Dood-Abuur: Maxaa laga filankaraa, xildhibaanada cusub ee gollaha wakiiladda Somaliland?

  Рет қаралды 281,032

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 688
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 ай бұрын
Wuxuu Ahaa naxariis badane ilaahay caalamkan u soo Diray Nebi muxammed scw💗heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever The most knowledge able and the most shine all crrated prophet Muhamett scw scw❤
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP 3 жыл бұрын
Dood ogaalka bulshada kobcisay. #MMtv doodaha noocan ah waa mid bulshadu ay tabayso ee soo badiya. #Maxamed Sh.Ilig Iyo teamka #MMtv you are the voice of voiceles ones.
@Amirre
@Amirre 3 жыл бұрын
Walee Anaa Qaran Mug wayn Ka dhashay Allah Somaliland ha noo barakeeyo
@SNAcomando
@SNAcomando 10 ай бұрын
Gobolka somaliland allah ku barakeyo kuwi oromada shektay ee sinjigoda la badalay oo oromada laga dhigay wlh waad hogten Allow qofaan sinjigisa somalia eheyn allow ciil iyo cadaab ku dil Cidan somalia eheyn bey nolol udambeysa😂😂😂😂😂😂😂 Amira oromo waan ku salamay
@rodaabdi890
@rodaabdi890 3 жыл бұрын
MASHALLAH. Xildibanadayada noo doo baxay siday dodayayn ama u hadlayan ma kala dhacan. Allahaway noo barake oo no xifdi. Amiiiiiiiiiin
@rahmaahmet7661
@rahmaahmet7661 3 жыл бұрын
Cali cali nin adag waleeeee❤️❤️❤️❤️❤️🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@beeteastudio8796
@beeteastudio8796 3 жыл бұрын
Madaxwaynaha mustaqbalka dhaw BJB. Iimaankiisa ayaa muujinaya daacadnimadiisa iyo kartidiisa. Guushaadu waa guusha shacabka Somaliland ❤️✊👊
@dekayoussoufdeka5967
@dekayoussoufdeka5967 3 жыл бұрын
من أين لك هذا 💥 Weedhii cumar binu khadaab Allah haku sharfo Barkhad ❤
@ilwaadqali2746
@ilwaadqali2746 3 жыл бұрын
Adeer barkhad baan wataaa
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 3 жыл бұрын
Manshallah ano ah habar awal Barkhad wan wataa
@Abdirahman_ToTal
@Abdirahman_ToTal 3 жыл бұрын
Guriije Tuug
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 3 жыл бұрын
Ninka hadalkisa iyo jaahiisa markiba lagu qimeeya heybed wa inu lahada ilahayna u dhowyahay "Barkhad batun"
@abdis70
@abdis70 3 жыл бұрын
Anigu waxaan ku nacay too much Negative iyo afxumada weerarka ah. Weynidu goormay cay noqotay. Gashwadeenku sowkii reerka u tallin jiray.
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 3 жыл бұрын
@@abdis70 dabcan weynu kuwadanynaa waxba maleh
@hawabilanabdulqadir4912
@hawabilanabdulqadir4912 3 жыл бұрын
Barkhat jamac batuun aqoonyahan is huba oo dood yaqaan ah il iyo cowriba la aw ina adeer👌❤
@shiinecagjar2247
@shiinecagjar2247 3 жыл бұрын
Barkad waad iska jeclaatee,inanka madaw ee kulmiye ayaa si Aqooni ku jirto i hadlay.
@axmedmaxamed8267
@axmedmaxamed8267 3 жыл бұрын
Ma ree muxumadkii baad tahay
@sayid6649
@sayid6649 3 жыл бұрын
Silent killer baa ka dood yaqaansan saan filayo . Ananay eex iga ahayn.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
*GUUL SOMALILAND 💚🌧️❤️*
@khadarabdillahi6018
@khadarabdillahi6018 3 жыл бұрын
Hadalna la kala odhan Og ilaahayna la kala baryi Og. Guruuje Man of the match😂
@khaledwanbar262
@khaledwanbar262 3 жыл бұрын
Wan kula hayaa😂✌
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 3 жыл бұрын
Maanta ayuu Man of the year noqday allah yaa cisag
@xigmad7122
@xigmad7122 3 жыл бұрын
Dood wadaag ma aha tani waa bandhig dawladu fangaraysay balse waxay kala kulantay waxaanay ka filayn mr batuun nin culus hore usoco
@khadardhimbiil6961
@khadardhimbiil6961 3 жыл бұрын
Ahmed Guruje wlhy Waa Nin adag
@rahmaahmet7661
@rahmaahmet7661 3 жыл бұрын
Ahmed guruuje waa nin hadal cad maamshalah🦁🦁🦁🦁🦁🦁🙏
@saluglafarah4842
@saluglafarah4842 3 жыл бұрын
Allaylehee Dood Muhiima oo kullu baa kaa dhacday Well done Walal MMTv in 👏👏👏👏👏🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯👊👊👊👊👊✌✌✌🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯✌✌💐💐💐💐💐👑👑👑👑👑💫💫💫👏👏👏👏👏
@Amiinadam10
@Amiinadam10 3 жыл бұрын
Ahmed nuur guruje legend 🦁✌️
@ifrahjama630
@ifrahjama630 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabaarikalaah war qurux wayiina reer soomaaland illaahayow Xiftiiyo
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 3 жыл бұрын
Mnzha ALLAH mmtv runti somaliland waxa ka socoda horumar dhinacyo badana iyo isbedelo is daba jooga hore u socda
@Libaan99
@Libaan99 3 жыл бұрын
Indeed Guruuje stole the show, well done bro 👏 👍.
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
BARKHAD BATUUL WAA DADKA UMADAN MUSTAQBAL HOGAAMINDOONA
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 жыл бұрын
Ma sha allah Ahmed nuur gurunje habo wan kuu salamay iyo dhamanti ba🥰👍👏👏👏👍
@iidmuuse9730
@iidmuuse9730 3 жыл бұрын
Msha allah waa wax lagu farxo in aan wakhtigan uu so jeedo dooda Waxbadan ayaan ka faaiday Allow jamuriyada Somaliland barake iyo umadeda aaaamin
@najaxcabdiraxman5832
@najaxcabdiraxman5832 3 жыл бұрын
Ninkaa jamca batuun af Somali bu hayaa ilhow hadlkiis run ka dhig🤲
@jamaalcabdiayuub8963
@jamaalcabdiayuub8963 3 жыл бұрын
ninkii isle lacagbuu bixiyaa muse alleh hakaasiyo ((indho indho)) wlhi gacanbaankutaagay 🤣🤣🤣
@prosl11
@prosl11 3 жыл бұрын
Madaxweyne Muse oo handraab loo bixiyeey ayeey kuu leeyihin lacag baa laga hela alaa been badana kkkkk
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 3 жыл бұрын
Waanka yabaye ninkaa
@abdullahimohamuddable12
@abdullahimohamuddable12 3 жыл бұрын
Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Allaha Ku Xafido Nidaamka Shaqadaada Waa Mid Wanaagsan Xilka Culus Ee Alle Kuugu Aminay Iyo Shacabka Codka Ku Siiyay Rajo Wanaagsan Ayaa Ku Heynaa Wll Insha.allah Waxaana Ku Rajeynaa Inaad U Gudubto Xilka Madaxweyne
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Maasha allah ilaahay ha usiyaadiyo hormarka somaliland waa dad masuuliyad iyo wadaninimo ka muuqato xildhibaanada cusubi hanbalyo somaliland from jigjiga
@J0L3D
@J0L3D 3 жыл бұрын
Guruje is the legend of debate
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 3 жыл бұрын
Man of the mach guruuje🥰🥰🥰🥰
@hiboxuseen7852
@hiboxuseen7852 3 жыл бұрын
Man sha alla garyaqan Guruuje alle caq liga hakuu barakeeyo habra wadaag
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayan uladhacay dooda somaliland allow barakee
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
Haa mashallah Isar Samis garibka Thank yuo
@samadoonmedia3696
@samadoonmedia3696 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Allow Qarankayga Noo Xafid Naga Maydh Qabyaalada Oo Noo Dooro Hogaan Wanagsan Oo Halkara Umadana Isku Mid Ka Yihiin Xagiisa Nin Walba Kartidiisa Afkaartiisa Aqoontiisa Iyo Wuxuu Qaranka Kusoo Kordhinayo Lagu Doortaa Hogaan Daacada Hawlkara Niyad Wanagsan Oo Calool Xaadhan Raboow Noo Door.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 жыл бұрын
xildhibaan indho indho wallee waa runtii kulahaa allaa kaa soo siiyo
@cnasirhassan9256
@cnasirhassan9256 3 жыл бұрын
Maasha Allah xildhibaaan dhuxul laabsaalax waaxilbaanka kaliya eekahadlay dhinaca diiinta xildhibaanadiii meesha sookaaracnaaa
@safiyamaxamed7391
@safiyamaxamed7391 3 жыл бұрын
Axmed nuur guruje nin rageed hadal cad garyaqan sharci yaqan
@madal75tyy6imohamed9
@madal75tyy6imohamed9 3 жыл бұрын
Ok oioø
@yacinsougueh3773
@yacinsougueh3773 3 жыл бұрын
Axmed Nuur Guruje….the best
@luqmanabdi1714
@luqmanabdi1714 3 жыл бұрын
Mashall xil gruuje nin khibrad badan uleh golaha wakiilada Mashall
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 жыл бұрын
Mansha alla Somaliland Waa socotay rag fiican oo yar yar ayaa doodaya ❤️
@esseismail5236
@esseismail5236 3 жыл бұрын
Sida loo kala horeeyo dooda 1.Guruuje 2.batuun 3.laabsalaax 4.Omer
@azmamohamud1053
@azmamohamud1053 3 жыл бұрын
Labsalax Codkiisa ma Laxanba saaran❤
@clnajiidcllaahi5506
@clnajiidcllaahi5506 3 жыл бұрын
Hmmmm nio waxaad mood in uu xidiga geeska shirnayo
@abdikareimck9406
@abdikareimck9406 3 жыл бұрын
😂
@apdisamadamaar5954
@apdisamadamaar5954 3 жыл бұрын
Axmed nuur guruuje wlahi waan ku wataH legend cod kar weeyan iyo nin cilmi badan
@somaliwaynproductions7953
@somaliwaynproductions7953 3 жыл бұрын
Sxb axmed kan ma kulmiya ?
@hamdaomer1861
@hamdaomer1861 3 жыл бұрын
Lkn waaa habaryoonis geesiydi
@kx___k8191
@kx___k8191 3 жыл бұрын
@@hamdaomer1861 walibaa ragii hibada u lahaa isxaaq caare wye
@Zakiman143
@Zakiman143 3 жыл бұрын
Barkhad jama ku wataa ❤💪🏻
@suadomer8737
@suadomer8737 3 жыл бұрын
Mashalla tabarakalah xildhiban nada fadhiya haybad iyo qurux aya kaa muqata
@zabiriinamaxamuud2216
@zabiriinamaxamuud2216 3 жыл бұрын
Guuruje fii qulubina🤴🤴💞
@hibaaqhubsiimo9252
@hibaaqhubsiimo9252 3 жыл бұрын
Hadal laguma qeexi karo hal -abuurka saxaafadeed ee weriye ilig iyo MM TV
@MMATvs
@MMATvs 3 жыл бұрын
Barkhad vs laabbsalax = barkhad won Guruuje vs. Omar nuur=Guruuje won
@maadhiintube1077
@maadhiintube1077 3 жыл бұрын
Wacan oo wanaagsan Dood-abuur mudan in lagu abaal mariyo team mmtv. Waxaaney u dhacday si aad u qurux badan. Laba xildhibaan ee aadka u qurxiyey Dooduna waa Batuun iyo guruuje. Siyaasiyiin muddokar ah oo bisil Aftahanimo aad u wacan oo ka madhan Cay iyo aflagaado
@maxamedcabdiraxmaanciise2433
@maxamedcabdiraxmaanciise2433 3 жыл бұрын
Masha alle Guuul iyo gobonimo Jamuriyada somalilnd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kikokayaahee7951
@kikokayaahee7951 3 жыл бұрын
Wlhy doodii ugu funny sanayd weeye alla mxn intii dambe qoslay 😂 anigu xgan utagay wali xisbigaygii baan joogaaye Kkkkkkkkkkk Mansha Allah Somaliland keeping insha allah
@abdirahmaanabdilaahi8267
@abdirahmaanabdilaahi8267 3 жыл бұрын
Guruuuje 💯💯💯💯💯💯💯
@apdi-aziizhussein4358
@apdi-aziizhussein4358 3 жыл бұрын
Bal meel dhanoo la iskugu imi oon quraan lagu furfuran ka warran
@abdirizaakabdirahman4403
@abdirizaakabdirahman4403 3 жыл бұрын
Aad baan uga xumahy sxp wllhi
@abdirizaakabdirahman4403
@abdirizaakabdirahman4403 3 жыл бұрын
Midbaa jirta sxp siyaasiyiinta quraan ka maba isticmaalaan balse quraanka waxaa ku furfurta wadaadada
@apdi-aziizhussein4358
@apdi-aziizhussein4358 3 жыл бұрын
@@abdirizaakabdirahman4403 lakn waxanu ogsonay in quraanku kawada dhaxeeyo maahha
@prosl11
@prosl11 3 жыл бұрын
Taasi waa hadal gef ah dadku waa islam kitaabka quraanka wuu kaa dexayaa imika barkhad iyo nuur labadab waxay tegi jireen tafsiirka sh dirir marka waxaanad ogayn haka hadlin
@faridohashi8770
@faridohashi8770 3 жыл бұрын
😭😭😭
@usaamexuseen4989
@usaamexuseen4989 3 жыл бұрын
The future of president zomaliand barkhad jama hirsi batuun inchaalah brother wan ku wataaaa wlee libaax baad tahay🥰🥰🥰😍
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 3 жыл бұрын
Barkhad jaamac batuuun Waa Geeesi wlhi inaan Booskiisa looga baqeyn💁🏻‍♂️🙏🏻
@ahmedyacinabdiaden3908
@ahmedyacinabdiaden3908 3 жыл бұрын
Mashallah, hambalyo somaliland
@Marwaanmohamet
@Marwaanmohamet 3 жыл бұрын
Abdikariin ahmed mooge mayarka maanta madhax waynaha bari insha allh___🥰🥳
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
haa wan rajin in o noqdo inshallah qofka waxa qabanya waliba waxan kasi jeclalha Adan Adam hadada oran dontan Lama ugola dumarka waa marka rago iyagaba ti lagu amri wi katagen inshallah alis Somaliland guuuuuuul 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@Marwaanmohamet
@Marwaanmohamet 3 жыл бұрын
@@marwaqalanjo4902 adna aadan wa mamadii somaliland imikaba dalka yada udoonta aqoosniga hawsha ay haysaa ka badan tan aad arkayso wll guul insha allh somaliland
@jamaibrahimabi5312
@jamaibrahimabi5312 3 жыл бұрын
Masha allah rag culus ayaa is helay, Xil. ahmed guruje, barkhad iyo laabsaalax waan wataa anuu.
@xaqiiqawiofficialproductio8794
@xaqiiqawiofficialproductio8794 3 жыл бұрын
labsaalax golahani maaha golihiisi ee wasaarafa fanka iyo suuganta ayuu ku haboona milaa odaygu sxb
@sagalmohamed7355
@sagalmohamed7355 3 жыл бұрын
The Man Of match Barkhad Jama Batuun👏 Hayska Daba gurguurtE Diin Gaadhi waa Faras Isbahaysiga isbadaldoonka guuLi Garabkiina👍
@fuadadam4357
@fuadadam4357 3 жыл бұрын
Barkhad batuun noolaw aqoonyhn iyo alle yaqaan💯💯💯👍👍👍👍✅✅✅
@Foosimj
@Foosimj 3 жыл бұрын
Man of the match GURUUJE 🙌
@ahmednoor3113
@ahmednoor3113 3 жыл бұрын
Guraaje isma dhibe aayar uun bu qoslayaa nin adag wlhi ma aqan cid uu yahay lkn Wan ku codeeyay
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 3 жыл бұрын
Waa habaryonis isaxaaaq
@ahmednoor3113
@ahmednoor3113 3 жыл бұрын
@@jarrohusen2331 Hhh Ilaahow mu rer banii israaiil ahaado wan wata🤣
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 3 жыл бұрын
@@ahmednoor3113 haaye ma aqaan ciduu yahey aad tidhi saasan kugu sheegay
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
@@jarrohusen2331 isaxaaq wa rer aan jecelahay aad u ilbax ah masha allah qalbi xaadhaan weligood from ciise muuse
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 3 жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 madaxad noo saarantay wll
@feedhomedia8152
@feedhomedia8152 3 жыл бұрын
Barkhad one love waxaan ahay
@zuldanmohamed2588
@zuldanmohamed2588 3 жыл бұрын
Guruuje man of the match Guruuje nin buuu dhinac kasta ka maray
@ranboo2116
@ranboo2116 3 жыл бұрын
Professional debate. This is how somaliland should be.
@Julian-Moon
@Julian-Moon 3 жыл бұрын
I was wondering do they know about the national flag salut protocols? The way they are standing is not professional
@abdikarimzaciid2015
@abdikarimzaciid2015 3 жыл бұрын
Eselam tuwamaxay waxasi dadk hamaqashin
@amiinamohamed3430
@amiinamohamed3430 3 жыл бұрын
@@abdikarimzaciid2015 à
@aminaahmed8834
@aminaahmed8834 2 жыл бұрын
0may a
@hodanahmed414
@hodanahmed414 3 жыл бұрын
GUUruje wax kale🥰
@akramjr4022
@akramjr4022 3 жыл бұрын
Www barkhad nin adag tahay wllhi
@mustafemaxmud1226
@mustafemaxmud1226 3 жыл бұрын
Rag lama caasiyee walee Barkhad waa libaax
@japkagamer4703
@japkagamer4703 3 жыл бұрын
1:29:50 jawaab aad u haboon __ BARKHAD BATUUN 👍👍😁😁
@hamdahapi8932
@hamdahapi8932 3 жыл бұрын
Laapsaalax codkiisa laxamaysanba😊 Guruuje✊🏿🦁
@fahadomar8479
@fahadomar8479 3 жыл бұрын
masha Allah Laab saalax waan wataa iyo guruuge wllhi cawa barkhad Nin baa heley
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 3 жыл бұрын
saw maaha
@fahadomar8479
@fahadomar8479 3 жыл бұрын
haaa wllhi hani
@Aj__2891
@Aj__2891 3 жыл бұрын
Mr batuun Allah haku dhowro, sharaf bad leedahay,
@daniistecaqlileh482
@daniistecaqlileh482 3 жыл бұрын
Walaahi dood aad u qiimo badan bey aheed m.a
@libanadan818
@libanadan818 3 жыл бұрын
Indho Indho Wlhi Wuu Naga Qosliyay
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
VIVA BARKHAD BATUN💪💪💪💪❤HADAL LAGUMA GAADHO RUNTII✔️✔️
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Hadal Waxba Ma Taree Wax qabad Baaa la Rabaaaa 😂😂
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 ciyaal😆 barkhad wa xildhibanka kaliya ee intii hada la dortay Cidanka trafiga dalayado ay qorraxda iyo roobka ka galan u qaybi yay✔️dad masakina oo u codeyayna intu gadhigizi ii bi yay lacag u qaybi yay💪20kun ciyar ciyar ugumay codayn ⚠️⚠️ Waana ninka ugu dacadzan golaha Wakilada cuzub
@apdizalan8132
@apdizalan8132 3 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 dhila ku dhashay Ee muxu qabta ma wax lo dirayba misha yaala Habar awal way bukta viva barkhad viva wadani viva gadhxajis
@misssaynab5919
@misssaynab5919 3 жыл бұрын
Barkhad batuun wlhi nin kartidiisa wata weeyan cadowgaa hajabo
@abdiwahab9989
@abdiwahab9989 3 жыл бұрын
Inta aanan daawan Vediogan Ayaan akhriyay comments ka waxan ku arkay dadkoo dhan oo amaanaya xil guruuje Dadibna waxan daawaday Vediogan Amaantiina waan ku dhex arkay oo wuu mutaystay Xil guruuje 👍✊
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
Axmed kuruuje gacan baan u taagay💙💗
@apdyrahmanmohamett4362
@apdyrahmanmohamett4362 3 жыл бұрын
barkat jama hirzi batuun is a man of ambition for somaliland Don't just argue but must be where things start, but what we need community incha allah you will succeed in the here after and in this world uncle Barkat jama batuun 💯💞
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Garyaqaan Axmed Nuur Guruuje Waa Nin Adag Barkhad Iyo Cumar Waa Mucarad Adag Laabsaalax Wan Soo Dhawaynaya Weli Waa Cusub Yahay
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
WAAR MANIKII QABYAALADU AY MADAXMARTAY EE KOOXDII XIDIGA GEESKA KU BAABIIYAY AYAA XILDHIBAAN NOQDAY OO TOLAW MA QABYAALADII AYUU LA DHEXYIMID GOLOHII WAA NASIIB DARO
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
HAA WAAN GARTAY LAABSALAAX WUXUU BEDELAY XILDHIBAANKII UGU QABYAALADA BADNAA INTII GOLAHA FADHIDAY KKK
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
C LAAHI BALAAK AYUU BEDELAY LAABSALAAX ALAW SAHAL AMUURAHA
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
GURUJE WAXAAD NOQONAYSAA QOFKA UGU HOREEYA EE XISBIGA KULMIYE UU BAHDILO SIDII MAXAMUUD XAASHI IYO SHABEEL LOO BAHDILAY KULMIYE HALKAAS WAXAA DHIGAY WAA AARSO
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
MUUSE LACAG MA BIXINAYO WAXABA UU MEESHA U YIMIDBA IN UU LACAG URURSADO LAAKIIN WAXA HAYA WAA FULAYNIMADII HAYSAY WAQTIGII HALGANKA AYUUN BAA MAANTA HAYSA
@libanmahamed6370
@libanmahamed6370 3 жыл бұрын
Guruuje man of the match 😂😂 laabsalax intan Dawanayay 1goal ba lydinka dhaliyey
@asdssa2714
@asdssa2714 3 жыл бұрын
gurruuuje ...The MAN OF THE MATCH✅✅✅✅
@salahbhai5789
@salahbhai5789 3 жыл бұрын
Xildhibaan #GURUUJE Hatrik ayuu qaatay
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 3 жыл бұрын
XILDHIBAAN XASAN DHUXUL LAABSAALAX HADALKIISA LAXAN BAA SAARAN. CODKAR COD MACAAN ALLAH HAKU SHARFO ABWAAN.
@Garaad_Nazir_ali
@Garaad_Nazir_ali 3 жыл бұрын
INDHO INDHO WAA NINKA KALIYA EE IGA QOSLIYEY 😂😂😂
@cabdirashiidgiire9939
@cabdirashiidgiire9939 3 жыл бұрын
Mansha allah indho indho walee runbuu sheegay
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 3 жыл бұрын
Barlamkii hore Ali gurey,indho indho, Ahmed yasiin, raga ugu runsheegbadan
@shabacahmeth4803
@shabacahmeth4803 3 жыл бұрын
_•Guruje man of the match🤴👍✌️😂
@sagalabdirahman4970
@sagalabdirahman4970 3 жыл бұрын
hadaan lays xasday runti ilig saxafiyinta tayada leh ee hab xirfadeedka u leh saxaafada ee ka hadhay suxufiyiinti nafta lahaa weeye dood abuur waa barnaamij qurux badan oo anagana wax badan nooga baaxeen ka bulsho ahaan
@abdirisackamin3827
@abdirisackamin3827 3 жыл бұрын
gurujkn dadka wa amusiye maanta igu horeyso m.a hadal yaqan
@jimcaaleabdifadlannoosooga3384
@jimcaaleabdifadlannoosooga3384 3 жыл бұрын
Laabsaalax GUUL GUUL INSHA ALLAH GUUL GUUL INSHA
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 жыл бұрын
Ahmed nuur guruje waa ragii maqaxiyadaha ka doodi jirey
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Heesta intay ku furayaan may quraan ku furaan
@sihamabdi4091
@sihamabdi4091 3 жыл бұрын
Gurijii 😂😂😂👊👊 nin adaag xata cadho yar kaa arki meysiid uu qoslyaa
@aaminaomer5102
@aaminaomer5102 3 жыл бұрын
Maansh alàa guul soomaali laan guul xildhibaanad waxaan idinka filaay in xildhibaan walba uunagu maamulku kitaabk uu gaato wixii ilahay raali ka yahay wixii kalan ka tago taasi uun baa horumar lagu gaadhaa
@hanadofficial2793
@hanadofficial2793 3 жыл бұрын
Kii Alle u qoray un ba Noqonaya Shirgudoonka kii kaste Soo baxana waxan rajaynaya inay noqdan kuwo dalkoda,dadkoda iyo diintodaba wax u qabta ee Aan Xisbi iyo reernimo wax u qaban Allena hawfudediyo Xilka ay umada u qaaden Aaamen Aaamen Aamin #Qor_Sidiq_khalif_Daule
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 жыл бұрын
Waaw Waa wax loo baahanyahy
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 жыл бұрын
Wonderfull debate i appreciate really this debate
@guuleedcumar3230
@guuleedcumar3230 3 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo jamuuruyadah soomaalilaan guul iyo gobonimo jamuuruyadah soomaalilaan
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 3 жыл бұрын
Mm tv iyo bahdiisa guul guul
@Aliali-ym8te
@Aliali-ym8te 3 жыл бұрын
Habalaha indhaha naafada ka ah waxa kaliyoo usacabiyay xildhiban guruuje iyo xildhiban barkhad jamc Labrada ragee kale toododababa cusleysey intii u fiirsataay 👍 like amazing reply
@jimcaaleabdifadlannoosooga3384
@jimcaaleabdifadlannoosooga3384 3 жыл бұрын
Laabsaalax GUUL GUUL INSHA ALLAH GUUL GUUL INSHA ALLAH GUUL GUUL
@adancabdi2188
@adancabdi2188 3 жыл бұрын
War ninkan cumar baroorbadana war naga aamus wixii alle kuu qoraybaad hely
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
Waar ma reer iidlaad tahay wadiga seefta dul dhigay cumare 🤣
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 3 жыл бұрын
Kkkkk
@ahlam_keit7045
@ahlam_keit7045 3 жыл бұрын
Bilaa hadal buu cumar kuheleyaa xilka cidna kgala murmi mayso💪
@abdirahmaanabdilaahi8267
@abdirahmaanabdilaahi8267 3 жыл бұрын
Another level Guruuuje 💯👌👏🙌😌
@Fatima-po6qo
@Fatima-po6qo 3 жыл бұрын
Masha Allah 👏
@nasranasir6614
@nasranasir6614 3 жыл бұрын
1:30:00 qosolka leyska keenayo barkhad😂😂😂
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,4 МЛН
DOOD ABUUR: Dhibaatada Daroogada ee Somaliland.
1:45:20
MM Somali TV
Рет қаралды 173 М.
Culimada Gobolka Togdheer Oo Bayaan Soo Saaray.
9:08
MM Somali TV
Рет қаралды 11 М.
Subax Wanaagsan || Nolasha Qarsoon.
20:55
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН