FTMO Sidee Akoon CHALLANGE ah looga Furtaa ?

  Рет қаралды 8,229

Taajir Academy

Taajir Academy

Күн бұрын

Muuqaalkan kooban oo marar kala duwan nalaga codsaday waxaad ku daawan doontaa sida akoon Challange ah looga furto FTMO oo ah shirkadda ugu sumcadda badan Prop firms ka hadda Shaqeeya.
Si aad uga fogaato lacagtaada in laga dhaco kaliya wixii Challange ah ka qaaado Shirkadda FTMO .
LINKIGA Saxda ah waa kan :
trader.ftmo.co...
Hadii aad u Baahan-tahay inaad nala Trade garayso ku soo biir Telegram keena.
TELEGRAM : t.me/fxcoaching

Пікірлер: 65
@somalipirates
@somalipirates 9 ай бұрын
Bro.thanks. Fadlan.. Kusoo dar barnaamij qof payout ka qaatay shirkadahaan oo Somalia joogo inaad nala wadaagto.
@bplus8551
@bplus8551 9 ай бұрын
Mashalh the best funded.waye qof mal.galisa
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
Aad iyo aad
@ABDIFATAHHUSSEINABDULLE
@ABDIFATAHHUSSEINABDULLE 5 ай бұрын
counrty of residence,, somalia kumajirto ustaad
@jibrilabdihakim1425
@jibrilabdihakim1425 7 ай бұрын
Wll xogta dhamaystir. Hadii aad acount live ah ka haysatid 1.payout 2.decumentska xili layska rabo ma marka chalenge ga ka gudbo baa xeraynaya mise intaann bilaabin 3.newska acountks swinga ah per lots xogta soo dhamaystir intan waa lawada ogaaye
@AbdisalanAbdulleHalane
@AbdisalanAbdulleHalane 6 ай бұрын
Moalimu aya so qulaseysay Zxb
@itshim7600
@itshim7600 9 ай бұрын
sxbow sida fundednext iyo shirkadaha kaleba withdraw looga samaysto adigo isticmalaya binance hal muqal oo dhamystiran wa mahadsantahy
@AyubMohamed-xj3uo
@AyubMohamed-xj3uo Ай бұрын
Hada lacagtan ku baasiyay la ii celiyo an kala boxo mxan ku trade garena marka ma lacag ba ku shubanaya mise ifahansiiya bal ani mar dhow account furan raba ee plze
@abdukhadiryusuf5608
@abdukhadiryusuf5608 3 ай бұрын
Asc sxb document ma liiga raaa
@KamalAbdi-d9g
@KamalAbdi-d9g 8 ай бұрын
thanks bro
@MoBaashi
@MoBaashi Ай бұрын
Wadamada Somalia maba iigu jirto ani kama dhex arko See cml?
@abdirahmanmahamed8966
@abdirahmanmahamed8966 8 ай бұрын
Passport ma u baahan yahay?
@taajiracademy
@taajiracademy 7 ай бұрын
Haa walal
@OsmanHussein-t7i
@OsmanHussein-t7i 9 ай бұрын
Sida virafacetion so samey sxb
@Abaas_Omar
@Abaas_Omar 9 ай бұрын
Wax yabaha ay ku xuntahay mano shegi kartaa
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 8 ай бұрын
Wad mahadsantahay walakay
@Soundlife44
@Soundlife44 4 ай бұрын
Djibouti somalia north korea Eritrea Iraq wadamada qaar looma ogolo wadamadan iyo wadamo kale looma ogala😢😢😢
@luulsalaad605
@luulsalaad605 9 ай бұрын
Walalo passpor iyo ID car miyaa lay igag ba han yahay
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
Haa walaal
@luulsalaad605
@luulsalaad605 9 ай бұрын
@@taajiracademy walalo waxan jooga somaliland markaa ID somaliland miya aqbalayan
@asad-hamal
@asad-hamal 4 ай бұрын
Sharraxaada aad noo soo koobtay ku mahadsanid 🙏💯
@halimahusseinmuse-le3fo
@halimahusseinmuse-le3fo 4 ай бұрын
Link away?
@maxameddeeq9227
@maxameddeeq9227 3 ай бұрын
Somalia kama shaqeyso sxb
@Thefirstandthelastmemories
@Thefirstandthelastmemories 6 ай бұрын
Passport marka lacagta la baxayo miyaaa la iga rawaa mise markaa account ka furanayo ustaad
@taajiracademy
@taajiracademy 6 ай бұрын
Markaa ka gudubto labada phase ee challange g-ga
@NuurahmaAli
@NuurahmaAli 7 ай бұрын
Password ka gudbi la ahay macalin😢
@maakefx
@maakefx 9 ай бұрын
Somali miyaa loo ogolaaday mise ,horay so ma aheyn in soomali dhan loo diiday in laga furto ama payoutka qof somali jooga loo so diro maxaa is badalay .....?
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
Waa Caadi waa la ogolyahay Soomaliya waad ka furan kartaa akoon walaal .
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
Akoon Chalange wali maka qaadatay FTMO ?
@bplus8551
@bplus8551 9 ай бұрын
Haa
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 9 ай бұрын
Hada Waalaga wanaagsanyahy meelkasta ayaana looga badiyay
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
Yaa ka wanaagsan nala soo wadaag walaal
@BadshaFixed
@BadshaFixed 9 ай бұрын
Sxb shirkaddas magaceed noo sheeg
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 8 ай бұрын
Balaayo Been Badan. Noocaada Oo Kale Ayaa Nagu Badan Waana Sababta Dalka U Hagaagi La'Yahay.
@caliyare1216
@caliyare1216 9 ай бұрын
Ustaadow wxn maqlay shirkadan challengeeda waxaa lagu baasin karaa robotka HFT ama EA run miyaa?
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
Ma maqal aniga bro
@OsmanHussein-t7i
@OsmanHussein-t7i 9 ай бұрын
Sida lacag lola baxo so samey
@abdifatahhusseinabdulle7735
@abdifatahhusseinabdulle7735 5 ай бұрын
Account 5000$ ftmo maku qorno in ey bixiso adineh waxaa dhaday account 5000$ in ey bixiso ,,, account challenge ey bixiso waxaa ugu yar 1000$ ee naga jaahil bixi boaa
@bplus8551
@bplus8551 9 ай бұрын
Swap free ma le yihiin ?
@OsmanHussein-t7i
@OsmanHussein-t7i 9 ай бұрын
Maya lkn adiga is xallin karo
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 8 ай бұрын
​@@OsmanHussein-t7isidee La isku xalin karaa heee
@ibrahimmohamed-lu2nh
@ibrahimmohamed-lu2nh 7 ай бұрын
​@@OsmanHussein-t7i side isku xaline
@bplus8551
@bplus8551 6 ай бұрын
​@@OsmanHussein-t7i qaabkee is ku xalina wll
@samirazraf6899
@samirazraf6899 9 ай бұрын
Funding pips vedio kasoo samey
@taajiracademy
@taajiracademy 7 ай бұрын
Okey walaal
@yasinxamari6828
@yasinxamari6828 9 ай бұрын
Swap free malahan miyaa wll
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
Waa swap free
@LaylaNouh-m4c
@LaylaNouh-m4c 9 ай бұрын
Lacagta ugu yar aan ku gali kro waa meeqa wll
@munasarabukar1857
@munasarabukar1857 9 ай бұрын
155euro oo udhiganto 171.07$ waana 10k
@yahyeosmaan3908
@yahyeosmaan3908 8 ай бұрын
FTMO SWING ACCOUNT KA SOO HADAL ADEEROW
@KARAMA_HD1
@KARAMA_HD1 9 ай бұрын
XM TREDER KA SO HADL MACLIMO
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
Insha alalh walaal
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 9 ай бұрын
Tuug beenaale ah baa tahay ciilqabe 😂
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 8 ай бұрын
Lacag miyuu kaa xaday? Been miyuu kuu sheegay? Maxay tahay ciilqabka ku sheegeysid?
@saeedmohamed9480
@saeedmohamed9480 9 ай бұрын
brokerka fx primus ma goosatay ayadana
@taajiracademy
@taajiracademy 9 ай бұрын
May waa shirkad fiican oo la isku halayn karo walaal
@saeedmohamed9480
@saeedmohamed9480 9 ай бұрын
@@nmcflims7421 mahadsanid wll.
@mohamudabdi7667
@mohamudabdi7667 9 ай бұрын
IP Adress rule maleedahay oo dadka maku qabsataa FTMO Sida fundednext ay dadka ugu qabsato rule kaas oo qofka haduu safro oo kale ip adress kiisi isbadalo ay lee yihiin sababta ip adress kaga isku badalay soo cadee oo ticket kaagii soo dir dhahaan
@harithturab
@harithturab 9 ай бұрын
​@@mohamudabdi7667maya sxp maalayacnigaas ma yaalo FTMO haka baqin midas
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 9 ай бұрын
​@@taajiracademytuug ciilqabe ah oo nijaas duli ah baa tahay
@CabdulqadircabdiwaliJama
@CabdulqadircabdiwaliJama Ай бұрын
Withdrowna
@abshirmohamudahmed7679
@abshirmohamudahmed7679 5 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@cusmaanxasanmaxamed9399
@cusmaanxasanmaxamed9399 9 ай бұрын
Qeeb ribo malhn ayga somhn
@BadshaFixed
@BadshaFixed 9 ай бұрын
Sxb anoo trde ku jiro... . Oo dhax iii maraayo haduuu news igu soo baxo. Oo tp iigu dhaco . . Dhib maa iiga imaanayp sabab too ah. News ma oogalo
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 29 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,6 МЛН
Iska Ilaali 10 Fikir Oo Maskaxdaada Ku Soo Dhaca
17:52
Macalin
Рет қаралды 118 М.
How a Professional Trader Thinks | FTMO
25:46
FTMO
Рет қаралды 11 М.
Digniin Dadka isticmaala  Sweatcoin | wax ka ogow |
11:01
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 235 М.
FTMO Company (AF-SOOMAALI) Complete Guide. Xog Dhammaystiran.
26:15
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 9 М.
Risk Management System (Nidaamka Xakamaynta Khasaaraha)
36:45
Moalimuu fx
Рет қаралды 60 М.
Sidee challenge loo gudbiyaa ama loo baasiyaa sida FTMO & MFF
11:54
Cawaale Calawaash
Рет қаралды 27 М.
DIGNIIN:  Wax ka Ogow Sharciga FUNDEXNEXT ay Dad badan ku Gaaddo . PART 1
12:22
What happens after passing FTMO Challenge !?
12:47
Asif Fx
Рет қаралды 35 М.
Suuqa Forex Maxaa Dhaqaajiya (Fundamental Analaysi Faah-faahsan)
1:11:19
Sidee Forex Lacag looga sameeyaa? | Meehaal Podcast
38:27
Meehaal Media
Рет қаралды 15 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 29 МЛН