Richard corfeild Waxaa diley ilaahay ha u naxariisto ee darwiishkii weynaa ee Ismaaciil mire😢
@abdiwahab3398 Жыл бұрын
Rag waa kii hore Hadalna waa intuu yidhi
@abdullahhassan2940 Жыл бұрын
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم Beenaale waxaan aad daldalayso waa lagaa qorayaa magaca Daraiish xagaad ka keentay miyaanu ahaynin Darwiiskii ku soo dhaweeyey magaalada Beer markii Warsangali Boqortooyadeedii Ina Darwiish wuxuu Ahaa Habar jeclo Adaan Madoobe hadana reerkaasina wuxuu ku suganyihiin Magaalada Cardiff ee UK 🇬🇧, Nimankii Daraawiish ugucadcadnaa waxay ahaayeen REER SH ISIXAAQ yuu Ahaa Cabdillahi Shixiri, xaaji Suudi Qaaje, Fadhi yare Nimankaasi Waxay ahaayeen Habar jeclo.
@mohamednur16962 ай бұрын
CAPTAIN RICHARD CORFIELD
@MaryanAli-v4k4 ай бұрын
Ilaa hadda rasaastii way tuurantahay jidbaale
@sheikhcabaas3869 Жыл бұрын
“B-da gabay Ismaaciil Miraa buuni ku ahaaye Bayd uu akhriyay wali ma oran yaa badala kaase”
@FoolDigaale-zw5lr Жыл бұрын
Beena waas wax badan baa kaa khaldan ina dulmadoobe maaha ee waa ina af madoobe dadka beenta kadaa duumo kudishaye