اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت
@abo.ase.10712 жыл бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@40Durkiya2 жыл бұрын
4 sano soo socota anigu somalia 🇸🇴 calanka sii xajinaya dawlad majirte nagu kala wada from Boorama
@Raho3392 жыл бұрын
Maansha Allaah Waa Sidaa huuno From Dhagaxbuur
@maxamadshariif38062 жыл бұрын
M.a boqortoyo
@liibaanibrahim25072 жыл бұрын
Aad iyo Aad 🏃🏼
@sowdobiryar54632 жыл бұрын
subxaanlaah ILAHYOW umada somali u gar gar ?? meel walba ay joogan yaa RABI?? FARMAJO WAA GEESI GEESI DHALY ILAHAYOW NO XAFIID INSHAAALAAH
@@abdulfattahboodhari Jzk Allaahu khayran Habaryar sida aad iigu soo jawaabtey Waxaan ahay waalid Rag dhashay hadaan wiilkayga ku arki lahaa saan dareemi lahaa baan dareemayaa inay Ina Adeertay darewmayso Waalid ahaana waan kuu waaniyey Habaryarow Allaah haku wanaajiyee Habaryar Gacaliye waan kuu gartay waana arkayey laakiin isagoo aan Silsilad lahay ii qaado anba sidaadoo kalaan Calankan u jeclahaye
@hawaali53132 жыл бұрын
Waxan waa munafaqiin kuligoid waa ehelu naar marakan ogaanay in hooyo gabadheedi maqanayahay ee diidan kuwi la yiri waa dileen ay difaacayasay oo ay ahayad sheeko meel kale u socoto yaahuu ilaahay sharakooda ha ku koobo
@aarenuur2 жыл бұрын
Xerta caashaqa maahmah ayaa tidhaa "GAWSO ABEESO AMA WARAABE GUDAHA KA XIDHIIDHSAN" Maamo mukulaal qaali iyo mooryaantu waa iska war qabaan. Dheesha naga daaya damujadiid
@abdiali32042 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk Waa cadaatay yaa salaam قال تعلي قل جاء الحق وزهق الباطل ان الباطل كان زهوقا@
Subxanallah War islaantan wayn waxan ognahy Bay rabta inay wax kle noga dhigto ikraan waxa dilay moryantii qabiilaysanyd uu mahad naaso Wayne ka mid yahay alshabab aya dilay wana la ogyahy
Bisadaha waxey dhalaan way cunaan. Qaali adna sidaa miyaa,
@halimoosman9352 жыл бұрын
Somaliya waa ku heestay hadii aan laga gaarin
@hawayassin71722 жыл бұрын
Kkk like iyo share kusaarnay ee puufi kkk
@Raho3392 жыл бұрын
Hayaay Waa Hadal Cad oo Aan Keed Loogu Gabanaheyn
@nadifayassin59842 жыл бұрын
Wariye Somalia Allah bey sugeysa, waxii aan geysanay oo dunub ah ba shaqeynayo,tobadkeen talasaarasho Allah iyo in aan duceysan.boodhariyow Allah nadaycimaayo lakiin wa na imtaxaanaya.insh Allah khair.
@ayubberbera37172 жыл бұрын
Islanta xaqa radinesa waxbeey ogtahay qof maqan xaqesa lama radiyo
@aminaahmed59032 жыл бұрын
Taas awalba waa la malay naayey inay siyasad cadow soo mallegay ahayid dowladii sharafta lagayid na lagula dagalaayey waana la og yahay in damo jadiid nimanka labaxay ay yihiin shaqalaha cadowga soomaaliyed. Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@safiya09862 жыл бұрын
Ayayday baa odhan jirtay wax la baray buu yidhi amare cigaal tana may noodambaysay duni aakhir samaan ilaahow raxmadaadaa...
@bullobullo79672 жыл бұрын
ismaqabe Allaa usahana
@naimaburhan2752 жыл бұрын
Qarxi wixii jira oo soo saar daboolka qaad geesi iga dheh 👍✅
@tusmoaadil18252 жыл бұрын
Islaantii ina guhaad waxaa ku dhacday " waxay sheegtaba ha waydee waa lagu shareeraa". Qaali guhaadeey waa intaas oo dhabano waawayni iyo is cadayn ah.
@kamalaxmad33032 жыл бұрын
Xerta caashaqa katiinka kuu xiran wey vanbaa reynesaa
@maryanigal33492 жыл бұрын
Gabadhaas qaali hooyadeed ayaad soo bililiqeysatay kana finally gabadheeday ku wareejisay Sade jir Ilan afar jirbay ahayd anigaa arkay
@mruun25092 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@محمدعمر-ر1ق6ض Жыл бұрын
Wll hadalkaga shacabka kuma qancin e ayada ka qeymo badan e adiga shacabka muqdisho kama yelayan hadat ogtahay kodey
@miigaaabihiis56332 жыл бұрын
Maya rajo maleh dawladnimo
@yaacamooocamoyaa8952 жыл бұрын
Asc boodhari guuuuul
@muhuboibrahim69902 жыл бұрын
Wixi dilay maza naga galay anaga maa aqiro nala waydinaa naagta wixi dilay iyo alle isudaaya danbigeda nagu batay
@qalideeqo74722 жыл бұрын
😍😍😍😍
@asiamohamed4962 жыл бұрын
Wlhi tasban ben ahayn
@asiamohamed4962 жыл бұрын
Xaqu hu dilaca
@siradmowlid62532 жыл бұрын
Runtaan ku jecelahay waa sidaa xaqii qadiina way cadahay soomaalina godbaa laguriday allaan lenahay
@fikramalldheere25192 жыл бұрын
Runta waa iman iyo dulmigii Farmaajo loogaystay
@mohamedabdullahi12222 жыл бұрын
War kan afweyn so qof ilahay leh o akhiro laxisabinayo ma ahan mise wa xawayan
Subxaanallah subxaanallah haday waxaa sameeyeen kuwani umadeena maaha in xil loodhiibana dawlad loodhiibaa danbi labaada lakiin dal baa ba ay weeyaan kuwaa sharcigaa la horkeenilahaa mooryaanta cawaantee
@nimomohamed45592 жыл бұрын
Bawaan ayamahan wa maxay siliska qoorta nin dhaqan leh badba aheydee
@sadiyaisman96652 жыл бұрын
War geesiyow katiinka nag siinb yuusan Alle kuu caroone calanka gacnta ku xiro
@Raho3392 жыл бұрын
Maya Haba Kayaabin Intey Joogaan
@lovesomalia49532 жыл бұрын
Nagadaya ikraan 2 years nagu wadan Mala yacnay xiligi views ka Waka taktay shekdan cida madawati
@wellimohamed34402 жыл бұрын
sxb slaan sre France iga saxiibkey Jaquuf iga wran.
@roobiyorays83982 жыл бұрын
Ii wad sheekada
@muhuboibrahim69902 жыл бұрын
Bodhariyor adiga iyo ayub mas og tihin badhiri waxan arkaa ayaantan in lugaha lagu galinayo dhiqo qabyalad waan kuso nici rabaa badhariyow
@husseinmalinahmed92022 жыл бұрын
Mafia aya wadanka qabsatay Allah ha noo gargaro . الله المستعان
@maxamedmuusemaxamedmuuse75832 жыл бұрын
Walhi waa yaab 🤔
@deeqjamadjd41082 жыл бұрын
Xaqu ma duugmo si kastoo loo aaaso aniguba wan Islehaa inay habartu wax ka dishey
@yasminbarre72152 жыл бұрын
I give up for hope in Somalia unless they change
@せんぱいナラ2 жыл бұрын
Waxaa la yiri hashu maankey gadayee ma misaarbey liqdey gartey in habartu wax ogtahey gabadhaa kama fiicneyn kumaanka la sauuqey iyo kuwa la dilo maalin kasto oo saado Cali iyo Amino iyagaba waa la diley
Hooyo gawadheeda madileesee war umada iskadaaya subxaanalaah waa hooyo dhiban ayaad midida wadnaha hakaga gil gillina boodhari waad kasoodartay yaahuuu
@safiaabdiwarsame50982 жыл бұрын
Wali ayaa ku heyso ninyahow foosha xun see hooyo gabadheeda u dili kartaa saas miyaa lacag u jeceshahay
@bahdoonibrahim31932 жыл бұрын
😂😂😂😂0000000
@ibnumaxamed2 жыл бұрын
Ooyinta ceshta ilma amxaaro/ Armaajo godkooda baa biyo ugu soo galeeen kkkk Mudane Raisul wasaare Xamza,Mahad Salaad iyo rijaal badan baa idinku soo maqan ee halkeed gali doontaan???????
@TheFuaad122 жыл бұрын
Kan hadlaya wa beenaale
@ummuisra67212 жыл бұрын
Boowe way iska gadhan kadhaa kkkk
@deeqelmo55582 жыл бұрын
War beenta dhaafa hooyo caruurteda iibsaneyso majirtee
@maxamedmuusemaxamedmuuse75832 жыл бұрын
Hoooyo kuwa aydhashay dafirtay na aragnaye sug hadagdagine Hansugnoxaqiiqda
@AishaLuul472 жыл бұрын
Iyada madalin Ikraan Ikraan Hooyaded wa Degodia welibo rer Kenya waye oo Mandera beydagantahay oo Ninkale bey udagantahay Ikraan Ayeyaded Aabo basoqadatey kedib Ayeyadii Ikraan weydimatey mamadan baqadatey markaa sidhas waye Rer Kenya wey yaqanan so iyadhaa madalin Abayo
@deeqelmo55582 жыл бұрын
@@AishaLuul47 🤣🤣🤣 marka waxa ileedahay waa lasoo iibsadey ikraan🤣🤣 fiiri aniga nabad iyo nolol Aa ahaay wallee laakiin doorashadi wee damaatey marka caadi haleyskadhigo
@faizaahmad44662 жыл бұрын
Wan yabahay bentan caad kan waa doqon
@hodanfarah83532 жыл бұрын
Beenaale
@hhaji65562 жыл бұрын
Haa tu tii xaarmaajo dhaanta, ayaan filaynaa, adiguna wali qadaadiicdii, ayaa kuu socota markay kaa, istaagto been iyo runna waad matagi doontaa.