No video

DIYAAR GAROW IYO CEYDA MARKI UGU HOREESAY…? / GET READY WITH ME 😍

  Рет қаралды 261,883

Amira Qurux

Amira Qurux

6 ай бұрын

Пікірлер: 806
@hamdayy5
@hamdayy5 6 ай бұрын
Amiirayy Ceyda nagu so dhiib malinkasta funny weye😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
maya wllhi Ceyda Nin waaye halkan mar kaftan lee u qaadaneynaa lkn Ani waxan dhihi lahaay iska dhaaf Ceyda iyo wiilasha kale ba ha u dhiibin xataa Cimraan waayo waxan shaqadooda maaha way ku wareerayaan 😅
@muna9026
@muna9026 6 ай бұрын
Weve❤❤😅😅😅😢😢😢😊😊😊😂😂😂
@isaakbakool273
@isaakbakool273 6 ай бұрын
Inta video ga ka heshey like saara😂😂😂😂
@sudaysturaakist4314
@sudaysturaakist4314 6 ай бұрын
Waaba soo gashee ku sali nabi muxamed scw❤😊
@AhmedMohamed-pk2lx
@AhmedMohamed-pk2lx 5 ай бұрын
Scw❤
@user-jo2ci6we9u
@user-jo2ci6we9u 4 ай бұрын
Scw123
@AmaalCabdulhi
@AmaalCabdulhi 2 ай бұрын
Scw
@fatimsmohomed6102
@fatimsmohomed6102 Ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
Ar Amiira maanta intee in leeg baad qososhay Ceyda waa funny😂 Ceyda shaqadii xaliimooyinka ayaa sharax la dhahay wuu yaaban yahay Ani siduu u sharaxayo ayaa iga qoslisay laba xabay marisay bisinka saan maxa waaye anaka hadan wiilal nahnay waan iska baxnaa idinku waad dhimateen 😅 sujuuda aya la marinooyaa kan dhafarka ayuu biiyaa kulahaa😂😂
@user-cx2ft3cv3j
@user-cx2ft3cv3j 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. 6 ай бұрын
Sheeko waad barankrtan abti waxan la marsado oo dhanba rag ayaa iibiyo oo marka ka ibsaneso kaga aqon ron ma waxan la baran aa jire se dambi miyaa😂 xaskina wllshina gabrtina hoyada wuxuba way kugu ag marsanayaane cilmi cusub miyaa 😅😅
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
@@zamiira.abdi. 😅😅 teeda kale cod saar ayaa la dhahay tolow muxu la dhahay Ceyda Amiira ayad ka dalban kartaan wixi ay isticmaalaysay ee ay dhahday dadka u sharax ayuuba kasoo qaaday wax la gadayo oo Amiira lagasoo dalban karo Ceyda mid maaha 🤣🤣
@meymuunabdirizaq3741
@meymuunabdirizaq3741 6 ай бұрын
Waa la riix riixoyaa😂😂😂
@user-oj3vi2xe9w
@user-oj3vi2xe9w Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 6 ай бұрын
Cayda funny weeyh 😂😂😂😂😂 waxkasta bahalkii buu leeyahay 😂😂😂😂
@shugriali1439
@shugriali1439 6 ай бұрын
Kan biiqbiiqda wye kuyeh Amiira kagata kuyeh 😂😂😂 Ani maaba nool Cayda qosol badnaa 😂😂😂 Tnkle dadkaan Amiira iyo koko ku sasan gabdhaha ka dhax baxa ayagaa iska kiin xigo oo isaga kiin dhawe, Love u Amiira iyo koko ❤
@Ikraanomardhibane
@Ikraanomardhibane 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋 ❤️☝😢
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@mamadhoofo4464
@mamadhoofo4464 6 ай бұрын
Ceyda lee cod hanoo saro wllhi funny waye😂❤❤qabqab isn't easy ❤
@Kiii629
@Kiii629 6 ай бұрын
Amiiro hadaa ogaaday ba in waxa laguu xagxaganayo in ay thy maxuu Ceyda kugu dhaw yhy dhag ha u dhigin kuwa meelaha ka caaytama 😅🥰🥰team qabqab waa very mature tagerayashoda ma caaytaman🤣 voice over ka wa 10/10
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 ай бұрын
Wlhi adi le fahmikro😂❤m.a
@sundusmaxamad1280
@sundusmaxamad1280 6 ай бұрын
Naa ceyda ku horeye oo koko codka usaartay rootiinkisa 😂
@Kiii629
@Kiii629 6 ай бұрын
@@sundusmaxamad1280 hadalka ood fahanta wa qeyb ka mida jwabta 🤣🤣dib u aqri si aad usoo fahanto ceyda routine kiisa kama hadlaaaye
@simranshariifibraahim8728
@simranshariifibraahim8728 6 ай бұрын
Gefka io malada wa xaaran yarta akhiradada u nax 😁
@ashoibrahim7828
@ashoibrahim7828 6 ай бұрын
​@@sundusmaxamad1280my amiira kahorey Sey oO codka usaartey Ceyda ruotinkiisa
@Mssfiizuualiyusuf
@Mssfiizuualiyusuf 6 ай бұрын
Amiiro please codka ceyda lee ha noo saaro fani waaye Wllhi ❤❤❤
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 6 ай бұрын
Kusali Nabigeena Mohammed scw ❤️
@masbal9180
@masbal9180 6 ай бұрын
Ayyy waad i dawayseen Qabqab to qalbi Amira qurux and king ceyda Wlhi labadan dartot ayan u dawada team 27 Alle ha idin daysto labo qof o is fahansan dhan sxbtinimo io dhan wallnimaba noloshu idinma ciisho dhigiin ugu sharaf badnaada always be together ❤❤❤❤❤ 🫂🫂🫂🫂💘💘❤️🥰💝
@raxmiishaabdullahi4124
@raxmiishaabdullahi4124 6 ай бұрын
Hada kadiib ceyda ha codeyo so dhib qosol igu dilaya funny😂😂😂😂😂
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 6 ай бұрын
Qofka ugu horeyya cawa annoqde Ceyda qosolka iga dhameyey😂😂❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 6 ай бұрын
Aar ceyda dhib badana bahalkii lagu biiq biiqinayey kulahaa hhhh istaqfurallah ❤❤😂😂😂😂😂😂😂any way keep going amiira❤
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 6 ай бұрын
Ani Wan LA yabay dadkan amiira iyo koko waa gabdho walal ah dhexdoda ka baxa wa ini jeclahay amiira iyo koko sidaa isku walashada oo isku ilaashta team 27dhamantiiin hore u socda wada jirka ku qurxon tihiin👏👏
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 6 ай бұрын
Sax kuligood walaalnimada iyo sxbtinimada ka go.an
@AnfacIbraahim-ex2dy
@AnfacIbraahim-ex2dy 6 ай бұрын
Alla manoli gedka wajiga lagu dhiq dhiqinaye😂ana ugu horeyo
@user-dq1mr8gr2b
@user-dq1mr8gr2b 6 ай бұрын
Qab qab inta ila jecel ❤️🫂👋
@queennadia4390
@queennadia4390 6 ай бұрын
Cawa nin culus Aya cod saray hada kadib ceyda lee nagu wad Wan. Ka helay 😂❤❤❤❤❤
@dahabkahin8768
@dahabkahin8768 6 ай бұрын
😊
@sacdiyasiman2438
@sacdiyasiman2438 6 ай бұрын
Ugu danbeyn waa is keentey Amiiradeena❤
@user-ob8zi6sm5f
@user-ob8zi6sm5f 6 ай бұрын
Amiira wallhi was ku taageeraa waxaa soo dhigtid vodka ugu horeeya daawada ahay😊❤
@ShaNtA____
@ShaNtA____ 6 ай бұрын
The best person ever ,. The most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad❤😢
@UpdikariimMohamed
@UpdikariimMohamed 6 ай бұрын
Scw scw scw❤❤😊
@sahroali9621
@sahroali9621 6 ай бұрын
Scw
@FardowsoIsak-ye7bd
@FardowsoIsak-ye7bd 6 ай бұрын
Scw
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@HamseToni
@HamseToni 6 ай бұрын
Team amiira hadan nahay wan ku haysanaa videos kan camal noo soo badi aqwan ❤😮😊
@Muslimah536
@Muslimah536 6 ай бұрын
Manta kadib cayda codka ha saaro funny wye wlhi😂
@najmacadey5159
@najmacadey5159 6 ай бұрын
Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam
@user-qc2wt6je5j
@user-qc2wt6je5j 24 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️
@Nuura28
@Nuura28 6 ай бұрын
Maaashallah ceyda wadka baxsatay cod aniga 100% banku siye
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@ssh1898
@ssh1898 6 ай бұрын
😂😂😂ceydow ina ader funny thy mida kale anaga amiira iyo koko ayaga iska ken dhaw ceyda iyo koko inu waxka dhaxeyn beyno shegen lkn Amira iyo ceyda wali shaki xirira ban ka qabna ila warka laga cadeyo dee ani 2dan isla jchy ceydo Amira bcz is fahman
@nafisaharun
@nafisaharun 6 ай бұрын
War Ani wax ma ogi channel Kee lagu sheegay iga daba geeya
@MUZCAPOY
@MUZCAPOY 6 ай бұрын
Ku zali xpiip keena mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-vh6ws3ci4r
@user-vh6ws3ci4r 6 ай бұрын
Amiira dadkan ila tiktok ila inta ku ceynayo wx kalo kuguma ceynyan adi iyo ceyda mxa san isugu tihin wye o isku dhawdihin o isku fahanten aydo dabecadeda ka hela choiceka asa leh e gabadha daaya team koko cuqdad aa in diloosee😂😂
@Husny_99
@Husny_99 6 ай бұрын
Shaqala ,aan badanida bisinka
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 6 ай бұрын
​@@Husny_99maserka yareya😂
@IlhaamZeylac-jm9in
@IlhaamZeylac-jm9in 6 ай бұрын
Team qab qab waa nii Wataaa waa wareeee 😂😂😂❤❤🎉
@muna9026
@muna9026 6 ай бұрын
Teamqabqabwaaniiwataaawaawareèee❤❤❤😅😅😅😂😂😂😊😊😊🎉is 🎉🎉🎉🎉
@yaaskayare4127
@yaaskayare4127 6 ай бұрын
Kusali xabiib keena maxamed scw❤❤
@UpdikariimMohamed
@UpdikariimMohamed 6 ай бұрын
scw scw scw❤❤❤
@user-uv9go8sd4j
@user-uv9go8sd4j 6 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤​@@UpdikariimMohamed
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw scw
@tocaenidhuzien5873
@tocaenidhuzien5873 6 ай бұрын
Scw❤
@nastexofaarax5326
@nastexofaarax5326 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@Maya_6678
@Maya_6678 6 ай бұрын
Ayyy jah koko kmqn aya dahdy 😭😭👸🏻👸🏻❤️❤️
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
kuwii Amiira shalay caynaayay ee modayay inay gabdhaha is dagaalen maxay soo qori doonaan 😅
@Maya_6678
@Maya_6678 6 ай бұрын
@@adoontiallesiman262 qac aya kayrty💔😭😂😂😂
@mumtaas95
@mumtaas95 6 ай бұрын
Team QabQab wlhi waa fani routinki cayda ee amiira codka saarty saan ugu ceshceshn jiray kanaaba ka daray wlhi wn idin wataa.
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
markii 2aad ban daawanooya Ani 😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 6 ай бұрын
Aniga marki 3 aya daeanoya​@@adoontiallesiman262
@user-cg6qt7mz6d
@user-cg6qt7mz6d 6 ай бұрын
Wa qoslay cawa Ila Hada Wa qosloya cayda funny 🤣🤣🤣
@Ikraanomar57-cm1ho
@Ikraanomar57-cm1ho 6 ай бұрын
Indhaha waala riixriixaa kulahaa ceyda funny😂😂😂
@masbal9180
@masbal9180 6 ай бұрын
❤❤❤❤ Alla Qabqab was nugu yaraysan hadda kadib noso badi please ceyda wa qosol miiran
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 ай бұрын
Manoli 🤣🤣🤸‍♀️ceydaaa😂yarbi kan umd maha
@Rayaan277
@Rayaan277 6 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw❤🕋☝🏼
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw scw
@innaabyan8575
@innaabyan8575 6 ай бұрын
Scw
@user-vh8fe8oj2f
@user-vh8fe8oj2f 6 ай бұрын
Part 2 soo samee amiiro 😂cayda bahal lee waxa noogu dhameeyay 😂 keep going sister ❤
@mustaqinmohamud7760
@mustaqinmohamud7760 6 ай бұрын
Baq hadey dhahdo by by waay😂😂😂😂😂😂
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 6 ай бұрын
aar ceydaa wallahi waa funny😂😂😂
@AymanMuqtaar-ic8mm
@AymanMuqtaar-ic8mm 6 ай бұрын
Cayda please mar danba cod haiisarin dheh amiira wadnahaa naxanunaysaa uqoslaynay
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 6 ай бұрын
Cayda waa funny video badan udhiib haso codeeye 😂😂😂😂❤❤
@BoqRaD
@BoqRaD 6 ай бұрын
Cayda Noo soo badi wlleyy waa ka helee❤
@RaxmaFaarax-dy5ok
@RaxmaFaarax-dy5ok 6 ай бұрын
gedka dhiq dhiqa igu darna ceyda markast ha ku saro😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Deeqfaarax1
@Deeqfaarax1 6 ай бұрын
KU SALI NABI MAXMED CSW ❤❤
@salmaabdilaahi7074
@salmaabdilaahi7074 6 ай бұрын
Asc
@hodanahmed-wd8hm
@hodanahmed-wd8hm 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@Adiya___macho
@Adiya___macho 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 6 ай бұрын
Qalin madow waaye magaciisa,ceyda waa funny 😂😂 Armaan beer casaaD u dhinTaa😂😂❤
@user-ek4dh2qu6p
@user-ek4dh2qu6p 6 ай бұрын
Jah labadan saa iskula jeclahy 😂😂😂❤❤
@queenmaariiza7235
@queenmaariiza7235 6 ай бұрын
Qosol ayuu naga dhameye ceyda waa ku hesana roten cod asoo saaro
@dahawocali
@dahawocali 6 ай бұрын
Alla manooli ceyda qosolka iga dhameeye😂😂😂
@FardowsaAli-md2eh
@FardowsaAli-md2eh 6 ай бұрын
Ceyda funny way bahalky wajega lagu biqbiqenay kulahaa😂😂😂😂qusolaka halkas yu kabilawdy😅😅😅😅😅😂😂
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 6 ай бұрын
Alla cayda midow ma. Ahan bahalka wajiga biiq biiq lgu siinayo kullaha 😂😂😂😂 lkn sifiican inaa ujafto aheed Amiira we love Guys ❤
@user-gy9rk8jv4l
@user-gy9rk8jv4l 6 ай бұрын
😂😂😂😂ceyda ku hysnaa sacaas lga bilaabo amiraaah❤😂😂
@rakia111
@rakia111 6 ай бұрын
amiro cayda ha saaro codka hada Ka dib xaraabo waye😂😂😂
@falazahmett
@falazahmett 6 ай бұрын
Ceyda funny wyeh 😭😂 waxii dhan bahal ku dhameyay
@innaabyan8575
@innaabyan8575 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Smaxto
@Smaxto 6 ай бұрын
ku saliya nabiga scw
@filsansaci
@filsansaci 6 ай бұрын
Scw❤❤
@user-th1pl7um9v
@user-th1pl7um9v 6 ай бұрын
Amiroy ceyda bes cod hano saro wax kale marabno qaliyey ❤❤❤
@Karellaabdii2y6
@Karellaabdii2y6 6 ай бұрын
Ceyda wku hesna kulhaa wala bajiqinaa 😂 Ta kle nagtaan iyo koko kalma harayan ee team isku dir mute gala 😂hade la dagshantahay ma shegteen magacdea ❤ koko amiira ❤
@Nihaaleyyy-vj6td
@Nihaaleyyy-vj6td 6 ай бұрын
ceyda waa iga qosliyay kulaha waa lariixrixaya😂😂😂
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 6 ай бұрын
Kan waaaaa get ready with fa qiireed càdiya😂😂😂😂😂 ceydow. Bis naga dheh. Cwa qosolka naga dha Maa dee😂😂😂😂
@ubahhassan9080
@ubahhassan9080 6 ай бұрын
Manshallh keep going our amiradaa bt one thing is amiraa iyo koko are always sisters never listen what others are saying love amko
@Qu681
@Qu681 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂ceyda se wax yeeshay 😂😂😂😂😂😂waxa dhan magacisa ma aqan le noga baxday😂😂😂😂macalin fican ma tihid keep going wllkey King ceyda iyo queen amira ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
Jah cwa cayda iyo amiira🎉😂❤
@fatimahahmed2038
@fatimahahmed2038 6 ай бұрын
Alla ceyda anoo comments qoro jirin xitaa wa is keenay .wlhi waa qosol miiran ,tush tush iyo dhifiq dhifiq kulahaa Wali indhaha korkooda Mala wadaa 😂❤️😂
@Mariamm34
@Mariamm34 6 ай бұрын
Bahalkaan cirbadaa la dhahaa madaxa la surtaa😂😂😂
@Somaligamer2
@Somaligamer2 6 ай бұрын
Amira qurux keep going 800k subscriber hore usoco ceyda saaritaanka cudka waa qurux masha allah keep going ceyda ❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 6 ай бұрын
Wad ila hetsa❤😂
@kafiyocali61
@kafiyocali61 6 ай бұрын
Man sha allaaah abwe qli waan kutaageeraah ❤❤❤ ii gunoolow farxad
@ruushkaweydowweydowruushka1111
@ruushkaweydowweydowruushka1111 6 ай бұрын
Alla manooli cirbada madaxa kulahaaa😂😂😂
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 6 ай бұрын
Alla caawa ma nooli wlhi saan uqoslayey cayda caadi maaha kulahaa waa la riix riixooyaa kana wxaa la dhahaa sime imikana wxa lasoo qaday bahalkiii furka madoobaa 😂😂😂😂😂 amiira hbeen kasta cayda nogu soo dhiib wlhi waa funiy😂😂😂
@saynabelmi7849
@saynabelmi7849 6 ай бұрын
Tush-tush ,dhiq-dhiiq iyo balaa ayuu makeupkiiba kusoo koobay Cayda😂😂😂 wallaahi anba ma aqaano qalin-sunahaas lee ka garanayaa😂😂😂
@ayaanahmed6749
@ayaanahmed6749 6 ай бұрын
Amiira plz cayda noogu dhiib maalinkasta wlhi waa funny
@ifraahahmed8323
@ifraahahmed8323 6 ай бұрын
Isha hadey baqtirado bay bay waaye iga dheh ceyda funny walahi 😂😂😂😂😂😂
@user-jw5iy7nk7t
@user-jw5iy7nk7t 6 ай бұрын
Caawa qosol igumahiran amiiro waala gaa wataa ❤
@Amin_Ahmed_Cabdi2024
@Amin_Ahmed_Cabdi2024 6 ай бұрын
Wow what a great idea 🎉🎉🎉
@sahraabdi3975
@sahraabdi3975 6 ай бұрын
Walahi ceyda fani waye qosalka ega dameysi😂😂😂
@pellahaaji2230
@pellahaaji2230 6 ай бұрын
Omg 😱 like amira iyo cayda😂❤
@HamseToni
@HamseToni 6 ай бұрын
Top video caawa uu igu socdaa ❤🎉😊
@user-lv1cd4zn7i
@user-lv1cd4zn7i 6 ай бұрын
Cadaaalada loo sameynaa iga gadan 😂😂😂😂 ceyda umadena maahan
@Hotocady
@Hotocady 6 ай бұрын
Amira ceyda wa nawaloya😂😂
@munomalisa1432
@munomalisa1432 6 ай бұрын
Waalamaanta manooli ceyda qosolka ika dhamaatay waa fuuray😂😂😂😂😂😂
@user-vl1pz5ss9l
@user-vl1pz5ss9l 6 ай бұрын
Haa😂😂😂😂
@AzmaMahamed
@AzmaMahamed 6 ай бұрын
Ka indhaha hoostoda dhafarka logu talagalay qosalka adunka qapqap is not easy very funny inta igu racsan like sar❤❤❤
@Bellahadid27
@Bellahadid27 6 ай бұрын
Inta so cararty o aroskoda moday ine so bandhigten😂
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 6 ай бұрын
Qof ila fikiran helay waxn islaha ma date bay aden hadana waxn is idhi ma date koday so dubi lahayen maxa khaldan😂
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 6 ай бұрын
Hahaha ceyda funny waayee😂😂❤
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 6 ай бұрын
Aar ceyda wa funny amiira hada kadib ceyda haku saaro codka
@saynabfarax1225
@saynabfarax1225 6 ай бұрын
Cayda funny waye walahi sheekada dhan ba bahalkii buu noga baxay Amiiro Mali kasta noogu dhib coda qosol waye😂😂😂😂😂😂😂
@user-xt9vu2jk2y
@user-xt9vu2jk2y 6 ай бұрын
Qab qab inta ila jecel ❤️🥀💖
@user-di4nd2dg2w
@user-di4nd2dg2w 6 ай бұрын
Amiira hada kadib cayda ha noosoo saaro codka funy weeye
@Ramaasabdullahi21
@Ramaasabdullahi21 6 ай бұрын
Amiroy hada kadib ceyda codka hasaaro😂😂😂😂
@user-qv2hm1eo3k
@user-qv2hm1eo3k 6 ай бұрын
King Ceyda is not easy 😊
@umulkheiradan
@umulkheiradan 6 ай бұрын
Ceyda funny waaye 😂
@HamseToni
@HamseToni 6 ай бұрын
Amiira ciyow video ga soo geli aqwan keep going ❤😮😊
@Hamda_mawliid123
@Hamda_mawliid123 6 ай бұрын
Cayda umadena maha Lkn colour kisa idin sheega pink waaye kulaha 😂❤
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741 6 ай бұрын
Hadii codtahay cayda ku heestaa❤❤❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 6 ай бұрын
Cirbada ladaha madaxa lasurta😂😂😂😂 ala manooli😂😂
@user-mb8uw9ny2m
@user-mb8uw9ny2m 6 ай бұрын
😂😂😂😂wah hdadi le ma marsanynino waxa afka 😂😂
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 6 ай бұрын
Qab qab see wax yeesheen qosol igu maharin caawa wallhi funy tihiin
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 6 ай бұрын
Ceyda security gaaas godobtooo ka galay hala sooo ogaado war qoftada muu kaa shukansaday😂😂😂😂😂😂qabqab caawa qosolkiibaad naga dhameyseeen
@Football.12346
@Football.12346 6 ай бұрын
tush tush aa ceyda funny weeye 😂😂😅
@Salwa3r
@Salwa3r 6 ай бұрын
Manooli wa la biiq biiqinoya iyo wala riix rixoya plz amiiro hada kadip ceyda nogu dhiib asiga ha no saro codka manoli😂😂😂😂
@Kajol833
@Kajol833 6 ай бұрын
Abyo adi meeqo meel kugu arkay wah😂
JADWALKEENA HABEENKI MAALMAHA FASAXA TEAM27 / NIGHT ROUTINE..😱
17:58
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 38 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,5 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 37 МЛН
HOOYO OO AMIIRA CAZUUMTAY MARTI QAAD QURUX BADAN  UGU DAMBEEN ..?
15:12
CAYDA OO IGA AARSADAY EVERYTHING YES  TARIIQ IGU DHIGE
23:48
KOKO BULLE
Рет қаралды 289 М.
TEAM KOKO vs TEAM AMIIRA HEESTAAN YAA QAADAY KU GUULEYSTA 25 DOLLAR
17:17
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 38 МЛН