No video

Diraac Waxa Dilay Oo Toogtay Saaxiibkiisii Ugu Dhawaa Oo Baraha Bulshadana Caan Ka Ah Qiso Jacayl.

  Рет қаралды 69,994

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Diraac Waxa Dilay Oo Toogtay Saaxiibkiisii Ugu Dhawaa Oo Baraha Bulshadana Caan Ka Ah Qiso Jacayl.
Instagrame In Dayax Films-----------
/ dayaxfilms_
=====================
Tiktok In Dayax-films-------------
www.tiktok.com...
=====================
Facebook In Dayax Films------------
/ dayaxfilmsofficial
=====================
WhatsApp In Dayax--------
+252654996735

Пікірлер: 332
@Abdullahie_Officials
@Abdullahie_Officials Жыл бұрын
inta fahanty in u yhy #Mohan abdull ✅Gabadhuna tahy #Fanaanad Haboon✅
@ixsaanmahdi4488
@ixsaanmahdi4488 2 жыл бұрын
Dadka xidhiidhka leh waxan kula talinaya inay kadhigtan waxkasta oo dhexdiina yimaada kadhigta sir oo cidna yaanay idin dhexdhexadib Waxan huba in ay nolosha qarsoodigi xasilooni badantay ❤️🥺
@drhoothohanaadi3294
@drhoothohanaadi3294 2 жыл бұрын
Labadii diradiraale waxy ahayen haboon nura iyo moohan ani fikirkyga🤣
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Saas ayay u eek tahay because moohankas saxibo isku dhow ayey ahayen naag wiilashaan la socon jirtay oo fananad eheedna ma jidho an haboon nuura oo shalay so baxday aheyn hadeysan najma cudon aheyn ayada laftarkeda dhoor mar ayan Arkay ayado microphone wadato oo heesayso
@Nimcahappy
@Nimcahappy Жыл бұрын
@@khadraciise2044 najma codoon iyo mohaan
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Жыл бұрын
@@khadraciise2044 haboon maaha sbbtu thy lama qabo iyada
@Najma-zk3eq
@Najma-zk3eq Жыл бұрын
​@@Nimcahappy😅
@barwaaqosulaymaani1353
@barwaaqosulaymaani1353 Жыл бұрын
Maanshaalaah culays walba waxa ka danbeeya fudayd never give up for your life bro🙏
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 2 жыл бұрын
Walaahi.waan.kamurugooday.waxa.kudhacay.diraac.wax.kaqayar.badan.alle.hakusiiyo.qadarka.alle.ayaa.diiday.lakin.kuwii.ku.qiyaamay.inshalaah.wey.kashalaayI.doonaan.gunleyso
@farhiyaabdulle5163
@farhiyaabdulle5163 2 жыл бұрын
Masha Allah diraac waa shaqsi aad u miisaanbadan masha waa na shaqsi qaaliya masha Allah
@Ayubinhooffcial
@Ayubinhooffcial 2 жыл бұрын
Legend neve Give up wll maanta waad kabaxday koleey👊
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 2 жыл бұрын
Sxba ma maqli karo Sxbkay ana sxbtay baray Dabadeedna way is gursaden iyago ikhiyaamay Waxyar ka Dibna way kala tageen ilmo ayeyna u dhashay Kun mar ayu iso xirirshay Isago cafis iga dalbanaya Lkn Marna furaadu igula hadlo Masiiyo Gabadhiina Sidokale Darisba nahay Malinkasta waxa xasusta inay jidka I istagi jirtay Malmo badanay igu oyday inan Raligalintii ka qatay Hada wlhi cunugay udhashay aniga ku dhaqaleya Nabsi bay iga galeen Ana Waxan ka amin baxay Dadkiyo dhan nabsigu wuxu yahayna wan bartay waayo ano arkaya ayu hortayda ka dhacay wa Daren i ilowsiyey inan Raga ku kalsonaado
@mahamedadel7999
@mahamedadel7999 2 жыл бұрын
Aduun waji maleh dadka ku noolna iskaba daa warkooda💔😥😥😥😥
@bintukaafiya2814
@bintukaafiya2814 Жыл бұрын
Am sorry xbbti
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 Жыл бұрын
Gabadh reer dabaraani ah oo reer sanag ah ku maleeyay
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 2 жыл бұрын
Dayax guulbaan kuurajaynayaa sedookala der asc guulayso oo gureqabow gal ameen
@yemeniofficial6514
@yemeniofficial6514 2 жыл бұрын
Wiilkaasi waa Mohan Wlhi
@engrabiic
@engrabiic 2 жыл бұрын
Zxp camerada aad wax Ku duubto ma iisheegi kartaa
@liibaanabdirisaaq5965
@liibaanabdirisaaq5965 2 жыл бұрын
Waa Mohan iyo Haboon Nuura😏🤔
@highlights8838
@highlights8838 2 жыл бұрын
Aad ayay u xanuun bdan thy mrkad waydid Qofkaad aduunkagii oo dhan ka dhigaty xnunka Qisadana wxa dremi kra dadka Qalpiyada dacada ah leH Dayax zxp wad ku mhadsan thy soo Gudbinta qisadan Qalpi tabadka leH ❤❤
@clubhouse1207
@clubhouse1207 2 жыл бұрын
Landhera Landhere dhalay ba tahay Ader Waaya aragnimo iyo khibrad Bad ka faa,iiday hore usoco Saaxiibkuna waligaa lugna kala soco lugna kasii horee
@yaasirmuuse7908
@yaasirmuuse7908 2 жыл бұрын
moohaan iyo haboon inay yihiin inta ila og isoo raaca
@daahirshiiqmadoobe8634
@daahirshiiqmadoobe8634 2 жыл бұрын
Kkkk aniga ayaa sidaas u fahmay runtii alla naga og
@susubae2590
@susubae2590 2 жыл бұрын
Mayee Najmo cudoon amey tahy
@daahirshiiqmadoobe8634
@daahirshiiqmadoobe8634 2 жыл бұрын
Najma cudoon fanaanad caana maaha bro ineey tahay macquul lkn qof saas sameeyay
@ikraamalihassan2097
@ikraamalihassan2097 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@daahirshiiqmadoobe8634
@daahirshiiqmadoobe8634 2 жыл бұрын
@@ikraamalihassan2097 fikirkaaga cadee
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *👉🏻INSHAALLAH* *Noole Sunnda Nabigen S.C.W* *Hadaba Bari Waa ✅Isniin✅* *👉Ha Hilmaamin Inaad Soonta* 👇👇👇 *👉Salat Duha🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹* *Khyrka☝️Allah Drtis IXasuusi aan ku Xasusiisay* *Barakallahfikum 🎁*
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 2 жыл бұрын
ماشاء تلله Wll Allah ha ku xafifo Fadlan subscribe igu taageer
@wiilbosaaso2103
@wiilbosaaso2103 Жыл бұрын
Scw scw Scw
@nouraelmi366
@nouraelmi366 2 жыл бұрын
Somaliyeey waliga qof xidhiidh kala dhaxeeyo cidna ha barin wlhi xasiidka badan
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
Adiga oo aadan barin qof ayaa hadina dadku qaar aadan ka baxsaneyn runtii dadku qaar caadi ma ahan sxb iska dhaafe qarabada ayaadan ka baxsaneyn
@mounaabdillahi5629
@mounaabdillahi5629 2 жыл бұрын
Dayax films we miss your series . Where is the films and the crew film like ck.....
@ubaxanshax8607
@ubaxanshax8607 2 жыл бұрын
Ax erayada inta enantu so qortay ee xaqiqada ugu sheegtay wlhi wadnaha i xanuunay Ax jacaylow😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 жыл бұрын
Ani jiro aaban dareemooyaa
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u barakeeyo Xaaskiisa cusub Maxamed Diric
@hapideeqa7425
@hapideeqa7425 2 жыл бұрын
❤️💍
@saharadahir3939
@saharadahir3939 2 жыл бұрын
Am sorry walal
@haldor0127
@haldor0127 2 жыл бұрын
#dayah flims Barnaamijkan waan tabnay ee fadlan barnaamijkan uun nosoodaah
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Maskiin aad baan ugu xumahay🤭💕💕💕💕💕♥️♥️ nika dadka isku diray inkaar qabe waaye
@abdifataahosmaan21
@abdifataahosmaan21 2 жыл бұрын
Waa qiso xanuunkeeda leh waxa u daran mar qof aad zxp moodayso uu ku khiyaameeyo oo meel aad ka filaynaysid ma ma aha in uu zxpkaaga ama zxpdaa kaadaba shaqayso lkn waa aduun wax kasta waa lagu arkayaa !!
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 2 жыл бұрын
Wlhi wan laqushuucey Barnaamijkan Zxpku waa guul Marna waa sad kuu yaal Marna waaba sababtaa
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 2 жыл бұрын
Asc Cabdiraxmaan Dayax Iyo asxaabta Chanel Ka Milyan gaarsiiya wax Fiican Ayuu soo gudbiyaayaa Qof walba Allaha kurbeysan ha Ka feedo kurbada, inta Umah Ka geeyneeysa Xawa Allaha Tuso.
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 2 жыл бұрын
Barnamijka qiso iyo qiiro waka gabisy walalow.so.badi qisoyinka jacylka
@MrMoe612
@MrMoe612 2 жыл бұрын
diraac daacad horey u soco naagaha baa kabaden
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 2 жыл бұрын
mohaan io habooon waaye labadaa qof ee kala geeyey diraac io gabadhaaa warku waa cadyahy😃😃😂😂
@jaakad2040
@jaakad2040 2 жыл бұрын
Fact✅
@amiinupdikadir9353
@amiinupdikadir9353 2 жыл бұрын
Haboon mala qabana
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Gabadha dirac u jecla waa tee?
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 2 жыл бұрын
@@nuzeybaali5704 marmamijka madan dawan miyaa isaga kashekynaya
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
@@asiaqueenmohamett2748 abaayo waan dhageystay nimca magaca san maqlay lkn ma garan
@4166Ama
@4166Ama 2 жыл бұрын
War diracow qisadan inta adaan gursan kahor inad noso udbiso ayay ahd lkn hada alx ayad kujirtaye xalkagaga yayna umalayn inad wali gabadhi danaynase mardanbe ha ka so hadlin
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 2 жыл бұрын
😢 ninkan wuxu Soo maray dhibaato aad uwayn
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
Wllhi pllhi anay tanoo kale igu dhacdy qof aan 4sano wada soconoy baa nalaka reebay Wlhi midkaayana midka kale la.aantii ma ledi jirin Adduun
@najaaxnalka8944
@najaaxnalka8944 2 жыл бұрын
Aniyo diraac waxyalaha qaar izkaga midnahay ani xata qisadan la kulmay 😞😞
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
Sheeko. Waxaan ogahay oo xaqiiq ah labada qof hadey Daacad ka yihiin Jacaylkooda inayana Cidina isku Diri karin! Laba qof oo markoodii horaba mad madow ku jiro ayaa laga Faaiidaysan karaa! Just saying! No excuse! Daacad u ahow marka hore Jacayl kaaga!
@sakariyemuhumeth4813
@sakariyemuhumeth4813 2 жыл бұрын
Dalafbaa ka weyn jacaylka
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 2 жыл бұрын
Hadalkn odhan laha ayad tidhi wllo xaqiiiq weeye
@wacnn9126
@wacnn9126 2 жыл бұрын
Yess 😂👋
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
@@sakariyemuhumeth4813 Walal calaf lagama hadlayee. Kalsoonida iyo jacaylkaa laga hadlayaa
@sakariyemuhumeth4813
@sakariyemuhumeth4813 2 жыл бұрын
Wxn hayaa qiso dhab u dhacday aadna u qurux bdn miyan so.bandhigaa
@bushramrsegeh8743
@bushramrsegeh8743 Жыл бұрын
One Love relationship ❤❤🤴🤴
@duceysane6285
@duceysane6285 2 жыл бұрын
Diraac Inkasta oo ay Hadda Sheekada Taaganan Inta kale Ayan Iga Faaideyo Inta Badan Marka aad Isku Dhacdan Qof aad Xiriir Wadaag tihiin Waa idinka Dhexdiina Is Xalisan Waana Iga Waano
@hibaali4666
@hibaali4666 2 жыл бұрын
Waa runta waaya
@abdirisaaqmaxamuud7878
@abdirisaaqmaxamuud7878 2 жыл бұрын
Waa shiikh shantay kasi
@barwakoqalbinoura9918
@barwakoqalbinoura9918 2 жыл бұрын
Wiilka iyo gabadha ruufiyaanka ahi waa Moohaan iyo Haboon Nuura😂
@nugaalvalley
@nugaalvalley 2 жыл бұрын
Intaasaan u soo galay comments ka thanks 😂
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Gabadha uu jecla diraacna noo sheeg plzz
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Barwaqo madama aad ruufiyaninta aad garatay, jecelkisiina waa ayo
@lababaar2022
@lababaar2022 2 жыл бұрын
Sax aniga kula mida lolz lkn sheekadan qaybta danbe hadda ka hor ayado waji kale leh ayu kaga sheekeyow. Sundus iyo mohaan
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 жыл бұрын
Jacayl xasad mawayo marka laleyahay waa san sorry 🙏 Dirac abowe ilahay rerkaga haku barakeyo gobanima sameysa 🥺🥺🥺🤲❤️wan la qirooda wan dhagaysta heesta quman waxaba moda ina dirac loqaday way iskenayan
@habibonur5279
@habibonur5279 2 жыл бұрын
Qof walbo ha aaminin dadka weynoocya badan yihiin
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Qoftaada si kasta oo aad iskugu xanaaqdaan weligaa wiil ha u dirin marka horana ha barin wiil iyo gabar midna waa hadaad qalbi xab xab tahay Jacaylku waa jiraa lkn weligaa jacayl keliya hayska qataarin
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Dadka qar waa xasidin waxan maqli xata nin iyo gabadisi o isqaba inti isku dacen o ninki saxibki aha bu ku dahi wan isku dacni xaskigi e bilisa bal lasu hadal markasubu gabdi utagi bu ku dahi na ninkan saxibki ahi nin xun waye ma garnayo waxada ku gursati e anaba diyar ku aha e ninkan hal heshin e iska fur
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
@@marwaqalanjo4902 haa abaayo waa runtaa taasna waa jidhaa hada waa dad is qaba oo haday doonaan awlaad ka dhexeyso subxaanalaah isku dirka dadkeenu wax weynba Uma arkaan cajiib ragga qaarna arinkaas Kuma baraarugsana in qoftaadii lagaasii fogeynayo dumarkana khayr alaha siiyee shaydaan baa wax beena tusa oo u sawira cadifaduna waa ugasii dartaa Ragga qaarna waaba bilaa caqli gabadhiisa haday is af dhaabaan guriga buuba uga tagayaa mararka qaar ilaa ay ka dagayso
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
@@abdullahiahmed581 haa wll bal kawaran labada nin e saxibka aha e mida xaska laha markas waxu tegi gurgi saxibki markasu waxu ka heli xaski saxibki marka waxu saxibki ushehi in xaskisa isku dacan o ani is fahmin marka ninki waxu isdahi ninkan sidad xaskisa ama gabadisa uga qadi karta madaba u kaheli saxibkisan isfahim wayen wan dacdi yaab
@amaliyashire329
@amaliyashire329 2 жыл бұрын
Waa mohon iyo muna faysal gabdhana wa salma lajecleey
@abdifatax2846
@abdifatax2846 2 жыл бұрын
Gabadhu fanaanad slma fann maaha
@abdullaahimohamed7164
@abdullaahimohamed7164 2 жыл бұрын
ZXib cabdi raxmaan dayax filmis malmahaan videos bdn kaama hayno mxa ku helya pro barnaamijyadaada wan u xisay nooso celi
@osmanmahamudmahamud7469
@osmanmahamudmahamud7469 2 жыл бұрын
Masha allh dayax allha ku sharfo horay uu soco sxp
@mahamedclahi4508
@mahamedclahi4508 Жыл бұрын
Aniga gabadhaan jeclaaa 26/12/2022 baan by qof kale iga raacday anigoo wx kasta u sameeyey heer aan gaaray shaqdaydii aan ku waayo wali xanuunkeedii wali wa ihayaa alle qalbiga ha ii qaboojiyo azxaapay isoo duceeya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 Жыл бұрын
Ilaahy qalbiga hakuu qaboojiyo
@sawdaladan3076
@sawdaladan3076 2 жыл бұрын
Gabdhu nimco mahne wa salmo la jecly wilkuna wa mohn rufiynka wanu og nahny xaqiqda😭 hada ila fahn San thy like ta 👍
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
May be waayo wiilkan mar ey wada socon jiren salmo aad aya loga daremayey in u si dhab ah u jecla xataa Arintoda guur ayey gaartay mar ey hargeyso isla aaden oo uu reerkoda ka donanayay ayan chanelka bullo ka fiirsaday balse adunkaan diradirale munafaq ah lama waayo oo dadka isjcel kala dilo hada Salmo lajecley wxan filaya in u wiil yar qabo oo aad u qurux badan oo maskiin ah daacad ah yadna gabar fcn oo Aqlaaq leh ayey u ekeed waayo wiilal badan oo baraha bulshada ku jiro oo ree Malaysiyo ah ayey Asxaab la eheed oo wada jeclaa taas waxey ku tuseysa in ey eheed gabar fcn
@nasirnuur3293
@nasirnuur3293 2 жыл бұрын
Neve give up wllky dayax
@kafiyakaapa286
@kafiyakaapa286 Жыл бұрын
qofka xiriirku kala dhexeeyay waa salma lajecley labadan rufyaana waa haboon nuura iyo moohaan
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 11 ай бұрын
Waa haboon iyo mohaan😂😂😂😂😂
@badhaadhoupdisamet9468
@badhaadhoupdisamet9468 2 жыл бұрын
Moohaan io najma cudoon 🤣
@ugasska9443
@ugasska9443 2 жыл бұрын
Wa mesha ugu dhaw😅😅
@lababaar2022
@lababaar2022 2 жыл бұрын
Mohan iyo haboon y fahmay alleen najmo asagaba sxbey agayen 😬
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
Waxaan flim bay u eegathy ninkaan wuxuu yiri sxpky daanyeero eriteria ayuu joogaa markii danbena uganda ayuu jooga?
@jaakad2040
@jaakad2040 2 жыл бұрын
Dayax maxaa ku dhacay qiso iyo qiiro
@faraxxasan5015
@faraxxasan5015 Жыл бұрын
Farax hasan abshir mataan
@adamDooll
@adamDooll 2 жыл бұрын
ninka waa mohaan way iska cadahy siday saxibada u ahayen iyo sida ay hada yihiin
@apdirahmanzulaiman2043
@apdirahmanzulaiman2043 2 жыл бұрын
Mohaaan ma xaaz pu leeyahy markaa ilayn wata laga guursaday Ex tiisiiye ✋
@hindima3lin735
@hindima3lin735 2 жыл бұрын
MAANSHALLAH hoyoo horey uu sooco
@samiaabdifataax780
@samiaabdifataax780 2 жыл бұрын
Wll dayaxow si joogta wax naagu so gudbi please 😥🙏
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Dayaxow adigu maalinta aad rabto hanasoo doonan ee maalin walba joog ninyow 🙏
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 2 жыл бұрын
Qiso iyo qiiro aniga qiso caajiib ah bn hyaaa
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 2 жыл бұрын
Saaxiibka waa guul marna waa ba sababtaa malaha asaga isu raba gabadha laakiin waa waxyaabo kudhaca wiilasha sa xiibad ah iyo gabdhaha saaxiibad ah
@abdinasirgadhle8502
@abdinasirgadhle8502 2 жыл бұрын
Mohaan iyo haboon baa tolow😅😅
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 Жыл бұрын
WAA MALYUUN MAANKA
@fatimaadam5760
@fatimaadam5760 2 жыл бұрын
Dayax filims waan u xiisay walaahi
@islaanbadell1824
@islaanbadell1824 2 жыл бұрын
zory dirac wll waan jeclan laha inaad iso 😔 timadan
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
Somali qofka dhashey ciil iyo cuqdad iyo calolyow ceeben wu lakulmaa
@ayaanedabsan4707
@ayaanedabsan4707 2 жыл бұрын
Haboon nuura iyo moohaan balo idin.dagtay
@ehelsanahmed7818
@ehelsanahmed7818 2 жыл бұрын
Ax qalibi xanuun badanaa qof aad jeceshahay oo lagu yidhaa qof kalaa guursaday
@youtubesomaliashow7777
@youtubesomaliashow7777 2 жыл бұрын
@moohaan official iyo haboon nuuura weeeye labadaa nabiibiye lkn sheikha sooqabtah
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@mualifa_Ahmet3366
@mualifa_Ahmet3366 2 жыл бұрын
Maluhu waa denbi 😥💔sorry diraac😭💔
@nimcoabdihakin5844
@nimcoabdihakin5844 Жыл бұрын
Rufiyaaanka isku diray mohaaan io muna faysal miyaaa😅😅😅
@saadaamcali2123
@saadaamcali2123 2 жыл бұрын
Legend always Legend
@maymamohamed8987
@maymamohamed8987 2 жыл бұрын
Nolashaan ayadaab cashar socda ah
@zakariyemahamett8883
@zakariyemahamett8883 2 жыл бұрын
FlimkaN wn ka daawadaY 😆😂😂
@daysanejrlyrics9796
@daysanejrlyrics9796 2 жыл бұрын
DaYax BarYahan Wa laGu wayay zxp
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 2 жыл бұрын
Najma cudoon iyo mohaan miyaa idnka dhex shaqeeyey😅waan daremey gabdha fananada iyo wilka caanka ah wagi hore asxaab baad ahaydeen lkn hada iskuma dhawataan saas maahoo yaa ila dareemey
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 жыл бұрын
Wlhi hadan dhihi rabay🤣🤣
@Viral_videos822
@Viral_videos822 2 жыл бұрын
Mise waa haboon Nuura 😂😂
@anizamuuse1265
@anizamuuse1265 2 жыл бұрын
Haboon nuura waye najma fanka kuma badno
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 жыл бұрын
@@Viral_videos822 may waayo xiliga ay haboon jogtay garowe diraac reer ayu laha
@xanaansaciidxanaansaciid9602
@xanaansaciidxanaansaciid9602 2 жыл бұрын
Waxaas ma jiran nag and jcshay HDL dadka kagama tagteen ee ayada tagi rabtay qof ku JCL Ben kagama tagin Karo😏
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 2 жыл бұрын
OMG😭
@updinuurjr8666
@updinuurjr8666 2 жыл бұрын
mohaan iyo haboon
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 2 жыл бұрын
MohaN vs Hap00n ayan U arkeyy anuu Ya kle🤣👍💯
@farhankariye9544
@farhankariye9544 2 жыл бұрын
Dayax filim Waa lagu waayay Ee maxaa qaldan Noo soodaa Qisooyinka Yaabka leh
@ramaasruun8688
@ramaasruun8688 2 жыл бұрын
Mohaan iyo haboon balo idinku dhacday maxay dadka isku dirayaan
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqo wlhi aniga sidaas qof ku kale tagnay walib waxaa ahay qof ijecel aniga hurdo ka soo kacay ayaa qof isoo wacaay waxaa dhahay nin kaadaa la hadasho naagtiisa hore ku noqtad aniga waxaa u nacbahy nin naaga qabo intaan wacay waxaan ku dhahay intaan in aay xariir ku ekaado ayaan rabaa sababta ha iweydin ?sidaas ayuu xiirkeena ku bur buray waxaan soo ogaad in uu warkaas been ahaay 😭😭😭
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
inshallah qofka fican bada heli marka horeba nin xaskisi su furi faidu malha
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 жыл бұрын
Hada ma u laabatay
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 2 жыл бұрын
@@maahirkee3656 meel iga laabto ma aqaano aniga dumar ah nin raga ah ma raadin karo
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 2 жыл бұрын
@@marwaqalanjo4902 thanks xabiibi
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 жыл бұрын
@@ifraaxaxmed8019 mudo badan maa kasoo wareegtay
@samsammaxamed4318
@samsammaxamed4318 2 жыл бұрын
Haboon. Mohan
@apdulahixaliye2115
@apdulahixaliye2115 2 жыл бұрын
Sxb dhan sirtada hala wadagin because sidan cml kugu dhaceso
@ayaanleosmaan8645
@ayaanleosmaan8645 2 жыл бұрын
Sher owt ii same sxp dayax
@ubaxaxmed1656
@ubaxaxmed1656 2 жыл бұрын
Sorry dirac 😢
@gandhiye67
@gandhiye67 2 жыл бұрын
Wllo Cabdiraxman Mr dayax films intee gashay ayaanta ????
@queensharaf707
@queensharaf707 Жыл бұрын
Gabadha uu jeclaa waa salma lajeclay tankudirtayna waa habon iyo mohaan🤣
@abdiwahidhazzan9666
@abdiwahidhazzan9666 2 жыл бұрын
Talow dadkaasi waaa ku wee 🥺
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Anba waa garan la ahay sxb
@nasteexonalka5337
@nasteexonalka5337 2 жыл бұрын
Dayax xow xageenaga adey walalow
@shuali2740
@shuali2740 2 жыл бұрын
Adiga khaldka laha aduunka waxan u necbahay 2 qof oo lo kala dabqaado hada idinku isfahmi weyden waxba iskuma haysan hadan labadina ka heshin waxa idin dhexyal cashar haku noqoto hada ka dib ka fogow in jacaylkina la idin kala dabqaado
@qadrocabduwali5155
@qadrocabduwali5155 2 жыл бұрын
Saxbika xun wu ka daran yahy cadawgad sorry wll wad ka baxday waxas waxad heysata shaqasi ku hilmansiyay waxas o idil ilahy ha isku kin deysto wll
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 жыл бұрын
Dayaxa
@shukricabdi3207
@shukricabdi3207 2 жыл бұрын
Sxbka wanaagsani waa mid dhifa lkn somaalida ayaa laga hela qof boqol sxb leh oo sirtiisa bananka taal sxb aan wanaagaba kuu quurin ayaa jira oo maalintay isugu kaa fadhido isaga dhigaya mid kaanaxaya maalinti ay kaa kala taalna iskaga kaa dhigaya mid dhibta kula dareemayo intaasna ay been katahy nocaas bn arkay lkn sirtaada inaa qarsato way fcnthy qof wangsan hadii alle kusiiyo uga sheekee hooyadaa ee ha uga sheekeen sxbta aniga fikrkaas ayaan qabaa alx wna kuguulasay ugu dambayn sxb dhaba majiree hooyadaa sxb kadhigo
@zackaddeh7326
@zackaddeh7326 2 жыл бұрын
moohan iyo muno boos weeye ma ahan haba nuuro
@anizamuuse1265
@anizamuuse1265 2 жыл бұрын
Muna boos ma fananbaa
@hamdihirsi8918
@hamdihirsi8918 2 жыл бұрын
Saaxib wanaagsan aya jiro lkn kaas iyo taas saxib lama dhihi karo waa cadaw
@skillhup_Som
@skillhup_Som 2 жыл бұрын
Sheeeko la sameyey waye arintaas mida kle dadka magcooda waa qariiseen lkn tilmaaam bixiseen fananed io wiil kuna waa caaan marka waa haboon io mohaan
@jaakad2040
@jaakad2040 2 жыл бұрын
Fact✅
@xaawoxigmo9944
@xaawoxigmo9944 2 жыл бұрын
Qisadanow kale anay igu dhacday
@mohamedyussuf7281
@mohamedyussuf7281 2 жыл бұрын
Welcome back
@behappy1033
@behappy1033 2 жыл бұрын
Muna faysal iyo mohaan
@asmaxasanjaamc8221
@asmaxasanjaamc8221 2 жыл бұрын
Zory wllo diraac waxn u maleynayaa iney yihiin moohaan iyo nuura lakin adigu qalpiga adkee 😭
@najaxcabdiraxmanmaxamed2543
@najaxcabdiraxmanmaxamed2543 2 жыл бұрын
Inader aniga iyo adiga isku fikrad ah😂😂🤭muhan iyo habon
@farowla12345
@farowla12345 2 жыл бұрын
Subxallah
@ayaanleosmaan8645
@ayaanleosmaan8645 2 жыл бұрын
Waxan ahay wiil kugu xiran oo youtube ka hada bilabay ee sher owt ii same sxp qli
PARTI 1 DURUUF IYO JACEYL #higsino.1 #supercarab #qiso #2022
10:03
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
Diraac oo Prank Cajiiba ku sameeyay Najmo nashaad iyo Sundus Saacid
21:44
PRNK UGU XUMA LEGU SAMEYAY🥺
10:00
Boqorada Stylka Official
Рет қаралды 322 М.
Hargeysa Inta Uu Ugu Yeedhay Ayuu Naag Kale Guursaday Qiso Jacayl
16:34
JACEELKA AAN UQABO AYAAN KILIDEYDA UBIN RABAY
26:41
QADAR SHARIF
Рет қаралды 24 М.
SAALAX SANAAG IYO EGLAN SHOW BARNAAMIJ XIISO BADAN
43:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 530 М.
NIMCA HEYBE IYO AANA JEEKEY ISKU DHACAY UURKA AY UQAADAY AABAHEED DARTIIS
15:55
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН