DIGNIIN GUURKA GANACSIGA AH EE MOROCCO | DHEX YAR CADEEY BOOLO

  Рет қаралды 17,776

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#subscribe
WARAYSI GAAR AH OO AANU LA YEELANAY MASLAX OO GABAR MOROCCAN AH QABA IYO XOG XASAASI AH • DIGNIIN GUURKA GANACSI...
Iran’s IRGC claims to target Mossad spy center in missile attack on Iraqi Kurdistan
Iraqi officials report 4 civilians killed in strikes that the Revolutionary Guards describe as a response to Israel recently ‘martyring IRGC and resistance commanders’ SOURCE www.timesofisr... .
Israel to face Gaza genocide charges at World Court
Israel prepared to defend itself on Thursday at the top U.N. court against accusations of genocide in Gaza, as Prime Minister Benjamin Netanyahu publicly rebuffed for the first time calls by some right-wing ministers to permanently occupy the enclave. www.reuters.co...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
On Gaza civilian evacuation road, ''IDF uncovers largest Hamas rocket factory'' to date
BUREIJ, Gaza Strip - Along and beneath the Gaza Strip’s main north-south highway, the Israel Defense Forces on Monday revealed where the Hamas terror group manufactured its long-range rockets that have been used to attack Israeli cities in recent years.
Troops of the 188th Armored Brigade and Golani Infantry Brigade operating in the Bureij camp of central Gaza in recent weeks discovered what the IDF has described as a “terror stronghold of weapons production.”
According to the IDF, the Hamas sites along a kilometer and a half (1 mile) of Salah a-Din road in Bureij, represent the largest rocket manufacturing plant found so far in the Strip.
Media outlets, including The Times of Israel, were given a tour of several of the facilities on Monday, from an underground rocket engine production lab to a warehouse where the body tube of the projectiles were built, to a storage facility.
All of the sites were located within the vicinity of Salah a-Din, which had been used in the early stages of the war as a humanitarian route for Palestinians to flee from northern Gaza to its south.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
'IDF says troops razed Gaza hideout belonging to Sinwar, large tunnel system below it''
www.timesofisr... .
Israel-Hamas war: IDF destroys Hamas's Palestine Square ''tunnels, takes over Gaza's Shejaia''
France’s Macron: Fighting terror does not mean flattening Gaza
French president warns against attacking civilian populations ndiscriminately, says Israel’s response to Oct. 7 massacres is ‘not appropriate,’ urges truce followed by ceasefire
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
IDF takes ''control of Gaza City’s Shejaiya'' as large rocket salvo targets Tel Aviv area
Military says it is expanding its operations south of Gaza City; dozens of projectiles shatter nearly 2-day stretch without missiles from Strip; IDF ground op toll reaches 137
SOURCE THE TIMES OF ISAREL .
Israel says it destroys tunnel system used by top Hamas officials
Israel says it has destroyed a network of tunnels in Gaza City connected to properties owned by several senior Hamas officials.
Israeli military spokesperson Lieutenant Colonel Peter Lerner described the tunnel system as “a centre of power for Hamas’s military and political wings”. Israel says it believes the tunnels were used by top Hamas officials to travel through the city. SOURCE AL JAZEERA .
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 94
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
FADLAN #LIKE | #SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 👍😀😘GUULAYSTA MUWAADIN WAQTIGAAGA WAA KAAGA MAHAD CELINAYNAA 100% kzbin.info/www/bejne/epDTkISAh96qn9k
@maryami2299
@maryami2299 Жыл бұрын
Marookaantu waa sixiroolayaal carabta kale baa sheegta oo ma guursadaan
@MahirAhmed-pj4bc
@MahirAhmed-pj4bc Жыл бұрын
Gabdhaha Somalia 🇸🇴 waxan ku dorsada majiro ❤❤❤
@SumayaElmi10
@SumayaElmi10 Жыл бұрын
Mansha Allah Tabarakallah Allah haku barakeeyo Adunyaa wal aaqira xafidullah mamo Aamiin Aameen yaa Rabbi
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Жыл бұрын
Abdi xaafidow meel waliba waa noola soo duulay bada kaliya ma aha somaali dulaankeeda waa kumayaal sanno Sababta waxay tahay dhiigaan Dhiiran oo gaalkastaa oo wadankaan damcaa uu waxaba ka qaadi karin ayaa la rabaa in la barxo qof kast oo aqli leh waa uu fahyahaa waxa aanan nalugu samayn ma jiro Raga somaaliyeed ilmo ay dhaleen ayaa meel walba dayacan Aniga waxaa u bixisay agaanta aabahood nool yahay Maxay waxay u malaynayaa Waxa gabdhaha somaaliyeed ay ku Sameeyaan in gabar kale oo ajnabi ah ay ku samayan karaan Ilaahay waxaan ka baryay dalkaan iyo dadkaan dhabaataysan in uu gargaar amin yaa rabil caalameen
@somalifunny1
@somalifunny1 Жыл бұрын
Anigaa ka guursaday sanadlasheeketsanayay liv gabdhood baan la sheekesabayay tii iigu maxquulsanayd baan kala baxay mashallah 6 sano ayaan qabaa caruurna wey ii heysaa reerkeedana yar ilaa ka ugu weyn vaa fadhiga iiga kacay kharashkana haaf ka badan iyagaaba bixiyay oo wey iga diideenba waa dhaqankooda
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Жыл бұрын
❤❤❤❤ hablahayaga soomaaliyeed sharafiyo cisi uugu wada noolaada
@CcasiisAxmadjaamac-xq3nu
@CcasiisAxmadjaamac-xq3nu Жыл бұрын
Yaa
@sahalade4245
@sahalade4245 Жыл бұрын
Masha Allah Gabdheheena calafkooda ayey qabaan
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 Жыл бұрын
Gabadh soomaliyeed waxaan ku dooranaayo ma jirto calaacalka sariirta korkeeda afsoomaliguu ku fiican yahay gabadh calooleey iyo soor bey ii karinaysaa caruurta ay ii dhalayso ilma abtiyaashood ilma habreeedkooda abtiyaashood ayaan iga badan
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Жыл бұрын
❤❤❤❤ hablahayaga qaaliga ha nasbka ah aduunka dumarka joga hablaha soomaalidaa ugu qaalisan
@CcasiisAxmadjaamac-xq3nu
@CcasiisAxmadjaamac-xq3nu Жыл бұрын
Naaga marocco waa dahab anaa arkay naago kamacaan aduunka maan arag raaxadooda soomaaliyadu waligeedbaanay gaadhayn
@khalidmohammed3348
@khalidmohammed3348 Жыл бұрын
ninkaa numberkiisa ayaan u baahnaa hadaa noo soo qori karti mahadsanid jaale
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 Жыл бұрын
Somali waa dad fudeeyda lagu ibtileeyey guurka qof muslim ah waa banaan yahay lkn ogaada maroco qaarbaa yuhuud sida muslimka u labisan marka ha leys ilaasho Walaashiis nacoow waraabe ha u galin
@falisdahir3348
@falisdahir3348 Жыл бұрын
Alloow noo gargaar wan jahwarernaye
@Nightking84
@Nightking84 Жыл бұрын
😂😂😂
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
@@Nightking84 maxaa gabadha ugu qosleeysaa doqon yahow
@somalifunny1
@somalifunny1 Жыл бұрын
Naag laguu keenay wax kasoo socda ma jirto laakiin adigu baro lasheejeyso bilooyin sanad kadib tii ugu wanaagsan macal reerkeeda guurso
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Жыл бұрын
😅😅😅 raga naahaga carabta futadooda raadinaya waa intii cilada lahayd hanadhaafaan
@AbdiDaahiye-s3j
@AbdiDaahiye-s3j Жыл бұрын
Holland waxaa la daganaa dad marokan ah oo aad ubadan waa naago qurxan yihiin fahanka luuqada holland oo somalida isku fahmi jireen marka laga reebo kuqadaha carabiga iyo berberka iyo faransiiska ayey ku hadlaan dad fiican ba kyjira balse qeybta varbarka ku hadla tuugo ayey ubadan yihiin marka Taxadir badan aya loo baahan yahay dadka ugu wanagsan morokanka ee aan arkay waxa ugu wanaagsan kuwa diinta kudhaqma waxa ay aad nooga fiican yihiin raashinka ay cunan sida kuskuska iyo hilibka aad bey raashin fiican ukariyan tankale waa dad kulkulul soomalida kasii kulul waa dad dhaqan ahan wax badan aan wadaagno waxa kalo jira in dumarjoda oo aan hada kahor mydo gaaban aan holland kuqabay gabar marokan ah samirah layirahdo hadpii aad isku wanaagsan tihiin waan qirayaa iney baari nimo badan iyo qadarin badan ka heleysid anigu 32 sano ayan hollan kudhex jiray magalo ay ku badan yihiin waan ku waani lahaa qofkii morocan guur sanayo guurso kuwa carabiga ku hadla kuwa aya roon balse kuwa kuhadla berberka oo ah luuqad aan carabi aheyn ookheyb morokan ka kamid ah kuhadlaan tuugo ayey ubadan weliga ha guursan gabar luuqada berberka kuhadla waca kujura kuwa jirkooda kla ganac sada
@shakiraali
@shakiraali Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 maxey ka soo qaban gabar Morocco ah kuwi somalida ayeey tabar u wayenee Waa socon weynay aan roorna ahaa sheekadan
@Happy-go-l
@Happy-go-l Жыл бұрын
Gabdhii somalida ayeey wax ka tari wayeeen oo kenyaaan aay u qabaaan morrocan maxeeey ka tari karaaan walee marrocan kalaaa idiin qabidoono😂😂😂😂
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg Жыл бұрын
@@Happy-go-l waxa loga carari gabdhahi wa sida adoo kale maxaa gogol iyo waxtaris kenay mesha aqlaaqda waa ay wanagsantahay gabar aqlaaq iyo diin u sxb ah doodaha fagaraha lama imado waxyabahan
@bilan3675
@bilan3675 Жыл бұрын
😂😂😂
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Жыл бұрын
​@@InnocentOrcas-lp8tg intay lacagta idinka cunaan ayay boyfriend na samaysan hadaad guursataan oo la timaadaan. Ha ceebaynina somalida dhaqan xumadiina
@MohamedMohamed-hn2tb
@MohamedMohamed-hn2tb Жыл бұрын
Sababta la idinka cararayo waa akhlaaq xumada aad ku hadlayso oo kale . Teeda kale hadii ragii morocco.aadeen maxaa u cayneysaan soow tii aad nacdeen? Maad faraha ka qaadaan meeamsheey rabaan biriqdooda hala aadeene. Maxaa idin gubaya?
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 Жыл бұрын
Nin kaan wi ka Wareksanayaa Jawaabta Rasmiga ah.
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 Жыл бұрын
Tankale awalba maydaan kala jecleeynin carrurtii marka iska tuurtuuray caruurta
@falisdahir3348
@falisdahir3348 Жыл бұрын
Ninkas waxan kulatalinlaha inu kafogado Nimanka halkas imanaya wayo nimanka somalidu dacad ma wada Aha yayna danbi kugalin ka somali Ahan wayo waxan ogahay inay reerka gabadhu hadi laxumeyo ka somaliy Ahan Adigay ku soradin
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh Жыл бұрын
Naag Ajnabi waxay dhashaa waa un Ajnabiyar.
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
Istaq furuLlaah. 100% waa muslim War Nooc kadtsy lee yihiin ataa YUHUUD ay lee yihiin. Umad fudayd Dalkeena FUDEYD ayuu ku bur buray. Sixirka hadoo arkaan.
@CcasiisAxmadjaamac-xq3nu
@CcasiisAxmadjaamac-xq3nu Жыл бұрын
ninka helaa waligii kaxiiso goyn maayo
@shiiddo
@shiiddo Жыл бұрын
asc walalaheyga soomaali inay badato mala rawo miya war isgursada o badta umad kale maxalo badina o awalba naga badan war anaga an is badinno wae isgursada soomaalay
@ubahinaali711
@ubahinaali711 Жыл бұрын
Somalia badiya gabdhah hoosa firiyaan😂😂
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 Жыл бұрын
Yahuud leeyahay sxb
@fartundahir1380
@fartundahir1380 Жыл бұрын
Ninkasta oo wax matare ah baa halkaas aadah
@Nightking84
@Nightking84 Жыл бұрын
Dumaroow guurka fududeeya 😅
@shukriahmed4388
@shukriahmed4388 Жыл бұрын
Ninkaan isagaba howsha wax ka wada mindha
@farhiyoahmad9008
@farhiyoahmad9008 Жыл бұрын
Nin asalkiisa Morocco ah ayaa wareeysanooy saa kan somali maahan
@bern807
@bern807 Жыл бұрын
😂 young boys be careful
@Nightking84
@Nightking84 Жыл бұрын
Guurka fududeeya😂
@guuleedcilmi-sn4vm
@guuleedcilmi-sn4vm Жыл бұрын
Abaawoe ani ma firsq lkn waka war bixin inu xunyahay wllhi
@falisdahir3348
@falisdahir3348 Жыл бұрын
Kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂 Abdixafid wad naga qooslisay
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 Жыл бұрын
Waxa surgal ah ma ah dad dalkoodi ka barakacay hantidoodi tahriib qaaran ku tagay oo abahihi eheladi wadankisa u bahana inu wad uis barto dhibatada ka saro inu saka dhahoo naag moroco u doonan in la hadal haya khalada ah inte somali dhibane ah oo wax tar u bahan aderki ama abtiga gabadha mu ka doonto damirlaaweyaal waye kuwaasi
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Жыл бұрын
Even though Ideal marriage is the one between among Somalis, nevertheless most Moroccan ladies speak English if their suitors do not speak Arabic.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Жыл бұрын
عندما نفضل الزواج بين الصوماليين، ولكن معظم فتات مغربيات تواصلوا باللغة الإنجليزية ، إذا أصبح الضرورية خاصة بينما خطيباتهم لايستطيعوا أن تواصلوا باللغة العربية ، ولذالك المسألة عدم تواصل بين الراغبين الزوج لاخاجز أو المانع كبير. ولكن اظن السبب الرئيسي الرجال الصوماليين يسافرون الي المغرب ليس عدم الفتات الصوماليين ،ولكن لانهيار مؤسسة أسرة والسياسية والأمن و الاستقرار في جميع أنحاء الصومالية.
@Qooyskena
@Qooyskena Жыл бұрын
Farax luga basto somaliyed intaad gabar somali 6 kadhasho mel cidlaa ugu tageesid maad moday Moroccan ka waa niga reesaneenaa socda
@HindaMaxamuud-y6r
@HindaMaxamuud-y6r Жыл бұрын
War abdi xafiid ninkaan number kareeb
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 Жыл бұрын
Raga soomaalidu waa jaahiliin ma yaqaanaan dhaqanka carabta laakiin waay soo arkayaan 1 huuro 2 basal 3 xulbad intaas waa diyaar
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 Жыл бұрын
Qosol naftaa iga dhacay walaahi waxaa intaa ku daarayaa naagta cafabta lugaha haday kala qaado waad matagaysaa qarmuunka
@dodo6860
@dodo6860 Жыл бұрын
Nikani hal sual kama jawabin
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 Жыл бұрын
Waa dal dalxiis ku badan yhy oo fisqigu ku badan yhy tii,dariskeeda iyo mucariifteeda la yaqaan ayaaba dhib lagu qabey,lkn kuwii nightclub ka tuman jirey miyaan laguu qarineen. Amaa kuwa lacagta doonayo mudca noqonee sow maaha
@issaissa2112
@issaissa2112 Жыл бұрын
Abdi-Hafid: it’s a very interesting program . How ever, Somali girls are more cuter than Moroccan girls. Somali girls are super cuter than Arab girls. as long as they are Somali and Muslim is all good!
@AliHassan-kf1ry
@AliHassan-kf1ry Жыл бұрын
Kaala iska arag kulahaa..qdigana waxaad ku biirtey miyaa nimankii waalnaa
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j Жыл бұрын
Nagaha ma marocco waa shayaadin somaliyeey iskadayaa
@LailaAkram-fe9bd
@LailaAkram-fe9bd Жыл бұрын
Haa waranta walbo Francis ba haleyay
@ubahinaali711
@ubahinaali711 Жыл бұрын
Surawalay watana hhh
@Daacad-wayn
@Daacad-wayn Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 Жыл бұрын
Sax faaraxyaashii oo waashay qof aay anan afgaraneeyeen dhaqan luuqaday marka maxaa kugu kalifay adiga oo heli karay gabar aad aftaqaanin oo aad illamahaanah aad taqaanin abtigood iyo habar yartood marka faarax yaashay go head guursaday waxba hanaga siinin
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar Жыл бұрын
Dad lafalay cadi maha
@macalinbulbul6427
@macalinbulbul6427 Жыл бұрын
Kkkkkk
@huseenabukarhaaji
@huseenabukarhaaji Жыл бұрын
kani dhahayo inla idlin dhexyo mawanagsano waa maseroow ee dafka xigmada lehvwareso
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 Жыл бұрын
Isagu ma sirxan yahay mise waa caadi warkiisu macadee
@mawliid9949
@mawliid9949 Жыл бұрын
Masixranee waa tashaday
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
@@mawliid9949muxuu ku tashadey farax dal kii itoobiya sii naftina maroc kkk waba mar mars iyo fiican ragii ma joogan
@Hornscope
@Hornscope Жыл бұрын
Waar naga tag af iyo dhaqan lahayne. Maxaa ku jira hadii ajaanib Muslim ah la guursado
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Dee dal kii ba kaqatey waba excuse fiican rag difaca ma joogan inantu nidha oo ragayagii maroc bay nago u doon teen ba nu odhan
@biimaastadium6243
@biimaastadium6243 Жыл бұрын
Hoos kasii aa weeydiisee gabdho xishoonaayo wey booxaan saoomaaliya hhhhhh
@Umufarax2020Farax
@Umufarax2020Farax Жыл бұрын
Hhhh saan uqoslay wlh wuukusugay Somali waybuxan kuwa sidaa ah
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 Жыл бұрын
Ninkaan asagaa gadaayo
@SSS78781
@SSS78781 Жыл бұрын
WALAHI MOROCCO 🇲🇦 HADA AYAN AADAYAA...ALX 10,000 DOLLAR 💵 AYAN HEYSTAA
@fadumo2199
@fadumo2199 Жыл бұрын
Magaciisa noosooqor cxafid ninka aad waraysaneyso
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
😂😂😂😂 qacda faarax soomaali waasugaynaa geedkaad orod kukorto orod ayaad ugadetaa dhowr bakhal oo cararay raga soomaaliyeed kabadan kuwaa haday soonoqdaan halaska jiro 2000 $ ayay sidaan😂😂😂😂
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Жыл бұрын
Reer xamaroow. Ha ina ceebaynina gabdhaha islaameed dhaqan xumada aad gabdhaha somaliyeed ku hayseen hawla tagina gabdhah islaameed
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Жыл бұрын
Boqolkiiba boqol muslim ma aha ee iska hubiya
@AminaminF
@AminaminF Жыл бұрын
I just don’t wanna send it message for our Somali brothers you can marry wherever you want. If you think it’s a safety for you and your future. Please stop bullying for our society our young girl? I am a mother and I have a daughter and I want my daughter Mary Somali man but when some mental men’s pushing us away I think it’s not fair our community.
@R3dman2020
@R3dman2020 Жыл бұрын
Dumarow guurka Hala fududeeyo
@ahufan2sicid
@ahufan2sicid Жыл бұрын
Kani afkiiba magaranayo
@liibaanomar9150
@liibaanomar9150 Жыл бұрын
Hhhhhh mid kama aanan fahmin ilaa kan wareysanaayo wareeray
@Somfitness
@Somfitness Жыл бұрын
Waa gabdho muslim ah hadana asturan hadana meherkoodu wax caqli gala lkn somalisa 10000$ ayay ka dheelayaan hadana khiyaanaa kuuba dheer
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
Adinka sabab u ahaa in laga dhigo
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
War beenta dhaaf ayadoo qurrux badan wax baratay ayaa 300 lagu guursadaa oo dalka koogto. Nimankan trukc yada wadoo oo tumasho u safro lee baxayr
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Жыл бұрын
Aalow caafi raga ciladale ee raadinya naago dabada loogactago
@Nightking84
@Nightking84 Жыл бұрын
😂😂😂 guurka fududeeya
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Жыл бұрын
Dhibta soomaalida haysata waxa weeyi: 1.Diin lagu waashay, taaso keentay xagjirnimo iyo xidhxidhnaan 2.dhaqan ku dhisan in naag lacag lagu iibsado oo maanta badan. 3.Morocco wa dal dhiig spaanish ku jiro oo dhaqan leh udhaxeeya islaam, reer galbeed iyo amazigh(dhaqankoodi asalka ahaa) markaa waa dad furfuran. 4.Dhaqanka soomaaliga maanta jiraa waa in naagtu foolxummaataa oo taambuug xidhataa oo diin wahaabi awgeed. Waxa loo baahanyahay naag dhuuban oo aan maryoolay ahayn oo jidh dhisan leh.Lama doonayo naag buuraan oo xidhxidhan diin iyo dhaqan awgeed.Caafimaadku wuxuu ku jiraa dhaqan furfuran oo aan diin lagugu cabudhineyn.
@hudaali2574
@hudaali2574 Жыл бұрын
Diin la aanba ku heysa dhuubnan hadey wax tareyso waa lawada dhuubanyahau😂
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh Жыл бұрын
Ma Allah bay raali geliyaan mise mid diinlaawe ah sidaada oo kale?
@sahraosman6818
@sahraosman6818 Жыл бұрын
Armey aids ka qaadaan
@gouledxidig32
@gouledxidig32 Жыл бұрын
Runta ayuu sheegey ninkaasi waar maroco halatago ragow iskagataga dacawooyinkan aqalka idinku cunaya ee dhiigiinii miirtey waliba dumarka halasooraro xaliimooyinkana halaga mustaafuriyo dalka hala raafo wey kibreenba kurdida ayey ujajabanyihiin kuwaa dhulkooda haloo Raafo ,😂
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Badi itoobiya duiden dalkana maroc an xalimo waba hadad Tamar u heshan
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
Markat dibada keentid dabaday laad kaa galinaysaa
QODOBADA UGU WAAWAYN KULANKA TRUMP | NETANYAHU | KARBAASH
17:07
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
MR TAKAR: OO FASHILAY SIR WAYN | HALIS SOMALIA KUSOO WAJAHAN
25:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 11 М.
QODOBADA UGU WAAWAYN KULANKA TRUMP | NETANYAHU | GAR-NAQSIGA REER GAZA
15:34
Safarkaygii ugu horeeyey ee Morocco 🇲🇦 - My first Time to Morocco
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 160 М.
GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA
42:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 98 М.
HARGEYSA O ARIN NAXDIN LEH KADHACDAY MUUSE BIIXI O HALIS KUSUGAN
12:00
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 13 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 674 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН