DIGNIIN: Wax ka Ogow Sharciga FUNDEXNEXT ay Dad badan ku Gaaddo . PART 1

  Рет қаралды 3,911

Taajir Academy

Taajir Academy

Күн бұрын

Maanta waxaan ka hadlaynaa Sharci ay isticmaasho shirkadda FundedNext oo ah shirkad bixisa Challange-yada .
Shirkadda ugu Fiican ee challange laga qaadan karo waa FTMO linkiga hoos baan ku dhigay ee iska diiwaan gali.
Link : trader.ftmo.co...
Sidoo kale hadii aad u Baahan tahay inaad qaadato Akoon Real ah ka furo Brokerka FXprimus oo Soomaalida sida ugu wanaagsan ula macaamila.
Link : clients.fxprim...
Ha ilaawin inaad ku soo biirto Telegram keena
t.me/fxcoaching

Пікірлер: 45
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Sharcigan oo kale marna maku qabtay ?
@meditationandbreeze7497
@meditationandbreeze7497 6 ай бұрын
Sxb wax wen Maha hada safresid saacad ka hor ayad chat ka LA hadlee waxa u idiree ticket ka oo kaliya mida kle 2 devices waa lagu isticmaali karaa o kliya waxe rabaan in aad ipadress ka udirtid🙏
@maweelada.caruurta8187
@maweelada.caruurta8187 6 ай бұрын
Waad hadashay.wax saxana noomaad.sheegin shirkada shuruudeedii uunbaad ka hadashay niyow aamunsnaanta laguu qaatay
@shaakirabdi7416
@shaakirabdi7416 6 ай бұрын
Hello zhp one document fx premus 2 acount mlagu isticmali karaa
@MukhtarIsmacil-b1y
@MukhtarIsmacil-b1y 6 ай бұрын
Ustaad intee lagaala soo xiriiraa mhdsanid academy yada ayaan rabay mhdsanid
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Telegram keena walaal
@ArashidHussein
@ArashidHussein 6 ай бұрын
@@taajiracademyUstaad telogramka waa mid Public ah wuuba xeran yahay please any link ma na siin kartaa ama meel inooga sheeg any link meesha laga helo karo contact gaaga
@abdi30
@abdi30 6 ай бұрын
Please release Part 2🎉🎉
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Insha Allh waan so wadna wll
@MukhtarIsmacil-b1y
@MukhtarIsmacil-b1y 6 ай бұрын
Ustaad intee lagaagala soo xiriiraa mhdsanid what's upkaaga mhdsanid ustaad
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Ku soo biir Telegram keena oo nala soo xiriir
@ISMIIQAL
@ISMIIQAL 6 ай бұрын
REAL ACCOUN MALE DAHEY FANDIMG NEXT
@mrgutale
@mrgutale 6 ай бұрын
Sxb telegram waxad soo dhigtaa before iyo after hadaad isku kalsoon tahay maad soo dhigtid trade ka inta uu san dhaqaaqin kahor kadib maad after soo dhigtid
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Group private ah baan leenahay walaal
@suhaybaadan1920
@suhaybaadan1920 6 ай бұрын
Funding pips kasoo hadal sxp
@howfan2
@howfan2 6 ай бұрын
Sxp funding pips kasoo hadal
@homesports8346
@homesports8346 6 ай бұрын
Personal account ayaa ka fican adigaa challange wax karadinayo adiga ayaa wax laga radinaa forex waa risk marka 1 riska kali gado 2 risk waa warer walalyaal lacag yar raadi lacag ween waad heleysaan
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Aad iyo Aad waa talo wanaagsan
@inaziyaad3356
@inaziyaad3356 4 ай бұрын
Maicaawi kartaa wax yar idhiman
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 6 ай бұрын
Sxp aniga Somalia joogay hadana Nairobi joga ee ciladas ma I saamayn doonta
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 6 ай бұрын
Wax ip address ahna Uma dirin
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Meel kasta joog waa ku saamaynaysaa walaal@@AhmedHassan-jz6zn
@daacadtv
@daacadtv 3 ай бұрын
Yacnii internet kale xitaa ma isticmaali karo miyaa ip address ka duwan buu ku siinayaayee
@DrbdirahiimMuuse
@DrbdirahiimMuuse 6 ай бұрын
Ustaad shirkide ufican acoun lagafurankara
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
FTMO baa hadda ugu macquulsan walaal
@Code_with_satoshi
@Code_with_satoshi 6 ай бұрын
sharciga kale ayaa jiro kas oo ah inaad news ku trade gareen karto marka challange ga ku jirto lkn live ka mala ogola iska ilaali live account news haku trade gareen hadii kale acconka waweyne
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Iyadana waa yara halis
@keynaan3488
@keynaan3488 6 ай бұрын
Tan kale ustaad hada ma dalban karaa lacagta bounska ah ee fxprimus ay kugu dareyso sidena ku ogana inee igu dareen
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Haa walaal waad dalban kartaa marka aad furato ?
@keynaan3488
@keynaan3488 6 ай бұрын
@@taajiracademy ustaad gmailks Ayaan ka dalbaday qeebta sportiga marka waxna leygama oran sideen ku ogaan ka raa marka inee ifureen ama in kale thanks🙏💯
@caliyare1216
@caliyare1216 6 ай бұрын
Shirkada kortana kasoo hadal sxbow
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Insha allah walaal
@keynaan3488
@keynaan3488 6 ай бұрын
Utaad fxprimus ayaan cilad ku arkay trad aan sl keyga ushawaday lkn ujiray ugu yaraan 5pip ayaa leyga xiray iyado sl keyga la garin kadibna jihada ugalay aday
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
News in uu jiray ma hubisay . Xiliga News ka Brokerada oo dhan spread ka aa kordha.
@keynaan3488
@keynaan3488 6 ай бұрын
@@taajiracademy ustaad news ma jirin lkn haduu news jiro oo jihadada ku raco xitaa Sprite miyey kaga xirayan brokorada iyadoo aan sl kaga la garin
@homesports8346
@homesports8346 6 ай бұрын
Sxb waad kumahadsantahy marka hore umada sida aad uga bad badisay aad ugusharaxday waxyaa baha dhibka kenayo aniga hada kahor ayan kushegay video ga ugi horer aad hada leysay platfrom kan in uu yahy scam waxa iska leh taag asian ah iyo carab marka iska ilaalia mar labaad
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Aad iyo Aad walal Qof wax fahansan baa tahay?
@homesports8346
@homesports8346 6 ай бұрын
🙏@@taajiracademy
@promoCode-dw9ji
@promoCode-dw9ji 3 ай бұрын
War nio wax aa kala ogtahay majirto wlhi
@itshim7600
@itshim7600 6 ай бұрын
ftmo mala mid baa dhanka ip address ka
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Inta aan Ogahay May
@abshirmohamudahmed7679
@abshirmohamudahmed7679 5 ай бұрын
War adiga turjuban miyaa thy maxad sobartay marka ood noso gudbisay 😢😢😢
@YusufMohamed-d4f
@YusufMohamed-d4f 6 ай бұрын
50K bay maalin Dhaweyd iga gubtay Slippaage intii la igu qabtay Newskuu CPI Mida Kale Waa Lagu Isticmaali Karaa 2Device Anaa Ku Isticmaali Jiray Mobiile To Computer Awoooowe Lkn Shirkadaan Laftirkaygu Markaan Ka Shakiyay Ma Fogayn 🤣🤣🤣🤣
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Qof wax badan og baa tahay wll
Digniin Dadka isticmaala  Sweatcoin | wax ka ogow |
11:01
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 235 М.
fundednext
36:51
Xornimo Dhaqaale
Рет қаралды 15 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 29 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 40 МЛН
AfSomali - Sidee LinkedIn Profile loo samaystaa? (Koorso dhamaystiran)
49:58
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 39 М.
Fundednext | Best propfirm
41:11
Koriye Academy
Рет қаралды 3,7 М.
Iska Ilaali 10 Fikir Oo Maskaxdaada Ku Soo Dhaca
17:52
Macalin
Рет қаралды 118 М.
4 Hab O Lacagta Lagu Maamulo Sidee Taajir Lagu Noqda 3qaab o
12:07
Adam Moh’D
Рет қаралды 15 М.
Shirkadda EQUITY EDGE Scam miyaa  ? Muqaalkan ku Ogow
12:43
Taajir Academy
Рет қаралды 2,4 М.
5 Hab O Lacagta Loo Maamulo | Sidee Taajir Lagu Noqdaa
10:18
Adam Moh’D
Рет қаралды 20 М.
FUNDED NEXT AF-SOMALI| FULL TUTORIAL|
28:38
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 14 М.
WARBIXIN DHAMMAYSTIRAN | FUNDING-PIPS | 5MAALMOOD LACAG KULA BAX |
30:54
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 19 М.
FTMO Sidee Akoon CHALLANGE ah looga Furtaa ?
13:10
Taajir Academy
Рет қаралды 8 М.
WARBIXIN BUUXDA | FTMO | SHIRKADDA U WAYN FUNDINGKA |
21:01
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 10 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 29 МЛН