I give him my vote that’s what we need all Somalilanders. Someone who listens to the people and concern about them.The president who cares about the youth and the country. A president willing to listen to his people who is humble and not arrogant that also makes change Who listens all the other regions what concerns them.
@alimire2 Жыл бұрын
Baro marka hore niinkaan intaad codsiinin😊
@lamandhbbf3639 Жыл бұрын
@@alimire2 kolay dad badan buu daama
@Aflamta_filimada_afsomaliga Жыл бұрын
@@lamandhbbf3639 hubaal hadi qabil ka leska dhafo
@Ameen_hussein. Жыл бұрын
Professor Samatar highlighted what most of our so called politicians not even aware which is the lack of a "GRAND STRATEGY". this is the current major issue faced by the country, he also emphasized the need for urgent action to address it. what a vision! #Hilaac
@leezilla9168 Жыл бұрын
None of the other presidential candidates have put forth a clear plan and strategy for Somaliland for next ten or twenty years.
@caralemousedaud3460 Жыл бұрын
ان كنت تحب نبينا محمد صلى الله عليه وسلم اضغط لاك
@abdigah5364 Жыл бұрын
The professor has today exposed a major problematic real issue : Aniga , Annaga , iyaga . I wish and hope that Hillaac succeeds to become a political party in the Republic of Somaliland
@mhassan0163 Жыл бұрын
he who said I, has distinguished himself from others, selfishness
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
@@mhassan0163 at least waa nin dadka qancin kara maskaxdiisuna furan tahay
@Abdirsack Жыл бұрын
😢😊fxffxx😊
@Abdirsack Жыл бұрын
😊😊
@oamaer Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/iH3GfZJjnL9-n9U
@abdihussein1478 Жыл бұрын
Maxaa ka kheyr badan in Alle dadka la xasuusiyo.
@mulkixoriyo Жыл бұрын
With his age and knowledge, he should not encourage the disintegration of the nation. He should remain academic unless he would work the the unity and supremacy of Greater Somalia. We will pay whatever cost to keep the sovereignty and integrity of Somali nation🇸🇴
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Waxaan aad ula yaabaa meel dad Somaliyeed aqoon isku waydaarsanayaa dadka comments kooda English ku soo qoraaya!
@thegent2716 Жыл бұрын
Dawladdii Soomaaliyeed waa ay dhimatay, idinka ayaana dilay, ilaa iyo haddana been ayaad isku sheegayasaan.
@bashiirtarabbi Жыл бұрын
Imisa? Lacagi ma goyso.
@arafatsahardid1870 Жыл бұрын
Been baad isu sheegaysaa waxaad ku bixinayso midnimo somaliya ah ma jirto.... REER Somaliland calankoodi iyo dawadnimadoodi ayay ka tanaasuleen si loo helo... SHAN SOMALIYEED... Hadda Ethiopia ayaa ka dhaw in Mogadisho lagu noqdo..... waa 40 sanno intaa somaliland gooni utaagan tahay....
@lamandhbbf3639 Жыл бұрын
You’re clearly living in another dimension, Greater Somalia as a concept has never existed and furthermore Somalia and Somaliland have been apart for over 30 years now not sure if you’ve just woken up form a coma, The Prof is talking to his people ( which clearly you aren’t one of) about the future of their country Somaliland, your are not the target audience, Zoomalia is that way 👈
@101Quickstory Жыл бұрын
I completely agree with him and he got my vote .
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah profesor samatar,qofka markuu wax barto ,waa maakax furan oo doonayso inay wax badan qabato si looga gudbo qabyaalad
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Qabyaaladda meesha ay mareyso maanta way adag tahay sida looga baxaa
@abdihamidgedle8780 Жыл бұрын
( فإن مع العسر يسرا ( 5 ) إن مع العسر يسرا ( 6 ) )
@husseinyousuf8111 Жыл бұрын
Subxaanak yaa rabbi. Kulaha ragii way ku fashilmeene dumarka maku wareejin laheedeen madaxnimada. Gabadhaasi diinteeda waxba kama taqaano. Ilaahay io rasuulkiisa ayaa kuu diiday xilkaas. Mu'minuuntuna waa kuwo sida ay tahay u qaata marka ay xukumaan arrinka alle io rasuulkiisu.
@oamaer Жыл бұрын
Dhaaxaan gunimiyo dhibaato mutoo, dhoomaa layga saaray dhinacyadee, Dharaartaan waxyeeladdii dhaqdhaqee, Calankan dhidbay soo maa soo Dhicinee. USP and SYL are back and will united the Somalia again.
@raandhiisccasiisshdayib Жыл бұрын
MASHA ALLAAH PROFESSOR AXMED ISMAACIIL SAMATAR WAA HOGAAMIYE DAACAD AH WAXAAN U CODEYN DOONAA XISBIGA HILLAAC XILKA DOORASHADA SOO SOCOTA
@muhadbarre1821 Жыл бұрын
الحل الوحيد لصوماليين ان تكون موحده الذي سيادي لاستقرار و الأمن دايم والمثمرا أنشأ الله. الخلافات بين الصوماليين استمر اكثر من ثلاثين الذي حعل حلها عقيمه وتخلف لمقارنها.
@ailover5719 Жыл бұрын
كذاب الوحده بين الصوماليين تسبب المشاكل حرب 33 سنه وتفكك وجوع سببها انها اتحدت مع صوماليلاند كفايه كذب الوحده الصوماليه شي فاشل جدا ولازم تفهمونه ولا بنكون دايما في حرب وجوع
@ademibrahi3154 Жыл бұрын
Carabiga ma Google translate baa kasoo copy say
@bashiirtarabbi Жыл бұрын
Macalinku wuxuu u jeedaa ' ganacsatadu waa in ay u tudhaan kuwa ka yaryar, bisinka u qabo oo bur dhaaf. '❤
@mohamedhassan5617 Жыл бұрын
ان بعد اليسر يسرا. Quraan maaaha
@mrshubaz5090 Жыл бұрын
Guul insha allah hilaaac 🎉🎉
@zuldanahmed3482 Жыл бұрын
Tnks mmtv your program 🙏
@HawaHawaaden-hh7sg3 ай бұрын
Mash.allah.mahadsanid.fadhigani.wasax
@raandhiisccasiisshdayib Жыл бұрын
MASHA ALLAAH PROFESSOR AXMED ISMAACIIL SAMATAR IS HONEST LEADER WE'LL VOTE HILLAAC PARTY AT THIS COMING ELECTION SEASON
@Hooyo6570 Жыл бұрын
Mmtv congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kaariyeismacil5926 Жыл бұрын
Walahi Waa ninka kaliya ee maanta waxaan innaga saari kara .
@Amirre Жыл бұрын
Ma qaataa Muuqaalka waydinkaa dhahay Amar la’aan ha qaadaninee
@abdirahman4809 Жыл бұрын
Professor Samatar for president
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
MaanShaa,ALLaah profosser Axmed Ismaaciil Samatar Cimriga khayr,ALLaha,kuugudhameeyo,iyo dhamaanteenba,barteedaad,dhigtay
@AB333East Жыл бұрын
Khaatumo state of Somalia 🇸🇴
@zuldanahmed3482 Жыл бұрын
Caqliga allaha❤ku parakeyo mudane ☝️👈
@AhmedMohamed-ho5cb Жыл бұрын
He absolutely convinced me with his project and has my vote ✅ 💯 go on HILLAAC. 💪
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Soomaliland waxa ay u baahan tahay Axmed Ismaaciil Samatar.
Propoganda time is over and so is Munaafiqland aka prankland aka disneyland. Waar dee heego naas dheer waa laysku toosay. Sool baad doondonaysaa maalin dhow gobol qudhaa kuusoo hadhi doona. Runta maalintaad isu sheegtaan bay tani badbaadaysaa.
@@Maan_koriye MUSE KUU SASTAYE EE MAAXADE KUU OGATAYE ABDI ALI INU MUSE YAAHAYE NAACALA IYO INDHAHA MIIDA LEE KUU YAALE EE MUUSE MUU KUU CIILEYE AFKARTADA DHIIBO MUUSE KAA DHAMOOW DHILA KU DHASHEY EE UQDADE LOOW YOOW🤣🤣🤣
@imanisse4329 Жыл бұрын
حفظ الله بروفيسور احمد
@arafatsahardid1870 Жыл бұрын
i m with HILAAAC
@nasirabdi1858 Жыл бұрын
Sir Qiimo badan buu wax kasta u sharaxay waana aqoonyhy wax hogaamin kara. Daliilka iyo Diintana ku kab aqoontaada xal badan Bay u thy aniga/anaga/iyaga???
Wow he‘s so wise somaliland is so lucky to have politican like him I give him my vote pls dhalinyaro muuse ku qaldaney inago ogeyn inu hore askari u ahaa siyasi noqon karen ficn dib yenan u khaldamin salamoz from gobolka raga
@abdullahimohammedali929 Жыл бұрын
Viva samater❤❤
@AB333East Жыл бұрын
Khaatumo state of Somalia 🇸🇴
@MuhammadAhmad-ki7jc Жыл бұрын
Professor ma jiraa waxaad Somaliland gashatay adoon xil hayn?
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Prof Samatar AND REER HILAC first ramadaan karin ALL YOU AND MMTV !!! suwaashaydu waxay tahay MUUSE BIIXI MIYU S/LAND SHIRQOOL AMA KHIYAAMAY MISE ARIMAMA KALE AYA SOCDA IMIKA MAXAA KEENAY SOMALIA IYO WADAHADALKEEDA ?????????👮🏼❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@boodhari31 Жыл бұрын
Manzha Allah Qofku dayasho mudan, Madaxwayne kuhaboon
@mohamedabdi634 Жыл бұрын
Mm tv mohamed ilig thanks you
@ahashi7828 Жыл бұрын
Asc Professor Axmed Ismaaciiil Samater Illaahay Ha na gaarsiiyo 2024 ma aad Oran doontid Muuse Shaani ayaanu Saaxiibo nahay VIVA INTA JECEL SOMAALILAND MID QUDHA AH
@abdurahmanomer3061 Жыл бұрын
prof si cilmiyaysan iyo fikirkiisaba waa uga jawaabay suaalihi la waydiiyey. markaa waxay u taalaa Sln in ay qaadanayso iyo indhaha iska tirayso. 70% iyo in kabadanba waa run wadanka way ku dhiban yihiin lkn filmkaa inoo daaran ee qabaliga waan eegnaa halka uu inagu tuuro hadaan ka faaidaysan wayno pro.
@@pretyalmaaz4956 MUQDISHO KUMA RAABAAN EE DHULMAHANTE MARBA KEE MAADEX SOMALILAND KAA AH IDIN XUUKUMAYA DHULNA MAA HAYSIIN LASCANO NAA ISAAQ FIQISHINI GABOOYE AYAA IDINLA DEEGA INTUUBA SOMALILAND BAAYE AMIIN SAAN YIHIIN MARKA ADAA FUDUUD EE GUUR AMA 4 SHAAG UU SAME LASCANOD XAFAADA KAA DEEGTAAN ILMADERO YAAN FILM KEE SSC WAA SOO AFJARMAYA AYEEY BAA CUUNAAYE BYEEE BYYEE UNAA NAAX DEDKAGA BACAADKA DAADSAN EE ODAYASHI KOOFIYAAD BAACLE YAASHI MR ANN ANN WAA KUU DAAYSEEY
@said1498ify Жыл бұрын
Madaxwaynaha Mustaqbalka Somaliland Alle ha kugu guuleeyo.
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
SOMALNIMA ISKAGA SOO LAABTA MESHA WAXBA LUGUMAGYO 🇸🇴
@AB333East Жыл бұрын
Khaatumo state of Somalia 🇸🇴
@umalkhyremohamed5308 Жыл бұрын
SOMALINIMO ADA WAAX KUU WAYEEYE KADIIBNA CALAAAN ORGI KUU SAWIRAN YAHAAYE LAA ORDAYA EE WAAX KUU HEELE 🤣🤣🤣🤣 KAADIBNA KAAGA SIYEEEY TOOLAYE YAA DAROODAYE GALAA DAGALKA SIIDA BAAYE INO AHAANEYSA SSC AL SHABAAB DAROOD GUUL SOMALILAND🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 🤣 DHAXANTA MAJERTEN BAA IDIN DHIIGAYE LASCANOD NAA WAA SOMALILAND DHULMAHANTE XALAAAL AH SOO BAXAAYA
@ailover5719 Жыл бұрын
Xaroodo Eretria ka timidadin ee doontin ku noqda😂 adoon yahy
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
Hhhhhh Inantii Heesta Kuu Samaysey Ee Hooyadeed Isku Reerka Ahaydeen Baad Tacsiyadeysay, Laakiin Reer Laascaanood Maad Tacsiyeynin Waliba Waxaad Ku Sii Dartay Dhibaatada Ka Dhacdey Laascaanood Wey Kooban Tahay!!!!!!
@mohamedhashi1643 Жыл бұрын
Prof samatar come back to Mogadishu
@umalkhyremohamed5308 Жыл бұрын
SOOWDINKE ISKA NACAAYE MAA HAADU WILKA SAMATAR KUU FICNADEEYE MARKU SOMALILAND YIMIID XAASINIMO IYO INE SOMALILAND WAAX NQOOTO KAA XUNTAHAYE JAAHILKA QOSLAYE KUU EKADA IYO AFARTA AFWEEYNE KAA SOO HADHEEY🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@YRN4 Жыл бұрын
Masha Allah prof wan ku taagerssnahay in an codkagya ku siiyo
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
mashallah wadankaa kuu baahan inaad hinjisso !!!!!!! from gabilay 👮🏼❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimkahin1965 Жыл бұрын
Suaashii wada lahaansha kamuu jawaabin pr axmed anigu maan maqal qoflaga sheeganayo wadanka
@abdielmi355 Жыл бұрын
Waa hadal qurux badan oo macaan oo cashar laga qaadan karo Prof. Laakiin Prof. waxaa dhaafay xikmaddii aheyd "خاطب الناس حسب عقولهم" (dadka kula hadal inta ay fahmi karaan).Soomaali oo dhan ma gaarsiisna heerka aad kala hadleyso. Qabyaalad ayaa ku qafilan.
@subraarm4381 Жыл бұрын
Ma Ilma Samatar Ri lagu aamini waa Maya . Ilhaan baa ka fariidasan Cod Kar ah oon laba wejiile ahayn 10 Nin ayay u dhigantaa Tolkeed difaacada iyo Soomaali oo dhan Noolow Ilhaan
@somcana Жыл бұрын
It is very interesting. Hada Beesha dhexe waxay fahantay Siyaad bare challengeskiisii. 32 sano waxaad ku hanan waydeen masoo wadaan hada. Trainkii tag hada. Saad leedahay haloo dhaqmo baad isku edbin lahaydeen waagii Siyaad Bare . Dhibtaan ba ma imaadeen.
@ahmedjamac4269 Жыл бұрын
Next presedent of somaliland
@khaalidxaqdoon8653 Жыл бұрын
Prif waxba lagama qaban karro, dadkanina Ilaahay bay leeyihiin
@daganabdulahi7588 Жыл бұрын
Lascanood sland ma ahan
@Vitalmedia114 Жыл бұрын
Qabyaaladu waa dan shaqsi oo kudhuumaneeysa dan guud!!! Qeexida dhabta ah ee Qabyaalada
@zahrasaed791 Жыл бұрын
Wallaahay siyaasadiisu waa ta looga baahan yahay dalkeena Waa nin aqoon yahan ah fahamsan sida dhalin yarada loodhegeysto caqligooda loodaayo si ulayimaadaan xal wax lagu wada xallalo Waa nin mushkiladeena oo dhan dadka soohordhigikara isgoo tiigsanaya caqliga wax garadka oo aan aad umaleynayo iney noqoneyso wax inagadhiman sidii looga dhabeyn lahaa Waa nin markuu hadlayo maskaxda qof weyn iyo qof yarba dhiiri gelin iyo caqli wada shaqeyn kara kicin kara.Marka muwadinku doonayo inuu masuuliyad sidaa uweyn inuu qaadi karo waa inuu layimaadaa wax umadu ka arki karo caqligooda dhaxdiisa sawirk isaga caqligiisa kujira ee uu ladamacsan yahay dalka dadka sida uu wax ugabadali doono isagoo aan keligii ujeedin ee uu ujeedo qofwalba oo raba isbadal lagu gaadhi karo dunida oo aan qabiil danbe lagu sugeyn ama lagu siineyne ee sinaan lagu wada gaadhi karo Waa wakhtigii mustaqbalka dalka dhalinyarda loogu dhiibilahaa iyagoo isku kaashanaye caqligooda iyo tamartooda oo udhaacada umad xoreynta Somaliland oo 1 .VIVA MUSTAQBALKA SOMALILAND VIVA DHALINYARADA SOMALILAND VIVA WALLAALTINIMADA SOMALILAND VIVA CADAALADA INAWADA DEEQDA 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Professor Faalso or ME waar halkaa yaah halkaa feedh weyn baa dhici doona kuye😂 waar orod Muusahaad taageeri jirtay hoos fadhiiso
@muulidabdi-sw7ik Жыл бұрын
Waasax
@UmuAnasHasaan Жыл бұрын
I love this video😂😂😂❤
@somalilanddiaspora Жыл бұрын
Wa basaas weliba CIA ayu u shaqeeya.. anagu waanu fahmayna fataalnimadiisa.. ninkani sidu u dhanyahay mashruuc dawlada usa wadato ayu wada.. wa basaas intu diinta abihi wassay fataalnimo meesha la yimid… hadu kani meesha dhaafiwaayo wa laga sheekayndoona!!!!!
@khalijifarhaan3662 Жыл бұрын
Waan qadane kalaya naga soi qaaada ma adunkan joogna africa jogna aya kuleday amar la.aan ha qadan dhatada iga baxysana
@devineruffin3238 Жыл бұрын
😮😮I t
@FrankManAllday Жыл бұрын
Ninkan lahaystaha ah ilaahay ha xoreeyo
@ridwaanxasandhamaccaabi5035 Жыл бұрын
Yaa haysta markaa inaadeer?
@fatufabulous5703 Жыл бұрын
La Hayste hhhhh adiga caqliga laga haysto
@FrankManAllday Жыл бұрын
@@fatufabulous5703 fatuous iyo futo wax lagu yidhaahba iska hadal inleen magaacaagaaba futo ah ee
Pro waa runtii taas waanan ku raacsanay aragtidaas
@Ilyaasabdirahman Жыл бұрын
Waale dhiib baa so socda hadeey gabarii ku maa muusho somaliyeey oo aay ku taaliso waayo wadankan aan jooge Norway raagi naaga booskodi ku jiiran iyo ineey meesha kaa baxday siidi Ilahay ugu taala galaay oo ahayd Ineey raagu taaliyaan ✍🏽✍🏽✍🏽🙅🏾♂️🙅🏾♂️🙅🏾♂️
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Oo Gabadha haddeey wax baratay maxaa u diidaa ineey waddanka ay u dhalatay ay maamusho?
@ailover5719 Жыл бұрын
Norway aad o tahribtay miyad garta horta soomaali hadi 1000 sano dhulka Qoodp Norway ma gaari kaaran ee hadalka bila micnaha iska daa bisaad xita aya dooranyna maxa ka galay?
@faizam523 Жыл бұрын
Jaamacadii aad wax ka dhigi jirtey baa kheyr kuugu jireye inaad sidan isu bahdisho waa kuu qiimo dhac weyn, meel aan kuu qalmin qoorta lama dhigto, ilaahay caqliga kaa suuley dib ha kuugu doo cesho.
@abdirahman4809 Жыл бұрын
Ma inu jamacad maraykan joogad ka door bidaysa umadiisa u sheqeeyo
@faizam523 Жыл бұрын
@@abdirahman4809 Dad loo shaqeeyo maahan waa dad qabiil madax marey oo qabyaalad duleysatey, bari ayuun baa sumada laga dili
@moabdirahmany Жыл бұрын
Aayada Qur aan ka ah iska sax ku dhe kadib baad dadka wax usheegiye 3:00
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah profesor ka waa nala hadlay, iyo meesha ay marayso s/land, walee qabyaalad baan la idinkaga karin
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
iligow bro marqaaanland is over qabiil qaran ma noqdo all time ramadaaan Mubarak all somalia
@warsamaosman-Sool Жыл бұрын
Odaygu sida kale wuu fiicanyahee ee waxaan kaga booday uun arintaa shiinaha iyo Taiwan 🇹🇼. Haduu kanoqdo taageerida shiinaha waa taageerayaa hadii oo ka noqonwaayana waxaan noqonayaa mucaaridkiisa 1aad.
@abudarda00 Жыл бұрын
Shiinaha ka carar taiwanna taageer wa caqli xumo.
@ailover5719 Жыл бұрын
@@abudarda00 shinaha maxay ku siinysa? Ictraf kama hilisid ee wadan kale eego china ictraf ma yaalo
@abdihamidgedle8780 Жыл бұрын
Qur'aanka xagay xaga jirtaa ان بعد العسر يسرا Professor iska sax Qur'aanka
@ailover5719 Жыл бұрын
Qof walba o qaldi kara xita imamka xaramka wae ku khaldan quranka lkn dadka la jooga inay u saxan ayay ahayd
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mbsha allah prof,samatar,somaliland la wada leeyahay, waa somaliland isaq leeyahay dooni maynee,somaliland la wada leeyahay ayaan doonaynaa,tiina muse biixi baa god ku riday
@ailover5719 Жыл бұрын
Isaaq somaliland malaha Anoo habarjeclo ah ayan o coodayanaya Ahmed samatar Wadan aya laraba Qabil wax ma tarao
@ashaadenosman2645 Жыл бұрын
Odaygani caruurta hargaysa ayuu u sheekeeyaan
@ahmedjamac4269 Жыл бұрын
Maxaa kaa galay adiga markaa hawshada maaha baroorwiish ka ahaw aduu Ina dhilo
@theviperpro Жыл бұрын
26 June Maalinta qaranka Somaliland waa hadii Somaliland la wada leeyahay.
Professorku waa qof qiimo badan dalkana lexejeclo badan u leh.
@X.Mohamad Жыл бұрын
waa aqoon yahan Lakin ma noqon karo hogamiye. Sifoyinki hogamintana male# TOLBAN NAHAY NINKAN WALIBA QARABO ISKU DHAW
@jamalibax3095 Жыл бұрын
Alla geesi sna profisorki
@keysefarah2789 Жыл бұрын
Afkii kulmiye ayuu nagula hadlayaa Ahmed Ismail
@alimire2 Жыл бұрын
Waa ummad 30 sano breinwash lagu koriyay ,maba yaqaanaan 😢kelmadda wadajirka Somaaliyeed; wexeey kaga dhegentahay Qaranka oo aan jirin yaab iyo yaabkiis war waaxaa qaranka Somaaliya loo yaqaanaa Laga soo bilaabo Seeylac illaa raskiyanbooni kaas weeyaan qaran lagu magacaabo Somali Republic.war ma intaa ayaad garanla'dihiin.😫😩🫣. 🇸🇴🇸🇴 Viva Somali Republic👍🏾💪🏾Somaliya ha Noolaato ❤❤
@Degaliah Жыл бұрын
Somalia bal hortaa hasokalabaxdo oo nabad haboqoto, oo dastuur iyo kaladanbayn dhamaan dadku ha helaan, dowladu ha baahdo oo haka baxdo villa somalia, kadib somaliland ukaalaya.
@thegent2716 Жыл бұрын
Qarankii Soomaaliyeed idinka ayaa burburiyay, imikana wax fikir ah ma haysaan oo Soomaali dib u hesiisiin loogu sameeyo, magacii Soomaaliya ayaa aad ilaa iyo hadda waddaan, madaxweynihiina ma soo dooran kartaan xitaa, markaas sidee ayaa aad ugu qancin kartaan in ay Soomaaliland aad la midowdaan? runta isku sheega oo Soomaaliland faraha kala baxa haddii aanaad wax dheef ah u soo kordhinayn.
@ailover5719 Жыл бұрын
Wax la dhahao umada soomaaliyed iyo somaliweyn idinka ayay brainwash idin haysta dhulkin Ethiopia iyo kenya aya haysta somaliland na wae tagti idinka na riyo aya ku jertan ila hada hurdad ka kaca 😂😂😂
@MuhammadAhmad-ki7jc Жыл бұрын
Professor su aasha inantii ugu dambaysay ayaa fashilisay qorshahii hilaac....Professor....اتق الله........Allah Subxaanahuu Watacaalaa dumarka xilkaa wuu uga raaxeeyay oo ragga ayuu u dhiibay masuiyadda guud.Abuurkoodu kuma habboona inay rag hogaamiyaan.. Qorshihii Hilaac Su aashaa ay inantu waydiisay ayaa fashiliyay......Waxa qarsoonbaa ka badan.....Yaa Allaah Yaa Raxmaan Soomaali diintooda iyo Dalwood u badbaadi....aamiinوصلّى الله على نبيّنا محمّد
@hirrowleofficialchannel-2726 Жыл бұрын
Nin kuba haduu fanka qiimeeyo waa nin weyn.
@eminjuxo3492 Жыл бұрын
wanku codany anu 100 iga ag dhawan wa balan
@muntazissa6837 Жыл бұрын
odaygan wuxu diidaya may 18 wuxuu kuleeyahay maaxad soo ceshatay iyadoo maaliyin u naf waayeen wadankan waana malinti somaliland goaansatay inay ka baxday Somaliland siduu u diidi karaa walahay wa yaab iminka miyuu dagalamaya mise caqli buu keenaya aniga waad iga dhimatay hada diiday may 18 khalaas kuma doonayno kan waxa ka dhow garaada wala walaay ninka wa nin aad u fog hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay may baba la diiday war anaga gumayste cidna nagma dilin june 26na watanu hoga ridnay waase malain jira lakiin macano wayn hada kama rabnao ilaa anu citirakeena keeno waa may malintuu wadankan cadowgiisi laynay wa may maalintanu diidnay ku darsiigii hore hada diido ku diiinay kuna dooni mayno mamnaan la soo noqon manana xoog ku soo celin manan goaan samaysan ninkan wa nin xun walahay oo bilaahay waxa cuqada ku beeertayna wa may ma ogola libteena ayuu diidayan xoogii iyo ragi ku dhintay so celinta iyo ragi calanka towxiidka taagay aya dhibaysa fedel buu aminay ninkan war ka qulqul oo meesha shegayso qabo ku dooni mayne
@am.b5688 Жыл бұрын
Tacsi buu hal qof u diray! Ciidankii qarankaa yaabay!
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
kkkkkkk😆😆😆
@mohameddahir3227 Жыл бұрын
Masha allah somaliland guul iyo gobanimoo
@MuzhiiraAwo-iq4zo Жыл бұрын
Axmed ma waxaanu kaa yeelnaa Cirro iyo Faysal baan ku qanciwaayey oo muuse iyo hogaamintiisa ayaan ku qancay 😅
@ailover5719 Жыл бұрын
Muse wadanka o ku fashilmay Wadoyin sax ah xita malaha hargeisa qof cusub aya laraba Ciro na faaido malaha Faysal na waa hadal oon waye ahmed aya qof caqli leh aya ka muuqa
@farahfariid1718 Жыл бұрын
Dasduurka hala furo sifiican noogumuu sharixin. Waar taa hala ii sharaxo aniga🤔
@keepgoing1695 Жыл бұрын
Somali waligeed qabil dhaafi meysay wax kale keen 😂😂😂😂