Waa Maxay Facebook Performance bonus programme, Sidee Ayaadna lacag ugu sameeyaa Facebook?

  Рет қаралды 44,647

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Waa Maxay Facebook Performance Bonus Programme, Sidee Ayaadna Lacag Ugu Samey Kartaa Qoraalada Iyo Sawirada Aad Soo Dhigto Facebook?
Links and resources from Facebook.
1:Express interest.
/ bonuses
2:The Performance bonus program
/ 695445891770760
#LikeFollowShare
#comment
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance African Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
~Former producer at BBCNews.
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable Tv Cameraman
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
00447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 253
@suubanhersiabdulle8309
@suubanhersiabdulle8309 8 ай бұрын
Maansha allaah tabaraka walalkey allaah hakuu waad ku mahadsan tahay sida aad noo caawinto
@HubaalMedia308
@HubaalMedia308 4 ай бұрын
Aad aad ustaad qaliya M.a keep going
@Mustafemouzeh24
@Mustafemouzeh24 8 ай бұрын
facebook page sidee baa loga sameeya sooo sameee thnkz.
@OmarMohamed-tk4cj
@OmarMohamed-tk4cj 5 ай бұрын
M.a allah ha ku xifdiyo zhp
@libanmursal9047
@libanmursal9047 8 ай бұрын
Express interest marka ku dhufto sidee loo furaya nooma aadan dhamayn sida loo furanayo adigo raaliya nooso waadixi sida loo furanayo wll
@skyarmaan3569
@skyarmaan3569 8 ай бұрын
Mahadsnid zxp alle haku sharfo maalin un sidado kle wa noqon horay usoco zxp dadkana wax wangsan bad uso gudbida
@Muhyadinomermuhumed
@Muhyadinomermuhumed 5 ай бұрын
Allaha ku barakeyo libax horow soco
@xasanabdirahman487
@xasanabdirahman487 8 ай бұрын
Mahadsanid sxb.
@seynabsheikhcumar5309
@seynabsheikhcumar5309 Ай бұрын
Masha allah ❤
@AhmedAcademy-
@AhmedAcademy- 2 ай бұрын
Ustaad Guulyso ❤
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 7 ай бұрын
Waa barnaamij aad u wanaagsan bro
@Dhabaryare
@Dhabaryare Ай бұрын
Good
@kaaliyare22
@kaaliyare22 8 ай бұрын
Masha allah
@SomalifoodStuff
@SomalifoodStuff 8 ай бұрын
Aad baa u mahadsantahey
@Islaam252
@Islaam252 8 ай бұрын
Wacaleykumu salaam waraxma (TULAAHI) wabarakaatuhu
@abdisalambade6613
@abdisalambade6613 8 ай бұрын
Fadlan noo faah fahi oo muuqale ka samee bro th u
@Balad_weyne_Hiiraan
@Balad_weyne_Hiiraan 5 ай бұрын
Ustaad thanks ❤
@SuldaanFadxireermagal
@SuldaanFadxireermagal 8 ай бұрын
M.a Allha gul ban u weydiyay wllaha somaliyed oo dhan ilahey han guleyo khatumadan kheyr hanugu khatimo
@abdirahmanabdilahijama
@abdirahmanabdilahijama 8 ай бұрын
Thanks wll❤
@HanadHanad-pj7ns
@HanadHanad-pj7ns 8 ай бұрын
Axlaam Caleykum sxp Sidee Feecbok ugu xirtaa Akoonkeyga
@MacalinMaxamad-c6m
@MacalinMaxamad-c6m 8 ай бұрын
Masha allah sxb thank you
@samatarmiguil5605
@samatarmiguil5605 7 ай бұрын
Mashaa Allah walal Allah Haku barakeyee anoo somalia joga ma kasameyn karaa lacag fbga
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 6 ай бұрын
Maya maya soomaaliya waa cadaab wlhi
@shimaaliahmed
@shimaaliahmed 7 ай бұрын
Mansh allh wlle waa arin wanaagzan guuul i.n
@Abdisamad.abdi1
@Abdisamad.abdi1 7 ай бұрын
Waa fursan fiican
@SinaaBoy-w6o
@SinaaBoy-w6o 2 ай бұрын
Well done 👏
@osmanmohumad.
@osmanmohumad. 5 ай бұрын
Waa muhim
@ciiltira3992
@ciiltira3992 Ай бұрын
Sidee facebook aad hore ulahayd wadanka looga bedelikaraa maadaama somalia aanu lagaga samaynnkarin lacag
@afcadeeyofficial4683
@afcadeeyofficial4683 7 ай бұрын
mahadsanid wallka
@caweysmediachannel
@caweysmediachannel 5 ай бұрын
WLLO ALLE DARTI FOLLOW INDHE ALLE WAXAN KAGA BARYAYA CAFIMAAD IYO CIMRI DHEERI IYO CIBADO SUUBAN AMIIN AYARABI 🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 2 ай бұрын
Wllkey abdijaliil osmaan shaqo muhiim ah ayaad heysaa mahadsanid
@almiitaofficial1263
@almiitaofficial1263 5 ай бұрын
Wl facebookaygu turn Proffetional mode malaha maxan sameeya pls
@RumaanDhinbil
@RumaanDhinbil 4 ай бұрын
Masham Allah wll❤❤❤
@XalimoMaxmuud-tx2ot
@XalimoMaxmuud-tx2ot 7 ай бұрын
Mahadsanid wll
@IbrahimJamac-m7d
@IbrahimJamac-m7d 2 ай бұрын
Guulayso wll
@mahamedali9677
@mahamedali9677 8 ай бұрын
Masha alah
@yousufhirsi5579
@yousufhirsi5579 5 ай бұрын
Waaaaw thank you
@mohamedshirwa8820
@mohamedshirwa8820 4 ай бұрын
Inoo sharax
@CabdifataaxYaasiin-xh1mh
@CabdifataaxYaasiin-xh1mh 5 ай бұрын
Iga caawi samayta
@ahmedhussien1157
@ahmedhussien1157 7 ай бұрын
Guulayso zhp
@DuraanDaahir-kw9ed
@DuraanDaahir-kw9ed Ай бұрын
Ad ad asdaad
@Abdisamad.abdi1
@Abdisamad.abdi1 7 ай бұрын
Mahadsanid walal
@Kingkhadarlion10
@Kingkhadarlion10 8 ай бұрын
Thanks ustaad m,a
@xasansalad4211
@xasansalad4211 7 ай бұрын
Masha allh wll qaliyah
@ugaastaam847
@ugaastaam847 7 ай бұрын
Thanks sxb
@UbixiiUdgoonaa-vc9lo
@UbixiiUdgoonaa-vc9lo 8 ай бұрын
Mahadsanid😊
@abwaanxuseen1865
@abwaanxuseen1865 2 ай бұрын
Waa maxay shuruudaha ku iran inay igu soo invite gareeyaan
@jamaalabiib2469
@jamaalabiib2469 8 ай бұрын
Masha allah bro guulayso
@hassankeynaan2328
@hassankeynaan2328 8 ай бұрын
Mahadsanid bro next waxaan kaa sugeynaa fariinkale oo muhiim ah insha allah
@asadyare68
@asadyare68 8 ай бұрын
M.a zxp mahadsanid
@maxamedcabdi7208
@maxamedcabdi7208 7 ай бұрын
Maasha allah ❤❤❤
@AbdiazizAbdikadir-rj8el
@AbdiazizAbdikadir-rj8el 8 ай бұрын
Guul wacan zxp
@sheikhmustafahaajiismail
@sheikhmustafahaajiismail 8 ай бұрын
Wow m.a
@BashiirCali-t9w
@BashiirCali-t9w 8 ай бұрын
Sxb waa mahadsantahay
@abwaanxuseen1865
@abwaanxuseen1865 2 ай бұрын
Waa ka dhiibtey faaladayda hadaa lacag ku helayso
@Barkhad181
@Barkhad181 8 ай бұрын
Walahi wax fiican pro
@AbdirahmanBarre-kl6os
@AbdirahmanBarre-kl6os 6 ай бұрын
Zxp ani shaqa ubahanahay ii raadi zzp🙏
@qamarhassan3892
@qamarhassan3892 8 ай бұрын
Wow l Love it ❤
@Abdijaliil
@Abdijaliil 8 ай бұрын
I'm glad you like it
@jiilkacusub1
@jiilkacusub1 8 ай бұрын
Asc ustaad aad ayad u mhdsnthy wan sameystey meesha lacagta laga arko uma jeedi lkn cashar kale noga soo samey adoo mhdsnthy
@elhammirre416
@elhammirre416 3 ай бұрын
Sidee usameysatay qli
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 7 ай бұрын
Waan arkay bank wan ku xirtay 100 riyal sacudi ayaa i taalo wan fahmi waayay waan iska dhaafay bro sharaxaadaada aan wax badan ka faidi doonaa
@Mubaarigmooge
@Mubaarigmooge 5 ай бұрын
❤ thanks
@mckhalidh2mx284
@mckhalidh2mx284 8 ай бұрын
5minutes dadka wax ku fahansii hadal kooban wakhtigii kooban
@mustafecabdiaasir5721
@mustafecabdiaasir5721 4 ай бұрын
Siden wadankale ugu xirayna facbook barofile madama aan shurudihi buuxinay
@fardusa411
@fardusa411 7 ай бұрын
Waan ku salaamay si aad lacag ugu hesho😂
@Ahmed-s2l5b
@Ahmed-s2l5b 8 ай бұрын
3:57 ❤❤
@Edebsan893
@Edebsan893 8 ай бұрын
Walaahi waan ubahsnahay
@iimaanjamac5181
@iimaanjamac5181 7 ай бұрын
Msh alaah
@HassanKaafiAamin
@HassanKaafiAamin 8 ай бұрын
Thanks
@MustafeBiixi-ot7fw
@MustafeBiixi-ot7fw 5 ай бұрын
thnks dear bro
@yaxyecabdalle60
@yaxyecabdalle60 20 күн бұрын
Saaziib dalka hadduu eligible ahayn sidee la sameeyaa saaxiibow
@maxamuudmaxamednuur33
@maxamuudmaxamednuur33 7 ай бұрын
Thanks 🎉wall
@biimaastadium6243
@biimaastadium6243 8 ай бұрын
Guuleyso wll
@AbdulahiAhmed-z7b
@AbdulahiAhmed-z7b 7 ай бұрын
Thanks wlllky
@maxamedibrahim1202
@maxamedibrahim1202 4 ай бұрын
👍
@Hagar_tire
@Hagar_tire 7 ай бұрын
Waan ku sugeynaa bro 🎉❤
@ShaaruuAbdi-rg4pz
@ShaaruuAbdi-rg4pz 8 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tahay wallkay
@Samia___Ahmedn
@Samia___Ahmedn 5 ай бұрын
Sxb reels sida lacag loga helo kasohadal
@maxamedcabdicumar6363
@maxamedcabdicumar6363 7 ай бұрын
Woooooow
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane 5 ай бұрын
Background ma mid xqq Ah adeer 😂
@teamsharmaboy939
@teamsharmaboy939 8 ай бұрын
Abdala jalin walal cilad aya Facebook iga heysato waxan raban inad ila xaliso ee inte kala so xariraa
@mohamedqalab5858
@mohamedqalab5858 5 ай бұрын
Abdijaliil wll xagee kala sooxariiraa
@abdillahiabdi3333
@abdillahiabdi3333 8 ай бұрын
Mnsh'Allah
@Zakiman143
@Zakiman143 8 ай бұрын
Masha Allah mhdsnid bro
@qacqaac.M
@qacqaac.M 8 ай бұрын
Maalin dhawayd Bay wax Sidaas Camal ah igu Soo Invité gareeyeen Ana Not Now baan u qoray show Lacag baa i dhaaftay Xitaa Instagram way iiga Soo direen 😂
@maazimcade
@maazimcade 3 ай бұрын
Sxb abdijaliil wali bonus ka lacagtiisa ma 30k ba ama waxbaa is badalay ani xalay laiisoo diray bonus ka sxb inad iisoo jawabi doontid rajeynaa iinshallah ❤❤
@AliSaalah-z8v
@AliSaalah-z8v 5 ай бұрын
Ustaad Waa mahad santahay Xalay dawaday fdiyowga lkn quf somalia jogo sidu barmamijkan ku heli kara bal nalaso wadag
@mahadmuuseaadan3309
@mahadmuuseaadan3309 6 ай бұрын
Thanks pro❤
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 8 ай бұрын
Weli maad noo kala cadayn ma Facebook profile baa ma Facebook page baa kee weeye?
@taherdjama
@taherdjama 8 ай бұрын
mashallah libax
@abwaanqiso
@abwaanqiso 8 ай бұрын
Dashboard gaaga noosoo sawir broh aduunka waa itus iyo itaabsii Thank your
@Ahmednavmn
@Ahmednavmn 8 ай бұрын
Aqoon bu kushegay macnnahedu ma ahan noloshisa hose inu ku tuso
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 7 ай бұрын
Waa lacag jecel nahaye fadhi nooma yaalo
@aslimade4912
@aslimade4912 2 ай бұрын
bro cawinaad kaaga baahanahay please ii sheeg meel aan contect kaala soo sameyso
@Khaalidcabdulahidhux
@Khaalidcabdulahidhux 8 ай бұрын
Wow wllky
@asadyare68
@asadyare68 8 ай бұрын
Legend❤
@siradaideed6577
@siradaideed6577 8 ай бұрын
Haye
@khayremawliid
@khayremawliid 7 ай бұрын
😢somali wakusharax sxb melaha qar
@Dhacdooyinka1
@Dhacdooyinka1 5 ай бұрын
Face profile miyaa mise page ka ayaa laga dooranaya bomuska😊
@axmadcumar1597
@axmadcumar1597 8 ай бұрын
horay usico jaale
@Pilotmohamed5
@Pilotmohamed5 8 ай бұрын
Guuleegsa sxb
@CumarbuulefarahCumarbuulefarah
@CumarbuulefarahCumarbuulefarah 3 ай бұрын
m.a wllo
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 8 ай бұрын
Booom❤.
@CaafiYousuf
@CaafiYousuf 8 ай бұрын
Sure Abdijaliil I was volunter for Somali ethnic rescue
YOUTUBE MISE FACEBOOK,YAA LACAG BADAN?
21:06
Abdijaliil Show
Рет қаралды 10 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,1 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Sida facebook Page iyo profile lacag looga sameeyo
32:15
kadar online
Рет қаралды 888
SIFUDUD FACEBOOK ADS U BARO  | LESSON 1
22:39
Abdiaziz Amjad
Рет қаралды 4,9 М.
ONLINE KA SHAQAYSO IYO SIDA XAYAYSIIS FACEBOOK AD LOO SAMEEYO
10:37
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 19 М.
YOUTUBE iyo FACEBOOK kee lacag badan laga sameeyaa?
23:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 24 М.
bulletproof❌ Nokia✅
0:17
AGENT43
Рет қаралды 38 МЛН
How to connect electrical wires with good contact #short
0:29
Tuan CT
Рет қаралды 20 МЛН
The force of electromagnetic eddy currents
0:31
Nikola Toy
Рет қаралды 20 МЛН