"Qofka adduunyo ugu codeeya Musharraxa uu dooranayo markhaati been ah ayuu furay" Sheekh Dirir

  Рет қаралды 6,199

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 24
@halimamumin3643
@halimamumin3643 5 сағат бұрын
Culimada Somalilandoow, Ilaaheey ha idin barakeeyo. Fadlan badiyaa muxaadarooyinka umadan Somaliland Kala qaboojiya.
@TilaawatuQuraan-ew2sz
@TilaawatuQuraan-ew2sz 5 сағат бұрын
شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب ❤🎉
@TilaawatuQuraan-ew2sz
@TilaawatuQuraan-ew2sz 5 сағат бұрын
شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل شيخ محمد شيخ عمر درر❤
@AyaanCisman-s7c
@AyaanCisman-s7c 6 сағат бұрын
Ilahayow mid diinta ku xukuma noso dir
@halimamumin3643
@halimamumin3643 5 сағат бұрын
Allahuma Aamin. Alloow munaafiqiinta hungurigu qaadey umadan ka badbaadi. Ilaahayoow Somaliland badbaadi, oo ka badbaadi cadowga Shacabka isku direyaa iyo kuwa dibeda uga soo hanjabeya.
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 18 минут бұрын
Shacabka ma ogola in diin la isku xukumo wll
@Userr9595
@Userr9595 12 минут бұрын
​@@elijahheyele1708 wll shacabku way ogolyihiin ee siyaasiyiinta caqligooda xadaysa
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 4 сағат бұрын
Sheekh dirir, alle haku barakeeyo, sheekh. waxaad noo qabataa mawducyadan muxadaro kobsanaysa" musuq maasuqa, dawlad wanaaga, hogaamiyaha wanaagsan. aafada qaadka iyo qabyaalada".
@Somfox1
@Somfox1 6 сағат бұрын
Si dhibtan oo dhan looga baxo Miyaa Kitaabka Alle laysku Xukumo?
@ABDIRAHMANAHMEDF04GALAXY
@ABDIRAHMANAHMEDF04GALAXY 3 сағат бұрын
Waa xaqiiq haloo fiirsado
@Khayr120
@Khayr120 4 сағат бұрын
Sida laysku dooranayaa waa baadil waana dhaqan gaalo bari baanka ahay waligay doorashada kamaqabgalin kamana qaybgalidoono inshaa allaah ilaahayaw markhaati ka ahaw
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 3 минут бұрын
Culimoy ilaahay kabaqa xaqa sheega diinta islaamka iyo dimuqraadiyad meel wada galaanee ilaahay kabaqa
@barwaaqoWarsame
@barwaaqoWarsame 5 сағат бұрын
ALLE ha ina waafajiyo XAQA dhamaanteenba
@GUUL-t2m
@GUUL-t2m 3 сағат бұрын
Aamin ❤ Qaali ❤.
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 18 минут бұрын
Sheekhow 3 xisbi ba kuma jiro mid dhin wax ku xukumi doona
@josephyasid9142
@josephyasid9142 6 сағат бұрын
Daawashadi uu u qalmay muu helin halka xumaantuna ay ka daawasho badan tahy Ilaahay hasoo hanuuniyo dadkaas
@جلاد-ط2ي
@جلاد-ط2ي 5 сағат бұрын
Sheekhow diin iyo dimuqradiyad is ma galaany umada runta usheeg kitaabka alle isku xukuma dheh dimuqradiyad waa gaalnimo
@HindaMaxamuud-js7vx
@HindaMaxamuud-js7vx 4 сағат бұрын
Sheikh diroow Allaah ka cabso oo dadka runta uga sheeg waayo wadada wax lagu doora nayaa waa dhaqan gaalaad oo looma daara yo Habkii islaamku ina faray cida la doora nayaa na waa calmaani yiin diin laaawa yaal.ah
@getwhatyouwant3879
@getwhatyouwant3879 2 сағат бұрын
Diinta ayaad ja baxday madaama madax aanad waxba ka ogeyn gaalo ku sheegtay ilaahay u towbadkeen
@HagarsiciidQunbe
@HagarsiciidQunbe 4 сағат бұрын
kowbad ka tahay maxamed dirirow kuwa umada halaynaya wlahi kuwaa ilahay kitabkiisa ka tahay miyad kaso qaday uun meel lalush lagu yimid uun inla codeeyo waaba kufri iyo gaalnimo qiyamahana waalagu waydiin wlahi adiga iyo kuwa kula midka ahba
@asadjoseph2878
@asadjoseph2878 4 сағат бұрын
Ilaahey kacabso adiku oo culimada aglagaadada kada ilaaheyba og dadka qalbiyadoda iyo waxay ku fakarayanbe aakhiradada un ilasho adu 👍🏼
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Сағат бұрын
Ma qof yar baad lahay mese mid jilib u socda
@xassannuurgaadayare
@xassannuurgaadayare 4 сағат бұрын
Umada ha halaagin dimuqraadiyad iyo diini isma galaan.
Culimada Gobolka Togdheer Oo Bayaan Soo Saaray.
9:08
MM Somali TV
Рет қаралды 12 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,4 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 42 М.
Maxamed kaahin oo xafiisyo Cusub Burco xadhiga kaga jaray.
8:19
Markii ay ku fadhiisatay Kursigii Aabbaheed ayay ilmaysay.
33:58
Galaydh Media
Рет қаралды 36 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,4 МЛН