Nolosha Sh Rusheeye Weyne xaaskiisa siday u sixirtay soodhada iyo Rasaasta sixirka Arimo xasaasi ah

  Рет қаралды 125,402

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Nolosha Sh Rusheeye Weyne xaaskiisa siday u sixirtay soodhada iyo Rasaasta sixirka Arimo xasaasi ah

Пікірлер: 555
@qaalisharaf9061
@qaalisharaf9061 Жыл бұрын
Ilaahoow Xafidol Quraan iga dhig🤲 oo igu dar Calaf ruux Xaafidal Quraan ah🥰 Si dunidan musiibooyinkeda nooga yaraadaan🥺
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Allaahuma Aamiin.
@naimaali1947
@naimaali1947 Жыл бұрын
Ameen ya rab ilaah haku aqbalo ducadada🤲
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
hhhhh
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Жыл бұрын
Mansha Allah
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 Жыл бұрын
Masha allah wllo allah hakaa aqbalo ducada diinta mid kugu dhaaqa allah hakusiiyo
@marwofartuunchannel9058
@marwofartuunchannel9058 Жыл бұрын
Ma sheeqaan anigoo aad uxanuunsan ayaan garoowe ugu tagay illaaheyna qurankii uu isaaray caafimad dagdaga ayaa illaheey igu siiyay illahoow aduun iyo aaqiraba unaxariiso ♥️♥️
@ahmeymusharaf7645
@ahmeymusharaf7645 Жыл бұрын
Mashllah allah kaso kow asaga leh
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaaa rabbii sheikh ducadada allaha no aqbalo adna alayaxafidag sheikh
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh Sheikh Abdulxaq Allah ha ku xifdiyo amiin amiin . Hooyo macaan baa ega geriyo tay u soo duceye . Ana Allah qalbi ga ii qabojiyo 😭😭😭😭🇩🇯🇺🇸
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Жыл бұрын
Ilaahay hooyo ha u naxariisto, qabriga allaha u waasaciyo oo janatul fardowsana ha ka waraabiyo .aamiin
@fatushhaaji4404
@fatushhaaji4404 Жыл бұрын
Qofkii kula mid ba kudaremi karo Allaha unaxaristo Hooyo yinken abyo Adnh Qalpiga Allaha kuqabojiyo 😭😭😭😭😭😭😥🤲🤲
@umuzekiyakhadar6401
@umuzekiyakhadar6401 Жыл бұрын
الله يرحمها ويسكنها فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. Жыл бұрын
Ilahay haunaristo Hooyo mcn qabriga rabi hau wasiciyo Idina Sabr /Imaan haidinka siiyo 🤲🏽🥹
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Жыл бұрын
ilaahey hoooyo ha unaxaristo1
@shamsohassan3133
@shamsohassan3133 Жыл бұрын
Mansha allah tabaraka llaah baraka allaah illahow shekh cabdil xaq barake awladana u baraje u xifdi tufta u barake shekhena wan jecelnahy waa sikhi alle dadka u sodiray qalbigiisu nadiif yahay xaga alle iyo xaga islamkaba dacad u ah illhow u siyadi illhow cilmigiisa caqligiisa cimrigiisa caafimadkiisa u barake illhow awlada u xifdi aaamiin aaamiin aaamiin yaa rabi alle darti ayaan u jeclahay sheekhena mansha allh tabaraka llaah
@amranabdi436
@amranabdi436 Жыл бұрын
Masha,allah jzk wall waa ku daawadaa ilaahay ha ku xafido adiga iyo caruurtada iyo odayga iyo khayrka aad umada u gudbisid ilaahay ha kuu siyaadiyo .masha,allah.
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Жыл бұрын
Asc. Shiikh Rusheeye Weeyne Allaah (swt) ha kuu barakeeyo caruurahaaga,reerahaaga iyo aqoontaadaba.
@nimcokuukaayofficial563
@nimcokuukaayofficial563 Жыл бұрын
Aamiin sheeqeena alle haxafido asaga iyo oowlaadiisa reerehiisa dhamaanba aamiin
@saidaismail2761
@saidaismail2761 Жыл бұрын
Masha alah walaahi sida qalbiga fiican aad isku salaaden oo qofna qofka kale qalbiga wax ugu heen ayaan aad iyo aad ugu farxey ilaahey hanookin xiftiyo labadiinaba aamin yaarabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Жыл бұрын
Rusheeye weyne WALLAAHi waan jeclahay ALLAAH kubarakeyo sheqoow ALLAAH hakujeclaado dadka shaqadaa uhayso siiwad hajoojin sheikh cabdul xaaq
@cosobawsahal761
@cosobawsahal761 Жыл бұрын
ASC SHEEQ RUSHEEYE ALLAHA KU BARAKEEYO KU XAFIDO ADIGA IYO AWLAADADA IYO XAASASKAAGA IYO QURAAN KAAGA QAYR BADAN ALLAAHA KU SIIYO AAMMIIN
@miski7235
@miski7235 Жыл бұрын
masha allaah shekh rusheeye wa shekh ad u qalbi wanagsan masha allah o naxariis badan ani quraan saarka wa tagay caafimaadne ilaaheey wa siiyay alhamdulillaah
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Жыл бұрын
m sh allah sheikh allaha barakeyo
@aminaibarahimadan9000
@aminaibarahimadan9000 11 ай бұрын
Alaahu akbar sheekh Badbada iyo sheekh rushed ilaahay ha idin barakeyo
@munashAmiin
@munashAmiin Жыл бұрын
أللهم صل و سلم و بارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا جزاك الله
@jamalegalow.9127
@jamalegalow.9127 Жыл бұрын
Maasha Allah jazakumu Allah kheir Allah sw hakubarakeyo
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 Жыл бұрын
Dhamaan tin alle ha idin barakeyo shaikh badbaado adna wad mhd san thy alle haku barakyo shaikhana alle ha barakeyo caruurtisa iyo xasaskisana alle ha u barakeyo🤲
@shamsohassan3133
@shamsohassan3133 Жыл бұрын
Mansha allh shekh badbaado na allaah nobarakeyo waa macalinkena guusha iftiin u sobaxay dadka o khayr ka ka hadla mar walba allah nodayo culimadena dhamantiin alle darti ayaan idiin jeclahay runtii sida naxariista leh ee diintena macaan dadka u garsiisan maqal iyo ficilba waa nomuhiim allah idin barakeyo
@hiboxusein1381
@hiboxusein1381 Жыл бұрын
Mashallah sheikh cabdulxaq Allah ku barakeeyo adigiyo caruurtaada
@Mohamed-fd2km
@Mohamed-fd2km 4 ай бұрын
Masha allah Tabaraka allah allah kuu barakeeyo
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 Жыл бұрын
Masha allah, masha Allah ,masha Allah ,Allaha kuu xidiyo awlaadaadoo dhan iyo xaasaskada insha allah.
@hindamohamed8430
@hindamohamed8430 Жыл бұрын
Masha allah barakallaah sheikh rusheye allaha ku hifdiyo sheikh badbado allaha ku barakeyo
@halimohussien9856
@halimohussien9856 Жыл бұрын
Maanshaa alaah alaha barakeeyo Sheekh Cabdilxaq iyo faamilkiisa oo dhan.
@hodanalidirire3870
@hodanalidirire3870 Жыл бұрын
masha Allah Alloow ku baragee sheeikh
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Axamdullah alxamdullah barakallah fik insha Allah ilaahow u xifdi insha Allah
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 Жыл бұрын
Masha allah sheikh cabdi xaq allaha dhowro waa nin wanagsan dadkana anfacay kheyr allaha siiyo
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Masha Allah xifdullah soo dhawaada adiga iyo sheekh cadixaaq barakallah fik insha Allah amiin amiin ❤️
@Maryan-w1c
@Maryan-w1c 4 ай бұрын
Masha alahu tabarkalah shikh iyo wallken Badbada❤
@abdiazizibrahim9402
@abdiazizibrahim9402 Жыл бұрын
Mansha allah allah hakuu barakeeyo owlaada illaahay ku siiyay
@fartunnur2656
@fartunnur2656 Жыл бұрын
Masha Allah masha Allah masha Allah illahey hakuu barakeeyo intaan heysana hasiiyo illahey Alxmdulillah
@Suadgobbe
@Suadgobbe Жыл бұрын
Mansha Allah, Sheikha iyo qoyskiisa rabi ha barakeyo.
@camarclraxman8021
@camarclraxman8021 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Baraka fiikume
@farhia2984
@farhia2984 Жыл бұрын
Masha allaah tabaraka laah ilaahey ha idin xafido dhamaantiin hana idin barakeeyo
@muminoabdullahi
@muminoabdullahi Жыл бұрын
Mashallah jamhuriyada sheikh Rusheye weyne Mashallah Rabi ha barakeyo.
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 Жыл бұрын
Mashaallaah allaha kuu barakeeyo ilmaha shiq badbaadana allaha xafido
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 Жыл бұрын
Ameen yarabi 🤲🏼 shukran
@xaawocabduqadir9054
@xaawocabduqadir9054 Жыл бұрын
Masha Allah sheikh yadeena ilaahey ha idin barakeeyo jazakallaahu kheyr
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Subxanallh sheikh qiso xanun leh baa kugu dhacday alle dilaa dhinta Alle hakaa qabto cadowga 🤲🤲🤲
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Жыл бұрын
Asc wr wbt, Sheekh yadena , Mshallaah tabaarakallaah Rabi ha idin barakeyo Aamiin
@aminaibarahimadan9000
@aminaibarahimadan9000 11 ай бұрын
Masha alaah masha alaah ilaahay ha kuu barakeyo caruurtada
@gfdfcdgh8914
@gfdfcdgh8914 Жыл бұрын
ماشاالله. اللهم. بارك. لهو. عافيهم. يارب
@zahranoor5932
@zahranoor5932 Жыл бұрын
Mashaallah Allah tabaraka Allah Allah ha ubarakeyo
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Жыл бұрын
Maashaa alaah sheeq xafidu laah
@AsmaApdilahi
@AsmaApdilahi Жыл бұрын
Manshaalah ilaahay a ku baraakeeyo
@omarabdillahiyonis6522
@omarabdillahiyonis6522 Жыл бұрын
Masha Allah, sidada umada wax haraaneh cura’anka bar . Barakalow .
@mutazabdiismail
@mutazabdiismail Жыл бұрын
Masha Allah ilahay hako barakeyo anigo igu duceeya awlaad khery qabo haasiyo insha Allah
@mahadabdulkadir5768
@mahadabdulkadir5768 Жыл бұрын
Carruurta allaah ha ku barakeeyo. Aamiin aamiin aamiin.
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 Жыл бұрын
Masha Allah Shiikha abdixaq Alle ha barakeeyo Aamiin Aamiin
@Afnaan181
@Afnaan181 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Alle ha ku barakeyo ilmah
@umumuwahibsuldaan100
@umumuwahibsuldaan100 Жыл бұрын
xasbunallah alle hagu xafido sheekh meelkasto joogto
@kiinabdi680
@kiinabdi680 Жыл бұрын
Masha Allah, Allah haku barakeeyo Amiin yaa Allah
@aminajafar1987
@aminajafar1987 Жыл бұрын
33 Cunug"""" Mansha Allah"" Tabarakallaah"" Shiikh Allaha isu kiin daayo-- Aamiin Aamiin
@jamadgaal5874
@jamadgaal5874 Жыл бұрын
Alaah ha u naxariiso abtigeey macalin maxamud
@samsamjama144
@samsamjama144 Жыл бұрын
Mashallah Allah haku barakayo Amiin
@maxamedcabdiqaadir9181
@maxamedcabdiqaadir9181 Жыл бұрын
Masha allh shekh badbado iyo shekh abdul xaq
@safiyayusuf4279
@safiyayusuf4279 Жыл бұрын
Walaahi wadankeena xasid dartiis ayuu udagi layahay 😢maanta guri somaliyeed aanan cil,xasid,jin,sixir,ku jirin waa yaryahay 😢
@xamarxamar5770
@xamarxamar5770 Жыл бұрын
Walaahi warun
@jassiemuse8366
@jassiemuse8366 Жыл бұрын
Masha Allah, Alle haku barakeyo ilmahaaga adeer, 🥰🥰 wllyal aniga iiso duceeyo cuduradan ruuxiga baa ihaayo walalyaal in Alle ika qaado wll
@ahmeymusharaf7645
@ahmeymusharaf7645 Жыл бұрын
Allah haka dul qado xanunka
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
sheekha alle ha barakeeyo
@Diiriye14
@Diiriye14 Жыл бұрын
Masha Allah waa idin salamay sheikh rusheeye weyne iyo sheikh badbaado
@suaaddenged3548
@suaaddenged3548 Жыл бұрын
Maasha Allah alaha kuu xafido diinka alaha dhex xafido AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@luulfarah6126
@luulfarah6126 Жыл бұрын
Mnsha allh Mnsha allh Alle akuu barakeeyo
@dalsanmedia1247
@dalsanmedia1247 Жыл бұрын
Sheekha ilaahay qeerha siiyo waa qof naxariir badan hada kaho ayuu saliid lacag la aan igusiiyay 😘❤❤
@samiraadan7175
@samiraadan7175 Жыл бұрын
Shekhan xage ku danbeyey
@ilyanidibsan8992
@ilyanidibsan8992 Жыл бұрын
Mansha allah baraka llaah rabi haguu xiftiyo ciyaalkada sheeqow
@deeqo4088
@deeqo4088 Жыл бұрын
Masha allh ilahay ha ku barakeyo shiikh
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 Жыл бұрын
sheekh cabdulxaq Allaha kuusiyaadiyo kheeyrka fiddunyaa wal Aakhiro
@ZeinabAbdi-qx1vj
@ZeinabAbdi-qx1vj 5 ай бұрын
mashaallah tabarakallah sheikha
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 Жыл бұрын
Masha alah ilahey ha ku barkeyo
@nimcocali868
@nimcocali868 Жыл бұрын
Mansha allh Tabaraba allh Sheikhsa wan salamay Asc
@faadumomacali9862
@faadumomacali9862 Жыл бұрын
Mash Allah tabaraka llaah Allah kubarakeyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi yaarabi 🤲❤
@axmedsacad2384
@axmedsacad2384 Жыл бұрын
Shaam allah alle hakubarakeeyo
@somgirl5250
@somgirl5250 Жыл бұрын
Masha Allah jazakumulaahu qeyraa
@abdiibrahimfatououbah131
@abdiibrahimfatououbah131 Жыл бұрын
Masha Allah Shekh Allah haku Barakeyo
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын
Maashaa allaah Maashaa allaah Maashaa allaah illaahay hakuu barakeeyo
@Maidoxuseen123Maidoxusee-lr5xu
@Maidoxuseen123Maidoxusee-lr5xu Жыл бұрын
Mansh aĺlh illhay haku barakeeyo shiiq
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Masha Allah ilahay barkayo sh
@Raho339
@Raho339 Жыл бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah Maansha Allaah Tabaaraka RaXmaan Rabiyoow ILxun KaagadhaawR oo Kaagadhig AwLaad SaaLaxa oo Ku,Anfaca Adiga Io Dhamaan AhLigooda Io Soomaali,oodhan Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Allaahu AkbaR Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@shankaroonwrsme4787
@shankaroonwrsme4787 Жыл бұрын
Masha allah allha ku daayo caruur taada
@deqo_ahs5979
@deqo_ahs5979 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku xifdiyo
@muqtaarmohamed4919
@muqtaarmohamed4919 Жыл бұрын
Masha Allah ilaah allha ku barakeyo
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 Жыл бұрын
بارك الله فيك وأهلك أخي العزيز
@zakirmoha5392
@zakirmoha5392 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله. الله يحفظك يا شيخنا الفاضل
@khadija938
@khadija938 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaarak allaah xafidullaah allaah ha ku xafido ameen
@abdinasirismail9240
@abdinasirismail9240 Жыл бұрын
Mansha'allaah
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Жыл бұрын
Sheikh cabdull xaq alle ha ku xafido
@abdullahishmohamed8909
@abdullahishmohamed8909 Жыл бұрын
Maasha Allah Alle ha dhowro dhamaan qoyskiisa
@huyuht
@huyuht Жыл бұрын
MaashaAllaah sheekha awladiisa Allaah ha ubarakeeyo
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Жыл бұрын
Maansh Allah Ilaahay haku ha Ku Barakeeyo
@Manchesterunited99.98
@Manchesterunited99.98 Жыл бұрын
Mashallah ilahay ha u barakeeyo caruurtiisa ❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Жыл бұрын
Maasha allaah Sheikha alle ha u barakeeyo reerihiisa iyo ubadkiisa Aabahey alle ha u naxariiste 8 bishaan ayuu naga dhintay 33 caruura ayuu ifka uga tegey Sheikhu Weli waa yaryahay ilaahey ha barakeeyo
@marwomane4322
@marwomane4322 Жыл бұрын
Machalah cheirku waaa runti anu odaygeyga qurankisa waan aminayyy ano buka adu saliga nabiga SAw igu agriyo waan boksada ama caruto bukta ku agriyo wayy boksadan machalah
@madinaali9925
@madinaali9925 Жыл бұрын
Masha allah illahey haku barakeyo caruurtada
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 Жыл бұрын
Masha alh alaha idin xafido adiga iyo sheq cabdi xaq
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 Жыл бұрын
maasha allaah caruurta allaha kuu barakeeyo
@rahmacadey7030
@rahmacadey7030 Жыл бұрын
Masha Allah illaahay hakuu barakeeyo caruurta runtii waxaan ka mid Ahaa dadka xanuunada ruuxiga ah qabay sheekh badbaado Ayaa illaahay igu an facay talooyinkiisi Alx
@rahmomohamedrahmoruhi9609
@rahmomohamedrahmoruhi9609 Жыл бұрын
Raxmo maxad kuficnatay nala wadaag walaale
@rahmomohamedrahmoruhi9609
@rahmomohamedrahmoruhi9609 Жыл бұрын
Waxad akhrisatay isoo sheeg
@nimcojama2001
@nimcojama2001 Жыл бұрын
@@rahmomohamedrahmoruhi9609 hi
@mohamedamin-zz1ol
@mohamedamin-zz1ol Жыл бұрын
mansha,allah ilahay haku xafido reraha iyo ciyalka
@rumanwarsame8585
@rumanwarsame8585 Жыл бұрын
Masha allaah alla u barkeeyo
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 Жыл бұрын
Mansha allaah tabarakallaah illahay ha xiftiyo aamiin yaa raxmaan
@hodanabdinuur368
@hodanabdinuur368 Жыл бұрын
mashaa Allah ilahay habarakayo caruurtisa shiikh rusheyo
@sahroibraahim4198
@sahroibraahim4198 Жыл бұрын
Maasha allh sheekh cabi xaq
@njmelmi4708
@njmelmi4708 Жыл бұрын
Mashallah allaha idin barakeyo
@haleemahaje461
@haleemahaje461 Жыл бұрын
Maashaallaah allaah kuu barakeeyo
@umuahlam6709
@umuahlam6709 Жыл бұрын
masha Allah illahow ku barakey🤲❤
@adarsalat7571
@adarsalat7571 Жыл бұрын
Manshallah manshallah manshallah manshallah allah hakubarikeyo ❤
@najaxmohammed2792
@najaxmohammed2792 Жыл бұрын
Ilahayow sheekh Abdul xaq barakee marwalba wan uduceyaa alaha barakeya
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 Жыл бұрын
Maasha laah tabaaraka laah illaahay ha ubarakeeyo dadkiisa
Wariye Zakariye Tima Cade iyo Sheikh Rusheeye Maxaa Kala Qabsaday By
20:43
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 8 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 15 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
LIVE KII ONLINE SHEEKH RUSHEYE YARE
38:24
camirkey
Рет қаралды 57 М.
JAWAAB Kulul SH UMAL & SH RUSHEEYE Arinkii Maama Malyuun
8:47
Sinaxariisleh Vlogs
Рет қаралды 16 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 15 МЛН