EXCLUSIVE:Gudoomiye Xaliima Yarey Oo Soo Bandhigtay Dhacadooyin Waaweyn Oo Dalka Ka Dhacay.1/2

  Рет қаралды 14,102

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

EXCLUSIVE:Gudoomiye Xaliima Yarey Oo Soo Bandhigtay Dhcadooyin Waaweyn Oo Dalka Ka Dhacay.
DIGNIIIN
Muuqaalkaan fasax la'aan lama qaadan karro!
Disclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZbin
© Color luts music and all graphics Motionarrays.com
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 70
@AbdiAwil-mf3ss
@AbdiAwil-mf3ss Сағат бұрын
Mom xaliimo yarey tacabka aad qaranka gashatey ilahy ayaa ku siin
@ahmedkhayr1902
@ahmedkhayr1902 6 сағат бұрын
Ilaahey ha u naxaristo canshuur😢😢
@Elyez-
@Elyez- 44 минут бұрын
Alla yaa raxma waa haweenka soomaaliyeed ku woogii ugu dunta fiicnaa
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 13 сағат бұрын
XALIMO YAREY WAA MUWAADIN DAACAD AH JECEL DALKEEDA INUU HELO NABAD IYO HORUMAR. SOOMAALIYEY WAA INAAN TAAGEERNAA WADANIYADA XALIMO YAREY. GUUL IYO GOBONIMO GUULEYSO XALIMO ALLAHA KU SIIYO CFMD IYO CUMRIDHEER IYO NABAD. ❤❤❤❤❤
@abdirahmanali8045
@abdirahmanali8045 17 сағат бұрын
waxaa hubala qoor qoor iyo kuwa badan oo lamida in ey Mum Xaliimo yarey ka karti badan tahay
@CabdiqaniSahal-ez5rr
@CabdiqaniSahal-ez5rr Сағат бұрын
Wariye hadalka wxa kubilowday iska zax darajada ina sheegtay aheyd Hooyo somaliyed war mha siyaasi wye darajadeeda aa haboon ina sheegto ilen ragaba Aabo somaliyed lama dhaho xilkisa lgu magacabaye🤔🤔
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 37 минут бұрын
Rabi ha u naxariisto cid kastoo dishayba haday maanta dhuuntaan meel ayan ku dhuuman karin baa sugaysa maamo adigana janada inaad ku kulantaan baan idiin rejeynayaa soomaaliyana dhibta rabi haka dulqaado waxaa xaqiiq ah in haday meel cadaalad daro ku baahdo ay soomaaliya oo kale noqonayso
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 18 сағат бұрын
Maama Xaliima Yareey qisadeed ayada iyo odaygeed aad ayey ii taabatay😢Alle ha u naxariisto marxuumka
@updallaahmedburaale3980
@updallaahmedburaale3980 16 сағат бұрын
Iyadoo taa ku dhacaday bay hadana wadanka ka shaqadiisa diyaar u tahay dumarku wadan inay maamulaa waa ila wacan tahay calool u shaqeestayaasha halaga wareejiyo😢
@ammeyhajji
@ammeyhajji 15 сағат бұрын
illaahy ha unaxariisto jcylkagii, waa hooyo Somaliyed sorry walhy
@zakariyeofficial1751
@zakariyeofficial1751 19 сағат бұрын
Eedo Xaliimo Ismail Ibraahim Ilaahay Cimri dheer caafimaaad iyo Cibaado haku siiyo Runtii Intii Karaamkaaga ah Wadankaaga waa usoo shaqeysay Waana kaaga Tacsiyeynana in Xaajigaagi aad ku wayday Samir iyo imaan Halaa siiyo
@abdulfattah568
@abdulfattah568 14 сағат бұрын
Allaha Unaxariisto Eng Anshur Maalmahaas ayaan ka Wada shaqeynay dhismoyin Dowlada hoose Ee Muqdisho Barnamijki Danguud
@SaalaxMoha-q6o
@SaalaxMoha-q6o 4 сағат бұрын
Mam9 Xaliimo adduun iyo aakhiroba guulayso❤
@warsamedacad123
@warsamedacad123 14 сағат бұрын
Habargiir inaay cawaan yihin oo aqli lahayn ogaada soomaaliyaay mamo xaalimo diideen laakin walhi annigo marexaan aah waxan ku qancii laaha inaay madaxwayne noo noqoto mamo xaalimo
@cabdalecali3794
@cabdalecali3794 14 сағат бұрын
Yaa u sheege😂😂
@ismailaliosman4722
@ismailaliosman4722 10 сағат бұрын
😂😂😂😂
@hassanabdullahi7395
@hassanabdullahi7395 6 сағат бұрын
Hadii hada raisulwasaare daarood oo dumar ah laga dhigo kwrn😂
@Servant10
@Servant10 5 сағат бұрын
Naag adeerka Majnuun Farmaajo jikada u gasho ayaad rbtay miyaa adeer waa lagaa caqli badan yhy 😂😂
@SaalaxMoha-q6o
@SaalaxMoha-q6o 4 сағат бұрын
Yaa u diiday marka gabar darood ah oo karti leh annagaa rabna inay madax noo noqoto​@@hassanabdullahi7395
@mohyadeenmohyadeen559
@mohyadeenmohyadeen559 6 сағат бұрын
Cabdi jaliil mahad sanid qaybta 2aad ayaan sugaynaa waxaan kaa codsan lahaa inaad waraysi ka qaado nin khabiir ah dawlad yaqaan ah ilaa dawladii dhexe ka so shaqeeyay xisaabiyaha guud ee qaranka ku dhawaad 12 sano ahaa xog haya baarlamanka somaliya waa Cabdi kariim xaaji cabdi buux Mahad sanid wlle
@Caaisha-zc9oy
@Caaisha-zc9oy 3 сағат бұрын
Allah unaxariisto maamo adigan samir iyo imaan alle haka siiyo 😢 marka qof aad jaceshahay weyso waa xanuun wlhi bilaahi anigan wan arkey walow o qofkas nolyahay 😢
@Podcast.68
@Podcast.68 20 сағат бұрын
Cajiiib Jacaylka macnaha dhabta ahaa EE uu leeyahay Jacaylka
@ahmedosman111
@ahmedosman111 37 минут бұрын
Engineer cashuur waxaa mooddaa qaabka loo dilay waxaa uu u egyahay qaabkii ikraan tahliil waayo xataa waxaa labaabiyay kiis kiisii sida kii gadgigaa kadhacay ee xidhnaa iyo kiiskiisii.
@TechSiyaad
@TechSiyaad 13 сағат бұрын
Halima Yarey waa qof toosan oo nidaamka dawliga taqaan waxaana filayaa inay gaartay derajo taariikheed oo hufan.. Taladeeda iyo aqoonteeda waa in laga faa'iideystaa oo aan la dayicin..
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 17 сағат бұрын
Ilahey ha u naxaristo qabrigisa alaha u wasiciyo seyigagii eedo xalima yareey
@h.e.dahirabdikadir9260
@h.e.dahirabdikadir9260 7 сағат бұрын
Maamo xaliimo alle ha u naxariisto saygaagii samair iyo iimaana hakaa siiyo wax badan baa jira
@adanlucky7614
@adanlucky7614 21 сағат бұрын
Ma. Maam xaliima yarey wa hantida qaran Ee Aan manta hesano Alh Ku xafido maam
@warsamedacad123
@warsamedacad123 14 сағат бұрын
Maar haaduu farmaajo ku fakaraay mamo xalimo innaay hogaamiye lo,doorto wa ariin wanagaan waayo waay uu qalaanta aqoona waay leedahay dalkana waay badbadiin lahayd laakin caawan aanan aqli lahayn meel walba joga hg janis idin dhafaay walhi ama diida ama yela tariikh ficaan leeydin qorii laaha inleen sharafti hg waxa ku dhalaay bahaane oo kale iyo qoorqoor
@indhaurooninamohamud5842
@indhaurooninamohamud5842 5 сағат бұрын
Alle ha unaxaristo 🥲
@AbdiaziizShire
@AbdiaziizShire 48 минут бұрын
Wareysi qiimo badan weye
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 2 сағат бұрын
Thanks
@WarsameSaciid-n2o
@WarsameSaciid-n2o 15 сағат бұрын
Allaha u naxariisto odeyga!!!!
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared 17 сағат бұрын
Midaan hubo waa in midka hada Dalka hogaamiya ka karti badan tahay
@jamaomar5936
@jamaomar5936 5 сағат бұрын
Iilahay Haa uu naaxaristo hajiged iiyadana iilhahay xaanunka ha ka biyo
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 8 сағат бұрын
Allaha unaxariisto xaajigaada maama xaliimo waxa tahay qof qiima badan oo dadkeeda jecel guuleyso mar walba waxa tahay qof tusaale nool ah ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤
@yussufshimoy2530
@yussufshimoy2530 16 сағат бұрын
Alle ha unaxaristo udayga
@ahzaabweha
@ahzaabweha 7 сағат бұрын
Wariye Dadka wareysato Dhibka Keliya ha weydiin Isku day Inaa Xalka weydiiso
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 15 сағат бұрын
Alaha unaxariisto
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 7 минут бұрын
Aun
@nimcomaxamuudnuur7973
@nimcomaxamuudnuur7973 7 сағат бұрын
Xaalimo karti bdn❤
@MahadCabdi-n7q
@MahadCabdi-n7q 16 сағат бұрын
Allen somaaliya cadaalad darida laangaab iyo laan dheere ma.lahan
@SollasMedia
@SollasMedia 20 сағат бұрын
Waa waraysi xogbadan xanbaarsan, waxbadan baan kabartay.
@JunaidAbdirizak
@JunaidAbdirizak 21 сағат бұрын
M.a aqoonyahanad moma xaliimo yareey.
@yduale4
@yduale4 10 сағат бұрын
Alle haw naxariisto, samir iyo imaan Alle hakaa siiyo dadka dadka inaga laynayana Alle haynaga qabto. Wlhi waa murugo.
@alimualim9404
@alimualim9404 2 сағат бұрын
alaya raxma way xanuun badneyd
@hassandahirabdullahi241
@hassandahirabdullahi241 3 сағат бұрын
Gudomiye codka inuu gaaban yaha moodaa naga soo habee inta kale 100%
@Urur-Yare
@Urur-Yare 21 сағат бұрын
Allaha u naxariisto Eng. Canshuur, Hooyo Xaliimo waa qarannimadii oo nool, Allaha cimri iyo caafimaad ha siiyo.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 21 сағат бұрын
Ilahay Naag saan dacad ah ilahay ha nasiiyo
@ahmedisse1745
@ahmedisse1745 20 сағат бұрын
Amiin kolay kuwan hada joga kuma jiran
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub 4 сағат бұрын
Ha dag dagin wall wax bdno adan ogeyn baa jiro
@shushuabdikadir6706
@shushuabdikadir6706 14 сағат бұрын
Abtigey abdullahi ali canshuur ilahow ku danbi dhaf
@caaqilka1404
@caaqilka1404 6 сағат бұрын
Halima walaal naso
@moepra1521
@moepra1521 13 сағат бұрын
SOMALIA MAXA U DIIDAY SIDA SOMALILAND INAÝ DOORASHO QOF IYO CODA U GALAAN?
@FaaraxCllaahi-g6i
@FaaraxCllaahi-g6i 21 сағат бұрын
Shp Abdijjaliil waxaan jeclaan lahaa inaad soo duubto waraysi ku saaabsan arimaha shidaalka soomaaliya. Waana mahadsantahay
@JamaaleAli
@JamaaleAli 16 сағат бұрын
Cafwan, nooma aad shegin; Xalima, waa kee xisbiga aad wakiilka u ahayd waqtigaas ?
@mohamedabdikarim3901
@mohamedabdikarim3901 15 сағат бұрын
xisibigii kacaanka
@SukritiXasan
@SukritiXasan 21 сағат бұрын
Hadii alle awlaad idin kla siiyey alxamdulilaah
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 6 сағат бұрын
Xaalada somaliya dumar waxba kama qaban karaan
@kaphizoothmani1117
@kaphizoothmani1117 3 сағат бұрын
Sax waye Raguna wax kama qaban kraan kkkkk kaliya qaramada midoobay lee wax ka qaban karo😅😅😅😅
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub 3 сағат бұрын
Marxunkas alle janadisa haku irzaaqo qof wngsn inu ahaa dadka dhan ba ka marqti kacay xaalimo wey hdl fcntay weyna dagan thy lkn wanaag bdn lagama shegin dilkan xata iney wax ka ogthy ba lagu xantaa wixi runa alla og lkn far. Ba ku godan
@abdirisakmukhtarabdirahman8981
@abdirisakmukhtarabdirahman8981 16 сағат бұрын
Sacuudiga xittaa Doorasho ayaan ka qabanayaa ayay tiri 😅😅😅
@nimcomaxamuudnuur7973
@nimcomaxamuudnuur7973 7 сағат бұрын
Kartideed ogahay
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 13 сағат бұрын
Allaha unaxariisto eng cashur
@AbdinaasirMohamed-ou2bo
@AbdinaasirMohamed-ou2bo 22 сағат бұрын
Wareysida dhaa dheer waaye soo gaabi xal qado badn ka dhig
@MohamedAbdi14848
@MohamedAbdi14848 21 сағат бұрын
Walal adkeyso bisinkow video zaaid uma dheero
@Janagale252
@Janagale252 20 сағат бұрын
Ana wuu igu yaraaday maa la sii wado baan ku fakaray adna dag dag kugu jiro, xaliimo yarey waa maama khabiir ah saacado badan in la daawo waaye say noogu faaiidayso hadaan dhalinyarada nahay.
@FattyForlife-u8p
@FattyForlife-u8p 20 сағат бұрын
​@@Janagale252 kula midaa ahy
SCHOOLKA ABDIKARIIN ALI SHAAH HEES OO HEL ABAL MARIN
15:55
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 4,1 М.
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 70 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 9 МЛН
Where Are Laid Off Tech Employees Going? | CNBC Marathon
41:28
WAREYSI #2- CAGTA XAAJI - SIDEE KU NOQDAY WARIYE?
25:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 132 М.
Martin Lewis Clashes With Lisa Nandy in Winter Fuel Payment Row
9:47
Good Morning Britain
Рет қаралды 658 М.
WAAYIHI BAYDHABO #4 - MAXAMED CADDAAWE IYO MARYAN SEYLAC
16:13
HANOOLAATO
Рет қаралды 20 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.