digfeer buuga sirta | burji iyo nasiiblaay | digfeer buuga sirta lyrics | digfeer qaraami lyrics

  Рет қаралды 87,179

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@Samadoon006
@Samadoon006 3 ай бұрын
Abe mcn rabi naxaristi jano hakawarabiyo wax dhacay iyo wax dhici donaba somali dhaxal wad uga tagtay
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
Wixii dumar ka baqi jiray Iyadu u badheedhaay 🤔 Alaah yarxam digfeer........ Wuxuu ka heesay iminkayba is daba joog u socdaane rabbi hayna xafido dhamaanteen gudhmaal lyrics ✊👋
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 Жыл бұрын
❤❤ xaqiiq
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Жыл бұрын
@@ahmedfarah8316 ❤❤🙏🏿
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 11 ай бұрын
Xaqiiq imikay socdaan wixi wakhtiga heesta laga sameyay allah yarxama digfeer
@BashirAden-x6s
@BashirAden-x6s Ай бұрын
Heestan waa xaqiiq waxbaa ka jira waxaad arki sxb gabadh guur loosoo bandhigay oo hadana dhihi anigu guur uma socdo Haye maxay u socotaa waa yaabee Mushkiladaha dunida ka taagan ayay kamid thy waa duni wareertay Oo aad u waalatay good by😂😂😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
@BashirAden-x6s 😂😂😂 dee waa putaano ma guur wax ka wanaagsan ooy doontaa jiri waa uun wax ilaahay umada ka hor leexiyey e waa aakhirusamaan
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Burji iyo nasiiblaay Barwaaqada ka cararaay Abaartana u baydhaay Khayrka balo ka jeceleey Wuxuu dumar ka baqi jiray Iyadu u badheedhaay Bilic lagu khasaaraay Boqoraddii haweenkee Hablaha lagalasoo baxo Baryo taan u haystaay Jacaylkaan mudada badan Baarka u fidhaayiyo Beer laxawsigaagii Ka bogsoodayee kowdhe Buuggii sirtaadiyo Boogtaadi waa helay Kaagana baxee laba dhe Waxaan baaq u dirayaa Tacsi ugu bun dubayaa Jacaylkeeni barigii Barbaartii wax ka ogayd Ee banaadir dhexdiisiyo Baalihiisa laga helo Beel guba inaa tahay Ileen beeri raad male na dhexmarin baridadu Ileen waan is barannee✋ Waxayse balo ka joogtaa Boqol midabyaleeyeey Kan dambeed is barataan Siduu bohosha ugu dhici🥵
@Suleiman98
@Suleiman98 Жыл бұрын
Jah!!! Alla waaqica jira maxey ka hadleysaa hablihii sharafta badanaa iney iminka u bareerayaan wxii la baydha jiray
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 9 ай бұрын
Waa heesihii silsilad ahaa ee taariikhda galay Hadmaa saqda xedhe haween suuqa soo mar Mari jiray Iyo Ma Markaad gaajootaad garabba maalin dubataa AHUN fannaanka iyo abwaankii heesahaan lahaa FG inanta heesahaan loo sameeyay anigu waan arkay magaalada baladwayne
@bushra445
@bushra445 8 ай бұрын
Wll bal iga waran maxey cilad laheed gabadhu mise abwaanka wey nacday markas buu ku qararay gabadha
@EarthExplorerLive
@EarthExplorerLive 3 ай бұрын
bro heestaa, axmad yaasin digfeer ayaa laxanka iyo codka u sameeyay, wuxuuna uga hadlaayay gabar uu jeclaa oo markii ay magaalada timid inkirtay fanaanka,, gabadha magaceeda waa maryan, xaafada KBB ayeey ku nooleeyd waagi dowladii kacaanka 1983-84, gabadha aabahaeed ayaa xataa la dagaalay digfeer oo ku yiri gabdheyda fanaan ciyaal suuq ah ma guursanaayo, this is one of a kind song
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 3 ай бұрын
Gabadha Baladweyne kama soo jeedo lkn abwaanka ayeey ugu imaaday oo isku barteen lkn dhalasho ahaan waa ree Galinsoor heeso badan ayuu ka sameeyey waxa ka mid ah walle naag ma guursado oo isla fanaankan uu qaaday
@ahmedqatin77
@ahmedqatin77 2 жыл бұрын
Heeska waxa uu ka hadlayaa waxa maanta ka jira dalka ee ah hablo qurux bdn oo tumasho iyo wax qiimo aan la hayn quruxdooda ku bedeshay.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Sax waye
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
sxb kuwaana waa u digniin lkn heestaan qisa dhab ah bay kutimi oo ku saab san abwaankii sameeyay aun
@EarthExplorerLive
@EarthExplorerLive 2 ай бұрын
aad iyo aad,,,,heestaan 25 sano ayaan jeclahay, dumar badan oo aan aqaano ayuu ka hadlaayaa digfeer.
@Ayan-b9m6p
@Ayan-b9m6p 6 ай бұрын
BAARTIYO DHEYLADU INTEE BARI INTEE BARI BARIBEYKUWADAYAAN SALAAN SARE ALL WOMEN'S 2:07
@nourhassan1524
@nourhassan1524 11 ай бұрын
Still 2024 my favourite song
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Axsan hes
@Hoodocaliqaasim21
@Hoodocaliqaasim21 Жыл бұрын
waa waxa manta tagan xaqiiqdii
@KhadracbadirashiidKhadracbadir
@KhadracbadirashiidKhadracbadir 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 11 ай бұрын
Digfeer big legend Allah yaraxma
@cadnaanxadhigle8974
@cadnaanxadhigle8974 12 күн бұрын
❤❤❤❤🎉
@QadarFarax-fp3tt
@QadarFarax-fp3tt 11 ай бұрын
Wasaax
@Alfaaro
@Alfaaro Жыл бұрын
Iyadaan ubareeray 😢
@CumarMuxumad124
@CumarMuxumad124 7 ай бұрын
Xaqiiqada jirta maanta weeyi wakhtigu walamahuraan ninki nolow
@botanjile124
@botanjile124 Жыл бұрын
Bugii sirtaadiyo Boogtaadi wan helay 2 dheh Cajiib
@allijamacismailallijamacis9910
@allijamacismailallijamacis9910 7 ай бұрын
Biliclaguqasaaraaybaryotaan uhaystaayajcykaan mudadabadan aanbaarka ufidhaaya
@NajiibAlpha-wn4cv
@NajiibAlpha-wn4cv Жыл бұрын
Wee
@MaxamedAbdi-bj9ej
@MaxamedAbdi-bj9ej 8 ай бұрын
💋💋💋❤️❤️👍👍
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 964 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 96 М.
Yassin Axmed Digfeer |  Buugii Sirta | Biir
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,5 МЛН
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 209 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 426 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН