aad Buuraha iyo guriyaha Ku qarinaysaan waa la idinkula xisaabtami Waana la Iska kiin Celin . Waadna Ku jabi doontaan Inshaa Allaahu
@Anab-v1n18 сағат бұрын
Yaab Adeer ilaahay waxaanu weydiisanaynaa inuu masiibo ka muujiyo dadkii dadka laascaanood ku laynjiray adiguna reerkaaga isaaq u sheeg in dhulka inta Alle siiyey ay iimaansadaan dhul ninkale leeyahayna u hanqaltaagiisa ka hadhaan sheekh Aadan welina xafidahullaah waxaan run ahayn muu sheegin.
@ciyeyare603317 сағат бұрын
اتق اللّه wlal Allah ka cabso Oo qabyaalada iska daaya walaahi nin jecel iyo ninceba dadka iyaga uun baa walaalo ah , war cadowgiinu waa gaalo ee ogaada , quluubtooda Allahow burcad iskumarin
@Degmociise123Күн бұрын
Huwanta iimaanka ayaa ka maqan oo hadal ku ma galo is Cuna yaahuuuu
@batulasmail826123 сағат бұрын
Sheikh Adam wali gurigiisa ayuu jooga wuxuuna Kaa la,yahay iida gurigayga Gurigaada Burco kuuma haysto Dulmi ayaad isku raaceen adigiya tolkaa Walina la soo bu,aysaan
@Degmociise123Күн бұрын
Afku idin go’o huwaney idin kaa is dili jiray Wax walba waa cadaatay ee Odaygan afkiina Nijaasta ah ka jeediya yaahuuuuu 🫨🫨