YOUTUBE MISE FACEBOOK,YAA LACAG BADAN?

  Рет қаралды 10,479

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

KZbin MISE FACEBOOK, MIDKEE WANAAGSAN, DHAQAALO AHAAN IYO MUSTAQBAL AHAAN?
Facebook Bonus programe:
• Waa Maxay Facebook Per...
• SIDEE FACEBOOK PAGE XA...
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance African Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
~Former producer at BBCNews.
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable Tv Cameraman
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
00447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 65
@edit.v19
@edit.v19 8 ай бұрын
All ready KZbin is number 1 💀🔥
@Tasniim1
@Tasniim1 8 ай бұрын
Abdijaliil hala taageero. Waa wiil degan. Ma Sha Allah. Talooyin fiicana waa idinsiiyey.
@moaliali454
@moaliali454 8 ай бұрын
Jazakallah khyr sxb.. Facebook wa dhib badanyahy unoriginal content ayaa mar walba isku qabsanaa.. lakinse yotube wax dhiba kalama kulmin . Guulayso
@aadanaar194
@aadanaar194 8 ай бұрын
Saaxiib qali unoriginal Content cilladaas ayaa iga haysata Facebook bage,ka maxaadku xallisay wll
@abdiasiisfaisal
@abdiasiisfaisal 8 ай бұрын
Mahadsanid walal جزاءك الله خير
@zirmohamed9
@zirmohamed9 8 ай бұрын
Masha allah Waa loo bahan yahay wixii cusub nala wadaagto
@sportsArab0
@sportsArab0 8 ай бұрын
i think in shurudaha dhan la badalay facebook 5k followers 60k minute views youtube 500 subcribes 3k watch time
@Dark-pyschology
@Dark-pyschology 8 ай бұрын
haa wll ninkan updated ma aha
@mohamedrabaax5429
@mohamedrabaax5429 8 ай бұрын
Maashaa Allah sxb congratulations
@xasanabdirahman487
@xasanabdirahman487 8 ай бұрын
Majadsanid Sxb.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
KZbin is the best
@shamsomaxamedjama1257
@shamsomaxamedjama1257 8 ай бұрын
Mahadsanid wll sida wangsan nagu faidasa warbihinta
@Barkhad181
@Barkhad181 8 ай бұрын
5k followers weyaan legeng
@AbdirahmanBarre-kl6os
@AbdirahmanBarre-kl6os 6 ай бұрын
Intee kala soo xiriira zxp
@Worldnewertv
@Worldnewertv 8 ай бұрын
Saxb Horta waad mahadsantay Lakiin Sulaal Ayaan kabaa Waxaan Leehay Facebook Waxkastana waan dhameeye Waxuu ileeyay ku xidho acoon
@ayanissack9742
@ayanissack9742 8 ай бұрын
Welcome
@Suhaybabdulqadir43
@Suhaybabdulqadir43 8 ай бұрын
Thanks wll ❤ 20:05
@arliyop3199
@arliyop3199 8 ай бұрын
Wll Gelle Bashir isku cod tihin wllka miya
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 8 ай бұрын
Iska daa ustaad nacaybka reer somaliland
@siciidcali7496
@siciidcali7496 5 ай бұрын
❤🎉
@AymanAhmeth
@AymanAhmeth 8 ай бұрын
Chanelkayga sobooqda walaalayaal ❤
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 8 ай бұрын
Xariifkaan xaasid waye hada kohow caawin ka codsaday ku saabsan Facebook iyo youtube inuu xog iga siiyo Wuu igu adkeeyey
@LuqmanAbdalla-fl1ws
@LuqmanAbdalla-fl1ws 8 ай бұрын
Mahadsan wll wax badanbaa ii furtey.
@NUURADIINBASHIIR
@NUURADIINBASHIIR 8 ай бұрын
Abdijaliilow sxp vpn sida loogu isticmaalo Kasoo hadal bal nio vpn page kuma shaqaynayee
@natureandanimals22
@natureandanimals22 8 ай бұрын
Lacagta laga sameeeyo horta ma xalaalbaa yaa og ileen anagu muslim ayaan nahay dad badan oo dhahaya waa xaaraan ayaan maqlaye
@RoodoCali-x3j
@RoodoCali-x3j 2 ай бұрын
Acs asxaby youtoubekyga waa o bls isoraca😊
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 8 ай бұрын
SXB MUQALAAN SOO DHIGAAYE ISOO BOQDA❤
@Abdallashow123
@Abdallashow123 8 ай бұрын
Zhp qaabka xayeysiiska Google adsence logu xirto ado Somalia joga so samee
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 8 ай бұрын
Facebook 5000 flowers lagaa rabaa hadii aad heesato profile account Sidoo kale watch views video waa 60000 kun
@mohameddooyow400
@mohameddooyow400 8 ай бұрын
Hal muuqaal mala wada dhigi karaa KZbin iyo facebook?
@sadiiqcabdi9166
@sadiiqcabdi9166 8 ай бұрын
Sxb whatsup kaada ii soo dir arin ayaan rabaa inaa iga caawiso
@shardihassan5036
@shardihassan5036 8 ай бұрын
Saxib facebook wa 5k followers iyo 60k wacht minutes
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 8 ай бұрын
Bro xagee kasoo qabtaa
@Dhiifane
@Dhiifane 8 ай бұрын
Sxb youtube video post minutes u gooni ah miya jira mise waxa rabta soo post gareyn karta
@Abdijaliil
@Abdijaliil 8 ай бұрын
Maya Saaxib ma jiro daqiiqado u gooni ah.
@Worldnewertv
@Worldnewertv 8 ай бұрын
Xagee kalasoo xidhiidha
@abdirahmanibrahim6020
@abdirahmanibrahim6020 8 ай бұрын
Abdi jalilow hadaan nahay dhalinta itoobiya ku nool bal anaga si gaar ah noola tali pro aduunka waan ka danbaynaa baan umalayne😅
@Sheeko-Cusub
@Sheeko-Cusub 8 ай бұрын
Pls walaal muuqaal kasoo kasoo page not Eligible issue
@AhmedAhmed-y3m7g
@AhmedAhmed-y3m7g 8 ай бұрын
bro Website nih ka sohadal
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 8 ай бұрын
😢
@Zucky7
@Zucky7 8 ай бұрын
9:02
@cashoabukar1691
@cashoabukar1691 8 ай бұрын
Asc
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 8 ай бұрын
background iga cun ustad kk
@Abdijaliil
@Abdijaliil 8 ай бұрын
😂😂😂 hyh sxb
@AbdalaJilibey
@AbdalaJilibey 8 ай бұрын
Sxp dadka u sheeg xayeeysiimaha qaar in ay iska block gareyaan sida alcohol,dumarka qawan,sex Sababtoo ah xayeey simahaas lacagta laga sameeyo waa xaraan sida diinta nafattay mhd😊
@abdirahmanalimohamed1362
@abdirahmanalimohamed1362 8 ай бұрын
Sxp Qabke la iskaga block
@FarxanCumar-ef5sm
@FarxanCumar-ef5sm 8 ай бұрын
Asc wll abdi waxaa ahay wiil dhalinyara ah oo leh febook page ay kuxranyahiin 16k followrs dhamaan sharuudaha waan buuxiyay lakiin nasiib xumo waxaan wayay qof lacagta iigu xera wlh mana shaqeeyo famaliga aniga ayey isugayan allah lasokow marka sxp ma iga caawin kartaa oo lacagta ma iigu xeri kartaa😢😢😢
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 8 ай бұрын
South africa ama yurub qof jooga raadso
@MotivationRight1
@MotivationRight1 8 ай бұрын
Beenlow ayaa tahay KZbin Somalia Somalia eligible kama ahan ama looma ogolo lkn kenya iyo Ethiopia waaloo ogolyahay😂
@Abdanyu
@Abdanyu 8 ай бұрын
Facebook ku laabo
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 8 ай бұрын
Iska daa ustaad nacaybka reer somaliland
@HilaacMedia1
@HilaacMedia1 8 ай бұрын
Mahadsanid wllky sida wanaagsan ee noogu sharaxday
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 8 ай бұрын
😢
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 8 ай бұрын
Iska daa ustaad nacaybka reer somaliland
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 8 ай бұрын
Iska daa ustaad nacaybka reer somaliland
@Masdille
@Masdille 8 ай бұрын
​@@Dhambaal55intaasaan rabay inaan u sheego majadsanid
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 8 ай бұрын
Iska daa ustaad nacaybka reer somaliland
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 8 ай бұрын
Iska daa ustaad nacaybka reer somaliland
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 8 ай бұрын
Iska daa ustaad nacaybka reer somaliland
@Masdille
@Masdille 8 ай бұрын
Nacaybkiisa iyo jacaylkiisu maxay soo wadaa
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 8 ай бұрын
Iska daa ustaad nacaybka reer somaliland
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 8 ай бұрын
😢
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 8 ай бұрын
😢
YOUTUBE iyo FACEBOOK kee lacag badan laga sameeyaa?
23:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 24 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 20 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,2 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 41 МЛН
Sidee isku Bari Kartaa Vedio Editing ka.
8:07
Sabir Ahmed
Рет қаралды 206
ISBARBARDHIG | LACAGTA Facebook & Youtube Midee Badan?
10:13
Hosow Pro
Рет қаралды 52 М.
YOUTUBERADA TUSAY DADKA LACAGTAY KA SAMEEYEEN YOUTUBE\DIRISLE ABDI
8:43
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 63 М.
maxaad u guursan wayday    ?  qosolkii aduunka kkk
17:39
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 446 М.
Смартфоны через 10 лет
0:12
История одного вокалиста
Рет қаралды 917 М.
Проверил, как вам?
1:01
Коннор
Рет қаралды 4,1 МЛН
Hardware tools repair tool high performance tool
0:16
Hardware tools
Рет қаралды 3,5 МЛН
😍Самый ПРИЯТНЫЙ Айфон🔥
0:34
Demin's Lounge
Рет қаралды 679 М.