QAMADIGu Wuxuu Dawo U Yahay,Sonkorta,Dhalmo La'aanta,Cunto Xumida..

  Рет қаралды 29,627

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Пікірлер: 47
@sukrahassan8562
@sukrahassan8562 2 жыл бұрын
Manshallah
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Wllyaal waxaan soo gudbinnaa kheyrka Nagu soo biira wllyaal Jannada alle ha inawada geeyo dhammaanteen Aamiin Aamiin❤
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 2 жыл бұрын
Maashaa' Allaah Tabaarakallaah 💝 Ilaahey hakaa abaal mariyo sida aad noogu faa'iideysey Sheekh. Nicmada Ilaahey na siiyey adoomo ugu xamdiya oo ku xusa Allaah naga dhigo🤲. Allaahumma Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 2 жыл бұрын
Asw Walale Jzaakallahu khyran Khyrka aad noo soo gudbinaysa Walal sideen uheli karaa sheekha lanbarkiisa barakallahu fiika
@farxiyasvalogs
@farxiyasvalogs 2 жыл бұрын
Masha alla wa cilmi dadka ka maqnaa, talbiinada iyo qamidiga ma isku mid ba sheeqow ka soo hadal. Bin igu qabo
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
MashaAllah keep going Jazakallahu khairun may Allah bless you all
@mohammedamin8624
@mohammedamin8624 2 жыл бұрын
Asc jazaakallahu khayran walal safiirka iyo sheikh yuusuf halka kawada hawsha wax fiican bad uhaysan umada
@wowwoww5849
@wowwoww5849 2 жыл бұрын
Ajar iyo xasanad ilaahay ha idinka siyo shiikha waxan kacodsanayaa qalonka maxa locuna khar badan ilaahay hadin siyo insha Allaah
@zaynabm1475
@zaynabm1475 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@fahmoahmed8369
@fahmoahmed8369 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah wa axsana Allahu ileyka yaa shiiq
@wanaaga1156
@wanaaga1156 2 жыл бұрын
Waad noofaa,ideysay walaal mahadsanid
@c.casiiscabdilaahiliibaan7227
@c.casiiscabdilaahiliibaan7227 2 жыл бұрын
Masha Allah jasakallah sheikh
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@saadaomer2925
@saadaomer2925 2 жыл бұрын
Muxuu ugu fadhistay
@oregymohamud9092
@oregymohamud9092 2 жыл бұрын
Maansha allaah
@wardahaji7260
@wardahaji7260 2 жыл бұрын
Masha Allah
@caynabaharuub9289
@caynabaharuub9289 2 жыл бұрын
Guulesta wllalehey
@abdihaji8984
@abdihaji8984 2 жыл бұрын
Asc, shiikh cawrada xataa hadday sawirgacmeed tahay waa khalad inaad soo bandhigtaan ,weliba adinkoo bog islaamiya ah, loomana baahna ee ka titira meesha.
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 2 жыл бұрын
MashaAllaaah
@HM-eh2on
@HM-eh2on 2 жыл бұрын
MashaAllah
@saynabdahir3368
@saynabdahir3368 2 жыл бұрын
Asc Macalin Kenya xagee laga helaa please
@amiirayarey864
@amiirayarey864 2 жыл бұрын
Jizaakalaahu kheyr
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Жыл бұрын
mansha allah
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Asc shiikh hadan isha iyo balka l Saarin side lo cuni kara
@warkooban8687
@warkooban8687 2 жыл бұрын
Asc safiirka islaamka shiiqa noo weydii daawada galaha
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 2 жыл бұрын
Sheekha waxu shegay oo dhan warun lakin adunka hada qamadiga sidisi ah lama helo marki macdanti dhan laga so saro aye tukamada kenan lama helo badana asago iswato ama waaba qaali
@xabibonuur6972
@xabibonuur6972 2 жыл бұрын
Ma sareen ba
@abdirizaaqyoung9586
@abdirizaaqyoung9586 Жыл бұрын
Shiikh heedda sida cabitaanka loo shiido sonkorta ma udaran tahay yadaan cabaaye ..waana ku cusu bahay
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 2 жыл бұрын
Cunta saxda waye
@leiladagane4086
@leiladagane4086 2 жыл бұрын
Asc sheikh xageen kaheli karaa ayodoo iswadata
@leiladagane4086
@leiladagane4086 2 жыл бұрын
Waxakaloo kuweydinayaa gaaska makicisaa qofka qawo
@leiladagane4086
@leiladagane4086 2 жыл бұрын
Amanda uurka leh macuni kartaa
@cswarsame7432
@cswarsame7432 2 жыл бұрын
Gabadha uso jawaaba fadlan
@naimamohamed5784
@naimamohamed5784 2 жыл бұрын
Asc.wr.wb noo sheek sida loo isticmaalaayo.
@user-pp3xq1bp3v
@user-pp3xq1bp3v 2 жыл бұрын
caadi dee waad karsanaysaa sida bariiska kadibna waad ku qadayn ama ku cashayn
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
English maxa lagu dhaha wall
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 жыл бұрын
👍👍👍👍
@ubaxarahman829
@ubaxarahman829 2 жыл бұрын
Adeer aniga gaas xun idhibay iyo cagarshow
@quunefaadumo1434
@quunefaadumo1434 Жыл бұрын
See ku garan karaa shaciirka iyo qamdiga kese faida baadan
@anabamed8607
@anabamed8607 2 жыл бұрын
Laakiin se loo karinkaraa iyadooo isku duuduban?
@wowwoww5849
@wowwoww5849 2 жыл бұрын
Asc
@abdirizaaqyoung9586
@abdirizaaqyoung9586 Жыл бұрын
Asc
Dhalma La'aanta Ragga | Hagaha Caafimaadka
28:14
Astaan
Рет қаралды 50 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 26 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 3,7 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
DEG DEG Xannuunka Halista ah ee Monkeypox oo KENYA  Laga Helay Dr Abdixakim
13:39
Hal Xabo AVOCADADA Qofkii Cuna Maalin Kasta..Beerka,Haaraha Wajiga,
12:02
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 162 М.
DR MAXAMUUD OO HELAY DAAWADA SONKORTA KANA HADLAY ARRIMO MUHIIIM AH
35:57
Kalsantv Official
Рет қаралды 212 М.
san udiyarso burka canjelo calosha lagu jaro 🤤 healthy breakfast recipes
9:59
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 179 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 26 МЛН