Qaraxaas waan ku dhaawacmay Alle ayaa naga badbaadiyey xabad si toos dadka loogu garaacayey wan xasuustaa aniga oo dhaawac ah ayaan darbiga ka boodey😢
@fihiimamohmet4948 Жыл бұрын
Madaxweyn bahgeri ah
@fuaadarahmankaleef710510 ай бұрын
Waxba haa shekayn madax wayne kilil hadalkii ioooooooooooooooooo
@tormundgaint10224 жыл бұрын
Ninkan in uu nolyahayba ma ogeyn. Wareysi fiicanbu aha, inkastoo aan runti necba xukunkisa.
@DjibrilAbdi-w4u9 ай бұрын
Waaki bilaabey in somali dhexdeeda is madhiso. Isaga saxeexay ee maxkamada ha la geeyo. Wali miyuu hadlayaa. Imika afkiisu kasheegey in laga yiri hadeed idinku dhinta. Abdilahi ha la weeydiiyo wixi 5 tii sa no dhinta.