Qalalaasihii Jigjiga:Wassiir "Axmed Shide" ayaa iga Codsaday in aan ku marqaati furo Cabdi Muxumed.

  Рет қаралды 107,105

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Qalalaasihii Jigjiga:Wassiir "Axmed Shide" ayaa iga Codsaday in aan ku marqaati furo Cabdi Muxumed.

Пікірлер: 37
@Fays2010
@Fays2010 2 ай бұрын
Qof kasta oo Fircoon Cabdi Iley wiilkii ibliiska iyo mataankii ihadik waa wax mudan in la ilowsiiyo macaanka nolosha maadaama ayaku xataa intaa ka badan ku sameeyeen shacabka Soomaalida. Allah inuu kaga jaro adduunka ayaan ka baryaa mar kasta.
@saxarla8948
@saxarla8948 5 ай бұрын
Koley Allah Kama dhuuman kartid
@user-qw1hf2zs5n
@user-qw1hf2zs5n 4 ай бұрын
axmed shide wa geesi ❤❤❤
@Rahim123Jr
@Rahim123Jr Ай бұрын
Ka aaamus waraysiga waa maxay sifiican
@Mahdidaheye143-pe3tq
@Mahdidaheye143-pe3tq 5 ай бұрын
Taliye allha ku xafido wll waad iga farxiaey wlhi waxaad tahey soomali dhab ah from sitti
@cadefarah4254
@cadefarah4254 3 жыл бұрын
ahmed shide waa labo wajiiile
@senatorcamaca
@senatorcamaca 4 ай бұрын
Qofkani markuubina iley wasiirka u ahaa intuu live soo galo ayuu taayirka gaadhiga ayaan idin marinayaa ugu hanjabi jiray dadka, maydadka uu ina iley dilana wuu isku sawiri jiray markaasu dadnimo iyo ehelnimo iyo somaalinimo inooga sheekeynayaa
@jawaahirjawaahir
@jawaahirjawaahir 5 ай бұрын
Kanmajecli siduu,ugaadeen,uciribtiray
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 2 ай бұрын
Waa nimanki ku raxaysanayay dhibatad dadka
@saynab7503
@saynab7503 5 ай бұрын
Geesi geesi dhalay geesinimada ab baad ulahaydeen soomaali baad garab kaway deen rabi xaqiina wuu idin siin insha Allaah
@engkaderabeib4018
@engkaderabeib4018 5 ай бұрын
Ahmed shidde waa labawajiile huxmaan badana gaystay xidhayna ragbadan
@nimoa3283
@nimoa3283 5 ай бұрын
Kan muxuu muslinimo ka og yahay medka shahiidka ayaabad ku taagneydee
@AwleQalib
@AwleQalib 4 ай бұрын
Onail ayad thy
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 4 ай бұрын
Sheeko caruur. Hadaan ahay Xeer ilaaliye ahay sabab aan ugu yeedho markhaati ma jirto. Intaan isaga soo qabto baan xidhi lahaa..Dabeetana inaan sii daayo, waxaan ku xidhi lahaa inaan markhaati furo. Waa adduunyadu siday u shaqayso..Laakiin hebel baa ii yeedhay.
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 ай бұрын
Haduu Diin ka Hadlayaa Kwrn Isagsoo Ka mid ahaa Mujrimiintii Deegaanka Baabisay
@free-thinker1046
@free-thinker1046 4 ай бұрын
Shide wa munafaq
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 ай бұрын
Markii aad ummadda baabi'inayseen ee AABO AABO la lahaa, Muslimnimada aad hada sheeganayso maydaan ahayn miyaa? In Silic la idinku dilo oo wixii aad geysateen la idinka jaraa bay ahayd. Fircoon iyo Haamaan uun baad aakhirana tihiin
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Hadad abdi jeclan lahayd in ad la xidhnato maxad uso carartay wa adiga turkiga ku dhumanaya
@ToppTenz
@ToppTenz 5 ай бұрын
Gaali ina ileey naarta aa sugayso
@MahadHassan-zk8ih
@MahadHassan-zk8ih 4 ай бұрын
Diilaa
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 5 ай бұрын
Adiga iyo Axmed shidaba dadka soomaliyeed waad lugeyseen duli ayaad tahay axmedna waa dulli
@muwahibnasir5733
@muwahibnasir5733 5 ай бұрын
cabdi malaso dayey horta
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju 5 ай бұрын
Maxaad muslim-nimo ka sheegi miyaanad ahayn ninkii maydka ONLF ku istaagi jiray ma imikaad muumin iska dhigaysaa sory
@mohamedsuudi4631
@mohamedsuudi4631 5 ай бұрын
@abdikadir isaga lama yaabani inuu sidaa islamnimo kusheegto, balse waxaan la yabanahay kuwa usacaba tumaya,
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju 5 ай бұрын
@@mohamedsuudi4631 Sory sxb kuwaasna
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 5 ай бұрын
Nin bayidhi faqatiir lama yaninee Ka ujibinayan layabay
@abdihakimbare1485
@abdihakimbare1485 5 ай бұрын
Asc WAR DALOOW CABDI WAA WELI ILAAHAY EE HALAGA LEEXDO
@NimcoSiciid-te8ey
@NimcoSiciid-te8ey 5 ай бұрын
Axmed shide waa tuug labawajuule amxaaro ah soomaaliba maaha waa oromo
@KadermohamoudABDI
@KadermohamoudABDI 5 ай бұрын
mayd ku istaage
@khadarshukri2830
@khadarshukri2830 5 ай бұрын
Axmed shide waa tuug
@adan10000
@adan10000 4 ай бұрын
Faan weynasa Arinkaa mala hubaa, intuu xirnaase maxaad isku bari yeeli weyday, haduu soo baxey kusoo aadiyey hadalkaaga Kkk
@AyaanXasanMacalin
@AyaanXasanMacalin 5 ай бұрын
Halyay
@ceceopa4789
@ceceopa4789 3 жыл бұрын
Ninkii dadkiisa ka carara meel xun uu ku danbeyn
@sumayaaaumar8414
@sumayaaaumar8414 3 жыл бұрын
Alan been badanaa ma adaa ilaahey yaqaana dadkiina ayaad sidaan ogaa u gasheen adigaaba ku marqaati furey dadkaas wet kuwada ogyihiin
@Fmetic-y3c
@Fmetic-y3c 5 ай бұрын
Haday sida tahay maxad garbo uga carartay habeen madaw ado dirac xidhan
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 49 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Nolosha Somali Bantu ee Maraykanka.
10:33
Hereri Media
Рет қаралды 55 М.
Khudbadii Ugu Saamaynta Badnayd Ee Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle
25:02
Borama Media Group
Рет қаралды 40 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 49 МЛН